DEG DEG NINKII XAASKISA DILAY OO CULAMADII KASOO JAWAABEEN IYO

Фильм және анимация

6 June 2024

Пікірлер: 118

  • @user-lx3ev4yf4j
    @user-lx3ev4yf4jАй бұрын

    Nabigane maxamed caleyhi salatu wasalam scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @Hawohud

    @Hawohud

    Ай бұрын

    S.A.W ❤

  • @MaryanCalli2

    @MaryanCalli2

    Ай бұрын

    صلي عليه وسلم

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8qАй бұрын

    Diilaga rerkisa haa iska haadlln kor iyo hoss ninkan diilaga waala toganya inshallah

  • @salmaahmed2263

    @salmaahmed2263

    Ай бұрын

    Allah ayaa wax dilo.

  • @shaxshaxlowgaxafada5813

    @shaxshaxlowgaxafada5813

    Ай бұрын

    ​@@salmaahmed2263 Waa la tooganayaaa😂😂😂 Dayuuska Daalimka ah

  • @robloxjgjvkcvkgvjvkvjvj

    @robloxjgjvkcvkgvjvkvjvj

    Ай бұрын

    Sax laakiin waa xukun kitaatka kusoo arooray naf in lago oyó naftii dishay yeela anba hayeelina

  • @cabdiwaduud8467
    @cabdiwaduud8467Ай бұрын

    YAAHUU WAR MEESHA MA TAAL DIYO EE WAXA YAAL YAA GO'AANKA DILKA GO'AAMIN KARA

  • @haajihappyk

    @haajihappyk

    Ай бұрын

    Sax waaye midaase bro Dadkan wax bay isku qasayaan diyo iyo dhiiga yaa iska leh go,aanka

  • @hajiahajiali4188

    @hajiahajiali4188

    Ай бұрын

    Rabi talo ku filan

  • @hajiahajiali4188

    @hajiahajiali4188

    Ай бұрын

    بسم الله الرحمن الرحيم الله لاإله إلا هو الحي القيوم لا تاخذ سنة ولانوم له ما في السماوات و في الأرض من ذا الذي يشفع عنده إلا بادنه يعلم ما بين أيديهم وما خلفهم ولا يحيطون بشيء من علمه إلا بما شاء وسع كرسيه السماوات والأرض ولا يؤده حفظهما وهو العلي العظيم صدق الله العظيم

  • @AraweeloAli-qx1mt
    @AraweeloAli-qx1mtАй бұрын

    Gabadhaa dhiigedaa abeehed baa iskaa leh not odaygaaan gajaadaaa ilaahaw maa gadhiisa laguuboo wallhay melahaas ayuu lasoo fadhisan lahaaa abooo miskiinaaan ahay dadka kalee wu u xoog weyn yahay

  • @siidaxmedbusuri6956
    @siidaxmedbusuri6956Ай бұрын

    Waa dadaaleysaa sii wad Diinta ma ahan goos goos ama yuutuub

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada5813Ай бұрын

    Diinta iyagoo og inay waxan ogolayn ayay indha tirayaan somalida dulmi dartiisa iyo khabiil subxanallh

  • @robloxjgjvkcvkgvjvkvjvj

    @robloxjgjvkcvkgvjvkvjvj

    Ай бұрын

    Waa tan lala yaaban yahay 😂😂

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh4644Ай бұрын

    اللهم صل وسلم وزد وبارك علي النبي محمد وعلي آله وصحبه وسلم تسليما

  • @roodaqueen2959
    @roodaqueen2959Ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-kx6lt6dh3e
    @user-kx6lt6dh3eАй бұрын

    Cabdicasiis waxuu ogyahay lix meelood meel baa ku soo aadeeysa xoolaha inteeda kale caruurta luul Alla yaa rahma

  • @salmaahmed2263

    @salmaahmed2263

    Ай бұрын

    Sax 💯

  • @fadumadahir6011

    @fadumadahir6011

    Ай бұрын

    Gabdhiisa nolal lagu gubay cadaalad ha helaan inshaa Allah

  • @Mudaneey
    @MudaneeyАй бұрын

    Ok ilmahaan yaa waraystay in ay mag rabaan

  • @abukarmohamed4173
    @abukarmohamed4173Ай бұрын

    Arinta wadaadada iyo arinta meesha taal wey kala duwan yihiin awoowaha warqada soo qoray muxuu dhaxlayaa meesha dhiig ayaa yaal gabadha dhiigeed intuu kasoo galayaa ileen hada ninka dilka loo heesto ayaa qabay gabadha allaha u naxariisto awoow wuxuu dhaxal ku leeyahay ilmaha uu awoowga u yahay gabadha xaqeeda intuu wax uga yeeshay tusaale gabadha hadii la furo ee nin kale guursato Kii hore dhaxal miyuu Ku leeyahay? Culimada hanooga jawaabto insha allah

  • @robloxjgjvkcvkgvjvkvjvj
    @robloxjgjvkcvkgvjvkvjvjАй бұрын

    Culimada😡😡 haka saaraan diyo iyo dhaxal حسبي الله ونعم الوكيل

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938Ай бұрын

    WARYA ADIGA HOOYADA EEY HADAY SINESATO XUKUNKEDA WEYFI XUKUNKEDA CULIMADA SOMALIYA.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495Ай бұрын

    Subxaana Allah

  • @mohamedhagiaden7946
    @mohamedhagiaden7946Ай бұрын

    War ninyahow diyaba meesha maba taallee maxaa la yiraa yaa xaq u leh. ka soo qaad walaashaa baa la gubay.. Ninkii qabay aabihii baa dhiigeedii ku gorgortamay iyadoo aabahaa/aabaheed joogo. Bal maxaad dhih lahayd? War ninyahow diin mooryaan meesha ha laga saaro. Ma soconeyso.

  • @irshadnor4840

    @irshadnor4840

    Ай бұрын

    Diintu caqli ma aha Ee waa sidii ilaahay uso dajiyay

  • @june6206

    @june6206

    Ай бұрын

    Kani tu fax iyo kiin buu is barbar dhigay caruur tasi wa yar yar

  • @SiciidoCalimaxamuud
    @SiciidoCalimaxamuudАй бұрын

    ❤shukran🎉🎉

  • @siidaxmedbusuri6956
    @siidaxmedbusuri6956Ай бұрын

    Hadembiyaabin inta lacaq raadineyso fadlan jooji tashwiishka

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011Ай бұрын

    arinka wadaadan ay kahadlayaan iyo arinka Luul waa kala duwantahay, Luul caruurteda waa agoon abahood ma noola. Luul Abeheed ayaa u nool.

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263Ай бұрын

    Waa ilmaha ayaa leh. 15 jir hagaraan

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5iАй бұрын

    Gabadha dhimataay waxa lehe ciyaalkakeda waa sax

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5iАй бұрын

    Waa sax caarurta aay leh dhaxalka aadaga malaaha oo dhigo waxa leh caaruurta oo sow odaaga uu dhalaay aay gabdha uu dhashay ciyaalka

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188Ай бұрын

    Gabadhan luul ninkeeda wuu geeeiyoodey ka hor ayada

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899Ай бұрын

    S cw

  • @SahraIbrahim-xv6vp
    @SahraIbrahim-xv6vpАй бұрын

    Adiga hunguriga wuxu ka galey gerida Lul haben iyo malin wad hadal heysaa ilahey kabaq shaqeyso xog iyo cafimadba alle waku siye

  • @MaxamuudHirsi-tb6px
    @MaxamuudHirsi-tb6pxАй бұрын

    Mar labaad yaan la siyaasadeeyn arinta marxuumka la dilay waxaa la hayaa axaadiis badan

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263Ай бұрын

    Cimran wuu fahmey. Meesha qabiil ayey ka dhigeen.

  • @khalidbinabbas
    @khalidbinabbasАй бұрын

    مفروض الحق لا ابو الذم هو أبوها وأمها واطفالها فقط الشخص ابتاني جد الاطفال ابو أبوها مليش حق المرحومه ألله يرحمها ويغفرلها ويسكنها فسيح جناته ابوها موجود جي يرزق وأمها موجودة هوم لهم الحق وعيالهم الصغار

  • @Mudaneey
    @MudaneeyАй бұрын

    Qabiil magta ma laha family baa leh Ninkeeda waa ka hor maray diyo kuma laha Ilmahana ha la waydiiyo

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674Ай бұрын

    diyo waxa iska leh gabadha reerka dhalay ilmaha hadii wax laga siinayona lacagtoda hanti maguuraana loogu gadaa awoowgodana masuul ka ah

  • @haweyamohammed4124
    @haweyamohammed4124Ай бұрын

    Asc cimraanow odaygaan xawaadle hunguri badanaa bal ma isagaa dhalay

  • @NuurtoMacalin-xd8bz
    @NuurtoMacalin-xd8bzАй бұрын

    hiiyeey culumada reerkaas waa cabsi cabsida sanadkaan😂😂😂

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5iАй бұрын

    Marxumaafa haday dhimatoy waxa laa leyaahay marxumaad ee ladhimaayo luul cabdi casiis oo magaca alaaha aaba bedelaay

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5iАй бұрын

    Diyo shiqaal maaba laaha oo marxumaafa ciyaalkeda aaya dhaxalka leh shiqaal gabadhoda dhaxal maa aaha

  • @casalasal6466
    @casalasal6466Ай бұрын

    WAR HEEDHE ADIGA ARINTAAN MAAD ISAGA HADHID NIN KAA TALO IYO CAQLU XUN WELI MA ARAG NINKII UGU HOREEYEY EE TUSAALIHII XUMAA KEENAY SOW MAAHID HANA DAMBAAJINE ISKA AAMUS QIF CAADI AH MAAHIDE

  • @user-lj4vo9dy6v
    @user-lj4vo9dy6vАй бұрын

    Hadii ay arinku uu yahay ciyaalka markaas saydiintu sheegayso iaa kan ugu yar oo qaan gaaro baan lasugin oo lawaydiin ra'ygiisa intaasna jail kuu kujiryaah haday isku raacaan in ladilo waa in ladilo

  • @maxamedcabdulaahi284

    @maxamedcabdulaahi284

    Ай бұрын

    Walahi hadaan soo qori rabay. Waa saad sheegtay haduu ku fakanaayo waa lasugaa ilaa uu kan ugu yar qaangaaraayo

  • @isgoowmaxamed2143

    @isgoowmaxamed2143

    Ай бұрын

    ​@@maxamedcabdulaahi284kan wuu ahaade 40 ayuu kujiraa

  • @NuurtoMacalin-xd8bz
    @NuurtoMacalin-xd8bzАй бұрын

    hadakadibna naagtii guursaneyso hawargidir nin eeh horta hageeyso macalin aan eeheynin hawargidir waayo malaha wax diin ah oo daadka ee baraan diintoda waa si loduudsado xaqa daadka kali iyo isla qabweeni oo aan wanagsaneynin

  • @NimcoJamac-fs6wg
    @NimcoJamac-fs6wgАй бұрын

    ❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉

  • @ismaaciildahable
    @ismaaciildahableАй бұрын

    diya marbi ee hala ii qisaaso ayuuba odayga luul dhalay taagan yahay maxa mesha diya keenay iyo ka hadalkeeda

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938Ай бұрын

    HAWIYO DIIN MALE WAXA DONAAN AYAA SAMENAYAN.

  • @ahmedmoalim
    @ahmedmoalimАй бұрын

    lakin waxaa kaa qaldan odaga wax dhaxal ah kuma lahan luul waxa la dilayne maahin caruurta xataa wiilkiisa oo luul ka dhintay xataa dhaxal kuma yeelan karo waayo waa ka horeeyay marka odaga meelna kama soo,gali karo luul hadey dhaxal noqoto

  • @siidaxmedbusuri6956
    @siidaxmedbusuri6956Ай бұрын

    Maq ma ahan waa dhiig dhiiga waxaa leh Aabaha dhaley

  • @AbdiAbdiadam
    @AbdiAbdiadamАй бұрын

    Hayley shekadan qabiil leedinta boos looradinoya

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5iАй бұрын

    Maxakamaada marqati laah mayxaqume waa qalaad

  • @caligidhow4712
    @caligidhow4712Ай бұрын

    Waryaa ma diinta illahay baa lagu yastah siyoonaya walee waa markaad hoogi lahaydeen

  • @salmaahmed2263

    @salmaahmed2263

    Ай бұрын

    Cimran wax uu ka sheekeynayaa culumo. Cimran uu sax yahey. 🥰

  • @kaynaanofficialchannel8777
    @kaynaanofficialchannel8777Ай бұрын

    Maya odoyga waxa ka awood badan ilmaha hadey dhaxaan xaldilo waa dil

  • @isgoowmaxamed2143

    @isgoowmaxamed2143

    Ай бұрын

    Wax soo baro

  • @ijuhhy9831

    @ijuhhy9831

    Ай бұрын

    Wàxa.lasuga.ilaa.eyka.qaangaaran.ilmaha

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5iАй бұрын

    Abaaha cabdi casiis waxa oow isleyaahay dhaxal yaar AA ku sogaraya ee saa oow isleyaahay dhaxal marabo ilmaaha aay iskaleh dhaxalka

  • @casalasal6466
    @casalasal6466Ай бұрын

    CULIMADAAD SHEEGEYSO MEEYE HAL MID OO WARCAD SHEEGAY KUMA JIRO DADKA DHAXALKEDA LEH WAA KYWA KU MEEREYSANAYEE MEY WARKA KALA CADEEYAAN WAXA LA ISKU HAYSTO WEY ARKAANE DIYADA YAA LEH MEESHA DHAXAL MA YAALEE TAN KALE GABADHA AABAHED NINKA HALA II DILO LEH LOONA DILI LA,YAHAY MEY KA HADLAAN MAXEY UMADA U WAREERINAYAN DADKAN AAD CULIMADA KU SHEEGEYSO QAARKOD ADIGEY MALAHA CULIMO KUU YIHIIN MEESHAAD KA KEENTAY ADIGAA YAQAAN EE LA NOQO CULIMO NOOMA AHEE CULIMO LA YAQAAN OO WAX LAGA DHAGEYSTO KEEN

  • @hassanalihashi2105
    @hassanalihashi2105Ай бұрын

    Qodobkaan hadiiba ow meesha kujiro waa qadobkii ay ree nacali N daa'uud aysugayeen waayo waxey kusoocelcesheen sharacada hanagulaxakumo horta alle aa dhinta diyo marabna xakun sharciyana malagu burikaro ee yaan ladegdegin

  • @sharifraashid
    @sharifraashidАй бұрын

    Waxan fila ninkan madhale inuu yahay dareen aabo nimo Lahan munafaqinta wey midib badan yihin toogasho inaha allah

  • @abukarmohamed4173
    @abukarmohamed4173Ай бұрын

    Tusaale gabadha hadii la furo ee nin Kale guur sato kii hore gabadha dhaxal miyuu Ku leeyahay??

  • @khaliifhusseinmohamud9776

    @khaliifhusseinmohamud9776

    Ай бұрын

    hadduu caruur ka dhalay caruurta waxay heleen buu leeyahay

  • @saidbarkatle6767
    @saidbarkatle6767Ай бұрын

    Caruurta ayaa mesha wax ku leh laakiin qabiil kaba saar ogow gabadha hada meher uma hayo ninka dgintayr ogow

  • @farhiyamahamad5282
    @farhiyamahamad5282Ай бұрын

    Diyo lamarawo deee

  • @ijuhhy9831
    @ijuhhy9831Ай бұрын

    Waaa.laso.jar.jaray.warkaan.ee.hada.maahan.luul.fehelkeeda.nin.kamid.ah.oo.sheekadi.ilmaha.awoowgood.oo.sacuudiga.joogo.kahadlayay.baleysku.keenay.ee.jarjarka.nagadaaya.ee.

  • @abdinasirmohamed3295
    @abdinasirmohamed3295Ай бұрын

    Imraan, Ninka dhaxalka 1/6 helaya ma aha Ninkii hore ee luul ka dhintay aabihiis, ee waa aabaheed Sheikh Abdi-aziz, asagaa 1/6 dhaxalka ku leh. Odeygaa meel uu kasoo galayo ma jirto.

  • @salmaahmed2263

    @salmaahmed2263

    Ай бұрын

    Ilmaha ayaa leh.

  • @user-qf1gv3og5y
    @user-qf1gv3og5yАй бұрын

    Cswcsw ❤❤❤❤

  • @robloxjgjvkcvkgvjvkvjvj
    @robloxjgjvkcvkgvjvkvjvjАй бұрын

    Nikeeda haduu qaatay laakiin ninkaan asagaba wax dilay muxuu qaataa

  • @shukriali5770
    @shukriali5770Ай бұрын

    DIinta yaan la khakhalin weliga inantu waa cabdi casiis

  • @mohamedabdi-nu5is
    @mohamedabdi-nu5isАй бұрын

    Aniga waxan u arka culimada waxey kahadlayaan arin cam ah lakin arinka gabadhaan waa khas sabto ah doda ma aha ya dhaxalka leh doda waxa waye yaa go anka garaya ilmaha waa yaryar abahoodna wuu dhintan, ninkala ayaa kagadanbeyay, doda meshas halagu saleya ayey ilatahay

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pqАй бұрын

    Midkaan shaaribada yuhuuda leh ood sh bashiir leedahay, shiiqmahane yuusan kudambaajin🤔

  • @fardowsaahmed3520
    @fardowsaahmed3520Ай бұрын

    Qof weeynbaa ku moo day lkn qolafkaa ku weeyn diyo kula gashay arinka fahan mag kudishee hala toogteey taagan tahan go aanka kale magaarî garaa abaha ilma dhashy

  • @osmanahmad8509

    @osmanahmad8509

    Ай бұрын

    Dadka diyada iska leh qayb ka mid ahi haday mag qaataan qisaasta ama toogashadu sidaa ayey ku buree. Ilmaha ay luul AUN ka tagtay ayaa diyada iyo dhaxal ka inta ugu badan iska leh odayga awoowaha ah ayaana xaqooda uga masuul ah haduu diyada qaybtay kulahaayeen uqaaday qisaastii / dilkii toogashada ahaa saas ayuu ku baaba'ay oo ku burey. Sayid cali toogasho malahan qayb dadkii kamid ahi haday diyo qaateen. sidaa ayaa sharciga islaamku yahay.

  • @anudguled9817
    @anudguled9817Ай бұрын

    Caaqil ayaad tahay khayr allaha ku siiyo.

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8qАй бұрын

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-dq6ih1so1e
    @user-dq6ih1so1eАй бұрын

    Ilmahaas dhaxdey kabexeen

  • @ijuhhy9831
    @ijuhhy9831Ай бұрын

    Nimankan.iska.hadlaayo.qabiil.ahaan.ayeey.uhadleen.lakiin.diiniyan.caruurteediba.lagasaaray.xisaabta.waxey.kubiyo.shubaneeyso.waadiinta.inagu.dad.islaam.beynunahay.somaliyana.dowlada.shaarkeeda.leyskudila.karaan.wI'll.yar.oo.arday.ah.askari.badilay.wubaxsaday

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565Ай бұрын

    Wll wali wax baa isku qaldaysaa waa ognahay waalidku inu ilmihiisa dhaxlo lkn sodogu see udhaxli karaa hada ma waxaa na leedahay luul sodogeed oo caruurteeda awaw u ah wuu dhaxli karaa Luul dhiigeeda waxaa leh ilmaheeda, waalidkeed , walaalahed intaaas hadii la waayo waxaa yeelanaya ilma adeeradeed waxaa sifiican uga hadla suurat baqra walaahu aclam

  • @khaliifhusseinmohamud9776

    @khaliifhusseinmohamud9776

    Ай бұрын

    anisa masoo fiirisidoo sadex aayad baa dhaxal ka hadla iyaguna anisa ayey ku jiraan

  • @farhiyamahamad5282
    @farhiyamahamad5282Ай бұрын

    Ani wayaabee adi cinranoo maxa ku daraay adii lacag miyaa ku so qadatay war quftaan waa quf nolol lagu guway magna lamarawo

  • @mahamedabdielmi8741
    @mahamedabdielmi8741Ай бұрын

    Dhaxal iyo mag baad isku qaldeeysaa ee kala saar ha isku dhex qaldin arimaha😂

  • @maxamedbare1247
    @maxamedbare1247Ай бұрын

    Dadka dhaxalka leh qaangaar mahan so yaale go,aanka

  • @semlaosman9593

    @semlaosman9593

    Ай бұрын

    caruurta awowga abahood dhalay

  • @farhiyamahamad5282
    @farhiyamahamad5282Ай бұрын

    Ilmaha at ushegeysid lacag hooyadod o nol o guwaneyso ayey arkeen diyana marawaan ee awowgaan damacahayo waxba kumalaha luul meeha katag nonyow

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762Ай бұрын

    Csw csw csw

  • @user-il6qk8jd8q
    @user-il6qk8jd8qАй бұрын

    Warye bentagada umada

  • @AraweeloAli-qx1mt
    @AraweeloAli-qx1mtАй бұрын

    Cimraaan gadhaaa looma eegayoo caruur bilaaaa aboo ah ayuuu kadhigay bilaa hooyo nikaas waxbaa kama dan beeyaa lkn isagoo labo qof ayuuu dilaaay 😭

  • @maslah345
    @maslah345Ай бұрын

    Wax weyn ayaa kaa qaldan dhaxal ladhaxlayo qaf dhimatay oo tii ALLAH UTIMID IYO GABAR LAGUBAY OO LADILAY AYAAD ISKUKEENI UMADA YAANAN LAMARIN HABAABIN SHEEKH SHIBILI DHAXALKUU KAHADLAYAA EE KAMA HADLAYO NIN QAATIL AH OO XAASKISII GUBAY

  • @salmaahmed2263

    @salmaahmed2263

    Ай бұрын

    Shiikh ayaa sax san. Ilmaha ayaa leh

  • @maslah345

    @maslah345

    Ай бұрын

    @@salmaahmed2263 ilmaha waxay yeelan karaan markii ay qaangaaryihiin intii kasukeysa waxaa wakiil ka ah ilmaha awowgood oo hooyada lagubay dhalay

  • @marwo5431
    @marwo5431Ай бұрын

    gabadha yaa dhalaya soo aabo madhalin maxaya tahaya dhaqan xumadan

  • @abdi1356
    @abdi1356Ай бұрын

    Ha welding ninkeeda ayaa dilay sheekada halkaasay ka bedelan tahay

  • @hodanwarsame1895
    @hodanwarsame1895Ай бұрын

    Kkkkk Oo hadaynu muslin noqonay miyaa ilamerayso waar ninkan lamarabo in ladilee nagadaaya waalida yar kk

  • @KhadijaKhalif-wh6lx
    @KhadijaKhalif-wh6lxАй бұрын

    Abaa.Abdiazizi.aya.haqa.ulaxa

  • @MaxamuudHirsi-tb6px
    @MaxamuudHirsi-tb6pxАй бұрын

    Oday aabe iyo hooyo nool baa taagan iyo ilmihii ay dhashay sida quwiga ah ee aan ku hayo waxaa la raacaya labada waaliid ee marxuumka dhalay

  • @deqawarsame-ml7fm

    @deqawarsame-ml7fm

    Ай бұрын

    Odeyga wu dhalay lakin dhaqankeda maleh caruurta aya uga xaqbadan

  • @isgoowmaxamed2143

    @isgoowmaxamed2143

    Ай бұрын

    ​@@deqawarsame-ml7fm dhiig ay maree sheekada wax fahan

  • @khaliifhusseinmohamud9776

    @khaliifhusseinmohamud9776

    Ай бұрын

    @@isgoowmaxamed2143 haddii gabadhu ay dhiman lahayd ayadoo lacag leh hooyadeed iyo aabaheed soo qofkasta lixmeelood meel malahan inta kalane soo carrurtu ma lahan culimada shiikhaasha masalada u geeya

  • @NuurtoMacalin-xd8bz
    @NuurtoMacalin-xd8bzАй бұрын

    waar daadka soomaliya ileen waxaa aay isku dilaayan waa diin laaan yaa kiskaan waxaa uu banaanka keenay soomaliya in eey jaahiliin yahiin qasatan reer saleemaan waa uumiyeel toos ah horta wax barta kadib isku kena keena

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731Ай бұрын

    Adiga ma ninka wax gubey miyaad u qiil dayoysaa? Maxaad ugu mashqushey diyadaan iyo waxaan aad wado, siid cali 2 maxkamadood ayaa xukuntey aun Luul sheekh cabdulcaziz abaheed aa gariirka ka cad diyana cid ma weydisan. Dulmilow aad tahay, Howal aan howshada aheyeen, wad wadisteda wax kale oo ku dhamo ayaa jira taas ku mashqul.

  • @semlaosman9593
    @semlaosman9593Ай бұрын

    somaalidu waa jaahiliin

  • @user-dq6ih1so1e
    @user-dq6ih1so1eАй бұрын

    Ilmaha waadeyro markaasne

  • @mohamedhussein4841
    @mohamedhussein4841Ай бұрын

    Ninyahow mas'alooyinka aad kashejaynisid ma'aham mid dhaxal ah ee waa dhiig qof bani'aadam ah ee hadaad rabto inaad ogaato si toos ah u waydii mushaaqiyiinta su'aashaan ee hasooqaadanin su'aalo dhXal ah

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fmАй бұрын

    Arintan xawadley utaala

  • @ahmedissex8438

    @ahmedissex8438

    Ай бұрын

    Dufow Xaraanka waa Latoganayaa Aabe cabdicasis maqoslo isaga toganaya

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899Ай бұрын

    Ciyaal Ku sow inayqaangaaraan sowmaha

Келесі