Muqaal Qarsoodi ah Xabsiga dhaxe " Saraakiil Baarayaal ka tirsan Boliska Somalia aya kufsaday Hooyo

Halkan Waa Chanalkeyga Zakariye Timacade waan ku faraxsanahay in aad ka mid noqto saaxibadeda cusub ee halkan ku xiran Mahadsanidin..

Пікірлер: 21

  • @abdullahisaffa3375
    @abdullahisaffa33752 ай бұрын

    Laaailaaha illalaah muxamadoow rasuulalaah Allahu Akbar

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp2 ай бұрын

    Ilaahow Maskiintaan Cadaalad Sii InshaAllah

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussienАй бұрын

    Muslinba maaha kuwan muqdisho maamula subxaanallaah

  • @dejiye247
    @dejiye247Ай бұрын

    Zakariye Timacade Cadaalad Ka Shaqeey Waligaa U Hadal Kuwa Aan Hadli Karin Allah Ku Dhowro Walakkey Wan Ku Taageersanahay

  • @abdulkadirmusa675
    @abdulkadirmusa675Ай бұрын

    Insha alaah cadaalad darada kuwa falaya ilaahaay cadaaladiisa ayaa lamarindoonaa

  • @nimcocarab4774
    @nimcocarab4774Ай бұрын

    Subxana allah

  • @xamzamaxamed9211
    @xamzamaxamed9211Ай бұрын

    Subxanalahi

  • @cabdiraxiinaadan3783
    @cabdiraxiinaadan3783Ай бұрын

    Ilaahow adaa caadil ah

  • @khadarsaalim8903
    @khadarsaalim89032 ай бұрын

    Wariye runta so bandhigo horay usoco bro

  • @dejiye247
    @dejiye247Ай бұрын

    Walal Yaal Magaceeda Sedexan iisoo Qora Please Si Aan Tix Raac Logu Sameyno Xuquuqdedana U Hesho

  • @HirsiCraxman
    @HirsiCraxman2 ай бұрын

    Waa ka caadi marka inta u god gashay dulmi ama nafo u ah dulmi Aan garawsho xataa loo qudhin hadayse ka joga iyo ka dhashayba Noca marti gelinayan xaqiina illaahay ka indho sabay ifkana ha cabato aqorona illaahay ma qarin Dhinac walba indho laaam Yalla

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt96972 ай бұрын

    Xasan shiikh ayaa qaatay magdhiigii yirina xabsiga ha dhimato

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138Ай бұрын

    Inaalillaah saqirka xita nolasha malo quuri waye

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by2 ай бұрын

    Illahay ayaa hadlaaya

  • @dejiye247
    @dejiye247Ай бұрын

    😢😢😢😢😢 Sorry 😔😔😔😔😔

  • @hanafarxaan4309
    @hanafarxaan43092 ай бұрын

    Maahmaah carabiyaa tiraahda اذا هذا علما اكم فكیف جهلا اكم xasaan sheekhbaan arkaynaaye rdaydiisana maxaad u malayn

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605Ай бұрын

    soomaali waa dulmi dulmi ku dar maxaa soo baxaaya markaa waa yoomal qiyaame uum😢

  • @abobasement346
    @abobasement3462 ай бұрын

    Nacaladi idin ku dhacday kuwah sidah gabadhah u galay waxaa xamar kah socdah waa dulmih waxaa ku cad dowlad xumadah kah jirtah xamar kuwah yurub jogah so sheg melah Ay ku nolyihin iyo magacyadodah plz

  • @sucdisiad3316

    @sucdisiad3316

    Ай бұрын

    Nin gabdhahuu adeerka u ahaa ka gatay Sacuudi markii hore ayaan mar labaad dooranay waxaan sugnaa inuu caruurta Soomaaliyeed uu xaraasho hadaan Ilaahay naga soo gaarin

  • @maskuudbashir8991
    @maskuudbashir8991Ай бұрын

    Waxba noma adan shegin benlow aya tahay dadka dhan ee xabsiga mamula adiga miya ka caqli badan usheke wax magaratada

Келесі