Danbi baaro noqo kiiskaan isku day inaa soo saarta danbiilaha adiga oo sababtisa keenayo

Halkan Waa Chanalkeyga Zakariye Timacade waan ku faraxsanahay in aad ka mid noqto saaxibadeda cusub ee halkan ku xiran Mahadsanidin..

Пікірлер: 12

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemedАй бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafadaАй бұрын

    Allaha unaxariiso danbigiisa Allha dhaafo xaqiisa Allha usoo dhiciyo xamar dil nockastaba leh ayd ka maqleysa Allow wadankeena Noo Hagaaji kuwa Nagu dhex jiro oo dulmiga Nagu wado Allow Naga Qabo

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8htАй бұрын

    Ani hadi askari ahay xafadas iswedar oo galin laha midmid ubarilaha cidi talefonka sodirtana waa kashan laha seay usodirtay waxuarkeysay mesha dukano aba wax lamida qasatan kuwa sooijarta qoryaha iyo xabadihi kudhacay inleskufirsho xafadas qori yalo in iyaga lagala xisabtamo iyo cidi kasoijartay aba kawakil

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacaseАй бұрын

    Askarta ayaa dishey sababtu waa Askarta Wana qoriga edeysanaha ee ay qariyeen iyo gobta oo ay kaligood ku sugnayeen ileen Tugadi midbaa laga qabtey oo wey carareen taas ayaa cadeyn xaqiiqo ah

  • @khadarsaalim8903
    @khadarsaalim8903Ай бұрын

    Taliye carabow azxabtisa aya dilen

  • @natural544
    @natural544Ай бұрын

    Kuwa lasocday ayaa dilay sababtoo ah hadii aay ayaga aheen waxy keeni lahayen qofkii dilka geysatay

  • @user-du8rm8xt8b
    @user-du8rm8xt8bАй бұрын

    Askariga kuwa la socday ayaa dilay

  • @user-ew4uc7yo3s
    @user-ew4uc7yo3sАй бұрын

    Sidaad usheegayso hadaytahay waakuwa mootada saarnaa

  • @khamsakhamsa219
    @khamsakhamsa219Ай бұрын

    Taliyaha Kuwa la Socday Aa Dilay

  • @khadarsaalim8903
    @khadarsaalim8903Ай бұрын

    Ama khawaarij aya ka dhex faaiideysatay

  • @abdalleibrahim
    @abdalleibrahimАй бұрын

    Ofcourse dad kale aa la socday hadeysan aheyn police ka aa tuuga la safnaa

Келесі