KANSAR AYAY KA BOGSATAY

Фильм және анимация

THANKS FOR WACTHING THIS VIDEO PLEASE SUBSCRIBE OUR KZread CHANNEL
KZread: / @sheikhcaydaruus
FACEBOOK PAGE: / onlineruqya
WHATSAP: 00252614117070
SOMALI RUQIYAH TV

Пікірлер: 54

  • @ummukhansaachannel9158
    @ummukhansaachannel91588 ай бұрын

    Ilahay khayr hakusiiyo sheekh markhaati waxan ka ahy dad badan inay ku cafimaden qurankaga

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama6296 ай бұрын

    Allahu akbar Swt asaga awood uleh cururka iyo caafimadkaba illahey hakusiyadiyo cafimadka anaga na allaha na cafiyo inti muslima

  • @AshuAsha11
    @AshuAsha116 ай бұрын

    MashaAllah

  • @kenya459
    @kenya4597 ай бұрын

    Asc shiikh waan xanuunsanayaa quraan ayaa rabay kenya maimanaysaa soo dhaqso safar baan ahay waxaan rabay inta aan safrin quraan

  • @malyounmahad1249
    @malyounmahad12498 ай бұрын

    Allhamdulilaah wllhi waa wax lagu farxo maamadan alle ha usiyaadiyo caafimaadka juhdigaas aad kubixisey walaladaas xanuusan sheikh alle hakaa abaal mariyo marka uu alle khyr kula doonaayo kaana badbadinaayo waxyaalo badan waa sida tan hada kansarkii lagunsheegey wakaas quraanka rabi ku shaafiyey walalada aadaayo dhakhtarada kubilaaba quraanka ilaaahay hadii aad xanuun darentaan insha allh guul waarto sheikh wana kufaraxney qofwalbo oo alle kaaga dhigey shimbir oo sabab alle kaaga yeeley inay cafimadaan والله يجزيك الخير شيخ والله يفتحلك كل الطريق

  • @marzuqadan5840
    @marzuqadan58408 ай бұрын

    Ilahey sheikh caydarus ajar iyo xasanad ha ka siyo aniga ayaa marqatii kaga ah sheikh caydaruus mudawadkisa in ay wax tar leyihin anigo sixiir ligu so celcalinayo ayaan u tagay o marwalbo guriga sixiir la i kenayo o dhabarka iyo jiilbaha ka kicii la alxamdulilah waxaan ku cafimadey mudawadka iyo salida mubarak iyo quraanka u i sarey markas sheikha aya jogey xaruunta muqdisho marki aan guriga rusheye waxadba modaa dhinbiil dab ah o igu dhaganed in ay iga fuuqdey alma alxamdulila aniga ayaa mamo marqati kaga ah sheikh caydaruus iyo culimada kale o la shaqeyo xasiid ma ahan ilahey waxaa ay bulshada u hayaan haka abal mariyo

  • @user-fu9el5md8j
    @user-fu9el5md8j8 ай бұрын

    جزاك الله خيرا

  • @nusybamoha5740
    @nusybamoha57406 ай бұрын

    Alx mam allah mahadsi kale

  • @lulmohamed-rz4xt
    @lulmohamed-rz4xt8 ай бұрын

    Mashaallah ssheikh

  • @RowdoLiibaaan
    @RowdoLiibaaan6 ай бұрын

    Mnsha allh sheeq allha barakeeyo

  • @FoFo_2330
    @FoFo_23308 ай бұрын

    Maashaa alaah

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar19018 ай бұрын

    Masha allah tabarakallah alle hanoo xifdiyo sheq ceydaruus adna alle hakuxifdiyo alle cafimadka hakuu ziyadsho allahumma aamiin yarabi

  • @lailafarahibrahim9976
    @lailafarahibrahim99768 ай бұрын

    Masha Allah

  • @fardowsahussein4183
    @fardowsahussein41837 ай бұрын

    Sheqow xaruntada wainte please ruqiyada aad ayey isameysa aniga gortandagesto wlhi wanakacabsada waxana igujiro jinii xasiid aah oladaho cirfiid markasta o quran laisaro wuxudaha wanbi manabaxayo wabenale wan jclanilaha inan markuluno InshaAllh aniga waxan joga Kenya

  • @RuqiyoAbdirahman
    @RuqiyoAbdirahman8 ай бұрын

    Mansha Allah ❤😊

  • @boqoradanugaal1796
    @boqoradanugaal17968 ай бұрын

    Shiekh Hda Nairobi jooga Nairobi hdad joogtd plz Numberkga u baahanhy Family dhan naga xanunsan

  • @HibaaqMaxamud-iw4rc
    @HibaaqMaxamud-iw4rc6 ай бұрын

    Maanshalaah illahay hakuguwado sheekha iyo culimada kalena illahay haxafido jana farsawsa hageeyo❤

  • @FoFo_2330
    @FoFo_23308 ай бұрын

    Alaahu akbar

  • @umuaisha6859
    @umuaisha68598 ай бұрын

    Mashaa alllh tabaraka allh sheekh a illahey haxafido❤abaalkiisa magudi karno sharta xaasiduinta alle haidinka qabto dhaamantiin

  • @ifrahhaji9384
    @ifrahhaji93848 ай бұрын

    Manshallah tabarakallh wll

  • @user-ol9mk3zy2t
    @user-ol9mk3zy2t8 ай бұрын

    Maansha Allaah allaha ku caafiyo mam

  • @DeqaXasan-xu5hi
    @DeqaXasan-xu5hi7 ай бұрын

    0:37

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed28378 ай бұрын

    Allxamdulillah illa hakuu siyadiyo Sh ajar rabi hakasiiyo

  • @user-ed7ye7vs5j
    @user-ed7ye7vs5j8 ай бұрын

    Mansha allh ❤ allh ha ku cafiyo

  • @user-wi6ou2cz2j
    @user-wi6ou2cz2j8 ай бұрын

    Masha allah allhamdulilaah alle mahad leh

  • @user-xm1pj7sd5n
    @user-xm1pj7sd5n3 ай бұрын

    Labarkisa shiqa xaken ka hela wan xanunu sanhay walhi

  • @FoFo_2330
    @FoFo_23308 ай бұрын

    Alaahuma aamiin

  • @haawolool1860
    @haawolool18608 ай бұрын

    sheikh ilaahey ajar hakaa siiyo ani waxaa raway saliida al mubaarak intee kahelaa mise xarunta lee waaye sheikh

  • @muunijama6067
    @muunijama60677 ай бұрын

    Hargeisa xilimaa imanaysaa sheikh

  • @user-ci3nd5jk8g
    @user-ci3nd5jk8g16 күн бұрын

    Qadka halke laga gala please I sheega

  • @HamdiYarey-ss4le
    @HamdiYarey-ss4le7 ай бұрын

    Asc sheekh waxan ahay gabar xanusan mudo noloshi dhan ba igasoxirantay waxbarasho wan katagay hoyoday bn lashaqayn jiray shaqadi wn kacararay haben waxan kuriyoday ano shaqadi u socdo in wadadi itaganyihin abeeso iyo naag Malin bn guriga kabaxay qarabo salan bn aday rarki markan utagay mas bn arkay iso firinayo dadki markan uyerayna waa lawayay alxm hada suratul baqara iyo wardi bn bilabay mararka qaar an wardinayo jirka waxba IGA boodo ano arkayo masas wan kuriyon jiray lkn hada way IGA istagen sheekh alle haku barakeyo iso jwb

  • @user-ol9mk3zy2t
    @user-ol9mk3zy2t8 ай бұрын

    Asc shiiq ceeydaruus halkee kahelaa

  • @Moibraahiim
    @Moibraahiim8 ай бұрын

    Asc Sheekh inteen kaala soo xiriiraa fadlan

  • @AbdilahiYare-jk7xp
    @AbdilahiYare-jk7xp7 ай бұрын

    Allah qayr hasiiyo sheeqas lkn allah ayaa waxa caafiyo

  • @cubaydaabdullahi1501
    @cubaydaabdullahi15018 ай бұрын

    Shiekh waxa joog sweden ee se kuhela saliidan mahadsaniid. Waxan ahay qof isku dabibaysay quranka in mudah. Waxa xanunka daremaya dhiinac midigta gacanta hosteda marmarka qar xanun ad u daran oo wakhti koban ihaya hadana iga taga.

  • @user-pr8js7kh5q
    @user-pr8js7kh5q7 ай бұрын

    Asc sheeq caydurus inaan kula hadlo ayaan rabaa xageen kalaso xiriira ado mahadsan

  • @najmafarxaan3807
    @najmafarxaan38076 ай бұрын

    Asc sheekha ilahy ha barakeey aniguba wanxanuunsanayay waxan lagu sheegay fiix kutal wadnah iyo sanbabad matkiba waxay igu dheheen wanu kuqalayna lkn waxan uga baqayna kansal waxanu ka qadaynaa cad lkn anigu wandiday markian imina yuutubkan galay waxan arkay sheekhan ilahy khayr badan hasiye marki ugu horaysay eean dhagaysto wan walangadhay wan suuxay wan qayliyay waxanan filayn wY igag soobaxen lkn had alxmdulilah wan ficanahay sheekhan waxan urajaynayaa khayr bada waxan jelahay inuu ilasoo hadlo hadu farintayda arko

  • @naimasiraj

    @naimasiraj

    6 ай бұрын

    Walal illah hana wada cafiyo inte kala so xirira aniga wadnaha xanun kadaremayo xanuna ruxiyo sanado i hayey wn qaba marka wn kala war qadan leheyn plz

  • @ramliina8126

    @ramliina8126

    6 ай бұрын

    @@naimasirajabyo isku mid nahay wlhi ani saa u ficanhy haben ley qabana wadno xanun ani dhan cabsi dhimasho cml daremaa habenkas maba sexan kari xitaa m😢

  • @naimasiraj

    @naimasiraj

    6 ай бұрын

    @@ramliina8126 illah hana cafiyo abayo mcn an isku so duceyno xanunadan qofku illah ku imtixamay wale dhib wu arkay shukran ya raab

  • @naimasiraj

    @naimasiraj

    6 ай бұрын

    @@ramliina8126 abayo what up ka iga so qabo eber tadabo labo shan eber labo labo shan labo hal

  • @FartuunmaxamuudYuusuf

    @FartuunmaxamuudYuusuf

    4 ай бұрын

    Alla abayoy isku mida nahay ani iyo adi se naqatay hada mcnto​@@ramliina8126

  • @maryanahmed1153
    @maryanahmed11537 ай бұрын

    Sheeqow walwal cabsi oohin ayan la dhibanahay maxaa dabiib u ah

  • @aishaahmed2715
    @aishaahmed27157 ай бұрын

    Sheikhow aniga iyo familkayaga oo 15 ka kooban aya waxa isku aragnay jir cuncun haben iyo maalin ah dawooyinka dakhatirta waxba nomataran ee sheekhow maxa sameyna daqiiqad walbana jirka wuu na cuncuna saa uxoqeyno ayu na olala fadlan noso jawab sheikh

  • @aasmaahmed4853
    @aasmaahmed48538 ай бұрын

    Xageed joogta sheekh

  • @user-yj2fb4it2h
    @user-yj2fb4it2h8 ай бұрын

    Asc wall waan xanuun sanaya lan bar kaaga isoo sheeg mudo 5 sano ma dhalin hada kii 2aad sanad iqabaa wax ma dhalin ninku wuu iga cararay wadaadau waxay dheheen jin baa rixinka ku fadhiya. Dhakhaa tiirtu khal kha mar ugxanta ku dhamatay mar caadi tahay waan yaabanay wall

  • @mansurccasiis6405
    @mansurccasiis64058 ай бұрын

    Xagee laga helaa

  • @mansurccasiis6405

    @mansurccasiis6405

    8 ай бұрын

    Sheekh telka ma qabanaysid

  • @abdiqafarsomane3278
    @abdiqafarsomane32788 ай бұрын

    Waxan kuweediin shekh jinka ruuxanta maxalagudaaweya

  • @abdiqafarsomane3278

    @abdiqafarsomane3278

    8 ай бұрын

    Weyidhibtay

  • @deeqocaday-jp1tn

    @deeqocaday-jp1tn

    8 ай бұрын

    Aniga xitaa waan la dhubanahay quraanaa lagu daaweeyaa quraan lee isi saar

  • @fardowsahussein4183
    @fardowsahussein41837 ай бұрын

    Sheqow xaruntada wainte please ruqiyada aad ayey isameysa aniga gortandagesto wlhi wanakacabsada waxana igujiro jinii xasiid aah oladaho cirfiid markasta o quran laisaro wuxudaha wanbi manabaxayo wabenale wan jclanilaha inan markuluno InshaAllh aniga waxan joga Kenya

Келесі