sheydaan ayaa kujiro daawo subxanallah ||sh caydaruus

Фильм және анимация

Пікірлер: 76

  • @rahmamahmoud8345
    @rahmamahmoud83452 ай бұрын

    Wlhi xaladaso kale ku sugan markan ku iman jiray lkn alxamdulilah maanta wan ka cafimad qaba ilahay ha caafiyo adiga sheikh alle ha ka abaal mariyo

  • @fartundahir3802

    @fartundahir3802

    2 ай бұрын

    Amin yaa rabi insha Allaah

  • @MaryamaCawaale

    @MaryamaCawaale

    Ай бұрын

    Css

  • @hawomohameddirie-hq8cl
    @hawomohameddirie-hq8cl2 ай бұрын

    Shikh caydaruus illaahay hakuxafido aduun iyo aakhiro illaahay dartiibankuu jeclay wll iisooducee

  • @vippixel7320
    @vippixel73202 ай бұрын

    Allah ka baq dumrkau wa coor

  • @hafsamohamed4975

    @hafsamohamed4975

    2 ай бұрын

    Masaga tabanya😅sh

  • @ZuhuRKaysiE-zv7ne
    @ZuhuRKaysiE-zv7neАй бұрын

    Sheekh cayduur alleh janda ha ku geeyo

  • @user-of2ry6xl3d
    @user-of2ry6xl3d2 ай бұрын

    Subaxanllh allh ha cafiyo gawadah wa labuuxa

  • @user-gu2qp6sp8w
    @user-gu2qp6sp8wАй бұрын

    Machallah tabarakallah ❤❤❤❤ Sheikh

  • @SaafiAli-wd5oq
    @SaafiAli-wd5oq2 ай бұрын

    Subhanallah wallahi dhib waaye ax ax ax ax jirka ayaa I xanuunay mar baan sidaan ahaaaa lkn hada waa fiicanahay mashaa Allah

  • @alifatah5538

    @alifatah5538

    2 ай бұрын

    Sheikh caydarus jazaakalah .walaal aniga 7,sano waan xanuunsanahay dhaqtar waan ka daalay.dhuunta iyo laabta iyo madaxa iyo wadnaha i xanuuno.cabsi badan baan qabaa naaska bidixda hoostiisa waran aya iga taagan .saacad kasta inan dhimanayo ayaan mooda .guriga waan ka carara Dhimashoa maqli karo.qof dhintay hadaan maqlo jirka o gariira.maxaa igu talin karta please isoo jawaab qurba aan jooga.quraanka hadaan dhagayso damco waan seexda.markiba hurda iqabata

  • @ifrahjimale5217

    @ifrahjimale5217

    2 ай бұрын

    @@alifatah5538sidan shegeyso aniga ah ilaahey cafimaad hano keeno

  • @NasraNuux-nf6qq

    @NasraNuux-nf6qq

    Ай бұрын

    Asc wllo anaaa kla mida 3 sano ayaaa dhuunta iyo labta iyo madaxa iyo wadnaha iyo naska midigta hoostiisa layga hystaaa iminkana lugba xaga rabi iga gubatey oo sidii qof gubty an hben kusoo Tosy oon bil dhn dhkhtar kula jirey marka wllo mxad dhuunta ka dareentaaa pleas ii soo jwab

  • @NasraNuux-nf6qq

    @NasraNuux-nf6qq

    Ай бұрын

    ​@@alifatah5538Quan haddan dhegystona waban seexdaa

  • @alifatah5538

    @alifatah5538

    Ай бұрын

    @@NasraNuux-nf6qq abaayo waxaan dareema dhuunta xanuun iyo waxba iga mudmuda inay wax dhex fadhiyan baad mooda.caloosha camera iyo dhuunta camera lagu eegay ct scan iyo mri iyo wax kasta waxbaa qabtid ayaa la yiri allah baa og dhiig kasta waa la baaray wax kasta waa ok hadana waan xanuunsanahay Allah hana caafiyo walaal dhamaanteenba

  • @bintuzamzambarre9165
    @bintuzamzambarre91652 ай бұрын

    Allahu Akbar ilhow caafi intii xanuunsanba😢

  • @axmedfaaraxcali1709
    @axmedfaaraxcali1709Ай бұрын

    Aduunkan waa cadow😢socdo allow shartot naka😢qabo dhamanteyn🤲😭

  • @nimcohaybeabyan6837
    @nimcohaybeabyan6837Ай бұрын

    Allah ka baq dumrkau wa coor ❤❤❤💖💖💖🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭

  • @nimcohaybeabyan6837

    @nimcohaybeabyan6837

    Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤💝💝💝💝🥹🥹🥹🥺🥺🥺😭😭😭😭

  • @IsrahIsmaciil
    @IsrahIsmaciil23 күн бұрын

    Illahayow caafi ❤

  • @halimoab1221
    @halimoab122122 күн бұрын

    Ilahow caafi

  • @azwaan-hussein
    @azwaan-hussein2 ай бұрын

    Subxaaanalaaaaaah ilahaw caaaafi

  • @AsmaCadey-cz8dg
    @AsmaCadey-cz8dgАй бұрын

    Asc sheekh wanku bahanay mel ankalaso xiriro isheg alle haku barakeyo

  • @user-fy5gp4rt3f
    @user-fy5gp4rt3f2 ай бұрын

    Ilaahay ha caafiyo miskiinta😢

  • @IsrahIsmaciil

    @IsrahIsmaciil

    23 күн бұрын

    Aamin wll

  • @hiboisaak487
    @hiboisaak4872 ай бұрын

    Asc sheekh inta jote waan xanusan iso shek people 😢

  • @fartundahir3802
    @fartundahir38022 ай бұрын

    Subhanallaah

  • @NasraNuux-nf6qq
    @NasraNuux-nf6qq2 ай бұрын

    Allahu akbar

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed14562 ай бұрын

    Subxanalaah

  • @CaashaMawliid
    @CaashaMawliid2 ай бұрын

    Asc shakh Wan xanunsanayaa waxan lay yidha sixir ayaa ku haya sede iskaga daweyaa

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed29442 ай бұрын

    Subxanallah

  • @user-he1xn3gg4y
    @user-he1xn3gg4y2 ай бұрын

    Subxanallah😢😢😢😢😢

  • @user-tl9xq3wd3s
    @user-tl9xq3wd3s2 ай бұрын

    Asc shiikh caydarus halke jogta an ku imado nayrobi an joga wan xanun samhy sixir iyo sheydan

  • @adarsiad3555
    @adarsiad35552 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed85992 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @fe8445
    @fe8445Ай бұрын

    Qof video iska duubaya oo aduunka ku faafinaya Iqlaaskiisa suaal baa ka taagan. Haday Allah dartii tahay video in la duubo oo baraha la dhigo waa qalad. Midkan wajiga buu wax ka saaray. Ciyaar ciyaar bay ka dhigayaan.

  • @daanyadihaarahmed3241
    @daanyadihaarahmed3241Ай бұрын

    Sheikhow ani hadii quran liisaro korka dhana ixanunayo wllh waxa sameyo ma aqan😢

  • @ahmedosman701
    @ahmedosman7012 ай бұрын

    Subxnallhaa

  • @cabdiqaniabuukar1815
    @cabdiqaniabuukar18152 ай бұрын

    Sheikh what'supkaaga ayaan rabaa inteen ka helaa

  • @farhiaosman1161
    @farhiaosman11612 ай бұрын

    Waa jin shaydaanka cubada ee ma shan sheydaanki saxda ahaa wuu sheekta hadu sheydaanka cubada

  • @NawaalHassanFarahNawaalHassanF
    @NawaalHassanFarahNawaalHassanF2 ай бұрын

    Shiikh caydaruus Aniga hada waxan xanusanaya 13 sano markasto aan gob cilaash tago il ba ku haysa laydhaha Aniga dhan wa qayirmay marba meel layga qabanaya san u jogo naqaska wadnaha layga qabanaya dhakhtar kasta waa tagay waxba kuma hayan baa lay dhahay shiikh inaa i quraan sarto raba xage kaa helaya wlhi aad bey i dhibeen waxani heer xitaa cibadada layga qabsadan maraya iso jawaab shiikh

  • @faraxsancdy5390

    @faraxsancdy5390

    Ай бұрын

    Aniba ilaa kuhaysa laydhahaa madax xanuun aakajoogi lahay iyo garbaha I xanuuna oodin iiga taagan

  • @halimoab1221

    @halimoab1221

    22 күн бұрын

    Marna xamar marna Nairobi ayu joga

  • @NawaalHassanFarahNawaalHassanF

    @NawaalHassanFarahNawaalHassanF

    22 күн бұрын

    @@faraxsancdy5390 Aleh ku cafiyo wll hada se tahay

  • @user-bk5bq4qr5n
    @user-bk5bq4qr5n2 ай бұрын

    25:06 Asc wll mcn waxan rabaa alle dartis inaad ii cawiso waa dhiban ahay alxm waxan xanun daremaa mudo sadax sano ramadnki saxad ii dhashay alxm waxan ahay qof aan ka tagin wajibadka allle saray xanunaka waa mid aniga saba u noqoday ilahay ima dulmin nafteyda aniga dulmiye qisdeyda wey dher tahay lkn wan ku so kobaa waxan xolol siiye sheyadin ruxan hadan waxa ley dhahay mingis ku haayo waxab laga rabaa ken xolol kle anigan ilahay waxa ila jeceladay hanun alxm waxan ku dhacay shirki wa aqiiran wan ka toobad kenay ilahay ayan danbi dhaaf iyo cafis wey distay waxan darema nafis alxm blse xanun maskaxda ayan daremaa wan lagu dhex socoda madxeyga dadka oo dhan waan ka go,ay digri quran salad intas ku so kobay nolosheyda balse waa dhib nahay alxm awood aan ku tago cilaaj ma lihi alxm qofki i arko waxa u modaa inaa fiyowahay alxm sandkii hada la so dhafay bishi kowad 2023 4malin waxa iso martay aan waxa kale ogen wey i waleen alxm ilahay maran ima dayicin quran ley saray kanini hurdo wey i siyeen hal isbuc cml ficnaa sideydii ayan ku so noqoday hada waxan wada surta albqar malintii sadax mar waxan ku aqriya salaadtul leylka xanunki wu igu siyaday adigan ka maqalay cilajkas nolosheyda waxa iga kor hadalin wey ii dhiman tahay wali hadaa i cawin karto walalshaa ayan ahay abalkada ilahay jano haka dhigo

  • @CabdileHassan-hz9mw

    @CabdileHassan-hz9mw

    2 ай бұрын

    Digriga.laa ilaaha ilalaahu waxduhuu laashariika lahuu lahulmulku walahul xamdu maalinkasta 1000 jeer ka aqri

  • @mascuudrufaacixuseeniidow6933

    @mascuudrufaacixuseeniidow6933

    2 ай бұрын

    Kula mid ban ahay mudo hal sano ayan la xanunsanhy hore wan la socday xanunka hada sariir ayan saranhy musqusha dhib ayan ku adaa salada sido kale madaxa ayaa saa id iiwareerayo indhaha nurka waa iga daciifay dhaqtarka waxo idhahy aragtidada waa nadiif hoyo 2 cunug ujoogto ayan ahy lakiin alx alah hanaga qaado dhibka

  • @faraxsancdy5390

    @faraxsancdy5390

    Ай бұрын

    Numberkiisa raadi

  • @ridwancadeey9449

    @ridwancadeey9449

    Ай бұрын

    Walaalo ani mudo 14 sanadod baan xanunsanahay madhaxa igu dharan wax baa idhax socsocdha waswas cabsi dhimashole kabaqaya xita qof baa dhintey ma,maqle kari waan baqaya nadafad daro dhulqaab la,ana dhibka ihaayo masokobi karo runti marki horey anoo xanunsan dhanteedana iska qabanaye lakini markaan bilaabeey inaan aniga iscilaajio waan kasidarey suratul baqarana waan dhaa,ima malinti 3 ama2 mudo sanad baan hadha wadha xita adhaan dhaher esen mobalka ka,aqrista ,,welina mala iga dhamaanin,,Allah ayaan kasugeeyna kusha Inshallah

  • @nabilasuudi9371
    @nabilasuudi9371Ай бұрын

    Sheekh germany ayan joga germany ma i madaa?

  • @ShamsaMaxamed-ky4dd
    @ShamsaMaxamed-ky4dd2 ай бұрын

    Ma.

  • @quensahour1476
    @quensahour14762 ай бұрын

    Sheekh maxd uso. Dhigtay. Haweendayad. Ma ogshahay. Dib markii ay u dawto way sii. Naxi. 😊

  • @abdinuur9920
    @abdinuur99202 ай бұрын

    Kudil nacla ibliis 🎤

  • @sitiabdiqadir797
    @sitiabdiqadir7972 ай бұрын

    Asc sh caydaruuse plaese nambar telefon soo qor cadi oo raali ah

  • @user-ysuldan
    @user-ysuldan2 ай бұрын

    Cacudi bilahi mina sheydani rajiim weligey ma arak tano kale waxan ku arak jiiri filimanta manta waxan arka live waxa aniga waxan umaley jiri wax anjirin micna been

  • @burhaanaxmad8945
    @burhaanaxmad89452 ай бұрын

    Shiikh waxa ihaya weeye il iskaga shakiyey mudo 3 bilood ihaya 😢ee iso duceey Shiikh

  • @IsrahIsmaciil

    @IsrahIsmaciil

    23 күн бұрын

    Illahey haku caafiyo wll

  • @CabdileHassan-hz9mw
    @CabdileHassan-hz9mw2 ай бұрын

    Sheekh talo isii anoo nin ahaa jidhkaygii isku badalay sida dumarkoo kali raganimadaydu way dhamaystirantahay laakiin qaabdhismeedka lafaha ayaa sidiii dumarka ah anoo nin rag ah😢

  • @CabdileHassan-hz9mw

    @CabdileHassan-hz9mw

    2 ай бұрын

    @@NawaalHassanFarahNawaalHassanF aamiin

  • @umuosama2956

    @umuosama2956

    Ай бұрын

    Dhaqtar utag hormankaaga dhici karo inuu yahay

  • @KHULAASADABUGAAGTA
    @KHULAASADABUGAAGTAАй бұрын

    Horta dumarka maxaa jimanka ku Rida raga kuma dhace subxanlah

  • @khadraibrahim9439
    @khadraibrahim94392 ай бұрын

    Sheekhow sidan u dawanayay ayaan gariir iyo ooyin isku daray cagaha iyo wadnaha garaac sayida ka dareemay😢 allow umadad intii jiranba quraanka ku caafi🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fariyo330farahfariyofarax6
    @fariyo330farahfariyofarax6Ай бұрын

    Ala shiqan sidee loo hela

  • @MaryamaCawaale
    @MaryamaCawaaleАй бұрын

    Css

  • @fe8445
    @fe8445Ай бұрын

    Qaraabada gabadhan maxay u ogolaadeen in marketing laga dhigto oo video laga duubo baraha bulshada la soo dhigo. Waa gef gabadha loo gaystay.

  • @user-rt9eb2ro3n
    @user-rt9eb2ro3n2 ай бұрын

    Masha allah

  • @user-vt1jv6cv3u
    @user-vt1jv6cv3u2 ай бұрын

    Sheekh durmaraka kamarada kada

  • @Afalaa

    @Afalaa

    2 ай бұрын

    Gabadhu way asturantahay Waxa lagu aqrinaya waa Quran alkariim Wax xaaraan ahi ma arakno. Adigase amaad yahay shaydaan diidan ruqyada...

  • @RageAli-di6kb
    @RageAli-di6kbАй бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂 beenta jooji yo

  • @maqsuud277
    @maqsuud2772 ай бұрын

    Allaah haka dul qado anaga Allaah hanaga caafiyo

  • @shariifciise4937
    @shariifciise49372 ай бұрын

    Subxanallah

  • @user-lb5wo3hd1m

    @user-lb5wo3hd1m

    Ай бұрын

    ❤🎉

Келесі