Taliye Fanax oo ku eedaysan amarka dilka Daahir Dhagool oo lagu dilay Dab-damiska Ayaa la soo....

ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
/ @shabelletv5037

Пікірлер: 49

  • @user-nx8rc7de2c
    @user-nx8rc7de2cАй бұрын

    Taliyasha Marka hore ma uqalmaa taliye nimada waa inoo noqdaa qofdagan masuul ah aamin ah balse qabyalad dhibkeda ayee leedahay

  • @mowlidkhayre1007
    @mowlidkhayre1007Ай бұрын

    Waa markii koobaad een daawado qof samigayga (magacayga) wato oo dil ku eedaysan

  • @HamsaAhmed-hv3ph

    @HamsaAhmed-hv3ph

    20 күн бұрын

    Aniguba ismaan lahaan intaad nooshahay qof Xamse ladhaho Ayaa raiisal wasaare noqonaya😅

  • @mohacade8773
    @mohacade8773Ай бұрын

    Wlh maalinta qiyaamaha mrki alle La hor istaago war wa jiraa Maxey dadku hurdaan balse mrki ee dhintaan ayay so bararugayaan taana suubanaha Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Aya hore ino gu shgy wlh zamin aakir ayeenu jognaa allow na tus khaatimadana kheer Inoga dhig 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-cq6tc7ow2z
    @user-cq6tc7ow2zАй бұрын

    Qarankaa mantaa jiro wllhi qabiilka ka awodbadan marka nin kasto nin kagaa difaaco

  • @KINGCumar-y4n
    @KINGCumar-y4n22 күн бұрын

    Yarabi ino naxreso

  • @FarhanOfficial02
    @FarhanOfficial02Ай бұрын

    Odeygan waa looyar sax ah balse xeer ilaalinta waxbarasho dheeraad ah haloodiro.

  • @MoohaAhmed5
    @MoohaAhmed526 күн бұрын

    Hadaba masaa nool

  • @calibritish7873
    @calibritish7873Ай бұрын

    👌

  • @Mahamed-jz9vj
    @Mahamed-jz9vjАй бұрын

    Taliye fanax waa dilaa

  • @mudugchannel1413
    @mudugchannel1413Ай бұрын

    Shabelle waa waasheen qabyaalada ayaa waashay

  • @user-nm1bz2oc3w
    @user-nm1bz2oc3wАй бұрын

    War celkan mxaa lagu qabta marar badan baa maqla celka hadana shaqalaha celka maqla see wax ujera

  • @AbAhmed-st1tp
    @AbAhmed-st1tpАй бұрын

    Taliyaha iyo ayaga ok oo dhn wa danbiili yaal aheey

  • @user-nj1dy1kl8t

    @user-nj1dy1kl8t

    Ай бұрын

    Hala dhameyo ragga Miya xasid nimadaad ma qabbiil neceyb baa mase Muslim naceyb Waa uun labada mide .

  • @Barre66

    @Barre66

    Ай бұрын

    @@user-nj1dy1kl8ttaliyaha iyo ciidankisa maxa hal qabiil ka dhigay walaal

  • @MahadMohamud-ko8kj
    @MahadMohamud-ko8kjАй бұрын

    Meshaan waxaa ka hadley abukaate aqoon leh runtii abukaate abdiwaahid alh ku sharfo

  • @user-sc6uw1px7g
    @user-sc6uw1px7gАй бұрын

    Xaqiiqdu waxy ilamuuqataa Sid’s abuukatuhu Sheehay deer ilaLinta wajigiisa wax’s kamuuqata Inuu Khaayinimo cad waan rajeynayaa in lashes garadsiyo xaqa xaakinka bal regs markuu abuukatuhu sharaxayo Sida runtahay kan yaree xeer ilaalinta. Wejigiisa cabsi ayaakamuuqta inuu eed xaran cad wato allaawakiil

  • @ahmedtimacade3527
    @ahmedtimacade3527Ай бұрын

    Habartiina ku eedeysan sheeko habargjdir habaaraneey waa nawaanaa.

  • @abdi_252

    @abdi_252

    Ай бұрын

    Hadhowna cadaalad iyo bala bala la imow, habargidir kuwa maalinkasta toogta lagu xukumayo sow maaha ayaguba

  • @XaldoonTv
    @XaldoonTvАй бұрын

    Abukaataha Runtii waa khabiir ku xeeldheer Qodobada uu ka hadlaayo. Tolow Magaciisa iisheega?

  • @khalidcanada6106
    @khalidcanada6106Ай бұрын

    Taliye fanax eed malahan askariga ayaa qalad leh taliye fanax waa taliyaha ugu fiican soomaliya

  • @iqbaalNuur

    @iqbaalNuur

    Ай бұрын

    Hku waso fanax

  • @abdullahimohamedali7177

    @abdullahimohamedali7177

    Ай бұрын

    Kugu qabiil miyaa hhhhh. Wey iska cadahay inuu asiga dilay una saariyey askariga.

  • @idill9090

    @idill9090

    Ай бұрын

    adiga maxaa danbigaas dusha ka saraa ileen qabriya kusuga ye ninka inu danbi lahayna see ku ogatay

  • @mohammadyasseen8439

    @mohammadyasseen8439

    Ай бұрын

    Marka hore ceelka maxa lo weeraray so ma ahan in dadka biyaha laga jaro oon dartiis dab damiska uga guuran amarka ceelka lagu galay taliye fanaxa laha

  • @hassanabdulahi2593

    @hassanabdulahi2593

    Ай бұрын

    Haddii uu nin fiican yahay muxuu u arruursaday fooqaqii cadeynta noqon lahaa laguna ogaan lahaa qoryaha xabada riday.?

  • @user-xl6fs4qy1v
    @user-xl6fs4qy1vАй бұрын

    Ilaha ka cabaso

  • @KINGCumar-y4n
    @KINGCumar-y4n22 күн бұрын

    😢😢😂😂😢😢🎉🎉cajib

  • @billeabdi1061
    @billeabdi1061Ай бұрын

    Fanah bistolad ma qaado illaha kaa cabso

  • @billeabdi1061
    @billeabdi1061Ай бұрын

    Adeer beenta aad halkaan ku soo qoratey jooji fanah dil musan geeysanine

  • @mohamedabdirisaqsaid7278
    @mohamedabdirisaqsaid7278Ай бұрын

    Tv Habar gidir baa iska leh soomahan 😂

  • @Hanan-bs6ed
    @Hanan-bs6edАй бұрын

    MAXKAMADDA CIDAAMADA WAA MEESHA KELIYA EE CADALAD KA JIRTO MAXKAMADA KALE WAXEEY DOONAAN EE SAMEYAAY QABIIL IYO SIYAASAD IYO LAALUSH MA JIRO MAANTA QOF DAN KA LEH TALIYE FANAX MA JIRO EE NINKA MADAXIISA ARKA BISTOOL MIYA MISE QORIGA AK MISA BKM QAREENKA WAA RUNTIISA

  • @CaliXuseen-po7rw
    @CaliXuseen-po7rwАй бұрын

    ❤$77🎉$$7

  • @CaafiTiens
    @CaafiTiensАй бұрын

    Dadkan saan baahalo maxee uku noqdeen. Dad bilaa adam islama nahin miyaa

  • @hussainmohamed8501

    @hussainmohamed8501

    Ай бұрын

    Qosol😂 haiku dilin

  • @abdulaahiaxmed8691
    @abdulaahiaxmed8691Ай бұрын

    Ninkaan waxaa loo malaynaa inuu taliyaha dilay

  • @maweladadhalanka6925

    @maweladadhalanka6925

    17 күн бұрын

    Xujun hagaarin mala ah 😂😂😂

  • @SayidSadaad-np7zb
    @SayidSadaad-np7zbАй бұрын

    Ceel buu ka shaqeeyaa waana police maxay tahay haawey

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisaАй бұрын

    Ninka dhintay ceelka joogay nin shacabka muhay hadii dirays xidhnaa oo shaqadu haya anay dawladi u diran waa budhcad in lado wuu is tahilaa

  • @Aahel_

    @Aahel_

    Ай бұрын

    inuu nin ciidan yahy oo poliska kamid yahy wa lugu sheegay qofkaan waa burcad qof ama eedaays qaadanayo waa markii la helo ciddi uu dhacay ee waxbaro intaadan dadka xukumin

  • @abdi_252

    @abdi_252

    Ай бұрын

    Ay ay dhalay baa thy dil ruux muslim ah sidee udhahday wuu istaahilaa, budcad marka leedahay yuu dhacayay bariiskiisa xalaasha ayuu dhacdanayy

  • @user-sc6uw1px7g
    @user-sc6uw1px7gАй бұрын

    Bkm Wuu bur burin Lahaa raga halasoo qabto

  • @hamdixsan
    @hamdixsanАй бұрын

    Askerta inta shaqo loo dirsado ayaa haddana la dilaa miya

  • @rock_diamond9475

    @rock_diamond9475

    22 күн бұрын

    Askariga Wu saxan yahay xabad Aya la igu so Riday wana U jawabay Hadu dhintay ma askariga la toganaya Wu is difacayay

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5Ай бұрын

    Kiiskan wa dhageystay ninkan mowliid wa langaab waa ninka kaliya danbiga dusha lo sari karo sida la isku raacay

  • @mohamedyusuf6427

    @mohamedyusuf6427

    Ай бұрын

    Nyw waayo qabiilkaasi, somali qabiilbaan waxba ka reebayn iyo nin jeclaysi

  • @cadceed-wt5

    @cadceed-wt5

    Ай бұрын

    @@mohamedyusuf6427 nio waa reeraha yar ee hawiyaha umaleyay

  • @deeqowjiile4311
    @deeqowjiile4311Ай бұрын

    Hg wxey rabtaa iney taliyaha eed uusan laheyn aay dusha ka saarto blse ma dhicin lkn taliye ka wngsan kuma jiro ciidanka runti akhlaakhiyan dacad nimo

  • @AbAhmed-st1tp
    @AbAhmed-st1tpАй бұрын

    Taliyaha iyo ayaga ok oo dhn wa danbiili yaal aheey

Келесі