Maxaa sameyn laheyd lagu dhihi lahaa Eygan ayaa ku baraayo hadii kale wadada ?

Halkan Waa Chanalkeyga Zakariye Timacade waan ku faraxsanahay in aad ka mid noqto saaxibadeda cusub ee halkan ku xiran Mahadsanidin..

Пікірлер: 5

  • @abdullahisaffa3375
    @abdullahisaffa3375Ай бұрын

    Hadii naflagu badbaadinayo waa banaantahay ee booloska waxaan dhihi lahaa waa in xataa guryaha iyo dukaamada lagu baaro

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9cАй бұрын

    K9 waa inaa biyo sii saan iyo cunto ee ma'aha 14 saac in lagu shaqeeyo bilaa cunto uyo biyo

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9cАй бұрын

    ciidanka booliska soomaaliyeed guuleysta ilaahna ha niila garab galo shaqada aad u heysaan dhacabka soomaaliyeed

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9cАй бұрын

    dad keena saas uma fahansana eeyga daroogada iyo lacagta khawaarijta dibada looga keeno wuu sheegaa sida aan ka aragno wadamada hor maray airport wuu sheegaa hadaa lacag wado

  • @AbdullahiAli-pn8kh
    @AbdullahiAli-pn8khАй бұрын

    Kkkkkkkk

Келесі