Zakariye Timacadde

Zakariye Timacadde

Mahadsanid sooboqashadada fadlan kamid noqo saxibada halkan ku xiran waxaad ka heli dontaa Warbixina quseya noloshaada iyo wararkii ugu danbeyay Somalia iyo Caalamka

Пікірлер

  • @kalidmed5272
    @kalidmed5272Күн бұрын

    Dhaman shekhda somali oo dhaan we love you❤

  • @user-tn9re3ty7e
    @user-tn9re3ty7e2 күн бұрын

    Askari. Iyo tugu laisma tuso ayaa maqli jiray hadana askari tug ah yaab

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed2 күн бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam

  • @abobasement346
    @abobasement3462 күн бұрын

    Moryan u dowladaynaysah xamar

  • @khadarsaalim8903
    @khadarsaalim89032 күн бұрын

    Legend zaki 😊

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed88943 күн бұрын

    Waain Safaarada la la xariiro Si loo badbaadiyo,waayo way jiran tahay.

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad33163 күн бұрын

    Ilaahay ha u maciino

  • @abdourahmanosmanali7421
    @abdourahmanosmanali74213 күн бұрын

    Samira la dhahaa Gabadhaan madaxa ayaa loogu jiraa waa Somali Yemen Izmir ayee ku nooleyd lacag la'aan ayaa heyso waana reer tabareyd wax lacag eh maheysato ee bada ku gasho

  • @user-tn9re3ty7e
    @user-tn9re3ty7e3 күн бұрын

    Allhu akbar ❤❤

  • @user-ds8ht7ye7g
    @user-ds8ht7ye7g5 күн бұрын

    M.a❤❤

  • @AyaanlemaxamedCali-e2m
    @AyaanlemaxamedCali-e2m7 күн бұрын

    M.a

  • @SahalHassan-n1x
    @SahalHassan-n1x8 күн бұрын

    Maxa lagadhaxle hadii Malintaas ayaaa sharaf iyo karamo oo gudabeyse Somali

  • @exposinglexisocean2956
    @exposinglexisocean29569 күн бұрын

    Masha Allah sheikh ❤❤❤♥️💯🥰🥰🥰🥰♥️♥️♥️🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @casalasal6466
    @casalasal64669 күн бұрын

    Adeer buugaaga ayaa lagu siinayaa yaab aad leedahay cimri aad 120kun ku cunto maba kuu harin tan kale ma buug baad 120kun ku rabyaa waaba waali waxaagu meydka cafiya aan maqli jiray adigana buug dartiis ayaad leedahay qof dhintay yaan la aasin subxaanalah adeer alle ka baq adigaba waad dhiman doontaaye ee iska cafi marxumka buugagiina waa laguu keenaa

  • @xasanmuxsin2306
    @xasanmuxsin230610 күн бұрын

    Xilbaad Ku Doonaysay Buuga oo Laaluush Ayaad Ubixisay

  • @omermhd985
    @omermhd98510 күн бұрын

    Buuga yaa kuu dhibay marka adiga

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q10 күн бұрын

    Inallilaha wainnailàayraijcun axxx allhu naxristo jantufardowsa Allah haka warabiyo Amin amiin amiin yaa raabi yaa raxman yaa raaxim Amin amiin

  • @nuralceenabdullahi
    @nuralceenabdullahi10 күн бұрын

    YAA MARQATI IN OO KU LEYAHAY LACAGTA YANA KA OGAY IN OO KU LEYAHAY LACAGTA

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy10 күн бұрын

    Book see ah?ma fahmin

  • @suaadd5788
    @suaadd578810 күн бұрын

    Ninka xuquuq qaran haysto hadda iska dhiib

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf99610 күн бұрын

    Anigu ma fahmin ninkaan warkiisa

  • @user-bx9zz7oz7p
    @user-bx9zz7oz7p10 күн бұрын

    Ninkii xaq dadow haasto hada intaad caafimaad qabtid iska dhiib

  • @seeftabanaanka9802
    @seeftabanaanka980210 күн бұрын

    ac qof kasta hanolaado ama hadhinto wax waa lagu shegan karaa taa dhibmalaha lakin cadeyn (((( su'aal BUUGA maxaa ku qoran )))))

  • @shairabdi
    @shairabdi10 күн бұрын

    Wallee soomaali isdulmisay! Lkn ilaahbaa kala xaq soori 😢

  • @engineeryiriisow
    @engineeryiriisow10 күн бұрын

    Adi xitaa xiligaas majoogin

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed10 күн бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-tn9re3ty7e
    @user-tn9re3ty7e10 күн бұрын

    Ruwayàd. Ayaa ku firsadày naag ladhahàyo nagruuma 0❤❤

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade0110 күн бұрын

    😂😂 allah haunaxariisto faadumo cali mam nagruumo

  • @maxamednuur649
    @maxamednuur64910 күн бұрын

    Xilkii lagubalan qadey hadaa weydo ilahey ku calfi waayey lama aasi karo miyaa

  • @akapdikaafimohamed778
    @akapdikaafimohamed77810 күн бұрын

    DHIBTU WAA NIDAAMKA CHAPTER 7 ..! ALLE HA'INAGA SAARO DHIBTA 🤲🤲🤲

  • @user-pj6yt3gq7b
    @user-pj6yt3gq7b10 күн бұрын

    Muxu aha buugu qaalisanaa

  • @SamiiroAbdulhiSiman-dr1gq
    @SamiiroAbdulhiSiman-dr1gq10 күн бұрын

    Maasha allaah

  • @mahad9555
    @mahad955511 күн бұрын

    Alxamdulilaah

  • @Hereeri
    @Hereeri12 күн бұрын

    Catoosh waa geesi nool oo ay tahay in loo mahadnaqo iyo in la garab istaago waliba

  • @samirasahra1747
    @samirasahra174712 күн бұрын

    AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN

  • @Babnz
    @Babnz13 күн бұрын

    Gabdhaha aaway marka duli yohow beenta badan

  • @Engayub
    @Engayub13 күн бұрын

    Sheekh mustafe tumaal buu ahaa m.a waa loobaahan Yahay tumaalo badan oo dalka ka hawlGala.

  • @user-nx8rc7de2c
    @user-nx8rc7de2c13 күн бұрын

    Ilbaxnimada ayaa inaga dhigtay dad aqli badan

  • @xamzamaxamed9211
    @xamzamaxamed921114 күн бұрын

    Alaha caafiyo

  • @xamzamaxamed9211
    @xamzamaxamed921114 күн бұрын

    Subxanalahi

  • @fitaahidrishassan2221
    @fitaahidrishassan222114 күн бұрын

    😅😊

  • @siradm
    @siradm15 күн бұрын

    Wax fiican ayay sameeyeen mar hadaanay toogan laakiin waa inan xildhibaan soo damiinan oo uu xaqiisa helaa

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari15 күн бұрын

    Cajiib

  • @ciiseadenhassan7591
    @ciiseadenhassan759115 күн бұрын

    زادك الله في علمك وعمرك يارب الشيخناالعزيز

  • @ubaxyuusuffaarax4605
    @ubaxyuusuffaarax460515 күн бұрын

    Cafisku waqali 😢😢

  • @AbshiroYaasiin
    @AbshiroYaasiin15 күн бұрын

    Macquul sanaa shiikheenu sharaftu waadiinteena islaamka maansha alaah

  • @Otaha-zr8sn
    @Otaha-zr8sn15 күн бұрын

    Allah u naxariisto

  • @user-nx8rc7de2c
    @user-nx8rc7de2c15 күн бұрын

    Masha Allah dhalinyarada shaqo fiican ayeey qabteen nawada waa muhiim dhalinyarada xataa qoryaha xaafada dhigta markay dadxun soo galaan intii ciidanka idinka soo garayo iska qabta kuwa xaafada xumenaya amniga Masha Allah

  • @SacidoJangow
    @SacidoJangow15 күн бұрын

    Masha allah ❤❤❤❤❤

  • @Abdirahmaan-z3b
    @Abdirahmaan-z3b16 күн бұрын

    Shiiqa allaha xafido

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q16 күн бұрын

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw