Shabelle TV

Shabelle TV

Shabelle Media Network (SMN) is a Radio and Television news organization based in Mogadishu, Somalia.

Пікірлер

  • @abdikadirismail1334
    @abdikadirismail13348 минут бұрын

    Kkkkkk miskiin

  • @smartchannel2459
    @smartchannel245914 минут бұрын

    Lageng waaye wlhi kan 😂😂😂😂

  • @Umumaxamad1
    @Umumaxamad121 минут бұрын

    Waryaa wejigaada been ayaa ka muuqata wixi run ah ilaahay swt ayaa og

  • @ahmedmohamedabdi8814
    @ahmedmohamedabdi881424 минут бұрын

    Waa runteeda

  • @AbunawafAljabarty
    @AbunawafAljabarty26 минут бұрын

    WAXAA KAGA DHOW MD. AFWORKI ABU XAFAYA ISMACIIL BARANBARO. 😂😂😂😂 MISE MEESHAN KAMA EDEYN KARTID DHUXULOOW RUNTA KA HADAL.

  • @ahmedmohamedabdi8814
    @ahmedmohamedabdi881426 минут бұрын

    Xildhibaan fa,ISA waa tinted hore usoco

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos194037 минут бұрын

    War ku ma sugna waana arin caqliga ka wayn Ilaahay ayaa og xaqiiqada

  • @Abdirizack_AR
    @Abdirizack_AR33 минут бұрын

    Sax waxbaa qaldan

  • @Suhayb1_4
    @Suhayb1_413 минут бұрын

    Waa been sxb propaganda ayaa la dhahaa

  • @SankaXalweste
    @SankaXalweste38 минут бұрын

    Acudu bilah yaqshid anaba joge ani ma irabtaa😢😂😂

  • @wizzzaki5146
    @wizzzaki514633 минут бұрын

    Is ilaali wll😂😂

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii38 минут бұрын

    Subxanallah hoyadi maba lodiray😱😱😱😱😱😱

  • @jkaf2172
    @jkaf217240 минут бұрын

    Horta sheekada wayba isku qasan tahay ninkuu dilay kadib waxa dhacay ma dhameystirin qarax ayaa la ii diray dagaal aan ka qayb qaatay meel uu ka bilaabay meel ey ku dhamaato maleh miyaa

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x44 минут бұрын

    Xil idhiib hooyada so dil aa arsinaal diina kudagalaa kudhaha waarid qof so dila dhahayo balayo idinku dhacday

  • @Joseph_abukar
    @Joseph_abukar49 минут бұрын

    Dowladu dacayadeedu waa mid xaddhaaf ah

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t51 минут бұрын

    Miskiin ilhy hakaabadbaadiyo

  • @Suhayb1_4
    @Suhayb1_414 минут бұрын

    Waa been waxaani

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol52 минут бұрын

    Hildhibaan gesi ah oo ku dhiraan kara inu moryanta grub hirab 91 hortoda kashego dhibta iyo dhagarka umalegayaan shacbiga masibaato ku habsatay dawlede iyo sisaymeki mesha kabahday ee moryane boob dhul diil xaarig hub kontrabana ababul dagal beleed waax kasto luyaqano mafia baa somaiya ku habsatay xidhibaan gesi qaraan allah sharkoda iyo shirqolkoda moryane grub hirab 91 akabto

  • @yasinabukar5591
    @yasinabukar559153 минут бұрын

    Moryaan

  • @yasinabukar5591
    @yasinabukar559154 минут бұрын

    War ka hadal Qabuuraha lafaganayo belaayo ku heshay iskadaa asifarki dal ayuu xukumaa

  • @user-gu6zp3qw3r
    @user-gu6zp3qw3r55 минут бұрын

    Milmaha yaryar bay maskaxda kaxadaan

  • @nasirozil781
    @nasirozil781Сағат бұрын

    Beybal😂mxuu ahaaa

  • @dhalanyaradamanta
    @dhalanyaradamantaСағат бұрын

    Walahi shacab ka soomaaliyeed aad beey u dhiban yihin dowlada iyadoon u heyn shacab ka biyo caafimaad wax barasho koronto ayyaa hadana quf kii dokhosh dhistay waxaa ay ku haysataa doqash kisa hadaba shacabow waxa idin dhiman ayyaa ah in sidii xoolihii in suukha nila geysto nila ibsado hadaba mesha fadhi idin ma yaalo qur yihina khaata iskana dhacsha xaranta xaranta dhashay

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hbСағат бұрын

    XASSAN CULUSOOW GURGUURTE HEES QABYAALADEED BUU IDINKU DHAAFIYEY 5SANO EE FARAMAAJO joogay wanaagii buu idinka burburiyey ee dalku wanaag buu ku tilaabsanaayey maanta xaalku hawiyuu ku xun yahay Xassana cidna uma naxo Sheekh Shariif oo Ina adeerkiisa ah maanta haduu heli karo wuu khaarijinlahaa ka xaab xaabiya HEE hawiye MISE wali qabyaaladii baad u suuxsan tihiin?

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519Сағат бұрын

    wariya.isaga.maliik.ma ahaan

  • @jamalb6925
    @jamalb6925Сағат бұрын

    Afsomaliga labalabadaa oo xamar kusoo kordhay waxaa ka mida ( DIYAAR WAAYE)

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii42 минут бұрын

    😂😂 mashege

  • @ishmaelmohamed1115
    @ishmaelmohamed11152 сағат бұрын

    Hadow danbi galay maxa udiiday maxkamad in lasoso tago wayo 24 sac ninka wala afdubay lama xerin

  • @user-ti8qb2hl7l
    @user-ti8qb2hl7l2 сағат бұрын

    Aniga tareenka xasan shiikh waxaan ka haray marku shidaal la aan noqday wlhi

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132Сағат бұрын

    Waligeyba ma racin sababtoo ahaa dhaqankiisii horaa ogeyn

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge84462 сағат бұрын

    Kooxda qawaarijta ee ku metesha argagaxisada maafiyada ugus ee xidhibaanada

  • @KUSOWQAWDHAN-f6c
    @KUSOWQAWDHAN-f6c2 сағат бұрын

    Midkaan ma xildhibaanada tirada badan ee Itoobiya u shaqeeya ayuu ka midyahay, maxaa Ereteriya & Afawerki u geeyey?

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed28372 сағат бұрын

    Naa maxad siyaad maxakeenay meesha????????

  • @AboweAdo
    @AboweAdo2 сағат бұрын

    Hadaba fursad wad ledahy misajidada wey furnthy towba ken dadka qurunka ka dhex bax ilaahe u go,

  • @AboweAdo
    @AboweAdo2 сағат бұрын

    Intan sano qabyalad ku jirty oo mxa ku diidey ind quranka barato ku dhaqanto

  • @daahirmacalin5776
    @daahirmacalin57762 сағат бұрын

    Gabadhani fa'isa waa geesiyad runtana ka hadasha. Hore usoco ayaan lee yahay

  • @ahmedmaxamuud438
    @ahmedmaxamuud4383 сағат бұрын

    Su aalo jawaabo ubaahan. 1. Yaa idin doortay ma shacab mise jeebka siyaasiga ? 2. Yaad matashaan ma jeebkiina mise shacab somaliyeed? 3. Hadii shacab wax la yeelo wax yeeladoodo waa joogteee sidaa ma uhadashaaan oo ma u damqataan mise marka idinka la idin taabto ayaad sidaa tihiin? 3. Sidaad ku soo baxdeen dib marna ma isu waydiisaan? 4. Inkaad madaxtinimada wadanka udoorateen in uu calmkiinii yahay ma ogtihiin.? 5. Madaxdo oo dhan maxadax wayne ilaa halka u hoosaysa waxay xumeeyaan ma og tihiin in adinka laydin waydiin aduun iyo aakhri raba? Allow xil dhibaaninmaan kaa maqan galay in aan noqdo...

  • @ahmedmaxamuud438
    @ahmedmaxamuud4383 сағат бұрын

    Su aalo jawaabo ubaahan. 1. Yaa idin doortay ma shacab mise jeebka siyaasiga ? 2. Yaad matashaan ma jeebkiina mise shacab somaliyeed? 3. Hadii shacab wax la yeelo wax yeeladoodo waa joogteee sidaa ma uhadashaaan oo ma u damqataan mise marka idinka la idin taabto ayaad sidaa tihiin? 3. Sidaad ku soo baxdeen dib marna ma isu waydiisaan? 4. Inkaad madaxtinimada wadanka udoorateen in uu calmkiinii yahay ma ogtihiin.? 5. Madaxdo oo dhan maxadax wayne ilaa halka u hoosaysa waxay xumeeyaan ma og tihiin in adinka laydin waydiin aduun iyo aakhri raba? Allow xil dhibaaninmaan kaa maqan galay in aan noqdo...

  • @ahmedmaxamuud438
    @ahmedmaxamuud4383 сағат бұрын

    Su aalo jawaabo ubaahan. 1. Yaa idin doortay ma shacab mise jeebka siyaasiga ? 2. Yaad matashaan ma jeebkiina mise shacab somaliyeed? 3. Hadii shacab wax la yeelo wax yeeladoodo waa joogteee sidaa ma uhadashaaan oo ma u damqataan mise marka idinka la idin taabto ayaad sidaa tihiin? 3. Sidaad ku soo baxdeen dib marna ma isu waydiisaan? 4. Inkaad madaxtinimada wadanka udoorateen in uu calmkiinii yahay ma ogtihiin.? 5. Madaxdo oo dhan maxadax wayne ilaa halka u hoosaysa waxay xumeeyaan ma og tihiin in adinka laydin waydiin aduun iyo aakhri raba? Allow xil dhibaaninmaan kaa maqan galay in aan noqdo...

  • @saalimshariif3964
    @saalimshariif39644 сағат бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @Aminaabdi-oo3jc
    @Aminaabdi-oo3jc4 сағат бұрын

    War kan dhaar maqabato qumayo ha ruugte 😮

  • @ahmedweli3910
    @ahmedweli39105 сағат бұрын

    Dawlad iyo Baarlamaanka ha la kala saaro, nin Senator ah xil dawladeed ma qaban karo, sharci haloo sameeyo musuqa baarlamaanka inuu lacag ka qaato dawlada gudaha iyo dibada, Adinkey isku kiin direysaa

  • @abdihakimmohamed3196
    @abdihakimmohamed31965 сағат бұрын

    Dowlada somalia waa iney hoos kataageerto ONLF. itoobiya mardambe lagama maqleen iney dhul somaliyeed soo haweysato.

  • @awiladen7814
    @awiladen78146 сағат бұрын

    AWDAL STATE INSHA ALLAH 🙏❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ahmedcumar8335
    @ahmedcumar83356 сағат бұрын

    Xasan gurguurte tuug tuug boow ahaay

  • @nancyjohn2609
    @nancyjohn26096 сағат бұрын

    Dameer daman wayn🦓

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale9 сағат бұрын

    Dalkii meeye ?? Heeraan meeye ?? Gedo meeye ?? Bay iyo bakool meeye ?? Suudad waweyn raaxo iyo caweys Qabiil iyo jago Mooyee waxkale uma muuqdaan

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale10 сағат бұрын

    Dadku madaxa aya majo lorogey wardalkii meeye ??? Itopiya ayaan milkiyey intad qabill iyo cuno eegeydeen

  • @mahamudomar3225
    @mahamudomar322511 сағат бұрын

    qofkaan dhegihiisa iyo afkiisa ma is maqlaan. wareysi uu july a4keeda uu bixiyey ku sheegay in uu nin sheeqaal qutub uu yahay, isla wareysigaasi ayuu ku yiri waxaan ahay nin waceysle ku qaaraan ah. iminkana wuxuu ku leeyahay nin tumaal ah oo waxaan dacwad ka ahey gudoomiyaha barlamaanka galmudug. adeer waxaan kula talin lahaa marka hore nafsadaadi amin soomaalida oo dhan ayaa bug ah. waxaa arkeysaa afar wiil oo walaalo ah oo mid ku leh carab ayaan ahey, mid kuleh yuhuud ayaan ahey, mid ku leh iiraan aheyiyo mid ku leh xabashi ama oromo ayaan galnaa. haddiba aad baahi u qabtid laan dheernimo iyo nasabnimo qoriga qaado waad badan tihiin dagaalama soomaalida hal dheg ayey wax ka maqashaa waa in aad iska dhicisaan haddi kale aamus oo baryada jooji.

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab301812 сағат бұрын

    Kkk haacooyow hal iyo nirig ayaa geel iskaga hadhay danbaa hawdka loo xuley

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi769213 сағат бұрын

    Bada ma hooyadaba leh anaga ah reer somaliland Badana anagaa siineyna maxaad ka badali kartaa

  • @cbdalkrmahmadgalal
    @cbdalkrmahmadgalal14 сағат бұрын

    اتكلم عن اثيوبيا الي تريد بحرك وارضك بدلان م تنشغال ب افعل ماضي وانتهت امورها ي اهبل هههه

  • @cbdalkrmahmadgalal
    @cbdalkrmahmadgalal14 сағат бұрын

    انت كتبت كتاب عن قصتك ولا زلت تتكلم كل يوم مع الصحافه ههههه ممكن مافي احد اعتنا بكتابك وشراه اخي اجلس انت اكبر مرتزق ولااحد يفعل مره ثانيه مدير الانتخابات

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif128815 сағат бұрын

    Waa guul afka somaaliga waa mug weyn yahay maay iyo maxaa way simanyihiin

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6m16 сағат бұрын

    Walaahi Wasiirkani Xayraan ayuu ahaa Hargeisa iyo Boorama. Safari Hotel ayuu ciyaalka la fadhiisan jiray

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed894319 сағат бұрын

    Adaaba xaan cuna ah oo qaatumo joogo dhaban modoobe reer bililiqo 🎉🎉🎉🎉