40daqiiqo kaliya dhagayso farahane iska xidh /ruqyah jinka /sh caydaruus

Ойын-сауық

Ruqyah jinka yahuudka nasraaniga iyo maaridka
Somaliruqyah somaliruqyah somaliruqyah

Пікірлер: 1 388

  • @monelola6184
    @monelola61844 жыл бұрын

    Mashaalaahu hoyo jisaa akalaahu khayr misanka xasanaadka alle hakuugu Daro if iyo aakhiro

  • @safiyaabdulkarim9768

    @safiyaabdulkarim9768

    Жыл бұрын

    Ameen

  • @abeebaabee6618
    @abeebaabee66184 жыл бұрын

    Masha Allaah jazakallah kheyrn sheikh

  • @user-wl6so4rq5n
    @user-wl6so4rq5n4 жыл бұрын

    Rabi ha cafiyoo umadiisa yaa shafii yaa cafii caafi umadaada🤲🤲🤲🤲

  • @ceyniayan1099

    @ceyniayan1099

    3 жыл бұрын

    amiin

  • @shukrielyas9033

    @shukrielyas9033

    3 жыл бұрын

    Asc sheeq barakallah wan dageysty wxan iska daremy qarka danbe ayaa meeed inoqoty iliiin mely kaimaty an garanii waye ayaaa igaa qullqullysa

  • @laylamuxumed2212

    @laylamuxumed2212

    3 жыл бұрын

    Amen

  • @anushabdalle6678
    @anushabdalle66784 жыл бұрын

    Wlshy waa dhaguul weyna diiday inee dhageesato mana ku dhalan waxana jclhy inee i cafimaado allow naga heeda u soo cile inta muslim ah igu soo duciya wlshy inta xanunsan alle ha caafiyo cafimaam taam ah alle hasiiyo inta muslim ah 🤲🤲🤲🤲🤲aamiin

  • @user-jr1cz4nh6l

    @user-jr1cz4nh6l

    4 жыл бұрын

    Caafimaad taaman Alle uga barinay 😥

  • @haniya_5600

    @haniya_5600

    3 жыл бұрын

    Allow caafi aamiin

  • @saynabcadey2627

    @saynabcadey2627

    3 жыл бұрын

    Xbbti shifo gey

  • @munoabdi7672

    @munoabdi7672

    3 жыл бұрын

    Amiiin

  • @nawalabdullahi9612

    @nawalabdullahi9612

    3 жыл бұрын

    Amiin

  • @nemo-qy6js
    @nemo-qy6js4 жыл бұрын

    MashaAllah sheikh may Allah bless you bro Ameen Ameen

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu59663 жыл бұрын

    Mansha Allah tabarakallah jazakallahu qeer sheikh cayduros

  • @soomaalijecel6679
    @soomaalijecel66793 жыл бұрын

    Ruqyada qaabkaad u aqrinee iyo codkaadabo waa masha alah ilaah cafimaad hakudaro aami

  • @moxamudahmed2997

    @moxamudahmed2997

    Жыл бұрын

    😅œ😂

  • @muna8351
    @muna83513 жыл бұрын

    Maasha Allah Jazkallahu khairan walalo Allah ku barakeeyo

  • @samiraabdulahi2553
    @samiraabdulahi25534 жыл бұрын

    Masha'Allah. jazakaAllah kheir. Allow musliminta oo daan cafii🤲😥😭😭😭

  • @amranwarsame7273

    @amranwarsame7273

    4 жыл бұрын

    Amiin yarab

  • @abdimajidabahirabshir400

    @abdimajidabahirabshir400

    3 жыл бұрын

    Masha Allah sheikh jasakulahu khayr

  • @kamaljoe4121

    @kamaljoe4121

    3 жыл бұрын

    Amiin

  • @naasiriyanuura3922

    @naasiriyanuura3922

    2 жыл бұрын

    Aamiin wll

  • @qoryooleyqoryooley7794
    @qoryooleyqoryooley77944 жыл бұрын

    Wlhi madaxa leyga qabtey iyo labada garbod iyo gacmaho dhan Allah waxa kaga baryaya aduun fiilnimco aqara filjaano Acla amiiiiiiin yarabi jazzakallah qeer meelkasto jogto shugran

  • @hoodoibrahim3852

    @hoodoibrahim3852

    4 жыл бұрын

    ARAWELO DHULKI ODGONA anigana sidaa soo kale madax layga qabtay ilaahy haka jasasiiyo sheekh

  • @nasteehohaad6660
    @nasteehohaad66604 жыл бұрын

    Maasha allaah illaahay qayr hakuu siiyo ajir iyo xasanaad illaahay hakuu siiyo in sha allaah

  • @madinahaid8767

    @madinahaid8767

    Жыл бұрын

    0

  • @xikmoxassan3899

    @xikmoxassan3899

    Жыл бұрын

    ​@@madinahaid8767 p322pqQ11

  • @user-vx4yd8mf9g
    @user-vx4yd8mf9g9 ай бұрын

    Masha allah sheikh allow najada kugeey❤

  • @user-wl6so4rq5n
    @user-wl6so4rq5n4 жыл бұрын

    Shukran jzaklaah khyr akhuuna wa ustaadana sh caydaruus muxumed cabdi 😪😭😪😭😭😭yaarbi

  • @idilabdirazak8733

    @idilabdirazak8733

    4 жыл бұрын

    Iaubhusiqi soauaj uktjlkk🤩🤩🤩🤎🤎

  • @abufaisal476

    @abufaisal476

    3 жыл бұрын

    Mash allan allah xaflido

  • @amiiraaxmed3461
    @amiiraaxmed34614 жыл бұрын

    Ilhy codkaaga iyo ruqyadaa aad akhrinayso dadka tufmada ha ugu daro hana ku caafiyo adna allah haku barakeeyo balaayoo dhana hakaa xijaabo

  • @ismaciilaadan7152

    @ismaciilaadan7152

    4 жыл бұрын

    Xayaat Awoowo m.a

  • @ismaciilaadan7152

    @ismaciilaadan7152

    4 жыл бұрын

    Xayaat Awoowo m.a

  • @faidochannel7486

    @faidochannel7486

    4 жыл бұрын

    aamin ya Rab

  • @maxamedxasan1294

    @maxamedxasan1294

    3 жыл бұрын

    a?

  • @khatraabdi3323

    @khatraabdi3323

    3 жыл бұрын

    Mashalla

  • @husseinabdi6281
    @husseinabdi62814 жыл бұрын

    Yazakallaxu kher ajir iyo hasanat alle xakasiyo musliminta alle xakucafi intaa xanusan inshallaxu tacalla

  • @sahrohiirad3954

    @sahrohiirad3954

    Жыл бұрын

    ⁰⁰⁰0ààà

  • @NimcoKayse

    @NimcoKayse

    7 ай бұрын

    Masha allah ale ha ku xiftiyo shikh jasakala khir

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu59663 жыл бұрын

    sheikh caydurus jazakallahu qeer ajir iyo xasanad Allah hakasiyo inshallah Amiin yarabi

  • @abshirademali9375
    @abshirademali93753 жыл бұрын

    Ma ahallah sh caydaruus Allah haku barakeeyo

  • @boqrandarwiish6549

    @boqrandarwiish6549

    3 жыл бұрын

    Ma aashaallah✨✨♥️♥️♥️

  • @boqrandarwiish6549

    @boqrandarwiish6549

    3 жыл бұрын

    Wllo

  • @yaasmiinyaasiin8915

    @yaasmiinyaasiin8915

    3 жыл бұрын

    Ma shallah

  • @nimcocaliwarsame9862

    @nimcocaliwarsame9862

    3 жыл бұрын

    jisakala qar shiq

  • @mustafeyasin9516

    @mustafeyasin9516

    3 жыл бұрын

    Aamiin aamiin aamiin yarabbi

  • @user-yl4mo5pq2i
    @user-yl4mo5pq2i6 ай бұрын

    Ilahay haku caafiyo umada tuftada insha allah kuwan fursad u helin iney quraankan oo kale dhagetstana allah isaga og halku cafimaadku ku jiree allah ha caafiyo

  • @haniya_5600

    @haniya_5600

    5 ай бұрын

    Ameen wll

  • @ayanshekhabdulahi3422

    @ayanshekhabdulahi3422

    4 ай бұрын

    IIahay haku insha allah 😱

  • @CraxmaanAxmed-hs4el

    @CraxmaanAxmed-hs4el

    Ай бұрын

    😂😂😂jlhpi​@@ayanshekhabdulahi3422

  • @ayannoor3422
    @ayannoor34224 жыл бұрын

    Jazakallah qeyr sheikh janatul firdows Alle ku geyo

  • @amalcabdulhi7502

    @amalcabdulhi7502

    2 жыл бұрын

    Masha alah alow ajir kasi

  • @naciima8799
    @naciima87994 жыл бұрын

    Ilahay misanka xasanadka haku saaro oo haku xafido fi dunya awal akhira ee noso badi ruqhay Oo kale kii maalinti hore waxa ilahay igaga kaxeeyay dhabar xanuunkii 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Cocoady134

    @Cocoady134

    4 жыл бұрын

    Wax kasta kugu jira iyaga gubanaya insha Allah ee ha bakhtin mar keliya ruqiyada.ani wxn daremayay cabsi iyo lugo xanun wa ku waday cabsidi badnayd wa iga ba,aday Alx

  • @halwa0083

    @halwa0083

    2 жыл бұрын

    @@Cocoady134 Hada setahay hada

  • @kunkaroon8399

    @kunkaroon8399

    Жыл бұрын

    @@halwa0083 adi seetahay abayo

  • @calimaxamuud2431
    @calimaxamuud24313 жыл бұрын

    Asalaamu caleykum shiiq maasha allaah waan dhageenste ruqiyadaada wallaahi waaxaa dareeme wax badan qeeli iyo oohin jareees badan madaxa kuleel daran dhidit ayaa iga soodaate shiiq waa kuu baahanahay runti wali dhibka wuu ihayaa shiiq

  • @fowsiamusse2628
    @fowsiamusse26284 жыл бұрын

    Maansha Allaah Tabaaraka Allaah Anagana alaha nagu caafiyo adigana Ajer alaha kaasiiyo sheekh cayduruus Runtii aad ayaan xanuun udareemey caloosha murqaha ilaahey ha,I caafiyo Yaarabi

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu59663 жыл бұрын

    mansha Allah tabarakallah xafidullah sheikh caydurus jazakallahu qeer

  • @ayaanahmed3964

    @ayaanahmed3964

    2 жыл бұрын

    Masha slak

  • @amranxasan7692

    @amranxasan7692

    2 жыл бұрын

    Masha allaah walashey

  • @halimoabdiabdilaahi9912
    @halimoabdiabdilaahi99124 жыл бұрын

    Sheekh jazakalaah kahyran sheekh noo soo duub umuzibiyaanta way i dhibtee

  • @user-xv4mj2du5g
    @user-xv4mj2du5g7 ай бұрын

    wll xanun badan ayan darema iso duceya 😭💕

  • @haniya_5600

    @haniya_5600

    5 ай бұрын

    Ilaah swt caafimaad taam ah haku siyo walal quraankan ku ceshcesho in sha Allah ✨

  • @user-gp8bd8bx7x

    @user-gp8bd8bx7x

    Ай бұрын

    Alle ha ku caafiyo

  • @ramlaboqore8370
    @ramlaboqore83704 жыл бұрын

    Masha Allah sheikh allaha ku xifdiyo aduun iyo akhiraba

  • @craxmaancaahi5318

    @craxmaancaahi5318

    2 жыл бұрын

    Asc

  • @mmmofficial2022
    @mmmofficial20224 жыл бұрын

    Mashaallah I listen this Ruqya every night it’s my medication before going to bed, may Allah reward sheikh Caydaruus

  • @khadrakiinahmed6693

    @khadrakiinahmed6693

    4 жыл бұрын

    M and afnaan dhamantin w the same thing with the same people who have the most 33 year history and afnaan in the same period

  • @abdifathahhusseyn4315

    @abdifathahhusseyn4315

    3 жыл бұрын

    Mashaa allah sheeq

  • @shukrisaid7806

    @shukrisaid7806

    3 жыл бұрын

    Me too

  • @ismailanshur8660

    @ismailanshur8660

    3 жыл бұрын

    Assalamualaikum warahmatullahi wabarakatuh As-Salaam-Alaikum I smile what

  • @NadaMohamed-ik8xh

    @NadaMohamed-ik8xh

    3 жыл бұрын

    @@shukrisaid7806 w

  • @ramlaboqore8370
    @ramlaboqore83704 жыл бұрын

    ما شاء الله تبارك الله اخي الله يحفظك

  • @muushi8799

    @muushi8799

    3 жыл бұрын

    امين

  • @abdiazizsuubane9308
    @abdiazizsuubane9308 Жыл бұрын

    Alxamdulilaah jazaakallaah sheekh, xanuunkaygu waxa uu ahaa il iyo xasad oo hurda la'aan igu riday lkn markaan dhagaystay oo aan farahana iska xiray Waan ku caafimaaday runtii oo hurda ayaan helay jazaakallaah sheekh

  • @samacaddey2530

    @samacaddey2530

    Жыл бұрын

    Walaalo hurda la aanta wakula qabaa

  • @yuu_ifow4021

    @yuu_ifow4021

    Жыл бұрын

    @@samacaddey2530 a

  • @AbdilahiYare-jk7xp
    @AbdilahiYare-jk7xp7 ай бұрын

    Allah qayr haku siiyo sheeqow

  • @sahraabdilahi5242
    @sahraabdilahi5242 Жыл бұрын

    Man sha aallh sheikh caydaruus alakaku xafido

  • @anabali2309
    @anabali23093 жыл бұрын

    Manshallah alle SWT hakuxifdiyo. Sheesh Angan Quran alle hanagucafiyo Amiiin

  • @aishaganaf9203
    @aishaganaf92034 жыл бұрын

    Sheekh isha iyo qumayada noo soo duub khayr allah ku siiyo

  • @user-hg3ec1cc7t

    @user-hg3ec1cc7t

    4 жыл бұрын

    noso duub wlh waan ubahan nay

  • @aishaabow8231

    @aishaabow8231

    4 жыл бұрын

    Wey dubanatahay wll KZread video uu ku jiira ku qor sheikh magaciis waad heleysa wll qali

  • @fartuunmaxamed6022

    @fartuunmaxamed6022

    2 жыл бұрын

    Qry alaaah kasiiyo shiiq

  • @shuceybmatoor
    @shuceybmatoor8 ай бұрын

    Sheikh Allah haku xafido

  • @mohamedchannel3271
    @mohamedchannel32713 жыл бұрын

    Waan dhagaysty walal ilahay hanagu daweeyo ameen ❤🤲

  • @anisoadam5009

    @anisoadam5009

    3 жыл бұрын

    m.a illhy haku xafido sheqoow

  • @anisoadam5009

    @anisoadam5009

    3 жыл бұрын

    m.a illhy haku xafido sheqoow

  • @hamsebaashe7504

    @hamsebaashe7504

    2 жыл бұрын

    Aamiin

  • @SudusMocow-nr9ew

    @SudusMocow-nr9ew

    Жыл бұрын

    M.a❤❤❤💯💯💯

  • @farahbudul6750
    @farahbudul67504 жыл бұрын

    Masha'Allah shiekh caydarus!

  • @user-cf9hm7pm6q
    @user-cf9hm7pm6q8 ай бұрын

    Maasha alaha shiikhaan waan kaheluy ruquya diisaha alha coodka hauba rakeeye

  • @xabiibacabdi4705
    @xabiibacabdi47054 жыл бұрын

    Maash Allah ilahye hanuugu cfiyo quuranka waa siife yaarabi nacfi

  • @samiraabdulahi2553

    @samiraabdulahi2553

    4 жыл бұрын

    Aameen ya Allah🤲

  • @madaamquranonlinechannel4414

    @madaamquranonlinechannel4414

    3 жыл бұрын

    AMEEEEEEEEEEN YA ALLAH

  • @hamdaabiib1940
    @hamdaabiib1940 Жыл бұрын

    Alla khayr badan haku siiyo sh caydruus alle haka abaaliyo quraankan iyo ducadan

  • @najmanalka3761
    @najmanalka37614 жыл бұрын

    Mnzha allha mnzha allha ha ku cifdiyo

  • @user-zd9sv9th2l
    @user-zd9sv9th2l10 ай бұрын

    Mash allh shiikhqw wan cafimad ban daremyaa❤

  • @ashamahamud3060
    @ashamahamud30603 жыл бұрын

    MashAllaah JasakAllaah khair sheekh waa Ruqiyaah aad uu fiican Lkn xayaysiin baa nafta naga qabataay ayado duubaan sida taan lkn waxba so dexgaleeyn baa fiinaan laheed

  • @queennajuu6638
    @queennajuu66383 жыл бұрын

    Masha allaah qur aanka kariim waa caafimaad ♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰

  • @anisocadey8030

    @anisocadey8030

    2 жыл бұрын

    Mashaall

  • @awil5645
    @awil56454 жыл бұрын

    Bismilah shiikh khayr aduun iyo mid aakhiro ilaahay hakusiiyo inshaa.alaah dadka alle ha caafiyo inshaa.alaah meelkasta oo ay kala joogaan inshaa.alaah shayaadiinta sharkooda alle hanaga.qabto dhamaanteen inshaa.alaah walal

  • @ouzmandempele1956

    @ouzmandempele1956

    2 жыл бұрын

    4

  • @yuusufqorane7200

    @yuusufqorane7200

    2 жыл бұрын

    Asc shekh waxan qof yaqaan qur aan ka mana aqaano sida lo isticmalo dadka ubaahan in lagu aqriyo hadi aad fursad nasiin karto ama kutub noshegi katto Wan jeclaan laha sen ku baran

  • @iamsheiwaal

    @iamsheiwaal

    2 жыл бұрын

    @@ouzmandempele1956 جج

  • @safiirhamseahmed8985
    @safiirhamseahmed89853 жыл бұрын

    Maansha Allah جزاك الله خيرا الجزاء يا اخي الكريم

  • @hmm1699

    @hmm1699

    2 жыл бұрын

    AsC abowe

  • @samianur4839
    @samianur48394 жыл бұрын

    Jazaki Allah khair

  • @xamdamaxamud794
    @xamdamaxamud7942 жыл бұрын

    Mashaa allaah ilhy ha ku xafido aduunka iyo aakhiraba

  • @farxadbaaxigidoonta7662
    @farxadbaaxigidoonta76624 жыл бұрын

    Masha allah sheekh shukran

  • @user-yz5bh2zg9y
    @user-yz5bh2zg9y9 ай бұрын

    😢😢 alx wad mahadsantahay

  • @iqbaalofficial8799
    @iqbaalofficial87993 жыл бұрын

    Masha allah wallhi waa quraan faaiido uah dadka dhiban oodhan rabi hakaa waraabiyo janadii fardowsa ❣️❣️

  • @zhukrijama7989

    @zhukrijama7989

    3 жыл бұрын

    Aamiin yaa rabi

  • @shukriahmed1620
    @shukriahmed16204 жыл бұрын

    MashaAllah Hal usbuuc lee ayn daageystay Alhamdulillah waan kuufiicnaaday..wiixii ii diibaay waan kaaraaystay Alhamdulillah...waxaan raba inaan dageysto 1 month inshaAllah..jazakkalahul qeyr sheeqow

  • @aishajibril8533

    @aishajibril8533

    4 жыл бұрын

    Mnshallaah.jazakallh

  • @noorein1946

    @noorein1946

    3 жыл бұрын

    Abaayo maxay tahay qisadaada. Maxaa kudhibaayay

  • @safiyoxuseen2804

    @safiyoxuseen2804

    3 жыл бұрын

    @@noorein1946 à a

  • @muhubodiriye4586

    @muhubodiriye4586

    2 жыл бұрын

    .: and 3.:..:3rds and Zd zero z4 d4:žd

  • @maxamedcabdi1352

    @maxamedcabdi1352

    2 жыл бұрын

    Maashalaah

  • @shamisnur9178
    @shamisnur91784 жыл бұрын

    Masha,allaah Allaah haku xifdiyo .Ani wareer baa daremey madax xanuun badan

  • @raxmaciise3688

    @raxmaciise3688

    2 жыл бұрын

    Allah ku cafiyo ziz

  • @abuumamunye4645

    @abuumamunye4645

    Жыл бұрын

    @@raxmaciise3688 us🤪

  • @najaadmascud
    @najaadmascud Жыл бұрын

    Wlh madax xanuun io wareer kaqade Yrbi nacaafi rabiyow mgnta markastpa😭🤲🤲🤲🤲

  • @farduusfaaraxismaaciil2262
    @farduusfaaraxismaaciil2262 Жыл бұрын

    Masha aallh aalle ajar iyo xasnad aalle ha kasiyo

  • @XakiimoCali-so7ve

    @XakiimoCali-so7ve

    2 ай бұрын

    Xakimo cali hooyo xakimo cali hooyo 🥰♥️🤲 cali❤❤❤l

  • @nejimanuurabintuabdi1584
    @nejimanuurabintuabdi15843 жыл бұрын

    Maansha allaah jazzaa kalahu khayr illahay miisanka xasanadka ha kuu saaro🙏🏻

  • @sacduushmire3810
    @sacduushmire38103 жыл бұрын

    Mashllh sheekh ilahy ha ku xifdiyo mudo 6sano ah hda wn xanunsanhy ilcayn ba i haysa dhanka waxbarshda iso duceeya wllahy in ilahay iga caafiyo

  • @muushi8799

    @muushi8799

    3 жыл бұрын

    Allah haku cafiyo adiga iyo Intaa xanuunsanysa ee muslimka

  • @ridwancadeey9449

    @ridwancadeey9449

    3 жыл бұрын

    Allah aku cafio

  • @kunkaroon8399

    @kunkaroon8399

    Жыл бұрын

    @@muushi8799 ameen jazakallah 🥰🥺

  • @mariahonest2642
    @mariahonest26423 жыл бұрын

    Jazaaakallah sheekh cayduruus.. Waxaan dareemayaa cabsi wada qaraac iyo kuleel cirbaha intaan dhagaysanaayay. Dhowr jeer ayaan damcay inaan damiyo lkn waan is adkeeyay

  • @halwa0083

    @halwa0083

    2 жыл бұрын

    Abayo setahay hada

  • @ayanabdirasheed8849

    @ayanabdirasheed8849

    2 жыл бұрын

    @@halwa0083 abayo adhigana maxanusantahay

  • @fathyabileh2616
    @fathyabileh26164 жыл бұрын

    Jazakallah khair cheick

  • @hawaali2126
    @hawaali21263 жыл бұрын

    MashaAllah brother Islam ☪️ MashaAllah almighty Allah bless you brother and sister

  • @waleedosman1259
    @waleedosman12594 жыл бұрын

    Masha allhaa allha ku xafido Shiikh lugaha kabuyo iyo dhaberka waxba uga fadhiya

  • @umuratuush264

    @umuratuush264

    2 жыл бұрын

    Gdgsaseàwfcdg💃💥😳😳💖😍🐕

  • @mohamedsofe6965
    @mohamedsofe69653 жыл бұрын

    Mashallah waa ruqyah aad iyo aad, u fiican,ilahay sheikh Ajar iyo xasanad ilahay haka siiyo

  • @craxmaancaahi5318

    @craxmaancaahi5318

    2 жыл бұрын

    M.a

  • @umumuscab1984
    @umumuscab1984 Жыл бұрын

    JazakallaH ilaahow nagu dawee kalamkaaga mcn🤲🏻🤲🏻😢

  • @safiyaabdulkarim9768

    @safiyaabdulkarim9768

    Жыл бұрын

    Ameen

  • @user-pd9xh4dh2x
    @user-pd9xh4dh2x8 ай бұрын

    Mansha Allah sheik caydarus

  • @naemasaid5490
    @naemasaid54904 жыл бұрын

    Eid Mubarak sheikh cayduurs Allah kubaraakeeyo

  • @shine88ify
    @shine88ify4 жыл бұрын

    Masha allah well done sheikh jazakallah

  • @mohaaamin2501
    @mohaaamin25014 жыл бұрын

    Isha xasidkana maku gubanayaan

  • @muniirmohamed3817
    @muniirmohamed38174 жыл бұрын

    Maansha Allah Allah haku barakeeyo. Sh caydarus

  • @limahas2638

    @limahas2638

    4 жыл бұрын

    Ku

  • @alimaadhiinofficial6451
    @alimaadhiinofficial64513 жыл бұрын

    Jazakallah sheikh caydaruus aduun iyo akhiro ilahay kheyr hakasiiyo

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia34164 жыл бұрын

    Masha allah sheikh ceyduruus Allah haku barakeeyo comentiyada marka aan eegay waxaa ugu bdn gabdhaha ragga kuma bdno wxn kula dardaarmi lahaay aniga oo ku bilaabaayo nafsadeyda in la aqristo adkaarta subax iyo galabti aayatul kursi qul huwallahu iyo labada qul acuudu iyo quraaan aqris joogta ah jus ama xisib weesadane halagu dadaalo dadka waxa ay ubateen xaasid saaxir iyo qumaynimo iyo is cadaawad midka dadka kuu xigo ayaa ku xasdaayo ilaahey halaga baqo aduunkaan waalaga tagaa

  • @manzardofficially560

    @manzardofficially560

    4 жыл бұрын

    wa sax wallhi wallkey aniga in muda ah aya la dhibana xanunasan

  • @albertericsson4065

    @albertericsson4065

    4 жыл бұрын

    Runtii aniga 21 jir ayan ahay 6 bilood ugu danbaysay wa xanuusanaya sida saxiibtay ukala tagnay

  • @halaalmedia3416

    @halaalmedia3416

    4 жыл бұрын

    @@albertericsson4065 xaasle miyaa aheed bro mise saxibtinimo caadi lee aheed oo xiriir jecel lee idin dhax maray

  • @albertericsson4065

    @albertericsson4065

    4 жыл бұрын

    Saxiibtinimo bro

  • @halaalmedia3416

    @halaalmedia3416

    4 жыл бұрын

    @@albertericsson4065 bro kala taga aad kala takteen adiga gabadha xiriirka idinkala dhaxeeyay ma xumaan baa ku kala takteen oo maku booday mise ayada ayaa kugu booday mise raali baa iskaga aheedeen oo waxaa is dhahdeen ijiid aanku jiido waa gacma daalis walashey iyo walashey waxba iskuma galno yaanan kudaalin mustaqbal yeelo ani kow ma joogiye mise sikle ayaa jirto bro

  • @guleedahmet468
    @guleedahmet468 Жыл бұрын

    Jasakallahu kayran

  • @YusraDayow
    @YusraDayow8 ай бұрын

    Mashallah ❤❤

  • @maxamedqaboobe8190
    @maxamedqaboobe8190 Жыл бұрын

    Allah ku barakeeyo ❤

  • @munacadeey562
    @munacadeey5624 жыл бұрын

    Màsha allaah allahaku xafido sh caydaruur

  • @ebyancadeyxaaji245
    @ebyancadeyxaaji2454 жыл бұрын

    Jazaakalaahu kheer sheekh wax yaalo badan baan dareemay dhanka bidixda feeraha hoostooda ayaa isoo buuratay qof sii seexanaayana waan noqday alxm ilaahaw adaa caafimaadka hayo

  • @faadumaaxmedbucul9812

    @faadumaaxmedbucul9812

    Жыл бұрын

    Hada setahay

  • @sayid6649
    @sayid66494 жыл бұрын

    Jazakallahu khayran Shaykh Caydaruus ...

  • @sadiyahussein1849
    @sadiyahussein18493 жыл бұрын

    Masha Allaah carabkaga Allaah haxafido amiin

  • @dheymanibrahim8168
    @dheymanibrahim81684 жыл бұрын

    Masha Allah jasakalahukher

  • @dheymanibrahim8168

    @dheymanibrahim8168

    4 жыл бұрын

    Sheekh jasakalahukher ruqya dan aso dhigtay mid ka danbeysay adan ugu saqmay qelo iyo ohin laba gacan turtura yala dhagesanin mida laheda dhageystay marki hore wa is adkenayay markala kuceshtay wax yar wanafisay balse mala ilajogin wadamiyay haaf marka marsinayay

  • @nikii8708
    @nikii87082 жыл бұрын

    Masha allh jisaaku kalahu kher shiiq Aajir io xasanaad aan lasokobikarin allh ku siiya

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu59663 жыл бұрын

    Jazakallahu qeer sheikh

  • @safiyaomaromar6644
    @safiyaomaromar66443 жыл бұрын

    Maasha allah ajar aan dhaman allaha ku siiyo alaahuma aamiin

  • @marwoabdi8018
    @marwoabdi80182 жыл бұрын

    Wlhi adban u xanunsanahay allhamdullilah culeyska waiga dagay hada allhamdullilah ilahay cafimad taaam weydistay aniga iyo inta Islam ah jazakumulahu qeyran jaza shilkhow

  • @dhameysdumar9172

    @dhameysdumar9172

    2 жыл бұрын

    Abyo selaguu hyaa

  • @marwoabdi8018

    @marwoabdi8018

    2 жыл бұрын

    @@dhameysdumar9172 abayo cabsi zaid dimasho leygu qufule waxyar kadib dimane hingo jareys lugahaa iyo gacmaha oo culeys inoqda naqaska igudagayo wadno garac cabsi faro badan habenki haubadnade allhamdullilah hada wanka ronahay

  • @sheikhcaydaruus
    @sheikhcaydaruus4 жыл бұрын

    Ruqyah Online sh caydaruus Cilaajinka isha sixirka jinka iyo dilanka ilmaha Hadii aad diyaar utahay waad kamid noqoni kartaa walal soo dhawoow waana kufaraxsanahay inaad nagu soo biirtay quraan saarka waxaa inoo aqrinaayo sheikh caydaruus muxumed t.me/Ruqyahonlineshcaydaruus

  • @mandeeqabdulrahman584

    @mandeeqabdulrahman584

    4 жыл бұрын

    Somali Ruqyah Tv I

  • @hanicosob6809

    @hanicosob6809

    4 жыл бұрын

    Aniga shiiikh habenkasta madaxa ayaa laiga qabta haben aan madaxa kacafimad qabo maleh

  • @yaasminmahamedofficial7797

    @yaasminmahamedofficial7797

    4 жыл бұрын

    @@hanicosob6809 abyo aniga kula mid ah

  • @dheymanibrahim8168

    @dheymanibrahim8168

    4 жыл бұрын

    Wadhawnahay sh jasakalahukher

  • @halaalmedia3416

    @halaalmedia3416

    4 жыл бұрын

    @@hanicosob6809 adkaarta isku aqri quraankane aqrintiisa joogteey waxa aad kartid jus xisib iyo tabartaada bi idni laahi waad caafimaadi insha Allah saliga nabiga s.c.w aqri faataxada aayatul kursi qul huwalle iyo labada qul acuudo

  • @sadiadini3079
    @sadiadini30793 жыл бұрын

    Beautiful voice masha allah jazakallah khaar sheikh

  • @codkashacabkasomaluland1276

    @codkashacabkasomaluland1276

    2 жыл бұрын

    Mansha allah

  • @sahraabdilahi5242

    @sahraabdilahi5242

    Жыл бұрын

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤭🥰🥰🤭

  • @sahrajamac4236

    @sahrajamac4236

    Жыл бұрын

    Asaa

  • @safiyojeylani5266

    @safiyojeylani5266

    Жыл бұрын

    ​@@codkashacabkasomaluland1276 ¡

  • @CaliGardhere

    @CaliGardhere

    7 ай бұрын

  • @mowlidabdi9904
    @mowlidabdi99044 жыл бұрын

    Walaal Alle ha kaa Abaal mariyo umada na Alle haku caafiyo day

  • @warkaomar4249

    @warkaomar4249

    4 жыл бұрын

    Shiid asc waxaa ku waydina was waas fara badan ayaa I haaya cabsi meel ay ka timid aan aqoon way I haydaa shaqadana culays ayaa iga saaran Marka waxan ahaa nin shaqo badan balse waxa dareema Sixir ama il inay iga baxdaa maxaa sameeyaa

  • @naimastar9366
    @naimastar93664 жыл бұрын

    subxanalah wlh wan ku bigsoday intan afarta faryaro iska xiray ayan mandagay alaha kuu geeyo janada fardowso walidkagana alaha u dambi dhaafo akhiro iyo aduun

  • @haniya_5600

    @haniya_5600

    3 жыл бұрын

    Farta layska xiro maxay taree abaayo?

  • @simranqurux595

    @simranqurux595

    Жыл бұрын

    Jinka ayaah lagugudilaaah farta inlaiskaxira weyficantahay hadeykalo jinka wuuh cararah markadhageysaneyso quraanka markuuh dhamado wuuh kugugu solabanah sasdardeyd suuh usolaban wain farta yar labadaba marayarkuxir intuuh kusocda quraanka

  • @simanhiraabeofficial18
    @simanhiraabeofficial184 жыл бұрын

    Masha alha idin xafid

  • @moogeyaab4272
    @moogeyaab42722 жыл бұрын

    maansha allah sheekh ajar iyo kheyr badan ayaan kuu rajeynayaaa❤❤❤❤❤

  • @fadumoadow4657
    @fadumoadow46577 ай бұрын

    Jasakallah sheeq😊😊

  • @nimoabukar9700
    @nimoabukar97002 жыл бұрын

    Masha Allaah ❤️❤️❤️❤️

  • @najmanalka3761
    @najmanalka37614 жыл бұрын

    Ilaaheyban ku barineya allha haka abal mariyo ifa iyo aakhiro

  • @aaminacabdiraxmaan7845

    @aaminacabdiraxmaan7845

    4 жыл бұрын

    زادكم الله حرصكم

  • @aftiinmaxamed4458

    @aftiinmaxamed4458

    4 жыл бұрын

    Asc

  • @aftiinmaxamed4458

    @aftiinmaxamed4458

    4 жыл бұрын

    Wll ayadaxan wey idhiban sixun aya ihayan

  • @aftiinmaxamed4458

    @aftiinmaxamed4458

    4 жыл бұрын

    Jasakalaha

  • @aminomohamud3534
    @aminomohamud35342 жыл бұрын

    Sh, cayduruus waan kahelnee soo badi

  • @deeqacumar6593
    @deeqacumar65934 жыл бұрын

    ماشاء الله جزاك الله خيرا ياشيخ

  • @zhukrijama7989
    @zhukrijama79893 жыл бұрын

    Jizakumullah khayra sh

  • @amiiraaxmed3461
    @amiiraaxmed34614 жыл бұрын

    Sheekh jazaakallahu khyrn ilaahay hakaa abaalmariyo

  • @ismaanismaaniimaan8054

    @ismaanismaaniimaan8054

    4 жыл бұрын

    Maku caafimaadey wll

  • @MaxamadDeeq-sx3xv
    @MaxamadDeeq-sx3xv8 ай бұрын

    Mashalah

  • @khadramohammed2147
    @khadramohammed21474 жыл бұрын

    Mnshllh jazakalllaaahu kheyr

  • @safiyasaid9189
    @safiyasaid91894 жыл бұрын

    Illaah ha ku xafido kuwa sharta iyo shayaadiinta jazakaallah khairan sheeq

  • @muqbulmuqbul7589
    @muqbulmuqbul75894 жыл бұрын

    Waxaan layaabanahay kuwa dislike saaray!SubhanaALLAH. Macquul Maaha wax ayaa kakhaldan. JazakaALLAHu kheiran sheikh wakhtigaaga oo qaaliga ah muslimiinta ubixisay. Sheikh hanaga daalin fadhlan.

  • @nimcoqadar636

    @nimcoqadar636

    3 жыл бұрын

    Wall dad an kala aqoon weyaan dislike ta iyo like ta kala aqoon waaye wey iskk dhufanayaan ha la yaabin wallo

  • @ahmedali-ke4hk

    @ahmedali-ke4hk

    3 жыл бұрын

    Jinkii waaye kuwa dislike saaray ha laa yaabin laakiin waa laga adkaaday

  • @user-vm4tp8bc7g

    @user-vm4tp8bc7g

    10 ай бұрын

    Mnsha Allah alle ha ku barkayo wan ku ladnaday wan dhagaytaa🤲

  • @maryamafarah9364
    @maryamafarah93644 жыл бұрын

    Mashallah sheikh ajar Iyo xasanaad alle ka siiyo Iyo wax kastoh ad jcshahy

  • @amirahquen2713
    @amirahquen27133 жыл бұрын

    Ilahay hakuu barakeyo owladad