HOOYO SOMALIYED KA FIICNAATAY Cudurka Kansarka IYO Waxey Cuntay

Fadlan subscribe channelkan si aad u noqoto qofka ugu horeeya ee nala socda.
/ @naruurochannel2174

Пікірлер: 135

  • @habibaosman7293
    @habibaosman72933 жыл бұрын

    Mamo ilaaheykuguma sooceliyo iimaanka ayaakuu sugan alle ayaatalo saratay allxamdulilahh masha alaah

  • @lulali8651
    @lulali86513 жыл бұрын

    Cudurkan kansarka la yiraahado waa waxa dawadiisa laga qariyo dadka, hadad isticmaalo vitaminka ka yiraahado b17 waa inaad cuntaan ,maca lags hella bu b17aprconkanzl seeds tufaaxa mirihiisa, canuuniga.

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8vАй бұрын

    M.A ALAAH WAA MAAMO IIMAAN BADAN QAYR ALAHA SIIYO

  • @hibaqfarah7730
    @hibaqfarah77303 жыл бұрын

    Ilahay hacafiyo mamo aniga baby gayga oo one year old ah aya lagu duraa dawada kansarka isoo duceeya qalinka wuu ku gulaysatay inti uu hayo oo kalena ilahay haka caafiyo😭

  • @farduusxaashi2916

    @farduusxaashi2916

    3 жыл бұрын

    Alle haku caafi aamin

  • @hanaadiaaloow9922

    @hanaadiaaloow9922

    3 жыл бұрын

    allaha ku caafiyo

  • @isseunv

    @isseunv

    3 жыл бұрын

    Alaha Caafiyo

  • @luuljumale7578

    @luuljumale7578

    3 жыл бұрын

    Allaha.kucafiyo

  • @kayfmohamed565

    @kayfmohamed565

    3 жыл бұрын

    Illaahay haku caafiyo wll

  • @foosiya7899
    @foosiya78993 жыл бұрын

    Alxamdulilaah ilaahaybaa raxmadiisaa inagu filan aduun iyo aakhiroba walaalaha xanuunsanayana ilaahay ha caafiyo .maashaalaah ilaaha ku waafajiyay inaad samofal ka shaqayso markaynu isku naxariisano ayuu ilaahayna inoo naxariisanayaa

  • @deeqaabdulle9228
    @deeqaabdulle92283 жыл бұрын

    Sax mmo qoraalkeeyga hadaad aragto ilhaaneey kuguma so celiyo anakane alle hanaga haayo mida kale caawinaada soomalliyoo dhan ka dalbatay lkn inta aad ka hool galeeso labo meel bes kuso koobtay mmo meel walbo somaali dagto gaarsii caawinaada insha allah

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim55963 жыл бұрын

    Maashaa allaah Illaahow adigaa mahadleh Illaahay kuugumasooceliyo anagana Illaahow hanookeenin

  • @dunxx2140
    @dunxx21403 жыл бұрын

    Inta ku baxday allah u naxariisto alxamdulillah illahey kaa caafiyey

  • @sahraahmed5064
    @sahraahmed50642 жыл бұрын

    Dad aad ubadan buu hayaa oo wuu inagu soo batay cansarku ee ilaahay ha inga dulqaado

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan95933 жыл бұрын

    alxamdulilaah ilaahay baa ku caafiyay intii ku baxday allaha hau naxariisto🙏🙏

  • @safiirkadacwada920
    @safiirkadacwada9203 жыл бұрын

    Soomaaliyey walaalkin youtubers aan ahay waxaan soo dhiga tafsiirka Quraanka kariimka igu camaamada subscrib sher like soomaaliye

  • @sabrabilan1921

    @sabrabilan1921

    3 жыл бұрын

    Mahubtaa walaalow intay alaan kugu dhaarshay nadhahaan ayay hdana xumaan naga hor keenaan

  • @naadiamohamud2097

    @naadiamohamud2097

    3 жыл бұрын

    Asc wllo mar dhaw bn arky masha allh tabarakallh wan ka faidaysanya jizakallhu khayr

  • @user-ro1en7xn7z

    @user-ro1en7xn7z

    3 жыл бұрын

    Maa shaaa alaaah 👍🏽

  • @cabdijiis6868

    @cabdijiis6868

    3 жыл бұрын

    @@sabrabilan1921 as 0

  • @sundusyuusuf2856

    @sundusyuusuf2856

    3 жыл бұрын

    L9l

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed1813 жыл бұрын

    Allah kuguma soo cesho habo . caafimaad taam ah . Allah ha siiyo.aamiin yaa Rabi 💞💕

  • @sawsanahmed8325
    @sawsanahmed83253 жыл бұрын

    Allow hakuguso celin intuu hayana alle haka dulqaado mamo

  • @lullul3875
    @lullul38753 жыл бұрын

    Mansha Allah mum illaahcaafimaadkaaga hakuu siyaadiyo insha allash

  • @halimaahmed6311
    @halimaahmed63113 жыл бұрын

    Alhamdulilh Allha kucafiya mamo inta uhayo Allha cafiyo hamigaga Allha kula garb galo 🥰🥰

  • @fadumoomar7150
    @fadumoomar71503 жыл бұрын

    Mashalaah allaha ku xafido

  • @fatuushbaraale6150
    @fatuushbaraale61503 жыл бұрын

    maasha alaah maamo illaah makugu sooceliyo caafimad kaaga allaha kuu siyaadiyo❤❤❤❤❤❤

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed34423 жыл бұрын

    Mashaaa Allah ellahay ha u siyaadiyo maamada

  • @sahranuura946
    @sahranuura9463 жыл бұрын

    Maansha Alaah, Umu Masaakiin ahaa, Macalimadeena Qolka Banaatu Muxsinaat. Hargeysa may Aadayna.

  • @sahromahamud
    @sahromahamud3 жыл бұрын

    Manshaallaah ilaaheey ha ku Siyaadiyo Caafimaadka

  • @dhoolabdi1
    @dhoolabdi13 жыл бұрын

    Masha allaah alxamdullilah habaryar macaan illaaheey markale kuguma soo celiyo 🤲

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan62 жыл бұрын

    Maasha allah

  • @shukriali5174
    @shukriali51743 жыл бұрын

    Maasha allaah ilaaheey

  • @muhubojama7483
    @muhubojama74833 жыл бұрын

    Mashaa allaah tabaraka allaah mamada iimaankaaga ayaa aad ilaah subxaanu watacaalaa kugu kaalmeeyey waxaad tahay mamo iimaan leh ilaah huku caafiyo asagaa awooda leh anagana hana caafiyo walaahey waanilmeeyey markaan ku dhageystey waxaad tahay hooyo iimaan leh ilaah huku siyaadiyo imaankaaga mashaa allaah tabaraka allaah

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra75413 жыл бұрын

    Illaahayga raxmaan kaa haku caafiyo abaayo caafimaad taama illaahii kusoo dhaafiyay ayaa mahadleh

  • @nuurtofaarax2188
    @nuurtofaarax21883 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka57323 жыл бұрын

    Mnsha alaah

  • @kinsialin8009
    @kinsialin80093 жыл бұрын

    Alxamdulilaah mama Illahaa ku badbaadiyay manshAllh

  • @abdulfatahahmed4331
    @abdulfatahahmed43313 жыл бұрын

    Mamo wishing the best inshalle

  • @user-ro1en7xn7z
    @user-ro1en7xn7z3 жыл бұрын

    Abaaayo macaan ax ala camdulilaaaah ilaaah kaaqaaday canuunka😘😘🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali98543 жыл бұрын

    Allah mamo hakugargaro

  • @xariiromar8367
    @xariiromar83673 жыл бұрын

    Allah caafimadka haku siyaadiyo mama

  • @awalenuro4947
    @awalenuro49473 жыл бұрын

    Allah yash fika mamo. Anagana Allah hana magangeliyo aduun iyo aqiro

  • @Loml-chi
    @Loml-chi3 жыл бұрын

    Asckm masha allaah illaahow qofwalbo oo bini aadamah kacaafi kuwa aanqabin ha galin masha allaah

  • @halimahassan657
    @halimahassan6573 жыл бұрын

    Asc maansha allaah alxamdu lilaah sokortaada hadii ay kacsaney ,illaahey ha ku caafiyo

  • @umaymahumble6174
    @umaymahumble61743 жыл бұрын

    Alle hakugu wado cafimaadka eedo

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji53663 жыл бұрын

    Maasha Allah ilaah ha caafiyo Aamiin Amiin

  • @asmaayusufahmad6391
    @asmaayusufahmad63913 жыл бұрын

    Alaha ku siyadiyo cafimadka maama

  • @khadrayuusuf2209
    @khadrayuusuf22093 жыл бұрын

    Masha allah mamo alle cafimadka ha ku siyaadiyo 😭😭😘

  • @caaqilcalisiciid8831
    @caaqilcalisiciid88312 жыл бұрын

    masha allah alle sida hakugu dhafiyo kuguma soceliyo

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir14953 жыл бұрын

    Alxamdu lillah Tabaaraka Allah

  • @nafisaahmed4887
    @nafisaahmed48875 ай бұрын

    Way xanuuntahay allaahu akbar alxamdulilaah rabilcaalamiin yaa allaah

  • @umucaliyaumucaliya5606
    @umucaliyaumucaliya56063 жыл бұрын

    Subxaanna Allah maamo calooshaa ihurtey walaahi

  • @aminamohamed5406
    @aminamohamed54063 жыл бұрын

    Ilaahay hakucaafiyo

  • @sacdiyaaadan2348
    @sacdiyaaadan23482 жыл бұрын

    Alxm rabigeen baa mahad oo dhan leh

  • @farduusyuusuf4195
    @farduusyuusuf41952 жыл бұрын

    Masha alaaah alaaha hakuuguwado anagana alaah noomakeeno

  • @sacdiyo9280
    @sacdiyo928010 ай бұрын

    Alxamdulilaah Rabil caalamiin ilaahay kuguma Soo celiyo amiin aamiin ❤

  • @nimcoamar8308
    @nimcoamar83083 жыл бұрын

    Manshalah

  • @ahmedosman701
    @ahmedosman7013 жыл бұрын

    Allha ku siyadiyo cafimadka

  • @kariyesoomaaliye9642
    @kariyesoomaaliye96423 жыл бұрын

    Alxamdulilaah

  • @kaysecabdi-lq3ug
    @kaysecabdi-lq3ug Жыл бұрын

    Mnsha allah

  • @zeynabturksuleyman8206
    @zeynabturksuleyman82063 жыл бұрын

    Allaha kuu siyadiyo

  • @dunxx2140
    @dunxx21403 жыл бұрын

    Alxamdulillah

  • @wafanaji9255
    @wafanaji9255 Жыл бұрын

    Maamo jamila alaha ku caafiyo

  • @leban9958
    @leban99583 жыл бұрын

    Alxamdulilah

  • @dr.fatimamohamed6429
    @dr.fatimamohamed64293 жыл бұрын

    Allah ku shaFiyo wll

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra75413 жыл бұрын

    Aniga waxaan ka shaqeeyaa qaybta caruurta oo xanuunkaas waa runteed aad ayaa loosaraysiiyay qaybaha isbitaal ka siiba caruurta

  • @dhalinyaradasylcomeback1044
    @dhalinyaradasylcomeback10443 жыл бұрын

    Alxamdulillaah Allaah ku.Caafiyo Inta u Xanuunsan Allaahmka dulqaado Anagana Allaah Naga Hayo

  • @Acook410
    @Acook4103 жыл бұрын

    Mashallah abaayo wadkumahadsan tahay maqalka wanagsan abaayo qaali ah baadtahay😁

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt3 жыл бұрын

    Ilaayuw kugam soo celshu dabidhaaf alah kaaga dhigu isha alah

  • @indadeeqmahmud5916
    @indadeeqmahmud59163 жыл бұрын

    Alhamdullilah that you recovered my sister Alhamdullilah. Hbo the tittle is “waxay cuntay’ among others so maxay cubtaay?

  • @NimcoIsmail-od6ys
    @NimcoIsmail-od6ys5 ай бұрын

    Alla mexe cabtqy

  • @dekaabdirahmanbillebille1245
    @dekaabdirahmanbillebille12453 жыл бұрын

    Allah hakaaabadbadiyo markale anakana dhaman na Rabiyow nagamagan geli Amiiiiiiiin.

  • @zarahmaalim6914
    @zarahmaalim69143 жыл бұрын

    alhamdulilah alhamdulilah alhamdulilah ilah aya mahad iskalej wax kasta kena wax kastana gada alhamdulillah

  • @mustaaykiiiney2661

    @mustaaykiiiney2661

    3 жыл бұрын

    Masha Allah set allahamudlih every time Allah ku seyadi cafimad

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed1813 жыл бұрын

    Al xamdulilaah

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk7533 жыл бұрын

    Ilaahay cudurkaa kugu ma sooceliyo allah ku caafiyo

  • @sahraahmed5064
    @sahraahmed50642 жыл бұрын

    Ilahay baa mahad iska leh caafimaad inoogu bedelay xanuunkii inta uu hayana caafimaad sareecana oo deg deg ha siiyo.

  • @sahroyusuf9130
    @sahroyusuf91302 жыл бұрын

    Ilahow ada mahad leh oo cafiye

  • @maxamuudturbo9862
    @maxamuudturbo98622 жыл бұрын

    Hooyo wlhi hooyaday ayuu hayaaa icaawi aniga

  • @queens5170

    @queens5170

    2 жыл бұрын

    Ani maku caawiyaa wll qaali

  • @user-gp4nl3bw7n

    @user-gp4nl3bw7n

    7 ай бұрын

    ​@@queens5170abyo aniga qof urabo

  • @zeynabturksuleyman8206
    @zeynabturksuleyman82063 жыл бұрын

    Ilahay kuguma soo celiyo

  • @zamzamyussuf1418
    @zamzamyussuf14182 жыл бұрын

    Mamdan lamabrkada igu cawiya somaliyeey

  • @najaxahmed9680
    @najaxahmed96803 жыл бұрын

    Alihii kaa dulqadey ayaa mahadle qof.islaamana ale umakeeno

  • @obaxadjama308
    @obaxadjama3083 жыл бұрын

    😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk7533 жыл бұрын

    Maxaa laga qarinaa waa xanuun ilaahay keeno

  • @zakariaalisheikh2971
    @zakariaalisheikh29713 жыл бұрын

    Wlh hada ayey hoyadey heysataaa qaliinka wey marty lks dib ayu ugu so laabty 😭😭😭😭 Wadanka ayey jogta waxeyna idhaheen banankis u qaad 🤲🤲🤲 Illah awood leh aniga ma awoodo inan wadanka banankisa u qaado igu so duceeya 🤲🤲🤲

  • @zakimohas

    @zakimohas

    3 жыл бұрын

    Walal india iqaad waa raqiis

  • @zakariaalisheikh2971

    @zakariaalisheikh2971

    3 жыл бұрын

    @@zakimohas information maka heysaa wllkie india ninba wax lee ishegoyaa 🥺🙏

  • @zakimohas

    @zakimohas

    3 жыл бұрын

    @@zakariaalisheikh2971 sxb india anaa kunool aabaheey kuqalay hada recovery ayuu kujiraa 4ta sana ww aanjoogo aqoon igugu filan sxb aad beeey ugu wngsanthy caga cafimadka waa raqiis balse waxa jiro qowleysato hospital ka qaraabto ko lcg comission ah kugu qaadaanaa hadaad kabad baado oo qofka hoyo wado luqada yaqaan waa ok ow asu lahishiiyo inkastoo hadana qofkaas wadanka kucusbyahy sikastaba wala dhacaa marka qof xalaal ah oo comission kugu qaadaaneeyn nadaad heleeysid hoyo India usooqaad I.A allah na hakuu cafiyo

  • @kayfmohamed565

    @kayfmohamed565

    3 жыл бұрын

    Ilaahay ha caafiyo Aamiin

  • @fadumojama5651

    @fadumojama5651

    3 жыл бұрын

    Ilaahay ha caafiyo

  • @hibocali9507
    @hibocali9507 Жыл бұрын

    Wall cawiman ka raba xagan kala so xishidha

  • @hibocali9507
    @hibocali9507 Жыл бұрын

    Mamada nabarkeda igu cawiya

  • @erfg2538
    @erfg25383 жыл бұрын

    Alxh

  • @wafanaji9255
    @wafanaji9255 Жыл бұрын

    Ninkeyga 3 bilood ka hor kansar oo u dhintay usoo duceeya

  • @amalyusuf1210

    @amalyusuf1210

    9 ай бұрын

    Allah u naxaristo

  • @Ina_Jees
    @Ina_Jees Жыл бұрын

    😭

  • @muriyaahmed8046
    @muriyaahmed80463 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ilhanmukhtar3798
    @ilhanmukhtar37983 жыл бұрын

    Acs

  • @kowsarmohamuud6396
    @kowsarmohamuud63962 жыл бұрын

    ilahw no gar gar hda muslin nahy

  • @caaqilcali2211
    @caaqilcali22112 жыл бұрын

    Cage lagala so xidhidhayaa

  • @caaqilcali2211
    @caaqilcali22112 жыл бұрын

    Lambarkeda ayanu rabnaa so aanu ULA xidhno mamadan

  • @abdulfatahahmed4331
    @abdulfatahahmed43313 жыл бұрын

    Cancer killed my mother

  • @iimaanbile4382

    @iimaanbile4382

    3 жыл бұрын

    Kansar ma dilin hooyo, sabab baa looga dhigay ilaahay baa wax dila, Heddeedii waqtigeedii baa dhammaaday, Allaah ha u naxariisto

  • @sahalsalaan6672
    @sahalsalaan66723 жыл бұрын

    . Bf derived

  • @xamdifalfalir2963
    @xamdifalfalir29633 жыл бұрын

    NnM Pe

  • @faysamaxamed5026
    @faysamaxamed50263 жыл бұрын

    Alxamdulilaah

  • @najaxahmed9680
    @najaxahmed96803 жыл бұрын

    Alihii kaa dulqadey ayaa mahadle qof.islaamana ale umakeeno

Келесі