sixirka xidigaha iyo furfurida isha maasuuniyada

Фильм және анимация

#somalia Soma. #somaliland Somali. #kenyanewsmedia Kenyan. #muqdisho

Пікірлер: 33

  • @hanaomar2315
    @hanaomar23154 ай бұрын

    Sheikh soo badi ruqiyadaha sida tan iyo faqtuluuhum (dila) Waa clear oo si fiican baa loo maqlayaa

  • @farxiyocabdullahi3237
    @farxiyocabdullahi32373 ай бұрын

    Mashalah shiq ilahaye waxa jeceshahaye oo jano udhertahaye ilahaye hakusiyo runahanti aniga qof xasdan ahaye quranka marka shito wax wen akadarema walahi shiq

  • @fahad2926
    @fahad29264 ай бұрын

    Masha Allah dadkeena waa ku batey cudurkan, allow shaafi inta xanuunsan

  • @LeilaMohamud-hg6bb

    @LeilaMohamud-hg6bb

    4 ай бұрын

    Aamiin

  • @Xamdamohamud518

    @Xamdamohamud518

    4 ай бұрын

    Aamiin

  • @queenmaymuun6323
    @queenmaymuun63234 ай бұрын

    جزاك الله خيرا يا شيخ وبارك الله فيك

  • @aragsanmohamud3034
    @aragsanmohamud30344 ай бұрын

    Sheikh jazakallahu kheyr wanku xanuunsadey balse hada wan ficanahey alxamdulillah 🥰🥰🥰

  • @hanaomar2315
    @hanaomar23154 ай бұрын

    Masha Allah, jazak Allah khayr

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen45184 ай бұрын

    Asc sheekh xageen kaala soo xidhiidha hargaysa ma joogta

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar19014 ай бұрын

    Masha Allah tabarakallah alle ajar iyo xasanad hakasiiyo sheq ceydaruus ❤

  • @samiiramohamed6331
    @samiiramohamed63314 ай бұрын

    Mansha allah dheekh caydaruus alle ha ku xiftiyo

  • @RuqiyoAbdirahman
    @RuqiyoAbdirahman4 ай бұрын

    Mahadsanid sheekh 😊

  • @bilaalcade1403
    @bilaalcade14034 ай бұрын

    Masha allah allah hakubarakeeyo waan kuu xiisanay lkn mar walba waan kugu xirnahay

  • @user-hb1th7fp3y
    @user-hb1th7fp3y4 ай бұрын

    Asc wr wp shekh ilhy hakubarakeeyo Aniga waxaan la xanusanahay xanuunka ruuxiga ah waana dhacaa Waxaan jeclaanlahaa inaan kuu imaado Eexageejoogta oonkalasooxidhiidhaa Iisoo jwp insh Allah

  • @MohamedAhmed-vy5th
    @MohamedAhmed-vy5th4 ай бұрын

    shiikh hargeisa Ma joogta Hada AllaH haku BaraKeeye mise Waad Ka maqan tahay

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed29444 ай бұрын

    Masha allah

  • @user-fu9el5md8j
    @user-fu9el5md8j4 ай бұрын

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك يا شيخ

  • @lulmohamed-rz4xt
    @lulmohamed-rz4xt4 ай бұрын

    Barakallah

  • @hibaaqabdi7795
    @hibaaqabdi77953 ай бұрын

    Alle raali kaa noqoy 🥹❤️❤️❤️

  • @FatushAhmed-ec6lc
    @FatushAhmed-ec6lc4 ай бұрын

    Sheikh ruqyada shaqada nosodub channel kaga wN kawaye

  • @user-gi5ys4re5g
    @user-gi5ys4re5g4 ай бұрын

    🎉❤❤ alaahu akbar😊

  • @user-dj2lm8rk3y
    @user-dj2lm8rk3y4 ай бұрын

    Asc sheikh caydaruus allah haku xafido aniga caloosha xanuun daran ka dareema waxna waa igu raftaan markan dhageysto ruqiyah

  • @FatushAhmed-ec6lc
    @FatushAhmed-ec6lc4 ай бұрын

    Asc sheikh aad ayad umahadsantahay sixir tafriq ayan dhageyste alxmdllh alxmdllh alxmdllh 100jeer illahey Aya mahada leh hada wanficanahay wan qabobe alxmdllh aniga ifur lee kuhaya wax yar hadan murano dagal iyo ifur aya igasohoreyso

  • @ifrahbashir955
    @ifrahbashir9554 ай бұрын

    Shiikh ayeeydey oo sariirsaran ba inoojogta marwalpa waxey dhahdaa waxaan arkaa bahalo ariyo io quranjoyin orordaayo Iso jawaab maxana udawaa

  • @sadiyoyusuf4256
    @sadiyoyusuf42564 ай бұрын

    Sh xayey sis la aan ma la ga xiri karaa

  • @dayibahmedadan9076
    @dayibahmedadan90763 ай бұрын

    Sh alaha ku barakeeyo misaanka xasanadkana hakuugu daro

  • @DumarBilla
    @DumarBilla4 ай бұрын

    Shekh wa gbr in muda ah kuradinysy pls lanbr an kahelo isi waxa maqly ina mugdisho jogtid pls isojwb talo iyo quran an rba ilhy ba talo lh

  • @user-ry9zl6rm2m
    @user-ry9zl6rm2m4 ай бұрын

    Il iyo sixir baa qaba marba Mel baa ixanunta hada naasaha igu daran miyey noqon kara xanunka ruuxiga aan qabo

  • @maxamedcfatax-bo8tv

    @maxamedcfatax-bo8tv

    4 ай бұрын

    Yutyrttytyykjurutkthrfheyy

  • @user-gu2qp6sp8w
    @user-gu2qp6sp8w4 ай бұрын

    Sheikh waaxan kala soxirirey labarka en ligne balse waaxan raba in ankolahadlo adiga

  • @user-gu2qp6sp8w

    @user-gu2qp6sp8w

    4 ай бұрын

    Labarka en ligne ka qofkale ayaa haysta en chaqale marka waaxan raba in an kolasoxiriri

  • @raxmaoomaarraxmaoomaar3260
    @raxmaoomaarraxmaoomaar32604 ай бұрын

    🎉🎉🎉🎉🎉

Келесі