Marwalbo inay dhimato ayaan jeclahay/dadka ayaan soowacaa oo xalkeeda aan waydiiyaa

Ойын-сауық

Xasadkii ugu darnaay abid subxanallah waligaa xasad hanoqonin walal ilahay kacabso
Sheikh caydaruus oo muqdisho kusugan

Пікірлер: 168

  • @sheikhcaydaruus
    @sheikhcaydaruus4 жыл бұрын

    0614117070/0614117070 Xarunta muqdisho

  • @Hamdaofficial1

    @Hamdaofficial1

    4 жыл бұрын

    Quraan saar ma jiraa qeebta nairobi

  • @nastehochanell3391

    @nastehochanell3391

    4 жыл бұрын

    Xafada manoogu imankarta

  • @habikhadar8410

    @habikhadar8410

    4 жыл бұрын

    Sheekhoow hargaysa ma imanaysaa

  • @anabomar8888

    @anabomar8888

    4 жыл бұрын

    Xarunta kenya noo soo qor numberkeeda

  • @abdiyare2079

    @abdiyare2079

    4 жыл бұрын

    Asc sheeqoow Kismayo marun inoogu imoow allah hakubarakeeyde

  • @sultandahirbaibars2648
    @sultandahirbaibars26484 жыл бұрын

    sheekh caydaruus masaakiinta jinku asiibay qur'aanka iyo ducooyinka nabigaصل الله عليه وسلم ilaahay ha kaaga bogsiiyo, shukran dhakhtarkayaga diiniga ah

  • @amranalinur8688
    @amranalinur86884 жыл бұрын

    Ilahayow 🤲 intaa musliminta xanunsan cafii Ala dadka sixirka iyo bilayada dawa ordayo ilahey Kama cabsanayan miyaa😭😭😭😭😭😭

  • @Hamdaofficial1
    @Hamdaofficial14 жыл бұрын

    Online ka quraan saarka intee isla diocesan galiyaa sheikh waqtigaan korka kuleel iga baxaa lawada garab dhaxdooda waa i xanuun culees garbaha ah waa dareemaa gacmaha iyo qaarka danbe wee i xanuunaayaan sheikh ii so ducee inshallah allaha ku xafido aduun iyo aakhiro

  • @sheikhcaydaruus

    @sheikhcaydaruus

    4 жыл бұрын

    +254713330809 whatsap

  • @Hamdaofficial1

    @Hamdaofficial1

    4 жыл бұрын

    Jazaka.llah sheikh

  • @fartuuncabduqadirfartuunca6581
    @fartuuncabduqadirfartuunca65814 жыл бұрын

    Masha allah sheikh alle haka awal mariyo xasid aa ahay kula ha subxna laah ilaahey hnaga qabto sharta jinka iyo kan insiga

  • @niimahasan5359
    @niimahasan53594 жыл бұрын

    سبحان الله allaah haka saaro waxa dhibaaya inti xanun haaya odhan shekh cay darus allaah kheer haku siiyo jazaa kallaah kheer adiga iyo walidintada allaah haidin barakeyo wlhi ruqiyadaha ad akhriso anakoo dhan ayuu allaah nagu caafimad siyay wana dhagesanaa mar waliba jaza dada janda allaah haka dhigo🤲

  • @hakimamohamed3329
    @hakimamohamed33294 жыл бұрын

    Illhoow xasidinta .iyo saxiriinta muslimiinta ka qabbo yaa rabbi

  • @sahroali9157
    @sahroali91574 жыл бұрын

    Maasha alaah sh ceydaruus rabi cilmigada ha hakusiyadiyo caogan u mada dhibay rabi u mada ha kadul qado👍👍👍👍👍👍👍

  • @halimamusaali6851
    @halimamusaali68514 жыл бұрын

    Wallahil cadiim dhibtu waxey heysataa gabdhaha dhowrsan kartida leh akhlaaqda leh tarbiya ficn lagu so koriyay ya Rabbi dadrtadey wanaaga u samenayan u so gargaar dhamaan🤲😭😭😭😭😭😭

  • @aminaabdi2570

    @aminaabdi2570

    4 жыл бұрын

    Ameen walal

  • @roukiamohamedmoustaphe8213

    @roukiamohamedmoustaphe8213

    4 жыл бұрын

    Amen yarabi

  • @shankaroonmaxamuud3830
    @shankaroonmaxamuud38304 жыл бұрын

    Laa xowla walaa quwata ilaa bilaah 😭😭😭😭😭😭subxana allah allow caafi umadaada xanuunsan ee muslimiinta ah

  • @fartuunkadiye686
    @fartuunkadiye6864 жыл бұрын

    Manshaa Allah sheikh caydaruus allah ajir hakaa siiyo dadaalka aad wado

  • @Hamdaofficial1
    @Hamdaofficial14 жыл бұрын

    Sheikh inaa quraan I saarto aad baan u jeclaa allaha ii fududeeyo korka dhan aa i xanuunay inti yarta eheed markaa dhageestay

  • @safiyasaid9189
    @safiyasaid91894 жыл бұрын

    Subxaanaallah illaahow naga qabo sheeq illaah ha ka qabto cadowga iyo shayaadiinta

  • @jawahirmuuse5205
    @jawahirmuuse52054 жыл бұрын

    Shaikh khyr Allah kusiiyo wallo cabsiwaye

  • @AdaweAbdullahi10
    @AdaweAbdullahi104 жыл бұрын

    Xasbunallah ilahey hanaga qabto shayaadiinta

  • @hodanxasan4541
    @hodanxasan45414 жыл бұрын

    Ilahay inta xanusan cafimad ha siyo. Shekhan ilahay ha xafido amiiin amiiin

  • @safiyasaid9189
    @safiyasaid91894 жыл бұрын

    Mashaallah illaah ha ka ajar siiyo hawsha aad noo haysid

  • @fahmohaji7104
    @fahmohaji71044 жыл бұрын

    Sh ceydaruus rabi haku barakeeyo

  • @naciima8799
    @naciima87994 жыл бұрын

    حَسْبُنَا اللَّهُ وَنِعْمَ الْوَكِيلُallah subxana watacal cafiimad deg deg ha siiyo wixi dhibaya 😭😭😭😭😭😭😭allah haka qado amin yaa rabi

  • @faidochannel7486

    @faidochannel7486

    4 жыл бұрын

    aamin ya Rabi

  • @munafarxaan9550
    @munafarxaan95504 жыл бұрын

    Ilaahayoow caafi maskiinta

  • @fahmohaji7104
    @fahmohaji71044 жыл бұрын

    Subxanallaah ilahayow caafi intiii xanuuun San aaamiiin

  • @saynabali3521
    @saynabali35213 жыл бұрын

    Allahu Akbar allow naga xafid

  • @moh6245
    @moh62454 жыл бұрын

    Subxanllah walhi xanun qof arka ba dareem karo 😥😥😥😥😥💔💔💔💔

  • @sahranuura946
    @sahranuura9464 жыл бұрын

    Subxaanalaah Malikul Quduusu Salaama. ALaahu Akbar.

  • @ruunxasan7295
    @ruunxasan72954 жыл бұрын

    Mash allh sheikh caydurus ilhy hku barakeeyo ajarna allh ka siiyo

  • @muctadhasan8427
    @muctadhasan84274 жыл бұрын

    Mar kasta o an quranka ad aqriso dhagesto shiqow jirka dhan waa ii garira ad ayana xanun u darema wana dhagesta quranka Ruriyada ad aqriso waliba wan is badala mar kasta o an dhagesto quranka

  • @hayathilwa8173
    @hayathilwa81734 жыл бұрын

    Sheikh caydarus Janatul firdowsa Alle hakugu cazumo

  • @abeebaabee6618
    @abeebaabee66184 жыл бұрын

    Subxanallaah Allaah naka najeeyo

  • @najmaismaaciil28
    @najmaismaaciil284 жыл бұрын

    Allha ha ha caafiyo caafimada taamaha allha ha siyo

  • @amiiraaxmed3461
    @amiiraaxmed34614 жыл бұрын

    Ax subxanallah allah ha caafiyo miskiinta laa ilaaha illaa anta subxaanaka innaa kunnaa minadaalimiin

  • @barnicalibarnicali7286

    @barnicalibarnicali7286

    4 жыл бұрын

    Zubxanallah

  • @barnicalibarnicali7286

    @barnicalibarnicali7286

    4 жыл бұрын

    Alle ha caafiyo

  • @mohayare2818
    @mohayare28184 жыл бұрын

    Mashallah yaa sheikh allah kubarakeyo

  • @kadrasaid2690
    @kadrasaid26904 жыл бұрын

    Sheikh gormaa imaanysa nairobi insha allah

  • @nimcoshow1924
    @nimcoshow19244 жыл бұрын

    Shiiq xagee joogta aniga xanuunsan shiiqoow socodka igu adag lagaha leega dhaga yahay walaa leheey iisoo duceeya insha allaah

  • @ahmettapdy7115

    @ahmettapdy7115

    3 жыл бұрын

    𝘓𝘢𝘯𝘣𝘢𝘳𝘬𝘪𝘻𝘢 𝘻𝘩𝘢𝘢𝘻𝘩𝘢𝘥𝘢 𝘬𝘢 𝘦𝘦𝘨𝘰 𝘸𝘭𝘭

  • @abdinasirfashionsabdinasir2754

    @abdinasirfashionsabdinasir2754

    3 жыл бұрын

    Aniga xita wa sas

  • @aaminafaarah6406
    @aaminafaarah64064 жыл бұрын

    Sheeekho alll kugu dhaaariye maaad burco nooogu timaaadid😓😓

  • @ubahhussein206
    @ubahhussein2064 жыл бұрын

    Oh hargaisa ama burco maka helyaa ma inan bacda muqdisho wll caydaruus

  • @ayaanmahmed2020
    @ayaanmahmed20203 жыл бұрын

    Sheekh caydaruus xafidahulaah hargaysa noogu imo sheekhow kheyr Allaha kusiiyo

  • @kaysebaashe
    @kaysebaashe4 жыл бұрын

    Sheekha ilaahay haku barkeeyo

  • @teesto44channel21
    @teesto44channel214 жыл бұрын

    Allah ajar hakaa siiyo sheekh

  • @maryanadowgure644
    @maryanadowgure6444 жыл бұрын

    Subxanalah Allah ha caafiyo inshallah alxamdulilah

  • @abdiadan269
    @abdiadan2694 жыл бұрын

    Subxan allah alow caafi

  • @guuledmuuse9640
    @guuledmuuse96404 жыл бұрын

    Sheekh Hargaysa ma imanaysaa?

  • @amenaabdi3739
    @amenaabdi37394 жыл бұрын

    السلام عليكم ورحمه الله وبركاته مبارك عليكم شهر رمضان يا شيخ انت الان في مقديشو ردي علي الله يرحم والديك.

  • @Hodan-uq4hp
    @Hodan-uq4hp4 жыл бұрын

    Ilaahoow saaxiriin ta soo ka shif waqtigoodii waa dhamaad ee haka daalin alana ha kaa xifdiyo

  • @ubaxali8847
    @ubaxali88474 жыл бұрын

    masha allh alla haku xafido shiiq

  • @umuhananabdi9962
    @umuhananabdi99624 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 ala wa xanun wlh rabiyow. Suxarada naga qaba. Wll ceydruus Allah kubarakeya

  • @muctadhasan8427
    @muctadhasan84274 жыл бұрын

    Masha Allah ilahayow sheqa nodaa asago cafimad qaba

  • @bahirgessey2609

    @bahirgessey2609

    4 жыл бұрын

    Sc sheeq waanku salaamay Xageed ku noo shahay

  • @abdisalanmussa3983
    @abdisalanmussa39834 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed7354 жыл бұрын

    XASBUNALLAH WA NICMAL WAKIIL

  • @naemasaid5490
    @naemasaid54904 жыл бұрын

    mashallah sheikh cayduurs

  • @sacdiyabariise18
    @sacdiyabariise184 жыл бұрын

    Subxanalaha

  • @husseinosman9958
    @husseinosman99584 жыл бұрын

    Ilahow caafi maskinta shekana ilahow xifdi

  • @abdulgadirmohamoud4941
    @abdulgadirmohamoud49414 жыл бұрын

    Guskayga ayaa kaci waayay xalay markaan xaastayda wasiyay, sheekhow guskayga quraan ma ku akhrin kartaa, sidaan xaastayda si fiican ka qaraaco inshallah

  • @queenali3603

    @queenali3603

    3 жыл бұрын

    Istaqfurullh🤣

  • @abdulgadirmohamoud4941

    @abdulgadirmohamoud4941

    3 жыл бұрын

    @@queenali3603 Sheekha wuu ii dhaaweyey, habarta naasaha ayaan ka qaraacay Alxamadulillah

  • @munafarxaan9550
    @munafarxaan95504 жыл бұрын

    《Subxaana allaH,》

  • @umuhananabdi9962
    @umuhananabdi99624 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭 quranka ankudadalna

  • @abdiqaniahmedjama4326
    @abdiqaniahmedjama43264 жыл бұрын

    Asc shiikh caydruus waxan ahay arday qaxan beryahan danbe isku arkay naxdin farabadan iyo markaan casharada is idhaahdo madax xanuun iyo naxdintaa oo igu siisiyada anoo kaniyad jabaya waxan is idhaahdo akhri ama qor marka shiikh waxan raba wax talo ah inaad iga siiso arintaas Mahadsanid shiikh

  • @khalidnajib8049

    @khalidnajib8049

    2 жыл бұрын

    Wallo sidado kale ayan uxanunsanahay hadad ficnataye isojawab

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed29444 жыл бұрын

    Masha allah

  • @aishamohamed5469
    @aishamohamed54694 жыл бұрын

    asc ustaad waxaan joogaa keyna nairobi waxan raba meel aan kaalasooxariiro

  • @hamdiyusufmohamed3331
    @hamdiyusufmohamed33314 жыл бұрын

    Shiiqaan masha'all

  • @najmaismaaciil28
    @najmaismaaciil284 жыл бұрын

    Sheikha allha hakaa abala mariyo

  • @muslimfamilyfuntv.7258
    @muslimfamilyfuntv.72584 жыл бұрын

    Subhanalah allahu akbar

  • @munohapp6989
    @munohapp69894 жыл бұрын

    Sheq ceyda ruus

  • @Cocoady134
    @Cocoady1344 жыл бұрын

    Yurub bn joga fasaxayga u horaya insha Allah mesha jogta imanaya si aad I quran saarto

  • @gundhiyemedia3369

    @gundhiyemedia3369

    3 жыл бұрын

    Soo dhere quraanba kusaaraya insha allah

  • @xaliimocabdiqani6141
    @xaliimocabdiqani61414 жыл бұрын

    ax ax masiibo kudhcday xasad wajini

  • @Cocoady134
    @Cocoady1344 жыл бұрын

    Sh marka ruqiyada dhagaysto oo gamo wxn arkaya nin aad u cadhaysan oo i dilaya oo aad ila dagalaya Subxanallah mxa waye.

  • @safiyoabdirashidahmed5237
    @safiyoabdirashidahmed52372 жыл бұрын

    Asc shiiq waxan ku royodey riya nuukta maxa lakugarta shiiq qow

  • @ahmedalcadaala2973
    @ahmedalcadaala29734 жыл бұрын

    Sheikh gaalkacyo ma imaaneysaa?

  • @falastinargsan6505
    @falastinargsan65054 жыл бұрын

    Aniga xitah wan xanusanahay south Africa imow she cadruus

  • @beftubule1031
    @beftubule10312 жыл бұрын

    Masha alah masha Alah.

  • @umumuntaaz7822
    @umumuntaaz78224 жыл бұрын

    Shaqoow wlh ilahay qayr haku siiyo sheikh caydurus runti arimahan ayan la il daranagay mar dhaw ayana ogaday inay wxani i hyan

  • @faidochannel7486

    @faidochannel7486

    4 жыл бұрын

    anigaxta Ilaha jogo

  • @Cocoady134
    @Cocoady1344 жыл бұрын

    Ilahay bn ka magan galnay sharka iyo shadadinta

  • @simancabdullahi3438

    @simancabdullahi3438

    4 жыл бұрын

    qamar waalid ked jecel amiin yaa rabi 🤲🤲

  • @hindamohamed470
    @hindamohamed4704 жыл бұрын

    subxanallaaah

  • @halimamusaali6851
    @halimamusaali68514 жыл бұрын

    Xasbuna allaah😭

  • @khadarhashi1423
    @khadarhashi14234 жыл бұрын

    Waan ubaaanhaya sh see loheya

  • @moussabaradji4170
    @moussabaradji41709 ай бұрын

    Manssalahou

  • @maankachannel6003
    @maankachannel60034 жыл бұрын

    Ilaahoow Caafi 😭😭😭

  • @raxmomaxamed5866
    @raxmomaxamed58664 жыл бұрын

    Subxanallah

  • @hibobilan2277
    @hibobilan22774 жыл бұрын

    Xasbunallah

  • @abdirahmanmacan5655
    @abdirahmanmacan56553 жыл бұрын

    M .a sheikh caydruus

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac42254 жыл бұрын

    acuudu bilaah

  • @abdirahimhilowle5884
    @abdirahimhilowle58844 жыл бұрын

    Allaha caafiyo

  • @teesto44channel21
    @teesto44channel214 жыл бұрын

    Qeeyr badane

  • @hamzayouareawesome253
    @hamzayouareawesome2534 жыл бұрын

    Maansha Allaah sheeqow. Allaah haku barakeeyo.

  • @ayanbashe8832
    @ayanbashe88324 жыл бұрын

    Salamad

  • @amiirapeagirl7291
    @amiirapeagirl72914 жыл бұрын

    Subx an allh

  • @sahraabdirahman8040
    @sahraabdirahman80404 жыл бұрын

    Subxanllh ilahow caafi umada anagana naga haaa

  • @simancabdullahi3438

    @simancabdullahi3438

    4 жыл бұрын

    Amiin yaa rabi

  • @housseindeksan1086

    @housseindeksan1086

    3 жыл бұрын

    Asc sheekh ilahy aya ubaryayna inu cafiyo miskinta 😭😭😭😭😭😭

  • @housseindeksan1086

    @housseindeksan1086

    3 жыл бұрын

    Sheekh Aniga wan iska oya Aniga Oky waxba igu dhicin Wa nan cabosoda

  • @braawaaqomohamad795
    @braawaaqomohamad7953 жыл бұрын

    Subaxnaalhi

  • @nimcoshiil7951
    @nimcoshiil79514 жыл бұрын

    Sheekh hrgysa maad timada

  • @jiijoqueen1075
    @jiijoqueen10753 жыл бұрын

    Xasbuna allaaah wanicma alwakiil

  • @muwahibnasir5733
    @muwahibnasir5733Ай бұрын

    subxanalahh

  • @deeqoluulofficialchannel4484
    @deeqoluulofficialchannel44844 жыл бұрын

    Xasbunulah waa nimcan waaa kil

  • @siyadkahin7448
    @siyadkahin74484 жыл бұрын

    Ha rumasayn shekhooow shaydanka

  • @simanxaaji228
    @simanxaaji2284 жыл бұрын

    Jini insi ma wada shaqeen karaan naga daay he shiqow waxas ma rumesani

  • @axmed891
    @axmed8913 жыл бұрын

    Sheekh hargysa gorma imaneysa

  • @raxmacabdiraxmaan3184
    @raxmacabdiraxmaan31844 жыл бұрын

    Walal yala ilahey dardis iku sudacey plz 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅🤣bila ciwado aya lukujora isoodaceya wan xanonsanahay.siidi gawadhan oogale oo ilahey ugabubiyay anigan ikadagan ilahey haikasu ilahey cafimad bux haisiyo isudaceya walallaya plz ilahey dardis ikusodaceya😅😅😂🤣

  • @faidochannel7486

    @faidochannel7486

    4 жыл бұрын

    Allah yashfika ana isoducey Ya Allah ada nojogo

  • @nimcomaxamuud5489
    @nimcomaxamuud54894 жыл бұрын

    Sub xanalaah

  • @saynabali3521
    @saynabali35213 жыл бұрын

    Sheekhow sidee laguu helaa

  • @kafiaadam5329
    @kafiaadam53293 жыл бұрын

    Cimridheer iyo caafimaad ilaah kaagabaryay adiga iyo intii dadkadhiban u adego

  • @nimcocabdi3432
    @nimcocabdi34324 жыл бұрын

    Aniga sixira aniga ninkeeyga iyo ilmaheeyga nagula kala geeyay illaahaa ween

  • @faidochannel7486

    @faidochannel7486

    4 жыл бұрын

    Allah noga xaqsoro

  • @nimcocabdi3432

    @nimcocabdi3432

    4 жыл бұрын

    @@faidochannel7486 aamiin abaayo waligaa naag hasoo dhaweesan naag ayado dhib heesto aa gurigeeyga keenay aa caawiya ninki iga jeclaatay markuu dhahay sxbta ayaa qabaa iga leexo anige isixirtay ar bini aadanaa

  • @faidochannel7486

    @faidochannel7486

    4 жыл бұрын

    Allah nogaxaqsoro anga xta xalad igaqabsaty ila wewalaty ledhaho Ilahey majogoo melkasto haa Ilaha jogo oo jiro xaq Ilah uwehel eh

  • @fartunmaxamed8484

    @fartunmaxamed8484

    4 жыл бұрын

    @@nimcocabdi3432 abayo naag wa balayo ilahey hanaga qabto mala amino hadey tahay walasha xita wayo adunka wa is badalay wlhi

  • @nimcocabdi3432

    @nimcocabdi3432

    4 жыл бұрын

    @@fartunmaxamed8484 haa wlhi naag waa cadaw

  • @ayaneabdielmi3035
    @ayaneabdielmi30353 жыл бұрын

    Djibouti joka

  • @naimaaadan187
    @naimaaadan1874 жыл бұрын

    Subxaana "Allah

Келесі