Xawaadle & Saleebaan oo ka heshiiyay kiiska Siidcali . Sidaan macquul ma aha .Sidee u aragtaa adigu?

Xawaadle & Saleebaan oo ka heshiiyay kiiska Siidcali . Sidaan macquul ma aha .Sidee u aragtaa adigu?

Пікірлер: 296

  • @KOKOBULLE-it5
    @KOKOBULLE-it5Ай бұрын

    Ku sali nabigena The best person ever The most knowledgable ever and the most shine all created prophet muhamed scw❤️❤️❤️💯✅

  • @ubaxbashir7334

    @ubaxbashir7334

    Ай бұрын

    ❤scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤scw scw scw scw ❤❤scw ❤❤

  • @wagadwyrah1896
    @wagadwyrah1896Ай бұрын

    Xawaadle gabadha dhaqankeeda ayey laahaayeen ee dhiigeeda waalidkeed iyo walaalaheed ayaa leh

  • @salasala8996

    @salasala8996

    Ай бұрын

    😂😂 kan ku laha dhaqan keeday lahayeen war dheh dhaqashadeeda bay lahayeen ee dhiigeda malahan kamana hadli karaan

  • @lulali6059

    @lulali6059

    Ай бұрын

    @@salasala8996sax 🤣🤣👍👍

  • @farhiyaabdulle3593

    @farhiyaabdulle3593

    Ай бұрын

    Xawaadle gabadha ma ayagaa dhalay mise wiilka dhintay baa qabay mise caruurta ayay dhaleen horta aabaha caruurta dhalay Allah u naxariisto oo may is qabin laakin waa ku qalad inay sheegtan dhiiga gabadha oo aabihii dhalay joogo inay xataa ka hadlaan xaq kuma lah aabo cabdicasiis gabadha asaga ayaa reerkan si sharaf ku siiyay ee illah ha laga baqo aabo jooga oo la leeyahay nin kale ayaa xaqeeda qaadanaya waa wax aan aduunka ka dhicin hadan anagoo islaan sheeganeeno ayaa dafiraad la soo taaagan yahay sayid cali weli tiisa ayaa wax ka dhiman oo ha la yaabin only one day baa tiirka la taagi laakin inta ay jirto iswareejin iyo qar iska tuur waa isaga ayaa weli bariiskisa dhamaanin laakin somaliya haday sidaan ku sii socoto waa loo yaabaa wabillahi towfiiq

  • @suadalifarah4516

    @suadalifarah4516

    Ай бұрын

    👍

  • @sihamsugal6154

    @sihamsugal6154

    11 күн бұрын

    @@salasala8996😂😂😂

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081Ай бұрын

    Dhuunta hadey ku qaado waa iska sidaan aqli xumada heyso marxuumada waxaa goaanka iska leh aabaheed mida kale dhuunta allah uga dhego kii dubtey marxuumada iyo kuwa ku taageersan dulmiga allah ayaga ha isku silido dhexdooda aamiin allah hana tuso aabo cabdicasiis farxadiisa aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo

  • @CashoShaxmed

    @CashoShaxmed

    Ай бұрын

    Kaalay iidhuuq

  • @fartuunmohamed6081

    @fartuunmohamed6081

    Ай бұрын

    @@CashoShaxmed aqligaada liito iyo fadaro xumadaada ayaad ka hadashey ee allah wanaaga ha ku tuso

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741Ай бұрын

    Dhiigeda abaheed ayaa leh sodogeda hore ma laha gabadhaa waa sheqaal xawaadle ma aha wiilkii xawaadle allaha u naxaristo

  • @user-ok9ne8mu8l

    @user-ok9ne8mu8l

    Ай бұрын

    Dhiiga waxaa leh ilmeheeda

  • @hodanaden6681

    @hodanaden6681

    Ай бұрын

    Ilmahed iyo oday sacudiy ku warey maxa iska galay allow dadka qar wax ha nogu darin ​@@user-ok9ne8mu8l

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrkАй бұрын

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @fauziahussein565
    @fauziahussein565Ай бұрын

    Odaygaan leh waxaan qadanaya gabadha dhiigeda ma asaga dhalay indha adagaa 😠😠😠😠😠😠

  • @mohamedsherif134
    @mohamedsherif134Ай бұрын

    Allah calaamada ha ka muujiyo gabadhaa wixii xaqeeda duudsiya

  • @fadumahasan1080

    @fadumahasan1080

    Ай бұрын

    Amiin maxaa kagalay awoowe gebdha lagubay abaheed baa nol iyo hoyadeed iyo Walalhed waxaa ma soconayo ee togasho deg deg allah soo dedejiyo

  • @User_19567

    @User_19567

    Ай бұрын

    Amiin

  • @maxamedcilmi79

    @maxamedcilmi79

    Ай бұрын

    Aamiin 😢

  • @superfun1819

    @superfun1819

    Ай бұрын

    Aaaamiin yaraabi

  • @maryanalifandhe8423

    @maryanalifandhe8423

    Ай бұрын

    War yaab badanaa maxay kahadlayaan ilmaha Luul awowgood maxaa kagalay Luul diyadeeda..

  • @SamiaaHMEDb-3
    @SamiaaHMEDb-3Ай бұрын

    The greatest of all time,the most knowledgable ever mohamed scw💯✅

  • @Hawohud

    @Hawohud

    Ай бұрын

    S.A.W

  • @HAWIYE235
    @HAWIYE235Ай бұрын

    War waxaan sharci maahane naga daa Mardanbe kama filayno wax cadaalada hadii seed cali la toogan waayo😢😢😢😢

  • @igalsamiirahussain9508

    @igalsamiirahussain9508

    Ай бұрын

    Allah ku aburtay umadiisa ku da wll dil wiil wllka laguma farxo biri adiga ayey kugu Iman karta 😢

  • @isgoowmaxamed2143

    @isgoowmaxamed2143

    Ай бұрын

    ​@@igalsamiirahussain9508 asigaba gabaruu gubay

  • @LightningFx-fv8ji

    @LightningFx-fv8ji

    Ай бұрын

    Insha Allan wala qisasaa nafta xanun keyda hala dhadhansiyo khatil ka. Gabar xamil ah oo ilmo agoon wadato oo na xaskiisa ah. Qof dilay ula kac udilay.waa yahud madow hala dilo. Diin malahan siid ali

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemedАй бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bulohus8548
    @bulohus8548Ай бұрын

    Luul Xawaadle ma’Aha What you talking bout Gabadha waa Shiikhaal!!

  • @Awomahamed1

    @Awomahamed1

    Ай бұрын

    Ciyaalkeeda xawaadle ah

  • @bulohus8548

    @bulohus8548

    Ай бұрын

    I know the children they’re xawadle ‘

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060Ай бұрын

    Waraaaa Munasar MaSha'Allaah tahay barnaamijyadaada oo dhan waaa wada muhiiim waana looo baahan yahay sxb guuuleyso horey usoco.

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819Ай бұрын

    Yaab xawaadle luul dhiigeeda mey leeyihiin . Luul illaahey ha u naxariisto tol bey ka dhalatey aabaheed baa cafin kara ama diyo qaadan kara cid kale oo illaahey abuurtey oo dhiigeeda leh ma jirto.

  • @haania2495

    @haania2495

    Ай бұрын

    Dulmigaaan ilaah baa ka jawaabaaayo

  • @user-fr8kw7vy9m

    @user-fr8kw7vy9m

    Ай бұрын

    culimo maxaya adeer ma xayawaan baaynu nahay gabadha aabeheed noolyahay cidkale dhiigeeda maqaadan karto ilmeheedu hadii aabeheed dhinto baay dhiiga qaadanayaan cawaan miyaan nahay adeer maanan islaam ahaayn oo diinaaynagu dhalin cawaanta hawiye maanahay anagu

  • @nuurnaasir6404
    @nuurnaasir6404Ай бұрын

    Reerka ehelka luul abdiaziz waxa eey rabaan qisaas hadii eey qiibiilkiisu eey qaadacaan waxa uu hoygiisa noqon doonaan naar waxa u wanaagsan qisaas maadaama uu uugubay naf.

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938Ай бұрын

    WARQADASI MA SHAQENEYSO DHIIG LUUL WAXAA ISKA LEH KELIYA AABAHEDA CABDULCASIIS.

  • @user-yo9nz4fv3i
    @user-yo9nz4fv3iАй бұрын

    Waxan maqlijiray gabadha ad qabto dhaqashadeda leedahay ee dhiigeeda malihid odaygas fududa oo hindho adaga boosba ogama banano war anaga yaabnay

  • @saciid_iid
    @saciid_iidАй бұрын

    Allaahu akbar isagana maa xanuunka latuso. Insha allaah illaahay baa sidagdaga uga muujin

  • @NouraMahamoud-if3pj
    @NouraMahamoud-if3pjАй бұрын

    Machallah mohamed wariyeh runta cheyga aya tahay horey u soco

  • @mulkihappy
    @mulkihappyАй бұрын

    Wax sacuudiga joogo waa baahi socoto mida kale odaygan warqada soo qoray luul asiga miya dhalay in uu walanyahay iimanka Allah ka qaad.

  • @User_19567

    @User_19567

    Ай бұрын

    Amiin

  • @RahmoHusein

    @RahmoHusein

    Ай бұрын

    Walaahi waa runtaa

  • @DecksAbdul-ck4sw
    @DecksAbdul-ck4swАй бұрын

    Lul magteeda Aabaheed baa leh‘waxa kale waa sheeko. Allah haunaxariisto Lul🤲🏽

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495Ай бұрын

    Allahayoow adigaa xaq u Wali ah. Allahayoow dhiig muslin ha nagu sababin. Xasbuna laah wa nicama wakiil.

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058Ай бұрын

    Allah ha tuuso xaqa umadiisa Aamiin

  • @SsAa-ef3fb
    @SsAa-ef3fb29 күн бұрын

    Luul dhiigeeda abaheed ayaa iska leg ee xwaadle malahan odayga xwaadle anagaa cesheneno hadan xwaadle nahay odayga wasaqa ah luul cadalad weey helesa inshallah from xwaadle

  • @maidaaweis2173
    @maidaaweis2173Ай бұрын

    Masha Allah my brother keep going

  • @user-wv8ju2ux7e
    @user-wv8ju2ux7eАй бұрын

    Rabbiyow cadaalad sii walaashey luul😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @midnimochannel4274
    @midnimochannel4274Ай бұрын

    Mahadsanid sxb

  • @user-qz4qr4zk1k
    @user-qz4qr4zk1kАй бұрын

    War odayga 1 million hala siiyo markaas waa macquul rrka iney qancaan hadi kle ninka na hor dhaafiya plz 🙏

  • @kaafixaji
    @kaafixajiАй бұрын

    Munasar horay u'soco Legend Ayaa tahay wadankaan dhan ayuu usocdaa

  • @ruun139
    @ruun139Ай бұрын

    Walahay waa yab luul dhiigeda malah

  • @LacibLacibsaid
    @LacibLacibsaidАй бұрын

    Alla dadkan dulmi badana war alle ka xishoda gabadha dhigeda abeheda leh

  • @user-xp9hi9ut1v
    @user-xp9hi9ut1vАй бұрын

    Munasar wararkiisa oodhan waa run

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5iАй бұрын

    Shiqaal shaqo kumaalaha oo dhal maa ahaa ciyaalkeda AA leeh waa sax

  • @Shiikhxuswencalijabuuti
    @ShiikhxuswencalijabuutiАй бұрын

    This is my queen from kharfaaje

  • @Sahraomar-ln4hg
    @Sahraomar-ln4hgАй бұрын

    odayga maxaa si ka ah hasbuna allaah dhiiga luul abaheed ayaa l h ee ofaygaa is helkiisa ha qabtaaan hasbuna allaaah

  • @Maryama_cabdillahi
    @Maryama_cabdillahiАй бұрын

    Dil hadee ku xukumeen meey dilaan xaaka hortaagan.

  • @nasrocumar5376
    @nasrocumar5376Ай бұрын

    Haa la dilo kan cadalaada guul😊😊😊

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903Ай бұрын

    War ninkan umada soomaaliyed halaga horkexeyo wejigiisa ayaaba nadhibaya nin gubay xaskisa oo uur uleh oo ilmo agon ah haysata. Subxanallah.

  • @hanihersi9977
    @hanihersi9977Ай бұрын

    Somaliyay xoqta runta ah kala socda Munasar.wayo wax usan sohubin kama hadlo wiilkan mash Allah Wlh aniga Munasar leba fiirsada Inta kale waa leef laboodyo iyo soor raadis

  • @user-zo8zn8sx1d
    @user-zo8zn8sx1dАй бұрын

    Waaad ku mahadsantay sxp sidaad dadka xaqdarada lagu hayo ee xamar jooga aad ugu damqato oo xaqooda aad udifaacdo xaqiiqdana uga sheegto waaaad kumahsanty 😊

  • @Maxamedxasan23
    @Maxamedxasan23Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @xuseenalmakhzoumi4516
    @xuseenalmakhzoumi4516Ай бұрын

    NINKAAN WAA LA DILAA INSHA ALLAH MIDA KALE HADII UU DILIN UUSAN QIRAN ASAGA II REERKIISA SIDEE DIYADA U DHIIBAYAAN DIINTANA MA OGOLA ODAYGAAN WARQADA WATANA WAXAA WATO SAYID ALI REERKIISA WAA SHEEKO CUSUB SAFAARADA SACUUDIGANA WAXAAS AYAY LACAG KU QAADATAY WAA WADA TUUGO DHAMAAN DILKANA WAA DHACAA MAR DHOW WEJIGISANA WAA IN LAFURAA MAALINKA TIIRKA LA SAARAAYO

  • @suldanohassan7856
    @suldanohassan7856Ай бұрын

    Asc was war cad oo sax ah

  • @FJ-ls2jy
    @FJ-ls2jyАй бұрын

    Siidcali Hadaan Cadaalada lamarin. Kuwo kale ayaa ku dayan doona. Sidaa darteed Cadaalad ayaan Codsaneynaa.

  • @user-rd8nv6gh2o
    @user-rd8nv6gh2oАй бұрын

    Imaanka beel luul adeer waa sheeqaal ee maha xawaadle mana uu laha dhigeda hadi ey gabar uu dhalay ahan lehed ha ka hadlo dhigeda lakiin me shan bos ugama banano wuu is cebeyay odayga imanka beel

  • @mohamedidirisducaale8190
    @mohamedidirisducaale8190Ай бұрын

    Qoraalka bedel sxb waa Shiiqaal ma ahan Xawaadle

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057Ай бұрын

    Umaleyn maayo inay waraaqdaasu waxa badaleyso because odaygaan malehahan dhiiga gabdha dhimatay Aabeheed Ayaataagan Allah unaxariisto Luul Sheikh Abdu Aziza Asagana waxaa ufiican inuumaro Cadaalada xaqa Allah uhiiliyo Aamiin Aamiin yaarabi

  • @mohamedhagiaden7946
    @mohamedhagiaden7946Ай бұрын

    Oday gabar uu dhalin raba inuu dhiigeeda ka ganacsado waa aakhiru samaan. Ilaahay ku qaad. Iimaan daranaa odaygu.

  • @hodomohamed9203
    @hodomohamed9203Ай бұрын

    Wadan aan cadaalad ka jirin weeye soomaaliya ila meerayso weeye waxoodu hadii gabadhaa. Xaqeeda lasiin waayo dulmigaa iyo xaq daradaa waa laga shalaayi😢

  • @abdiqadirhassan6662
    @abdiqadirhassan6662Ай бұрын

    Ey eydhalay bathy benta kadaa umada xawaadle iyo kiiskan ma xa iska galaay

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadiaАй бұрын

    😮hadu kabad baado dil ma geeri rabi ayu kabadbaadidona ilel wala dhimanaya mida dambe aya dheer xayatul barsaq wa mida dhabta tan wa adunyo dhamanaysa wale wayaab

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674Ай бұрын

    luul ale ha u naxariisto waxa diyadeeda le qoyska ay ka dhalatey aabo c/asiis iyo qoyskiisa gabadhooda ayagey ka dhimatey reerka caruurta dhaley uma taalo kiiskan

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631Ай бұрын

    Munasarow mantay mawaxad nokentay Nin dhintay xaskow ka dhiintay dhiigeda ayu leyahay odayga dhalay wiilkisa hadu dhinto iyo hadu nolyahay xita dhiga Gabadha ey qaban ma lahan dhaqankeda ayey leyihin walidkeda ehelkeda iyo wilkeda hadu qangar yahay ayaleh

  • @Labwa313
    @Labwa313Ай бұрын

    Xaata caruurta ay dhashay ayaan dhigeda lahayn saa waba sodoog . Yaahu .

  • @ahmedabdi3784
    @ahmedabdi3784Ай бұрын

    Odayga warqada qoray hadii ow dhaxalka meel ka soo galo kun maxkamad asagaa ka xoog badan sharci ahaan. Qofka dhaxalka wax ku le qisaasta waa hor istaagi karaa. 99 qof hadii qisaas rabaan halka qof diyada raba aa ka xoog badan shrci ahaan

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5iАй бұрын

    Luul cabdi casiis haada waydhimatay dhaxalka waxa iskaleh ciyaal keda waa sax

  • @ju4965
    @ju4965Ай бұрын

    ilaahay ha tuso xaqa umadiisa

  • @Betasquadclips66
    @Betasquadclips66Ай бұрын

    Somali Qayaano kama dhamaato diinta maheystaan Diyo iyo dhaxal miyey Kala Garan wayeen Waaba Xaywaan war dila dilaaga

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424Ай бұрын

    War waxaas waa khalad cadi mahan ilaheyna raalli kama Aha gabadha dhiigeeda waxaa leh abaheed iyo walaalaheed ilahaw xaga u hiili yaarabi

  • @mohamudabdi5130
    @mohamudabdi5130Ай бұрын

    Acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim oo kaalay habargidir diin ma leh miyaa waa maxay nin baa warqad soo qoray gabadha ilaahay ha u naxariistee aabaa dhalay isagaana ka hadalki kara arinta

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456Ай бұрын

    Dhiigeeda abaheeda ayaa leh. xawaadle shuqul kuma leh,

  • @geediali437
    @geediali437Ай бұрын

    Sidui u qaadankaraa awoowgan xawaadle waaba xaaraan maqdacee waar dhiigeeda malaha waxay ka go daa oo kaliya luul allaah hawnaxariistee Aabaheed waar muqdisho dulmi baa lagu rogayaa by ENG. SAMA HARGEYSA SOMALILAND

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5iАй бұрын

    Haa waa saax marxumaafa maa aaha wiil laay hooyada dhaxalkisa malaaha shiqaal oo waxa leh ciyaalka ee helka waxa kama quseyaan

  • @apdiqani-Ali
    @apdiqani-AliАй бұрын

    Adiga lee kuu talaaa Siid Cali waalasii deynaaa I.a❤

  • @user-fr8kw7vy9m

    @user-fr8kw7vy9m

    Ай бұрын

    kkkkkkkkkkkk iska hadle kaalay siidaa adigu bal xayawaan gabadha aabeheedaa nool bilaa diin baad tihiine

  • @user-dg6ir3vv3d
    @user-dg6ir3vv3dАй бұрын

    Umad xanuun san oo inkaar qabto weeyaan caqlina laheyn

  • @cabdimacalin4369
    @cabdimacalin4369Ай бұрын

    Dowlada somaliya waxaan ka codsanayaa in qunsilka sacuudiga u joogo samaliya in xilka laga xayuubiyo sababtoo ah wuxuu ku xadgudbay qoyska reer c/ casiis oo cadaalad suge ah

  • @user-pb4zw1ct5d
    @user-pb4zw1ct5dАй бұрын

    Gabadha ninku maqadankaro dhigeda Ehelkeda leh o ah aabeheed.waa sheko waxad wadaa.an soco eyn.

  • @fardusaali6618
    @fardusaali6618Ай бұрын

    Ilaahoow hanaceebeen Sodogii xitaa Saan muu sameeyay Ceeb ceeb 😭😭😭 Wuuna isceebeeyay oo damiir xumadiisa ayuu suuqa soodhigay Waxna muuka faaiidin

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981Ай бұрын

    Waxaan wax jira ma aha, Awoowaha Caruurta wax shuqul ah kuma laha Dhiiga Luul Sababtoo ah ma aha isagu Aabaheed.

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444Ай бұрын

    Haddii aa tahay hooyo isticmaasho kaniiniga uurka looga HORTAGO halista ka dhalan karta kasoo daawo chnnlka queen fardowza official ❤❤

  • @goalsports-bp5gs
    @goalsports-bp5gsАй бұрын

    like iisaar 1m

  • @user-wg7op9ns1m
    @user-wg7op9ns1mАй бұрын

    ODAYGA XAWAADLE KAMA NIXIN ILMAHA UU AWOOWAHA U YAHAY MAXAA YEELAY AWOOWE CABDICASIIS OO LA HANDADAAYO YUU LACAG DHAAFSADAY ODAYGA DHUUNIGA XAWAADLE ILMAHANA INKAAR BUU U SHAQEEYAY WAR XAWAADLE LA HADLA AWOOWE DHUUNI XAWAADLE ALLE MAXAA QALAD LAGA GALAY ODAY CABDICASIIS

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770Ай бұрын

    Ila meerayso

  • @user-bn9pf1jl2x
    @user-bn9pf1jl2xАй бұрын

    Hhhh aabe abdi asiis unbaa cafinkara misana qisaasikara Hana wareerin xawaadle na'ahan luul ee waa shiqaal xawaadle imaanka allaha galiyo

  • @SalmanOmar931
    @SalmanOmar931Ай бұрын

    Konfurta somalia waa meel dhimatay waa meel bahalo kunool yihiin. Balo ku dagtay

  • @OmSamar-iy7cj
    @OmSamar-iy7cjАй бұрын

    marba sharciga haduuxukumay dil inladilo iyo cafis yaa ufiican diiniyan

  • @Farhan-dd7mh
    @Farhan-dd7mhАй бұрын

    Meshaas kasii wad lkn qaabdaradi aad hore uwaday dib ha ugu laaban bror du vet allt eller hur?🇸🇴🫡

  • @abdirahman6309
    @abdirahman6309Ай бұрын

    Ninkan lamadilayo illaa ilmaha ay ka qaangaaraan oo ay kadoortaan qisaas ama mag

  • @NaimaMohamedAli
    @NaimaMohamedAliАй бұрын

    Umada ha isku dirin wll

  • @user-vt8ni6pc3e
    @user-vt8ni6pc3eАй бұрын

    Luul dhiigad abahad leeha waa noloyah cabdi cas

  • @FeysalFeysal-zd3qs
    @FeysalFeysal-zd3qsАй бұрын

    😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @user-nm9fd6dd4d
    @user-nm9fd6dd4dАй бұрын

    Munasar nacaybka habargidir iyo jacayl ka toogashada siid cali amaad naar kugashaa

  • @mmh8047
    @mmh8047Ай бұрын

    Mungo moja ❤❤❤❤❤❤❤❤saydiya sisi maskiini😢😢😢😢😢 .....kitaabkiii quuta quutahoodii iyo kitaab gaabkoodii 😢😢😢😢😢😢😢😢.......ooy QARAN KEENii ku Dumiyeen .....DAWLADNimadeeniina jilbaha dhulka ugu DHUFTEEN ??????? DHiigeeniina kuBannaysteen 😢😢😢😢😢😢😢... haddanana 4-1\2 ¿¿¿¿¿¿¿¿¿¿........yaa ALLAAH .calayka bidhaalimiina

  • @xamdimuuse4520
    @xamdimuuse4520Ай бұрын

    Asc awoowaha iyo ayeeyada iyaga xaq umalaha dhiiga luul luul dhiigeeda waxaa iskale luul aabeheed dhaxal wuxuu imaan karaa luul aabeheed uuraali kayahay xaqdarada haleeskadaayo anaga waxaanahay soomaami sucuudiya sharcigeena ineey faragashato sharcigeena odaygana xaqa alahatuso aduun iyo aaqiro weykalabadanyihiin wabilaahi towfiiq

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada5813Ай бұрын

    eeyga eeyga dhalay Waa la dilayaa Nacalad baa ku Taale isaga

  • @naimaabdirizaqmohamad1931
    @naimaabdirizaqmohamad1931Ай бұрын

    Wll munasar waxaa Ku weediinaa madaxmeenaha saxiix laga sugaa maqale ma runbaa mise wll ii soo jwb mise waxaa Waa been

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9mАй бұрын

    xawaadle ma gabadhaay dhaleen bal dadkan bilaa diinta ah eega adeer aabeheed baa nool see xawaade dhiigeeda uqaadan karaa bal dameeraha hawiye ileen caqli malaha waa ragii yidhi cali garleh caaydiidna garleh xayawaan weeye

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tmАй бұрын

    Ascabadbaadinayso warqada waxaa ka sareeya maxkamada dalka

  • @foossahardid4895
    @foossahardid4895Ай бұрын

    Inay habogidir xamar leeyihiin baad somalida u sheegteen hadii aan latogan sayid ali

  • @IsmailMohamed-qw2xk
    @IsmailMohamed-qw2xkАй бұрын

    Waa uu qaldan yhy duqaas gabadhas asaga madhalin

  • @SahalAbdullahi-nh2jg
    @SahalAbdullahi-nh2jgАй бұрын

    M.a cadaalada hashaqeeso

  • @AnimaSaida
    @AnimaSaidaАй бұрын

    Xawadle meelna kamasogalayaan gabada diyadeeda abaheed baleh caruurta umbey xawadle kahadli karaaan ee luul xawadle waxba kama quseyso

  • @mohamedsalad6299
    @mohamedsalad6299Ай бұрын

    Seyid cali Wali cadeyn laguma haayo

  • @waligadacadahow4888
    @waligadacadahow4888Ай бұрын

    Bismilaah rerka ilmaha ayey dhalen lkn luul abahed aya leh dhigeda ayaga malahan waxas din iyo dhaqan somaliyed maba ahan

  • @mohammadhussainnuur4156
    @mohammadhussainnuur4156Ай бұрын

    Diinta been haka sheegina ninka gabadha diley diya qaata ama haqaadanina waa in la dilaa Nin dil ku xumuman diya la qaatey kuma badbaadaayo waa in la dilaa Awoowaa so hadley iyo adeeraa so hadley qiil ma noqoneyso Wallaahu Aclam Wallaahu Aclam

  • @nashaadqurux6122
    @nashaadqurux6122Ай бұрын

    Xawadle way dhaqan xun yahiin gunta gunta dhashay dhigedana maleh

  • @umuclaahi5562

    @umuclaahi5562

    Ай бұрын

    Maxaa kuu geeystay xawaadloo dhan miyaa arinkaa qabo Allaah ka cabso waa Shaqsi ninka ee qabiil dhan ha u caaynin

  • @younusmahamoud9784
    @younusmahamoud9784Ай бұрын

    Odayga Xawaadle Ma Isagaa Dhalay Luul Markuu Diyada Qadanaayo Acuudu Billaahi Mina Sheeydaani Rajiiim Ruxu Dhunisanaa😂😂😂

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dpАй бұрын

    Xawadle madhalay shako waye waleysku fadhiyaa

  • @RouseyHassan
    @RouseyHassanАй бұрын

    Xawadle meshe maxa kenay gabadhan rer ayey kadhalatay 😢

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261Ай бұрын

    Dadku aqoon diimeed ma heerkaasay ka jogaan. Dhiiga gabadha Aabaheed ayaa leh

  • @user-vw6pn1yd1u
    @user-vw6pn1yd1uАй бұрын

    Maxaa kaquseeyo markaa xawaadle gabadhu waa shiiqaal said Ali waa hg

Келесі