DEGDEG XOG CUSUB" Said Ali oo Xabsiga laga siideen doono saacadaha soo socdo iyo

Halkan Waa Chanalkeyga Zakariye Timacade waan ku faraxsanahay in aad ka mid noqto saaxibadeda cusub ee halkan ku xiran Mahadsanidin..

Пікірлер: 20

  • @saalimshariif3964
    @saalimshariif3964Ай бұрын

    Kalaamu leyl maa yamshii Alnahaar

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9cАй бұрын

    ilmaheeda iyo aabaheed aaleh dhaxalka

  • @abdiisse4172
    @abdiisse4172Ай бұрын

    Asc meesha dhaxal mayaalo ee waxaa yaala dhiig, dhiigana waxaa leh dadkii dhalay luul. War diinta barta oo ku dhaqma haddii aad muslim tahiin

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981Ай бұрын

    Adna sheeqa kuu dhow weydii Gabadha la Dilay yaa leh Dhiigeeda, ileyn caadi ma tihid, waar ninkaan waa ku deeyay

  • @riixaanriimaas
    @riixaanriimaasАй бұрын

    HG waa israailta somaliya 90ka dulmi & daandasiyay ummad ku haayaan say wilkoda oo xaaskisa gubay u difaacana oo qisasata oga leexiyaa wax walbay u sameynayan iga dhahy wilkayno xaskisa ma dilin ya arkayay nin & nag is qabo awalbo ma camera qolka logu dhejin laa mise qof baa dhax seexan laaa waxa kaliya u afkisa ku shegta lagu xukumay ana shiday dhahay dabka guri xas iyo ilmeheda ku nolo inad dab kushido ayaaba danbi weyn ah hadi qof kudhintana ada dishay marqatiyada o shegen gabadha gubitankeda inuu darna waliba maqaara 3aad gubty in la xukum ahyt su u gubay in lo gubo sabato ah ALLE SC wuxu dhahay (فمن اعتدا منكم فعتدو عليه بمثل مااعتدا عليكم) Siduu idinkugu xadgudbay ugu xadaguba micnaha suu u dilay haloo dilo dil togasha lagu xukamay cidiisa rabshay kiciyen ayago banabaxaya waliba leh dowlada afganbinaynan mdxwynhan dilayna dowladi kacanka iga dumiyay hadana dowladan yar awooda lahayn aan heysano dowlad maha balse dowlad la,aanay dhanta iga wxyraban iny dumiyaan si logu laabto rabshadihii 1991 hadan aiga dhahayo diyo naga qaata hadu wilkoda wax dilin wa maxay sababta aydiyada u bixinayan hadaba dantoda kaliyay firsadan ALLE ka cabsi haba sheegin iyo diin ku dhaqan xawadlana wa amerikan o gacan siinayo israail say dadka u gumaadaan wayo xawadle awalbo ayago ilmohada ka warqabin hada inay dhahan anaga diyo qadanay wan wad hadalny dhahan wan danbi dandasi & dulmi weyn khaladki ugu weyna hg gashay kan labad xawadle war RABIGAYGA ka baqa teda kle adi zakiriye wa adigi dhan u leexanayee ma qabiil baa ku qaday adunkana waxy ku qabanayan ma jirten akhirana iskaba dhaaf marka yan qabil ku qaldin somalida waa jaahiliin 99% waayo dhaxal iyo dhiig bay is barbardhigayaan sodok maxa ka galay gabar wiilkisa qabay oo ka dhintay dhiigeeda aso waliba abrheda noloow nafta ku jirta hadu dhinto xita shaqo kuma lahan war diinta barta jaahiliin tihiiin

  • @abdiazizsheikh8269
    @abdiazizsheikh8269Ай бұрын

    War dhaxal ma ahane waa diyo oo hada waxad leedahay ninkii naag garoob guursado ilmo wadata ninkeeda haduu dilo ilmahaas awoogooda aa dhiigeeda leh war wax soo baro dhiiga qofka leh

  • @user-nx8rc7de2c
    @user-nx8rc7de2cАй бұрын

    Rabi talo kufilan

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981Ай бұрын

    Dhaxal...kkkk Guri maa la dhaxlaa sxb mise Baabuur

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871Ай бұрын

    Sxb adiga waa lunsan tahay (baaburka afka hore matoorka mise rimootka? Yaa wax wado ma inta danbe?

  • @abdullahisaffa3375
    @abdullahisaffa3375Ай бұрын

    War dhalin yaraatehee orodoo diinta baro maxaa iska quseya diyo iyo dhaxal dhaxalka hadii ga adu maal katagto waxaa leh gabadha ninkii ay owlaada u dhashay waalidkeed walaaleheed ku hooyaa lakiin gabadha diyadeeda waxaa leh gabadha ehelkeeda waayo ninka gabadha qaba dhaqankeeduu leeyahay ee dhiigeeda ma l'ahan yaahuu war xawaan dad iyo diiba waalaqeen

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9cАй бұрын

    aabaha wuuba furay mana joogo wadanka siduu masuul ku noqonaa?

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871Ай бұрын

    Ninkaan hadii shiikhaal uu wanaag ku waji lahaa? Laakiin awood ma qoraan dadkaan?

  • @naimax983
    @naimax983Ай бұрын

    Diyo dheh dhaxal ma ahee

  • @aishamohamed7751
    @aishamohamed7751Ай бұрын

    ninkaan dhiiga luul maxa ka galay ?

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465Ай бұрын

    Tas mid shagaynayso mahan sabto ah ninka ilmah dhalay hada magabin gabadha ninkan dilay dhigedana waxa leh aabihi dhlay qabdhi iyo ilmihi ay dhashay marka aderka waraqadisa jebka hagashto

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh968813 күн бұрын

    Waxanad aqoon ulahayn hanoosheegin

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8qАй бұрын

    Ninkas diilaga ah kor iyo hoss waala toganya nooooo lul dhiigeda abheed ay iskaleh odayng kale shaaqo kumalho waa warqd u worst wasir fiqi tuug sheeko

  • @semlaosman9593
    @semlaosman9593Ай бұрын

    walaal somalidii waxay kuwareesan yihiin dhaxalkii iyo diyada marka bal vedio kale u soo samay ukala cadeyneyo dhaxalka iyo diyada soo waa jahiliin 90%

  • @riixaanriimaas

    @riixaanriimaas

    Ай бұрын

    jaahil hadii jiro waa adiga inuu dhaxal waa gooni dhiigna waa mowduuc kale maxaa iska galay dhiiga gabadha maxaa ga galay sodoh shaq iyo shuq toona kuma laha hada abeheeda nolow taagan hadu dhiman laa xitaa wa shaqa ah kuma laha sodokeeda diinta barta

Келесі