Muqaal Niyad jab iyo cabsi ah " Nafteeda idhaaf ee iska qaata hantideeda " Muqaal CCT Duubtay

Halkan Waa Chanalkeyga Zakariye Timacade waan ku faraxsanahay in aad ka mid noqto saaxibadeda cusub ee halkan ku xiran Mahadsanidin..

Пікірлер: 3

  • @Farhan-dd7mh
    @Farhan-dd7mhАй бұрын

    War wlh aniga adunyada mel magaced aan maqlo sot africa ugu necbahay inta dhalinyaro noga maqan aqligaga wudiidaya sidaa ee tahayne wali maqustan wey usii socdanle waka yabe iskada qof ila dhashte mid magaca Somali ila wadago xita haduu talo iyo war iga maqlayo wlh uma ogolaaden inu godkaas naarta galo 99% Somalia ka uga kalsonahay ine ganacsigoda kensadan kana amni fcn ilahey aqliga ha uso celsho🤲

  • @user-tn9re3ty7e
    @user-tn9re3ty7eАй бұрын

    Lkn mesha ay Kalen wayba ukyihiin mesha ay wax kala baxen maba aysan raadin

  • @Farhan-dd7mh

    @Farhan-dd7mh

    Ай бұрын

    Raadis kama rabto wey fahmi karaan ine tahay mesha lacagta lagalsho weka duwan dahay duganka dhaxdiisa wana halka qofka uu istago marki lacagta laga qaadayo

Келесі