Waxaad tahay Eelaay xun oo aan wax awood ah kulaheyn Xamar waan dilnay wiilkaaga adigana waa

Halkan Waa Chanalkeyga Zakariye Timacade waan ku faraxsanahay in aad ka mid noqto saaxibadeda cusub ee halkan ku xiran Mahadsanidin..

Пікірлер: 4

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9cАй бұрын

    Xaqa Allaha Soo Dedejiyo Soomaaliya Xaqdarada Waxee Kusoo Bilaabatay 1970

  • @user-nx8rc7de2c
    @user-nx8rc7de2cАй бұрын

    Gudoomiye cajiib waa dameer ma ahan gudoomiye cawaanta kusii Dayo masaakinta war aakhiro miyeen aminsanen dakan mas uulka isku sheegayo qabriga innigaa laandhere iyo reer hebel kashaqeenayo goorme dulmiga iyo cadalad darada dhamaanesaa hadii qabiil ahaan la iskugu hiilanayo cajiib dowlad nimada Maxey tahay waa nikaa gudomiyaha samenaya cadaalad darada insha alaah waxaan dowlada karajeenenaa in lasoo qabto dilaaga dagmada gudoon caadil ah masuul ah iney geeso kan joogana lala xisabtamo maxkamad Na lasoore si ay umada udareento cadaalada iyo Isla xisaabtanka dadwenuhuna udareemaan nidaamka dowliga ah

  • @user-ln6kj9rt4m
    @user-ln6kj9rt4mАй бұрын

    Alshabab hadii la dilo ma qabiilbaa u doodaaa

  • @MankaCade-uk1fb

    @MankaCade-uk1fb

    Ай бұрын

    Awalba dameerba aheyd baydhbo halooga aaro wey jògaane doon faarta maxaa lo barya

Келесі