Dil loo adeegsaday 46 xabadood iyo laba Walaalo ah oo loo heysto - Garmaqalka Maanta.

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 263

  • @doctorjeyyyyy
    @doctorjeyyyyy27 күн бұрын

    Kiis kaan Waa Aarsi Qabiil Gudomiyaha ninki uu horay u dilay Soo lagama Heshiin Dhib male asna Dilkiisa halaga heshiiyo Qalaas.

  • @Beingme541

    @Beingme541

    27 күн бұрын

    Taasa xaq ah

  • @batulasmail8261

    @batulasmail8261

    24 күн бұрын

    Waxaa laga yaaba inay Cadaalad waayeen oo la jajuubay Cadaalad Allaha u hiiliyo

  • @HasanMalawowMiris-sy1iw
    @HasanMalawowMiris-sy1iw27 күн бұрын

    Wall hadii aad jaanis uheshid comontigeyga igula sali xbbkeyna mohamed scw scw scw ❤

  • @abdiwahaabfeysal401

    @abdiwahaabfeysal401

    27 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw scw

  • @engkhadarshiine8842

    @engkhadarshiine8842

    26 күн бұрын

    Scw scw scw

  • @abdikadarmohamed331

    @abdikadarmohamed331

    26 күн бұрын

    Scw

  • @libanhassan5589

    @libanhassan5589

    26 күн бұрын

    Scw

  • @SiciidfaratolAaran

    @SiciidfaratolAaran

    26 күн бұрын

    ❤❤❤❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @abuubakarxasanjimcaale5184
    @abuubakarxasanjimcaale518425 күн бұрын

    Nin aan aarsan uurka habartis ku jiray Walaaltinimo dhigiisa uso aaray ❤

  • @koolgaaric

    @koolgaaric

    19 күн бұрын

    fim hindi miyaa

  • @XareedaXasan

    @XareedaXasan

    11 күн бұрын

    😅585😅5

  • @Zihaameeyyyy

    @Zihaameeyyyy

    16 сағат бұрын

    Jaahil Baa Tahy😂

  • @samanjecel6079
    @samanjecel607927 күн бұрын

    Cadalad Xaqa soor Allah haa keeno somali dulmi iyo dhibada Kaa jirta☝️☝️

  • @SahroAli-kr8jc

    @SahroAli-kr8jc

    24 күн бұрын

    Adiga oo hala dilo dhahaysid gaalaa tahay aaway kitaabka marka dheheysid qodobka 432 nacalad ku dishe hooyadaa was

  • @abdulahimaalim
    @abdulahimaalim27 күн бұрын

    Nabiga ku saliya scw❤❤❤

  • @SabuAbdullahi
    @SabuAbdullahi27 күн бұрын

    Wilishaan xaqdaro ayaa lagu dilaayaa😭😭😭 Somaliya cadaalad kamajirto

  • @aminaliiban1780

    @aminaliiban1780

    Күн бұрын

    Uuuuuu aaaaaaa uuuuuu aaaaaaa 😂alshabaab

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m27 күн бұрын

    walaalkoodna waa ladilaye kiidilayna waay dileene waana xaq qofkii walaalkaa dilay inaadisho oo aadan qofkale dilin waa xaq inaay dilaan qofkii walaalkood dilay

  • @Alimahfou

    @Alimahfou

    27 күн бұрын

    Walakot alshabab ayu aha 😢

  • @Degaliah

    @Degaliah

    27 күн бұрын

    Wllakood wu bahaloobay, khalaas qofku mar haduu arsenal ku biiro intaanu kudilin dil

  • @imthehero76

    @imthehero76

    27 күн бұрын

    ​@@Degaliahhakaa saarto shabaab uu ahaay

  • @FatmaNuuro23

    @FatmaNuuro23

    27 күн бұрын

    Markii hore ey heshiiska qaadanayen maxey u dhihi waye qisas Ayaan rabnaa .

  • @kamalabdi1619

    @kamalabdi1619

    26 күн бұрын

    War landheeraysna qisaaasta xataa xaqeedi bu Mariyay geed canbo hoostiisa ninki danbi kugalow ogow hoostiisa lagaga gudaaa

  • @hssnhussein
    @hssnhussein27 күн бұрын

    Sida lagu xaliyey dilka walaal kood horey loogu geystay ayaa qasab ah in lagu xaliyo dilkaan dilaa ka horeeyey Sida meesha ka cad

  • @Ayaan8912

    @Ayaan8912

    27 күн бұрын

    Somahan wlhi waa dhib

  • @saamclaahi8054

    @saamclaahi8054

    27 күн бұрын

    Waa laga Hishiiyay Dilkas Ama Diyo ha siiyo ama Duco halagu xaliyo Arintas Way ka dhamatay wayna ku xishiyeyn

  • @tiitokaadir3068

    @tiitokaadir3068

    27 күн бұрын

    Nimaa walaalkis dilay maaba qori inan udhiibo I llaali dhihi karaa kkkkk kolee diyo haqaatan ayagana ​@@saamclaahi8054

  • @hssnhussein

    @hssnhussein

    27 күн бұрын

    @@saamclaahi8054 xeer jaiabkii kii hore looga heshiiyey ayaa kanna looga heshiinaa Naf maa naf ka qaalisan mise kan danbe ee gudoomiyaha ah Aa ABGAAL AH

  • @aminaliiban1780

    @aminaliiban1780

    27 күн бұрын

    Alshabaab waala dilaya

  • @mohamudibrahim6558
    @mohamudibrahim655825 күн бұрын

    Ninkii walaalkay dilay waleee hadaan daayo alle Ifka haygu duleeyo

  • @nimcaanxasan442

    @nimcaanxasan442

    22 күн бұрын

    😊

  • @munahaile481
    @munahaile48127 күн бұрын

    لاحول ولاقوة الابالله

  • @user-sy9jx2mk1c
    @user-sy9jx2mk1c27 күн бұрын

    سبحان الله

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax27 күн бұрын

    Cadaalada ha shaqeeyso Cadaalada ha shaqeeyso Cadaalada ha shaqeeyso

  • @user-dl5it3wb3q
    @user-dl5it3wb3q27 күн бұрын

    shuuTe inTa ᴊᴀᴄᴇʟ❤

  • @muniitaismail3550

    @muniitaismail3550

    27 күн бұрын

    Shuute ❤ bn ku ahay illaaheey Amarkii

  • @jamalabdi197

    @jamalabdi197

    21 күн бұрын

    Haku waso shuute

  • @muniitaismail3550

    @muniitaismail3550

    21 күн бұрын

    @@jamalabdi197 hhhhhhhhh istaaqfurullaahil cadiim

  • @tiitokaadir3068
    @tiitokaadir306827 күн бұрын

    Kii hore Uu dilay hadii laga xaal tamay kana kaxaaltama ileen dilkaas dowlad uma qabsan kana waala mid

  • @fadumazahraraage9896

    @fadumazahraraage9896

    27 күн бұрын

    Xooga diyo lagu siiyay baa umalaynaya 😢 somalia xooga la isku sheegta

  • @AbdikarinkhalinleKhalinle

    @AbdikarinkhalinleKhalinle

    27 күн бұрын

    Nio ninka haduu khawarij yahay ma xisabsano

  • @tiitokaadir3068

    @tiitokaadir3068

    26 күн бұрын

    Qabiilada waawen Shababkoda Shaar qabiil aye kudifaacan walesku raacay taas marku meelo aado waayo ayee dhahaan wuu Isa soo dhiibay

  • @ismaeelmohamed1165
    @ismaeelmohamed116527 күн бұрын

    dilkaan dilbaa ka horeeyey midaas ayaa keentey dilka maanta waxaana macquul ah in dilkii hore aan lagu xalin si la isla ogol yahay oo wiilasha markoodii horaba laqasbay. ee yaan xukunka lagu deg degin

  • @Beingme541

    @Beingme541

    27 күн бұрын

    Xata Hadi la xaliyay tana sidi inlo xaliyo mahan

  • @user-xg5xt3md2q
    @user-xg5xt3md2q27 күн бұрын

    Waa dhib dil joogta dad maalinkasta isdilaya

  • @dibjir.m
    @dibjir.m25 күн бұрын

    Alla wa gesi yarka dusha sartey dilka si uu walalki u badbadiyo !

  • @abdisalanmuhumed6135
    @abdisalanmuhumed613527 күн бұрын

    Somalia naf la goyna xanjuf latufa cml katehe subaxa Allahi

  • @dahirdayib7558
    @dahirdayib755818 күн бұрын

    Xeer ilaaliyaha waa qal qalsanyahay.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail826124 күн бұрын

    Nimankaan waxay u ekyihiin inay Cadaalad waayeen kadibna waxay go,aansateen inay gacamahooda Ku fuliyaan Qasaasti gacan ku dhiiglihi walaalkood dilay waxaan u rajeeynaya Maxkamada in Ilaahay waa fajiyo Cadaalada.

  • @maxamudcidhbo8862
    @maxamudcidhbo886227 күн бұрын

    Ninkan hadii uu walaalkood dilay maxaa lagu haystaa way u qisaaseene

  • @dulmididjamaalodaway4049
    @dulmididjamaalodaway404927 күн бұрын

    Shuute haduu gees gees kuusoo fiirsho war ayaa kuu yaal

  • @canabdiamond6604

    @canabdiamond6604

    27 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ShukricumarMahamed

    @ShukricumarMahamed

    24 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SalaadMuse-oi7lc
    @SalaadMuse-oi7lc27 күн бұрын

    Legend

  • @sirkaal
    @sirkaal27 күн бұрын

    Subxaanallah! War dadkaan ayaga dhamaan qoriyo wala wataan maxaawaaye? Wallahi Somaliya meel lagu nolaan karo ma ahan, Muslimiinta dhiigooda yaa idin xalaalteeye? Subxaanalah, saan maa dad wala Muslimiin ah asku tilmaameyna? Allow walalheeda haqa tus. Qof reg ah qori maba rido, gacmihiisa ku dagaalma.

  • @NuurMacalin-xu5qv
    @NuurMacalin-xu5qv23 күн бұрын

    Nabiga Halagu Saliyo. SCW

  • @socdaalfilmsvlogs
    @socdaalfilmsvlogs27 күн бұрын

    😢😢😢

  • @Somali12222
    @Somali1222227 күн бұрын

    Dil toogasho ah labadioda ✌🏾✌🏾✌🏾

  • @Mrsqaramii

    @Mrsqaramii

    27 күн бұрын

    Wey arsaden lama dilayo

  • @Nadiifosman

    @Nadiifosman

    27 күн бұрын

    ​@@Mrsqaramiiyeey u Aareen Ma nin Al shabaab ah ayaa loo aaraa War iska aamus

  • @funnyfootball365

    @funnyfootball365

    25 күн бұрын

    @@NadiifosmanShabaabku sow dad malaha wllkaa si walba uma kala dhimataan

  • @Nadiifosman

    @Nadiifosman

    25 күн бұрын

    @@funnyfootball365 meesha xaarka kala tag Shabaab ka Dadka eey Dilaan mindhaa walaal malahan

  • @ahmedhaamud6184
    @ahmedhaamud61846 күн бұрын

    Mmmmn😊

  • @cabduqaadirbakari5793
    @cabduqaadirbakari579327 күн бұрын

    waa geesi geesi dhalley ragga nimo kudhimo

  • @Nugaal125
    @Nugaal12527 күн бұрын

    Wax diloow jclaa dadka yaahu 😢

  • @legendalwayslegend

    @legendalwayslegend

    25 күн бұрын

    Ma ila aragtay sub xana alah ilaahayow rabiyow raxmaanow gacanteena hau sababin inaa qof bini Adam ku baxdo yaarabi😢😢🤲

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid463127 күн бұрын

    Hala dilo 😢

  • @salmaansaalax223
    @salmaansaalax22327 күн бұрын

    Ninkan wllkis Bala dilay asna ninkii dilay buu cunay mxaa mesha yaala oo lagarabaa

  • @NaimaMohamedAli
    @NaimaMohamedAli26 күн бұрын

    Walalkiis haduu u aaray mx laga rabaa😢😢

  • @user-jy2ey2bh9d
    @user-jy2ey2bh9d27 күн бұрын

    Ninku ninkii waxdilay haduu dilay maxaa laga rabaa waaye taasaa meesha taala 😢😢😢 oo laguso xiriwaayey ninkii waxdilay markii hore

  • @abdikadirmoallim1268
    @abdikadirmoallim126827 күн бұрын

    Dadkaan dhiig daadinta mxay ka faaiidan

  • @MuhammadMacalinaxmad
    @MuhammadMacalinaxmad8 күн бұрын

  • @hassanmohamudosman1408
    @hassanmohamudosman140824 күн бұрын

    Asc somali national TV waad mahad san tahay ninkaa waa geesi geesi dhalay ee yaa dil lagu xukumin ee haladeeyo

  • @truthbeknown4855
    @truthbeknown485522 күн бұрын

    Subxanallah ana dilay kuye jixin ba maleh

  • @user-kl7fh5tj4w
    @user-kl7fh5tj4w27 күн бұрын

    Walakaa haduu alshabaab yahay ma aha walalkaa waa cadow gaaga qofka ugu horeya ee dilana waa inaad adiga noqota❤

  • @cayuuniali7127
    @cayuuniali712727 күн бұрын

    Mucjiso mida kale wiilka dhahayo walakey wax madilin aniga kalligey waaye marqati hadii loo haayo war malaha lkn in walal aad kadhigatey staff gadaal karoogto xanuun lkn waxii xaqa allaha nawafajiyo.

  • @fadumazahraraage9896

    @fadumazahraraage9896

    27 күн бұрын

    Isagaba walalkoodu dilay😢

  • @nuur___ozil
    @nuur___ozil21 күн бұрын

    Ninkan waa runtii

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo24 күн бұрын

    Xaq buu u leeyahay inuu nin walaalkiis diley inuu dilo dhiigiisa isagaa leh

  • @AbuukarCusmaan-yg2ui
    @AbuukarCusmaan-yg2ui21 күн бұрын

    Waa maslin

  • @mohamudsheikh6927
    @mohamudsheikh692727 күн бұрын

    Somalia killings became normal every day subxanallah my Allah help to show them the right path😭😭

  • @mohamedabdullahimohamed7641
    @mohamedabdullahimohamed764127 күн бұрын

    Aad haloo baaro waxbaa qaldan

  • @Baaruud4u
    @Baaruud4u26 күн бұрын

    1-Eedeysanaayasha ineey arsenal nimo laguma heeysto . 2- Dilkaan dhacay wuxuu salka ku haayaa mid ka horeeyay 3- Eedeeysanayaasha afkooda lagama haayo in eey walalkooda arsenal ahaa dhibaato ku haayay kadinbe marxuumka aay dileen uga dacwoodeen walalkeen baa dhib nagu haayee naga qabo cml 4- Hadii la cadeeyo in walalkood arsenal ahaa wiilashu dood uma furno Lkn Hadii dilkii walalkood oo lagu edeeynayo inuu arsenal ahaa laga xaaltamay Gudoomiyaha marxuumkaa ne odayaashii xaliyeen haka xaaltamaan lkn waay adagtahay doowlada ineey arinka sameeyso u ogolaata in laga xaaltamo Ugu danbeeyn maxkamata hala keeno odayaashii gartaa horay ugalay si wax walbo u cadaadaan Illah baa xaqiiqda naga og lkn waxan hada maqleenu goaan laguma qaadan karo intaan ka eheen qiraalka

  • @yacouzaosman1266
    @yacouzaosman126627 күн бұрын

    Wll qali habib kena subaan igula sali (scw)

  • @abdinafacdahir1625

    @abdinafacdahir1625

    24 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-nw2su1lw3v
    @user-nw2su1lw3v25 күн бұрын

    Hadii Nin jareer ah uu dad dilay sida ayaa loo baahan yahay 33 sano soda ayaa loo laayn jiray madama ay yihiin looma ooyan ah 33 sano la laayn jiray😂😢😂 Jareerow aarsada si aan la idin kugu so deg degin sidii baraanbara ahaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadargelle5874
    @khadargelle587427 күн бұрын

    Qufkii wllkii u aaro dhip miyaaa dinta xita wey qabtaa inad wllka u arta somhn

  • @user-ry4ie4yo6d
    @user-ry4ie4yo6d27 күн бұрын

    😢😢😢😢

  • @jafarabdihassan7449
    @jafarabdihassan744927 күн бұрын

    War ku meesha fadhiyo maxaa ka qaldn ninka asagaa taagan ninka aniga dilay waayo waalkeega ayuu dilay ma waxd rabtaan lwo wllo in aad wad dishaan

  • @MaxamedDaahir-lo7tm
    @MaxamedDaahir-lo7tm22 күн бұрын

    😢🎉

  • @user-hh8sg4yf4w
    @user-hh8sg4yf4w25 күн бұрын

    Walalkii qofkii dilay hadii u dilay dhib malaha wa qisaaasti walalki😂

  • @CabdullahiCali-ee3rw
    @CabdullahiCali-ee3rw27 күн бұрын

    Allaha unaxriisto😢

  • @ducaysanemohamed6627
    @ducaysanemohamed662726 күн бұрын

    wixi wax dila hala dilo waa shaydaane

  • @adrianwiilkahooyofaadumo16
    @adrianwiilkahooyofaadumo1627 күн бұрын

    Halista lagu shegayo waa intaas niman arsan uurka hoyadiis uu ku jiraa

  • @abdifataaxmohamed7829
    @abdifataaxmohamed782922 күн бұрын

    Waa libaax

  • @abdullahiissackadan3024
    @abdullahiissackadan302427 күн бұрын

    46 ballota bisinka

  • @Sabry365
    @Sabry36527 күн бұрын

    3:20 xabad cajarka ku dhacday ayuu u dhintay wax lagu qosla meshan yaala

  • @suusaanclcasiis

    @suusaanclcasiis

    27 күн бұрын

    Waa yaaab lkn malaka mood meel majiro

  • @abdullahiahmed5903

    @abdullahiahmed5903

    27 күн бұрын

    xabadda bowdada ama cajirka ku dhacday waa loo dhiman karaa hadii ay gooyso halbowlaha weyn ee dhigga mara halbowlaha waxaa mara dhiig badan oo xoog leh hadii qofka uu helin qaliin deg deg ah lana xiri halbowlahaa weyn dhiig bax buu u dhiman karaaa

  • @user-og6ph5uj2b

    @user-og6ph5uj2b

    27 күн бұрын

    Taas hadaad layaabantahay waxay cadeeynee inaadan goobaha dagaalka aadan joogi jirin ee xaafad joog nabad kuwaaray tahay hhhhhhhh xabad bowdada asiibtay haday halbowlaha jarto waa mida ugu dhaqsiyaha badan ee loo dhinto atoore daqiiqado buu kunafbaxayaa

  • @BEERYAHAN

    @BEERYAHAN

    27 күн бұрын

    Canug ciyaal canjeelaa tahay. Cajarka halbawlaa ku yaalla xabad haddeey ku dhacdo waa halis dhimashaduna waaba qarka.

  • @zubeyr_abdi

    @zubeyr_abdi

    27 күн бұрын

    Dhiig bax uu dhiman karaa Mida kle xabad far kaaga dhacday aa u dhiman kartaa

  • @FarhanOfficial02
    @FarhanOfficial0227 күн бұрын

    Xeer ilaalinta mabaari karaaan miyaa in qoriga ninka kale ay xabada kadhacdey iyo inkale?????

  • @Hardyironman

    @Hardyironman

    27 күн бұрын

    Marqaatiga ayaa muhiim ah taas sharecada qabtaa

  • @user-yy5jm7be5k
    @user-yy5jm7be5k27 күн бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭

  • @sahrahuseen5307
    @sahrahuseen530727 күн бұрын

    Ilahow somali u gara gara

  • @salmamohamed5189
    @salmamohamed518923 күн бұрын

    Waa geesi wilka de

  • @Dhool2016
    @Dhool201620 күн бұрын

    Lkn hadii ay walalkkis dileen sidee ayaganaa logu xukumaa dil

  • @Mrsqaramii
    @Mrsqaramii27 күн бұрын

    Wa sawabta loo leyhy siid cali hala dilo wayo shekadas mahari donto oo arsi beey noqon😢

  • @shamhadjamuus4964
    @shamhadjamuus496422 күн бұрын

    wilka yaa dil lagu xukumi dib ha lo dhiga wilasha walalaha somaliya dulmiga daayo ayakab walalkod ba laga dilay😢

  • @KhadarHuseen-if7dl
    @KhadarHuseen-if7dl23 күн бұрын

    Dilka walkod soo xal marin lagama bixin kana xaal marin halaga bixiyo mise dil aya dil ka fcn hala dilo wa maxey

  • @cabdullahimire170
    @cabdullahimire17027 күн бұрын

    Walee walaalkay ninkii dila ilaahay kama dhigee in aanan daayeen, xitaa haduu kacbada galo.

  • @AbdikarinkhalinleKhalinle

    @AbdikarinkhalinleKhalinle

    27 күн бұрын

    Haduu arkakixiso yahay kwrn

  • @maxamedSuju
    @maxamedSuju24 күн бұрын

    Waalawasa haduu qaldan gudoomiyaha

  • @user-rp3rj2vr7q
    @user-rp3rj2vr7q23 күн бұрын

    Hadeey geesteen xataa waa weliyu dam Ayaga walaalkood uu dilay

  • @ibrahimabshir1466
    @ibrahimabshir146627 күн бұрын

    Kaalay Jareerta kaliya miyaa la xukumaa 24/7 qof Jareer iyo raxanwayn ah baa la xukumaa ayagaana dadka u maskiinsan

  • @abdulkadirhalane6402

    @abdulkadirhalane6402

    27 күн бұрын

    Ayaan taan ayaga ugu😂 dulmi😂 badan Hala xukumo

  • @turabiabokar7535
    @turabiabokar753523 күн бұрын

    Subxnallah

  • @abdirizackbille5952
    @abdirizackbille595227 күн бұрын

    Ninkaan dilka geestay waa halyeey hala daayo xalna sidii ki hore loga gaary halo garo

  • @samodigiliyomirifle7037
    @samodigiliyomirifle703718 күн бұрын

    LAMAGOODLOOW INTA JAANIS AAD HEYSATAAN ISKU DHII DHIIWA USHA BUT JUST KNOW YOUR TIME IS TICKING HADAANA IDINKA WADA AARSANIN SIDAAN UWADA DHAN NAHAY JUST KEEP DOING WHATEVER YOU DOING WAQTIGIINA MEEL AYUU KU EGYAHAY OUR TIME WILL COME

  • @MaxamedKhaliif-hh2jl
    @MaxamedKhaliif-hh2jl27 күн бұрын

    Shuute waa geesi waa nin dagan xaqa Ala hagaran siiyo

  • @ahmedjeesto7251
    @ahmedjeesto725126 күн бұрын

    3:16

  • @hassanmohamudosman1408
    @hassanmohamudosman140824 күн бұрын

    waa Amarkayga

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman451927 күн бұрын

    dacwad ogaha waa sharci yaqaan.qatar ah

  • @bellaguul840
    @bellaguul84027 күн бұрын

    Goes around comes around

  • @wiilohassan3646
    @wiilohassan364627 күн бұрын

    Qofkii wax dala waa in ladilaa hadii kale lama helayo nabad

  • @AbdikarinkhalinleKhalinle
    @AbdikarinkhalinleKhalinle27 күн бұрын

    Nio dilka lama yabaniye ileen jareerta ma gartaan miyaa qofka 1 ama 2 balota ka badan 😂😂

  • @RoodoAli-

    @RoodoAli-

    26 күн бұрын

    Iga amuus qosol dardisa la suxay 🤣 ma argathay horta Hal ka badaned.

  • @AbdikarinkhalinleKhalinle

    @AbdikarinkhalinleKhalinle

    26 күн бұрын

    @@RoodoAli- ilaa hada waa amini lahay qof meel iska jifaa 46 baloto lagu dhufty

  • @fardushurre1668

    @fardushurre1668

    24 күн бұрын

    ​@@AbdikarinkhalinleKhalinle😂😂😢

  • @luulxasan3211
    @luulxasan321127 күн бұрын

    Dikii hore laga heshii kana halga heshiiyo

  • @abdiaziizomar1285
    @abdiaziizomar128523 күн бұрын

    Xaag daro waye In la dilo wiilkan shuute ariiintan so u mareynayo an sugeyna

  • @hamdixsan
    @hamdixsan27 күн бұрын

    Dila balayo ha qaade

  • @abdixayi8453
    @abdixayi845327 күн бұрын

    Walaahi waa geesi gudoomiyihii maxkamaduu kaga yaabiyey.

  • @ladancabdiraxmaan3949
    @ladancabdiraxmaan394925 күн бұрын

    Wa keesi kan wale faraha halaga qaado wu u aree

  • @somalibae2162
    @somalibae216225 күн бұрын

    Hala cafiyo hadii u areen walaalkoad

  • @easyline4852
    @easyline485223 күн бұрын

    Marqaatiga dhaawac dhan magaarin ilaa uuka dhinto ansugayi kuleh 😂😂

  • @munasagal2496
    @munasagal249626 күн бұрын

    2ba qalad baa kiiskaa ku jira 1. Waxay ahyd ninkii gacanta hore lahaa in loo dilo wiilki wuu dilay 2. Waxa qalad ah inay 2ba qof ku dileen...waayo shareecadu waxay qabtaa in qofkii qof dila loo dilo lkin waxa la raacaa hab ku haboon oo dawladaa disha ama culimada kalaa disha ee maha in isla rerku dilaan, taasi waxay imanaysa marks meesha aanu maamul ka jirin. Markaa hada qaladku wa in ay 2ba ku dileen....shuute waynu eegi doona

  • @JohnWick-je1re
    @JohnWick-je1re24 күн бұрын

    Ninka yaan la dilin kii naagtiisa gubayba muqdisha u gariirtay ee ninkan kiiskiisa isna hala cafiyo

  • @abdiaziizomar1285
    @abdiaziizomar128523 күн бұрын

    3 walalo 1 nin lama dilayo

  • @JawahirHaji
    @JawahirHaji27 күн бұрын

    Manta anoo jidka maraayo oo jamacad ka soo socdo ayaan waxaan arkay lobo askar qori ku hayo wiil dhalin yara ah oo shacab ah aygoo dhahayo fadhiiso waryaa inaa kugu soo anbaxaa rabaa markaas ani waa qeyliyey waryaada maxaad ka rabtiin wiilka waxey idhaheeyn walhi adaabaas kugu fureyna Waxaas askar nogala dhigaa

  • @canabdiamond6604

    @canabdiamond6604

    27 күн бұрын

    Cabtooy waaye iska ilaaali

  • @XaliimoXassan-ge7jq
    @XaliimoXassan-ge7jq23 күн бұрын

    Acw scw scw scw sxw scw

  • @QasimHashim-uk7hi
    @QasimHashim-uk7hi22 күн бұрын

    Cadaalad gacantada lagagama horeeyo dowlada intey sid cali xabsi ku hayso wqx ka dhageysa maayo😂

  • @MohamedGeelle-sy6of
    @MohamedGeelle-sy6of27 күн бұрын

    Dilkaas copy aargosiyeeysan waaye

  • @AbdirahmaanAbdilaahi-ll9ln
    @AbdirahmaanAbdilaahi-ll9ln21 күн бұрын

    Shuute waa cabsady

  • @zeinabumu.hamza.1233
    @zeinabumu.hamza.123327 күн бұрын

    😮hddii aya arsadeen maxa lagaa.laabaa raaagaa ha arsadeen

  • @abulrahmanhashimiuk1099
    @abulrahmanhashimiuk109927 күн бұрын

    Labadooduba waa Dil toogasho ah Waa gacanku dhiiglayaal.

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f27 күн бұрын

    Khalaaq maleh 2 baduba way ogyihiin acuudu billah

  • @Nourdin726
    @Nourdin72625 күн бұрын

    Qalad weyn ayuu sameeye ninkan. Sharciga ayuu gacantisa kuqaatay.

Келесі