Sida aan u qaloociyay musmaarka ayaan larabay iyadane qalooc

Фильм және анимация

Waa gabadh timid xarunta quraan saarka sheikh caydaruus

Пікірлер: 45

  • @habibodahir3704
    @habibodahir37043 жыл бұрын

    Sheikh canydaruusow.Allah hanoo kaa dhaafo anigu quraankaadan ku noolahay markan isgaran waayo waan dhageystaa waana ku ladnaadaa. Alxamdulilah adna Allah hakaa abaal mariyo.

  • @cabdulahicabdulahi4468

    @cabdulahicabdulahi4468

    2 жыл бұрын

    Asc

  • @amiiratualxijaab6199
    @amiiratualxijaab61993 жыл бұрын

    Subxaanlh allow intii dhibin caafimaad taam ah sii jazaakallaahu khyr abuu sacdudiin

  • @user-wi1ll5hj6w
    @user-wi1ll5hj6w3 жыл бұрын

    الله يعطيهم العافيه في كل مسلم مريض بالسحر والعين و غيرهما

  • @maryamashiikh317
    @maryamashiikh3173 жыл бұрын

    Subxaana llaah subxaana llaah illaahay cadawga hainaga qabtoo weerarbay inaguhayaanee aaamiiìn aaamiiìn aaamiiìn

  • @salmaaden7061
    @salmaaden70613 жыл бұрын

    Subxanallaah ilahaw inta xanunsan odhan caafi yaarabi

  • @abeebaabee6618
    @abeebaabee66183 жыл бұрын

    Maskiinta allaha caafiyo intii muslim ah oo xanunsan allaha caafiyo sheikh sheikh allaha kuxafido

  • @habibodahir3704
    @habibodahir37043 жыл бұрын

    Acuudu bilaahi mina sheydaani rajiim xasbunallahu wa nicmal wakiil.

  • @ibnzaelae-nn7ye
    @ibnzaelae-nn7ye Жыл бұрын

    Cod qurxan ayad quranka ku aqrisay ma sha Allah

  • @abdullahiyussuf2320
    @abdullahiyussuf232011 ай бұрын

    Thank you our sheik love you more

  • @rashkaff3242
    @rashkaff3242Ай бұрын

    Sheekha digrigiisa badan m.a❤❤❤😊😊

  • @AliAhmad-lk3cp
    @AliAhmad-lk3cp3 жыл бұрын

    Ilaahow na bad baadi aduun iyo aakhiraba

  • @jeylanicador7135
    @jeylanicador71353 жыл бұрын

    Suxanalah mhdsnd Sheikh una

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed29443 жыл бұрын

    Subxanallah allow caafimat sii umadaada

  • @munaabdullahi6796
    @munaabdullahi67963 жыл бұрын

    my allah s.w grant u in janatul fardows amiiiin allahuma amiiiìn ya rahman shukran s

  • @Neima_Omer
    @Neima_Omer3 жыл бұрын

    Mudo laba cisho matag aan iga imanayn iyo jidh xanuun i hya wanan xanusan jiray wax ka dheh sheekh

  • @aslikhalif7963
    @aslikhalif79633 жыл бұрын

    Mshlh Allow kadifaac saxirinta mel ay Johanna

  • @cabdulahicabdulahi4468
    @cabdulahicabdulahi44682 жыл бұрын

    Jasakalahkheyr

  • @LAYLAOFFICIAL
    @LAYLAOFFICIAL3 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @sahranuura946
    @sahranuura9463 жыл бұрын

    Xasbunalaah Wanicmal Wakiil. Subxaanalaah Malikil Quduusu Salaamah.

  • @safiyamire2220
    @safiyamire22202 жыл бұрын

    Ilaha cafi aad weynee

  • @mohamedhoosh6773
    @mohamedhoosh67733 жыл бұрын

    Fadlan sheekhan yaa garanaya meel uu joogo aad ayaan ugu baanahee

  • @kajol3508

    @kajol3508

    3 жыл бұрын

    Nairobi wadankana wuu yimaada

  • @queendarodsouzaftvillaysha5979
    @queendarodsouzaftvillaysha59793 жыл бұрын

    Sheikh wen r u visiting kenya??

  • @kheyruddiinbarbarossa3958
    @kheyruddiinbarbarossa39583 жыл бұрын

    Maasha Allaah

  • @youngash6411
    @youngash64113 жыл бұрын

    Oh Allah

  • @haniaden679
    @haniaden6793 жыл бұрын

    Ilahow naga badbadi

  • @mumtazamiira710
    @mumtazamiira7103 жыл бұрын

    Acuudu billaah

  • @mohamedhoosh6773
    @mohamedhoosh67733 жыл бұрын

    Shewkh hargaysa halkeed ku leedahay cilaajka ii tilmaan

  • @salmoelmi3583
    @salmoelmi35832 жыл бұрын

    Subxanallah

  • @maariya4a185
    @maariya4a1853 жыл бұрын

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mohamedosman4677
    @mohamedosman46773 жыл бұрын

    Rasuulka alle mohamed NNKH waxa u yiri hadaadan xishooneyn sameey waxaa doonto!! Halkee ka keentay in sidaan dadka quranka loogu daweeyo? Fiicnaan lahaydaa inaa wax maqasho 🤔🤔

  • @sarahaden8314

    @sarahaden8314

    3 жыл бұрын

    Inaad diinta wax ka barato ayaa fiicnaan lahad rasuulkeeni wuxuu yiri wixi aan shirki alle ku jirin waa lays ku daawayn karaa ka dhagayso sheekj badbaado nayrobi joogo

  • @fartunosman7167
    @fartunosman71673 жыл бұрын

    Asc

  • @mffarahsahil2161
    @mffarahsahil21613 жыл бұрын

    Ruqyah online

  • @abdallabakarani8793
    @abdallabakarani87933 жыл бұрын

    Waxaan ruwayad miyaa mise Wadadada waxan kula talin lahaa iney iska dayaan kamerada qofka xanunsaya lagu daba wato

  • @mohamedosman4677

    @mohamedosman4677

    3 жыл бұрын

    Wiilkan wax aan banaaneyn ayu samayna allaha xaqa tuso

  • @mohamedhoosh6773
    @mohamedhoosh67733 жыл бұрын

    Halkee

  • @maariya4a185
    @maariya4a1853 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ummuharuun5397
    @ummuharuun53973 жыл бұрын

    Waxan run miyaaa

  • @ayaanosman6513

    @ayaanosman6513

    3 жыл бұрын

    Haa wll ka duceso subxnllh

  • @ummuharuun5397

    @ummuharuun5397

    3 жыл бұрын

    Haye abayo

  • @sarahajji2118

    @sarahajji2118

    3 жыл бұрын

    Haday ku haysato wad rumaysan lahayd e alxd dheh

  • @mohamedosman4677

    @mohamedosman4677

    3 жыл бұрын

    @@ayaanosman6513 gacanta inuu taabto yaa u baneeyay? Jinkan gacanta in la dharbaaxo ayu ku baxa miya ? Gabadha ayada o aan jirkeeda la taaban quraan malagu aqrin karo miya? Hal eray o quraanka kamid ah ayay ku cel celiyaan inta badan sxir xixir sixir marka sixir sixir sixir ma quranbu aqriyay mise xaraf ayu ku cel celiyay ? Maxa dumarka muslimka ku riday o gaalada xariga alle ka furtay ugu dhicin ? Arintan culimada waka hadleen ruqyah sharciya maahin

  • @ibrahimosmanhaji8174
    @ibrahimosmanhaji81743 жыл бұрын

    dadka lacagta leh miyaa la daaweya imase lacag ayaad qaadataa

Келесі