DAAWO - QARAXYO DHACAY IYO XOGA KALE OO AY KUU KAYDISAY CAMEROOYINKA AMNIGA - CCTV

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 590

  • @jamaalaxmed-eo6yt
    @jamaalaxmed-eo6yt3 ай бұрын

    Kaamarooyinkaan wax wayn ayay ka badaleen amaanka magaalada Muqdisho runtii. Madaxwayne Xasan iyo Raisul wasaare Xamza xoog ayay saareen in meelaha muhiimka ah sida suuqyada, xeryaha ciidamada, hotelada iyo dhamaan meela ay dadku ku badan yihiin la galiyo Kaamarooyin. MashaAllah way ku guulaysteen arintaas maanta Muqdisho waxay ku taamaysaa nabad al isku halaynkaro MashaAllah. May Allah bring peace and prosperity to our beloved country InshaAllah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hidaelmi4545

    @hidaelmi4545

    3 ай бұрын

    ✅✅✅👌

  • @faysalfaqay4376

    @faysalfaqay4376

    3 ай бұрын

    Xasan hadu wax qaban karo dumarka abgaal vegro loma cuneeen

  • @sacdiyoabdinur5524

    @sacdiyoabdinur5524

    3 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @jamaalaxmed-eo6yt

    @jamaalaxmed-eo6yt

    3 ай бұрын

    @@sacdiyoabdinur5524 Thanks abaayo. May Allah unify our people wherever they are InshaAllah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamaalaxmed-eo6yt

    @jamaalaxmed-eo6yt

    3 ай бұрын

    @@hidaelmi4545 Thanks! May Allah unify our Somali people wherever they are InshaAllah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @somali.liibaan6059
    @somali.liibaan60593 ай бұрын

    Waxaan ku talin lahaa kuwaan Inaan xabad lagu dilin ee la gowraco dhamaantood. maxaa yeelay waa arxan laawayaal❤️❤️🇸🇴

  • @DaahirIbraahin-wf5tq

    @DaahirIbraahin-wf5tq

    3 ай бұрын

    Kkk

  • @Mukhtaar2004

    @Mukhtaar2004

    3 ай бұрын

    Dil waa dil lakin dhaqanka foosha xun ee gowricida waxaa iska leh khawaarijiinta

  • @somali.liibaan6059

    @somali.liibaan6059

    3 ай бұрын

    @@Mukhtaar2004 hadaad fool xontahay waa lagula fool xumaanaa sxb tan kale nimankaan hadii si arxan daro ah loo dilo. Waxey u noqonayan tusaale kuwa dambe ee ku fakiri doona Iney umada baa bi,iyaan. No calool jileec sxb

  • @inaxamze2342

    @inaxamze2342

    3 ай бұрын

    Xadiiskii nabiga ha iloobin

  • @hooyoaamaguul3673

    @hooyoaamaguul3673

    3 ай бұрын

    Haddii la gawraco xitaa dhibkay geysteen 1% lagama goyn ee si wax uun looga gooyo waa inaan la dilin ee ay noo joogaan oo farsamo kale oo ku habboon la sameeyo waayo waa duul xaasidnimo dhammeeyey

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman47873 ай бұрын

    Haddii shaqadu sidaan u socoto qaraxu waa dhamaan I.A♥️🇸🇴💪

  • @Madridista686
    @Madridista6863 ай бұрын

    Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏

  • @user-ww2ev3io6i
    @user-ww2ev3io6i3 ай бұрын

    Subxanllah ya Allah u gargar umada réer mugdisho😢😢 from jabuti

  • @user-wc5hv9hn9w

    @user-wc5hv9hn9w

    3 ай бұрын

    Tanks mcnto wlhi dowladeena weedadaleesaa😢

  • @ayaanleadvice
    @ayaanleadvice3 ай бұрын

    Sntv waa la mahadiyey malmahaan

  • @hassannur7443
    @hassannur74433 ай бұрын

    Goormaa la dilaa? Dilkooda inaan fiirsado ayaa i farxad gelineyso.

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    3 ай бұрын

    khawarij gaal ka daran towbad keenkooda lama aamini karo, nabigu wuxuu yidhi meelkasta oo aad ku aragto dila

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax3 ай бұрын

    Mahadsanid Wariye sare Abdulkadir Isse shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤❤

  • @hamdixsan
    @hamdixsan3 ай бұрын

    Ciidankeena guulo badan ayaad gaarteen waana idin ruyaaqnay guuleysta😊

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    3 ай бұрын

    khawarij gaal ka daran towbad keenkooda lama aamini karo, nabigu wuxuu yidhi meelkasta oo aad ku aragto dila

  • @Suhayb1_4

    @Suhayb1_4

    3 ай бұрын

    ​@LexlutherVII xaaraan baa tahay malaha nabi maxamed qofkii ka been abuurta wuxuu dhahay hadii diyaarsado meeshii uu naarta ka gali lahaa ee nebi maxamed sallalaahu caleyhi wasalam haka been abuuran khaniis ama murtad dhiigiisu banaan yahay midlee tahaye

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    3 ай бұрын

    @@Suhayb1_4 jahil, Sahih Muslim 1066a akhri xadiiskaas markaas hadal

  • @MustafeZaacid

    @MustafeZaacid

    3 ай бұрын

    ​@@Suhayb1_4 سورة النساء قال الله تعالى ومن يقتل مؤمنا متعمدا فجزآؤه جهنم خالد فيها وغضب الله عليه ولعنه وأعد له عذابا عظيما. ايه 93. Ibnu cabaas marku sharaxayay ayada wuxu idhi towbad malaha qofka qof Muslim ah xaq dara ku dila

  • @user-of2mw4ik7c

    @user-of2mw4ik7c

    4 күн бұрын

    Jahligu xuma war axadiis ayuu kaga waramay khawarijta nabigu​@@Suhayb1_4

  • @hindiafsomailah
    @hindiafsomailah3 ай бұрын

    Shuute dadkan ha u jixinjixin ee dhagta dhiiga u dar hadayba qirteen hadana la dilin adiga iyo qoyskada ayay ka bilabayan u dhameey thank you

  • @ciisecabdijaamacciisecabdi1181

    @ciisecabdijaamacciisecabdi1181

    3 ай бұрын

    Shuute argagixiso lo geyey miyaa nolaada

  • @gurisoomaliyeedtube2163
    @gurisoomaliyeedtube21633 ай бұрын

    askarigaas abaal mariya si askarta kale ugu yaraan ugu dhiirato haddii kale dayaca meelahaas halagu dilo

  • @OldSomLyrics
    @OldSomLyrics3 ай бұрын

    naclad idinku dhacdey argagaxiso maalinkasta dad masakina ayay gardaro ku dilaan waliguudna ma guulaystaan waa astaanta khaatumada xumida 16 sano ayay wadanka dhibayaan waliguud guul ma gaarin naclad idinku dhacdey

  • @sumayayusuf9636
    @sumayayusuf96363 ай бұрын

    First person adiga iga danbeeyo like isaar👍🙏🏻

  • @Abdinasiryussufabdille-tx7wm
    @Abdinasiryussufabdille-tx7wm3 ай бұрын

    Saxiiboow kuwaan Dagaalka Gaza may aadaan kaasaba sax eh

  • @abdi_252
    @abdi_2523 ай бұрын

    It’s sickening how al shaydaan brainwash somali youths naclad inku dhacday I lost my brother in zoobe 2😢

  • @AdamEuroS

    @AdamEuroS

    3 ай бұрын

    I just came 2 visit xamar 1st day i survive qarax this country is never going to change in our life time very sad

  • @abdi_252

    @abdi_252

    3 ай бұрын

    @@AdamEuroS we’re cursed bro, somalia is one of the richest places on earth but we messed up,we know only how to k!ll each other

  • @bugazi3037

    @bugazi3037

    3 ай бұрын

    @@AdamEuroS inshallah khawaarij are losing thanks new government

  • @SuldanoAli-oe6ub
    @SuldanoAli-oe6ub3 ай бұрын

    Askariga halla abaal mariyo allaha nobadiyo askarigaas oo kalle ❤

  • @user-mt5pu2vl7i
    @user-mt5pu2vl7i3 ай бұрын

    Dhaman taliye mahad salaad inta joogay laso xeri inta baris ku jireen mibo midka kale lagu so qabtay wan ku tabi donaa taliye mahadkii nalka nodaray❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏

  • @somali.liibaan6059

    @somali.liibaan6059

    3 ай бұрын

    Isla mahad salad waqtigiisa ayaa qarax yadaan iyo howshaan la fududeyay. Sidaa darteed in mahad salad xilka laga xayubiyo danta dalka iyo dadka ayaa ku jirto🇸🇴🇸🇴❤️❤️

  • @yussufismael6314

    @yussufismael6314

    3 ай бұрын

    Ha walahi mahad salaad shabaab weye dimiirlawayaal badan oo farmaajo fowda iyo fidna wade shabaab kalkaal uu u horeeyo aa wada filimkass

  • @abdirahmanlibaan5850

    @abdirahmanlibaan5850

    3 ай бұрын

    Mahad salaad markii nabadsugida loo dhiibay ka 5tii sano farmaajo iyo fahad wax qabadka ugu badan qabteen waxaa ka mid aheeyd askarta nabadsugida iyo alshabaab in aroos wadareed loo dhigay Mahad salaad ciidan %50 khawaarij ah loo dhiibay

  • @ciisecabdijaamacciisecabdi1181

    @ciisecabdijaamacciisecabdi1181

    3 ай бұрын

    Taliye mahad salaad mahadsan yahay marwalba 🎉

  • @abdirahmanlibaan5850

    @abdirahmanlibaan5850

    3 ай бұрын

    Taliye mahad salaad halyeey qaran ka naxoow nafta waay

  • @maxamedibraahim3751
    @maxamedibraahim37513 ай бұрын

    Ugu danbeen waxa kal fadhigan so xire gadomiyaha maxkamada cidamada qalabka sida Gashanle sare xasan cali nuur shute

  • @aamiinmaxaudguuleed1110
    @aamiinmaxaudguuleed11103 ай бұрын

    Anaa ugu horeeya coment fadlan like saara

  • @FY-Editzz
    @FY-Editzz3 ай бұрын

    WAW, masha allah, waa GUUL mar labaad waa GUUL. CTTV waa badbaadaada iyo badbaada qof walba.

  • @hodoadam7781
    @hodoadam77813 ай бұрын

    Mustaqbalka uu dalka kaleeyhy maxay thay ma mida uu dadkeeda gubaayay

  • @hassanoscarlyrics4792

    @hassanoscarlyrics4792

    3 ай бұрын

    Naftaada io nafteyda inoo gooyo uu ka leeyhy mustaqbal ka 😂😂😂😂😂

  • @khadarismail5809

    @khadarismail5809

    3 ай бұрын

    😂😂😂​@@hassanoscarlyrics4792

  • @FatimaMaxamed-xp3py

    @FatimaMaxamed-xp3py

    3 ай бұрын

    Waa taan layabay😂

  • @tajudinbayaan2700
    @tajudinbayaan27003 ай бұрын

    Good job somali national tv

  • @lamatabtan10
    @lamatabtan103 ай бұрын

    Ma sha allah shaqo wacan ciidanka somaliyeed I’m proud of you guys ❤

  • @Daaqirmedia
    @Daaqirmedia3 ай бұрын

    wadanka mustaqbal ayaan ka leeyahay kulahaa

  • @Mahad.cali1

    @Mahad.cali1

    3 ай бұрын

    Waana baa bi ineya meel ay is leeyihin ma'ahan

  • @issarashid9585

    @issarashid9585

    3 ай бұрын

    Inda adega layabay

  • @Cabdirxamaan_Garanwaa252

    @Cabdirxamaan_Garanwaa252

    3 ай бұрын

    dadka inuu ka caqli badan yahay ayuu u maleeyaa. qof shabaab hal meel ayuu wadanka ku leeyahay waana qabriga

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    3 ай бұрын

    kk, markaad sheydaanka ku biirayso maxaad taas uga fikiri wayday

  • @CadnaanCalinasir

    @CadnaanCalinasir

    3 ай бұрын

    maila maqashey

  • @sahra951
    @sahra9513 ай бұрын

    Alxdlilah ilaahoow umada kaqabo xasbuna Allah

  • @FatmaNuuro23
    @FatmaNuuro233 ай бұрын

    Nin dadka masaakinta ah dhibkoda iyo qaraxyadooda ka qeyb qaatey wax naxaris ah Yan loo muujin.

  • @Hanadmohamet
    @Hanadmohamet3 ай бұрын

    Ilhy Ha idin amansado Rer MuqdiSho From HargisaH😢

  • @UgaasCabdi-kw7ri

    @UgaasCabdi-kw7ri

    3 ай бұрын

    Waad mahadsantahay walaal shacabka reer Hargeysa waa walaalaheen marka madaxda unbaa nugu oorkacsado

  • @nadifajamac4111
    @nadifajamac41113 ай бұрын

    Xasbunalahi wancimawakil kuwan shartooda ilaahay ha naga badbadiyo

  • @batulasmail8261
    @batulasmail82613 ай бұрын

    Aaway kuwii Soo dhaafinayey Check points

  • @user-rp6zo7zi2h

    @user-rp6zo7zi2h

    3 ай бұрын

    Kuwas mahad salad ayaa u qaabilsan

  • @lamatabtan10

    @lamatabtan10

    3 ай бұрын

    Lama sodhaafin qarax kusoo galeen

  • @beryalex1798

    @beryalex1798

    3 ай бұрын

    @@user-rp6zo7zi2h Nikii soo qabtay ayaa leeday wu soo dhafiyey mise videoga ma fiirsan. tankale mahad hada wuu ka tagey shaqada maxaa wali uga baqee?

  • @user-vz6uy8ck2r
    @user-vz6uy8ck2r3 ай бұрын

    Askariga policka abaal marin hala seyo

  • @nasroadan2221
    @nasroadan22213 ай бұрын

    Walee somaliyo musiibo yaa ka jirto caruurihii dhalin yarada ahaana waxaa laga dhiga bahalo bilaa naxariis sh

  • @dharaaryasiin5513
    @dharaaryasiin55133 ай бұрын

    Shuute isnot easy maxaa kuu baxay ku lahaa

  • @aestheticmoods4257
    @aestheticmoods42573 ай бұрын

    Mash Allah. Dowladda shaqo fiican ayeey heysaa. Waa dhamaatay waa dilay waana baxsaday.

  • @abdullahimohamed5544
    @abdullahimohamed55443 ай бұрын

    DFS Hormuud Gacanta Hakudhigto kadibna Nisa Halaga buuxiyo Si ay udhageystaan Talefanada Oodhan Oo Somalidu isticmaasha

  • @abdulqadiradamali

    @abdulqadiradamali

    3 ай бұрын

    Dhagaysiga telka, looma baahna hormuud. Dowladu si kale ayay u dhagaysan kartaa!!?

  • @abdulqadiradamali

    @abdulqadiradamali

    3 ай бұрын

    Dhagaysiga telka, looma baahna hormuud. Dowladu si kale ayay u dhagaysan kartaa!!?

  • @WizzApdiApdy
    @WizzApdiApdy3 ай бұрын

    Cunuga yarka ma ahaanee inta kale ayagoo nool haraga halaga siibo ilkaha ka bixiya kalyaha ka dueeliya aashitana indhaha halooga shubo kadib dil toogasho ah wcs mida kale Askariga 50.000 iska diiday waa wadani dhab ah ee boqol kun dollar ku abaal mariya hadey gobonimo jirto ❤

  • @abdirahmanmohamed3283

    @abdirahmanmohamed3283

    3 ай бұрын

    sharicga islaamka sidaa ma qabo lkn waa in la toogtaa torjar ma fiicna dadkan wixi ay fali lahaayeen faleen lkn kuli hala daldalo ama hala dilo

  • @user-fp9cg1zb2u

    @user-fp9cg1zb2u

    3 ай бұрын

    Hhhhhh wa iga qosly wlh intad shgty oo dhan wy mudn yhn askirigana wa halyeey qaran ee 100k halasiiyo kwrn hdy ahn lhyn askrta kle ee tuugada wy qaadn lhyn wlh

  • @ibrayare6581

    @ibrayare6581

    3 ай бұрын

    Aad iyo aad 😂😊

  • @inaugas4900

    @inaugas4900

    3 ай бұрын

    Hhhhhhh war hedhe xageed wax ku ciqaabi jirtay

  • @cabdiqaniwardi5743

    @cabdiqaniwardi5743

    3 ай бұрын

    ​@@inaugas4900abdi iley buu ushaqeyn jirah

  • @40Durkiya
    @40Durkiya3 ай бұрын

    Subxaanalah ilaahow dadka iyo dalka noo badbaadi

  • @wab20
    @wab203 ай бұрын

    Somaliye tooso from Djibouti 🇩🇯

  • @nasrocabdiraxmaan4960

    @nasrocabdiraxmaan4960

    3 ай бұрын

    ❤❤

  • @yussufismael6314
    @yussufismael63143 ай бұрын

    Kan maqaaxida isku qarinaayo hooyo ilmo xabaarsan hormarty wlhi fiiri taabo Marku marayo 23:56 😢😢 tlow maga badbaadey

  • @hodoadam7781
    @hodoadam77813 ай бұрын

    Illaahow jano fardowso kulahaaa Hadana ubishaaree raga Janada iyo bishaarada ma in dhiiga muslimiinta la xalaalsado baaa inaa qof disho waa dambi wayn oo todobada wax halaaga ah hadana inaa xalaashato kasii daran😢

  • @abdirahmanmohamed3283

    @abdirahmanmohamed3283

    3 ай бұрын

    aqoon la aan ayaa u geysay iyo jaahilnimo waa dad aan diinta a aqoon ka dibna la qalday

  • @Amirada_Sunduz
    @Amirada_Sunduz3 ай бұрын

    Wxn jclan lahaa midkzto rapo inuu isqarxiyo Oo umad an wx galabsan Uu galafto kaligiis hku qaraxdo idim Alle🤲🏻

  • @ureejiahmed7576
    @ureejiahmed75763 ай бұрын

    Maashaallaah allaah ayaa mahadsan

  • @WizzApdiApdy
    @WizzApdiApdy3 ай бұрын

    Good job

  • @shijo2055
    @shijo20553 ай бұрын

    اللهم أصلح بلادنا 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲وألف بينا القلوبنا برحمتك 🤲🤲🤲

  • @husseinaden7560
    @husseinaden75603 ай бұрын

    Mnsha allah booliiska somaliya guul,waa horumar wayn bay wadaan qaabka ay u shaqaynayaan,waa qaab horumarsan

  • @MohamuudMohamed-mm1rp
    @MohamuudMohamed-mm1rp3 ай бұрын

    Taliye shuute rabiyow kuxifdi inshaalah taliyaha wardiyo fcn o masuliyin ah haloo sameyo shabab dhafi mayan shute❤ gortay noqotaba way kuyaci donan balse shaqada qaranka u hayo halagu garabsiiyo wardiyayal adag masuliyin ah insha alalh

  • @Degaliah

    @Degaliah

    3 ай бұрын

    Ha walahi ninkaa aad ha lo ilaaliyo inkaatoo wan ajashiisa labaajin karin

  • @abdifitahmohamed535

    @abdifitahmohamed535

    3 ай бұрын

    Shuute waxuu u dhaartay umadaan haduu dhinto waa Shahid haduu nolaaadana waa helyeel qaran oo lugu Daydo allaha kariimka ha u waasiciyo nolosha caafimaadna allaha siiyo

  • @WaayoArag.
    @WaayoArag.3 ай бұрын

    Fu'aad maa ina leh, mustaqbal baan ka leeyahay dalkan! Nacladi ku kortay, dadkuu xasuuqay, ma xoolo ayuu u haystay tolow aan mustaqbal lahayn!

  • @QANCIYE_FILMS
    @QANCIYE_FILMS3 ай бұрын

    Golden voice❤😊

  • @bongasasa3895
    @bongasasa38953 ай бұрын

    Canugaan la habaabiyay unaxariista! Kabaha soo tashkiliyay oo gariga qaraxa soo saaray Lawada indhood ka toogta!

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    3 ай бұрын

    maya, kulligood way siman yihiin yar iyo weynba

  • @iqramoallim
    @iqramoallim3 ай бұрын

    Ma tukadan aya naloshegay lagu laha marka mxa idinka galay ma allahi aburta tihiin?

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa3213 ай бұрын

    Maan sha allah walahi dowladnima daremayna guul ciidanka qaran somaliyed dadalada ay sameyan🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️

  • @hodanmohamed5401
    @hodanmohamed54013 ай бұрын

    Guul sasaa idinka Raba dadkayga ❤

  • @user-cs8cu9nf4j
    @user-cs8cu9nf4j3 ай бұрын

    Umada somaliyed allow kaqawo qawaariij allow somalia hal kadhig

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    3 ай бұрын

    ...khawarij gaal ka daran towbad keenkooda lama aamini karo, nabigu wuxuu yidhi meelkasta oo aad ku aragto dila

  • @hamadaomar1425
    @hamadaomar14253 ай бұрын

    May Allah protect Somali from the khawariji

  • @Kheyr.Wada.Channel
    @Kheyr.Wada.Channel3 ай бұрын

    Subxaan Allah

  • @abdillahideheye2748
    @abdillahideheye27483 ай бұрын

    Waa yaab wllahi waddankani dhib wayn baa hysata😢😢

  • @AliMohamed-wh2nz
    @AliMohamed-wh2nz3 ай бұрын

    Dalkaan ayaan mustaqbal kaleeyahay kulaha bisinka boqolaal ayuu arxan daro udilay nolol ayuu sii rabaa cajaa,ib shekhow

  • @abdirazakmahamoud2829
    @abdirazakmahamoud28293 ай бұрын

    Murugada hooyooyinkood ay badeen ee Cameradu qabanayso ayaa igaga murugo badan .

  • @fathiyafathiya8599
    @fathiyafathiya85993 ай бұрын

    Ala 😢iilaahow umadaada ree muqdisho ugargaar aammin yaarabi illahow dal nabada kadhig aamin ❤from Borama

  • @miskiomar4399
    @miskiomar43993 ай бұрын

    Subxana Allah 😢

  • @fornelkamalik6897
    @fornelkamalik68973 ай бұрын

    Mashaalah

  • @omardheere2907
    @omardheere29073 ай бұрын

    Subhanallah ya rabi

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202Ай бұрын

    Illaahoow naga badbaadi inta xun

  • @futuredoctor1966
    @futuredoctor19663 ай бұрын

    Kuwa alshabaab ka ee la soo qabto Waxaa fiican in Baraxad la geeyo ka Dibna qarax lagu xiro Ha dhadhamiyaan markooda

  • @Ilawaalo.

    @Ilawaalo.

    3 ай бұрын

    Kkkkkkkk.

  • @fariida6236

    @fariida6236

    3 ай бұрын

    😂aad iyo aad

  • @abdirahmanali6501

    @abdirahmanali6501

    3 ай бұрын

    Caqliga diiday😂😂😂

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan58503 ай бұрын

    Khawaarijta waa waxuush dugaag ah hala dilo ibliis korkiisu ka naxaa

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    3 ай бұрын

    khawarij waa gaal ka daran towbad keenkooda lama aamini karo, nabigu wuxuu yidhi meelkasta oo aad ku aragto dila

  • @user-zj8sp6rh1j
    @user-zj8sp6rh1j3 ай бұрын

    Cabduqaadir ciise soo dheerey vidioga jarjarida ka yareeey mahadsanid

  • @worldssecret7855
    @worldssecret78553 ай бұрын

    Beer jileec iyo bahalnimo isku darso yaa ku dhahay eedow

  • @alesuge9918
    @alesuge99183 ай бұрын

    Wadanka mustaqbal ayaan Ka leeyahay Kulahaa balaayo kugu dhacday soo maahan dalkii aad gubeeysay dadkiisana aad xasuuqday soomaaheen Alla Ku qaad warkuwaan kuligood Hala daldalo kuwana Hala gowraco 😢😢Allaha Naga qabto kuwaan Aamin Aamin 😭🙏

  • @40Durkiya
    @40Durkiya3 ай бұрын

    Allaha unaxariisto

  • @obayd4617
    @obayd46173 ай бұрын

    26:57 Shuute alaabtu ufadhiyo cabsi cabsi waaaye😅😅😅

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp3 ай бұрын

    Cabdikhadir ciise best journalist

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q3 ай бұрын

    Illaahayow umada ka qabo qawaarijata adhaxda ka jab dha

  • @abdilahiahmed686
    @abdilahiahmed6863 ай бұрын

    Kow As taagtida ay isticmaalayaan eega kulahaa wariye ayn ku matalayey waxaana sitay Shandad qarax ku jiro oo gurmada iyo dadka danbe ayn isku qarxinayey Allah umada ha ka nabad galiyo.

  • @L19680
    @L196803 ай бұрын

    Dhalinti waa dhamaadeen iyagiina dadki waa dhameeyeen marka halkee inkaartu noga socotaa suaashaydu waa danbi miyaan ilaahkagalnay oon laga toobadkeenin mise dadka ayaa is dulmiyay oon iscafin koley waxbaa jiree ilaahey hanoo gargaaro aamiin

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal1433 ай бұрын

    Runtii ciidamadeena geesiyadaa baa i cajab galiyey ilaahow idin xafid halyeeyo , mansha curadkeena ciidamada qoray

  • @malikmuqtar326
    @malikmuqtar3263 ай бұрын

    Xamar dhan camera halagu xiro si tartiib oo lafahmi karin 💪🏾💪🏾

  • @abdifitahmohamed535
    @abdifitahmohamed5353 ай бұрын

    Shuute ilaahey cimriga allaha kariimkaa ha u waa siciyo iyo dhamaan baarayaasha

  • @user-wc5hv9hn9w
    @user-wc5hv9hn9w3 ай бұрын

    Mashallah illoow cidankeena noo dhowr😢

  • @Mahataliomar
    @Mahataliomar3 ай бұрын

    m.a kaamiroyinkaaan wax badan ayey badaleeen amaanka casumada dalka iyo lamaha abniga oo dadaal dheer kubixinaya sidey uga cirib tiri lahaayeen arxan lawayaasha gumaadaya shacabka iyo umada soomaliyeed guuleysta ciidanka xoga dalka

  • @hassanmohamed3385
    @hassanmohamed33853 ай бұрын

    M.a shuute seefti galka waa kala baxay wlhi 😮😮😮😮😮

  • @user-we3ty2ct8f
    @user-we3ty2ct8f3 ай бұрын

    Buuga naxariista ha lay fiiriyo ku lahaa kk mayee buuga dalxiska lagu fiirinaa Tiirka togashada filo sxb kk

  • @hindabashiir4483
    @hindabashiir44833 ай бұрын

    Waa ayaan daro wayn 😢😢

  • @calibashi1683
    @calibashi16833 ай бұрын

    Shaqaa socota mashaa allah shuute

  • @cabdiwalicabdiismacil
    @cabdiwalicabdiismacil3 ай бұрын

    Ax😢😢😢

  • @abdirahmanmohamed3283
    @abdirahmanmohamed32833 ай бұрын

    laa illaha ila allah aduun waxaa joogna dadkii diin lagu marin habaabinayo loogana faa'ideysanayo jaahinimadoooda alla mahad leh dhagar intaa ka badan dadka ka badbaadianayo alxm

  • @mariauzaama1061
    @mariauzaama10613 ай бұрын

    Subaxanallah subaxanallah subaxanallah

  • @mohamudgeeseygacal6506
    @mohamudgeeseygacal65063 ай бұрын

    Xasbunalaah

  • @abdifitahahmed3243
    @abdifitahahmed32433 ай бұрын

    Ninkan wajigisa maxaa qariyay?

  • @Gutalereview

    @Gutalereview

    3 ай бұрын

    Woo isa sodhibay Ee Lama Qawan

  • @yussufismael6314
    @yussufismael63143 ай бұрын

    Eedeesanaha maskarada wata Gafuur duubka maxkamad ka hadlaayo waa qalad

  • @worldvoice101

    @worldvoice101

    3 ай бұрын

    Gafuurku waa eber waa fuqsan yahay foolxumadiisu kaamirada kala cararaa. 😢😢😢

  • @Nika_kit800
    @Nika_kit8003 ай бұрын

    guuul guuul maxkamada ciidanka ❤

  • @adnanaden8593
    @adnanaden85933 ай бұрын

    ومَن لَم يَحكُمْ بِمَاْ اَنْزَلَ اللهُ فَأولئك هُمُ ألكَاْ فِرُوْن

  • @SaciidcabdullahiRooble
    @SaciidcabdullahiRoobleАй бұрын

    Maashaa allaah ragaani waa wadani illaahow xifdi

  • @mowlidhanshi1014
    @mowlidhanshi10143 ай бұрын

    Kuwaan dhaamaan halatoogto hadii amni lagarabo Somali

  • @walalshaafka9463
    @walalshaafka94633 ай бұрын

    Shuute iyo abdikadir isse noolada❤

  • @user-ko5pu2jg5h
    @user-ko5pu2jg5h2 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-hl3wv9on2g
    @user-hl3wv9on2g3 ай бұрын

    Subxanllh

  • @batulasmail8261
    @batulasmail82613 ай бұрын

    Waa dad aan wajiyadooda la arkeyn

  • @MARYAMA708
    @MARYAMA7083 ай бұрын

    17JIR 😢

  • @aweesahmadmohamad
    @aweesahmadmohamad3 ай бұрын

    Alshabab ya qaren u dodo noqa Hala dilo wasqda❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdifatahMohamed-fl3gd
    @AbdifatahMohamed-fl3gd3 ай бұрын

    Dhamantod dil halagu xakumo wa iga codsi

  • @niema_mahamoud
    @niema_mahamoud3 ай бұрын

    😢😢😢😢