ENG Nagruuma 94 jir ayaa sheegay hadalkan " Lama aasi karo ilaa xaqeyga la iga siiyo Jawaari

Halkan Waa Chanalkeyga Zakariye Timacade waan ku faraxsanahay in aad ka mid noqto saaxibadeda cusub ee halkan ku xiran Mahadsanidin..

Пікірлер: 18

  • @casalasal6466
    @casalasal646625 күн бұрын

    Adeer buugaaga ayaa lagu siinayaa yaab aad leedahay cimri aad 120kun ku cunto maba kuu harin tan kale ma buug baad 120kun ku rabyaa waaba waali waxaagu meydka cafiya aan maqli jiray adigana buug dartiis ayaad leedahay qof dhintay yaan la aasin subxaanalah adeer alle ka baq adigaba waad dhiman doontaaye ee iska cafi marxumka buugagiina waa laguu keenaa

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q26 күн бұрын

    Inallilaha wainnailàayraijcun axxx allhu naxristo jantufardowsa Allah haka warabiyo Amin amiin amiin yaa raabi yaa raxman yaa raaxim Amin amiin

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed26 күн бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SamiiroAbdulhiSiman-dr1gq
    @SamiiroAbdulhiSiman-dr1gq26 күн бұрын

    Maasha allaah

  • @shairabdi
    @shairabdi26 күн бұрын

    Wallee soomaali isdulmisay! Lkn ilaahbaa kala xaq soori 😢

  • @maxamednuur649
    @maxamednuur64926 күн бұрын

    Xilkii lagubalan qadey hadaa weydo ilahey ku calfi waayey lama aasi karo miyaa

  • @xasanmuxsin2306
    @xasanmuxsin230626 күн бұрын

    Xilbaad Ku Doonaysay Buuga oo Laaluush Ayaad Ubixisay

  • @user-pj6yt3gq7b
    @user-pj6yt3gq7b26 күн бұрын

    Muxu aha buugu qaalisanaa

  • @user-tn9re3ty7e
    @user-tn9re3ty7e26 күн бұрын

    Ruwayàd. Ayaa ku firsadày naag ladhahàyo nagruuma 0❤❤

  • @Khaalidcade01

    @Khaalidcade01

    26 күн бұрын

    😂😂 allah haunaxariisto faadumo cali mam nagruumo

  • @seeftabanaanka9802
    @seeftabanaanka980226 күн бұрын

    ac qof kasta hanolaado ama hadhinto wax waa lagu shegan karaa taa dhibmalaha lakin cadeyn (((( su'aal BUUGA maxaa ku qoran )))))

  • @engineeryiriisow
    @engineeryiriisow26 күн бұрын

    Adi xitaa xiligaas majoogin

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy26 күн бұрын

    Book see ah?ma fahmin

  • @nuralceenabdullahi
    @nuralceenabdullahi26 күн бұрын

    YAA MARQATI IN OO KU LEYAHAY LACAGTA YANA KA OGAY IN OO KU LEYAHAY LACAGTA

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf99626 күн бұрын

    Anigu ma fahmin ninkaan warkiisa

  • @suaadd5788
    @suaadd578826 күн бұрын

    Ninka xuquuq qaran haysto hadda iska dhiib

  • @user-bx9zz7oz7p
    @user-bx9zz7oz7p26 күн бұрын

    Ninkii xaq dadow haasto hada intaad caafimaad qabtid iska dhiib

  • @omermhd985
    @omermhd98526 күн бұрын

    Buuga yaa kuu dhibay marka adiga

Келесі