RAHMA 🇸🇦

RAHMA 🇸🇦

SOMALI MOM LIVING IN Egypt 🇪🇬 CAIRO
Waxaan ka hadlaa inta badan wax cusub oo ka jira masar waxaan ku noolahay Qahira

VLOG CIIDI IYO EGYPT MALL

VLOG CIIDI IYO EGYPT MALL

Пікірлер

  • @user-cl8lm7qn5n
    @user-cl8lm7qn5n7 сағат бұрын

    ❤🎉

  • @najuumaabdirisaq3195
    @najuumaabdirisaq319522 сағат бұрын

    Wllo carab miyaa loo shaqeya mise somali

  • @adnamaxamedcabdi3975
    @adnamaxamedcabdi39752 күн бұрын

    Mala helayaa uun kaarka horta aan ciqaamad ku qaatee walaal

  • @Sahrohussein-zv6oz
    @Sahrohussein-zv6oz3 күн бұрын

    Walal 7jir malakayn kara

  • @Sahrohussein-zv6oz
    @Sahrohussein-zv6oz3 күн бұрын

    Abaayo masar maleyahy school xirfad lagu bardo ika so jwb

  • @RitaajMohaz
    @RitaajMohaz6 күн бұрын

    Abayo intee kaala soo xiriiri kara

  • @FatxiMaxamed-pf1qi
    @FatxiMaxamed-pf1qi9 күн бұрын

    Sideeku imada

  • @FatxiMaxamed-pf1qi
    @FatxiMaxamed-pf1qi9 күн бұрын

    Asc

  • @zukaynadan5374
    @zukaynadan53749 күн бұрын

    Walayaalaw talo aan idin siiyee masar aad bay qofka marka ugu horrersa u adagtahay qofku hadaanu af aqoona waa dhib igu soo orodna maaha xataa somalidaa ku dhibaysaa ee intaydaan go aansan tegitaan iska hubiya si aydan hadhow dhexda farta uga qanin

  • @MadinaCaday64
    @MadinaCaday6411 күн бұрын

    Wllo masar ayan tabaa inaan imado iyo UNT waxan ahay naafo

  • @Abdirahman_24
    @Abdirahman_2410 күн бұрын

    @@MadinaCaday64 illahay haku fudaydiyo nasibkaga ayad ka qaadaysa

  • @MadinaCaday64
    @MadinaCaday646 күн бұрын

    @@Abdirahman_24 amiin wll

  • @MadinaCaday64
    @MadinaCaday646 күн бұрын

    @@Abdirahman_24 Haa adigu what's App kaag isoo qor

  • @MadinaCaday64
    @MadinaCaday645 күн бұрын

    @@Abdirahman_24 haaa wll ee WhatsApp kaag ii soo qora wll

  • @MrAbushiiri
    @MrAbushiiri11 күн бұрын

    Walaal 25 dollar maxay yihiin passporka somaloga 350 dollar aya nalagu yidhi visaha ma lacag kale ayaaa laga qaadaya

  • @RAHMA.ISMAIL
    @RAHMA.ISMAIL11 күн бұрын

    @@MrAbushiiri haa walal waa madaarka lacag masrigu kuugu dhufanaayo Pasaport ka

  • @MrAbushiiri
    @MrAbushiiri11 күн бұрын

    Walaal xafadaha uga jaban uguna nadiifsan bal nala wadaag

  • @KhadeMed-g4d
    @KhadeMed-g4d11 күн бұрын

    Manshaallah ❤

  • @BintuAhmed-wc6zh
    @BintuAhmed-wc6zh12 күн бұрын

    Halkaa visaha qof ifahansiiyan rabaa idinko mahadsan micnaha somaliya qofki ka imanyo kle tikit bas muso gosanyaa plz na ifahansiiya

  • @RAHMA.ISMAIL
    @RAHMA.ISMAIL12 күн бұрын

    @@BintuAhmed-wc6zh viise ayaad dalbanaysaa

  • @BintuAhmed-wc6zh
    @BintuAhmed-wc6zh12 күн бұрын

    @@RAHMA.ISMAIL haye visaha marka dalbatid dad wx jira 350$ loga qaaday madaarka ma 20$ lagag sarayaa

  • @NafisaIsmail-o8k
    @NafisaIsmail-o8k12 күн бұрын

    Mahadsanid wllo

  • @amaalfarxaan7964
    @amaalfarxaan796413 күн бұрын

    wllo passport somaliland ma lagu tagaa

  • @farhiahassan974
    @farhiahassan97413 күн бұрын

    Raxmaay 12beri jogaa masar waan ku wareeray vansinne cabsi cabsi 😢😢

  • @Abdirahman_24
    @Abdirahman_2412 күн бұрын

    Vanainne maxa ka wadaa😂😂

  • @DeeqaIbrahinmaxamed-wt7du
    @DeeqaIbrahinmaxamed-wt7du11 күн бұрын

    Maxa jira abaaayo inan uso gura rabayee

  • @DeeqaIbrahinmaxamed-wt7du
    @DeeqaIbrahinmaxamed-wt7du11 күн бұрын

    @@Abdirahman_24 mardhaw walal adiga miya joga

  • @farhiahassan974
    @farhiahassan97410 күн бұрын

    @@DeeqaIbrahinmaxamed-wt7du Waa mel saxmad iyo buuq badan. Kulul wasaq ah cunto xun somaliya ka fiican

  • @DeeqaIbrahinmaxamed-wt7du
    @DeeqaIbrahinmaxamed-wt7du10 күн бұрын

    @@farhiahassan974 haye abayo mahadsanid

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman130814 күн бұрын

    Wcm mashaa Allah sonoqod wacan❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish15 күн бұрын

    Masha Allah mahadsanid faahfaahin Dhamaystiran❤❤❤

  • @asmaindho6130
    @asmaindho613016 күн бұрын

    Dib hanoga habsaamin walaal Alle haku sharfo

  • @nuurofaarax7940
    @nuurofaarax794016 күн бұрын

    Asc raxmaa waan kutabty xbbti Masar Jawigeeda kasoohadal qali

  • @UmSam-qw1xt
    @UmSam-qw1xt16 күн бұрын

    Maaha allah wllo soo noqod wacan qaali

  • @msszain123
    @msszain12316 күн бұрын

    يا رحمه حبيبي شنو اسم الحديقه

  • @RAHMA.ISMAIL
    @RAHMA.ISMAIL16 күн бұрын

    @@msszain123 حديقة الطفل ❤️

  • @umuakram-yp8vn
    @umuakram-yp8vn16 күн бұрын

    Welcome back wll ❤

  • @zamzamabdullahiibrahim6250
    @zamzamabdullahiibrahim625017 күн бұрын

    Asalamu aleykum wallo Raxma Wall waxan doonayay meel an kala so xidhiidho

  • @RAHMA.ISMAIL
    @RAHMA.ISMAIL11 күн бұрын

    @@zamzamabdullahiibrahim6250 [email protected]

  • @zamzamabdullahiibrahim6250
    @zamzamabdullahiibrahim625010 күн бұрын

    Wall Asc wall qaali email address sax maha ma wax ayad ka ilawday

  • @user-vz5oo3vo1k
    @user-vz5oo3vo1k17 күн бұрын

    Masha allh raxma waan kutabnay waalagu waayay❤

  • @NastehoMohamed-j8g
    @NastehoMohamed-j8g17 күн бұрын

    Asc wll

  • @RAHMA.ISMAIL
    @RAHMA.ISMAIL11 күн бұрын

    @@NastehoMohamed-j8g wcms wllo

  • @dahirahmed9271
    @dahirahmed927118 күн бұрын

    Hadaan rabo inan soo guuro maxa ila gudboon

  • @dahirahmed9271
    @dahirahmed927118 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @dahirahmed9271
    @dahirahmed927118 күн бұрын

    Maasha Allah ilahay haku sharfo

  • @Namcocali-bs4ko
    @Namcocali-bs4ko18 күн бұрын

    اسم القاريء ❤

  • @Khadrohassanyusof
    @Khadrohassanyusof21 күн бұрын

    Asc walley wan kugu cusbahay wanan ka heley darale waxan hay farar somaliyed oo walash ah waxaad tahay qof qumo badan mahadsanid

  • @RAHMA.ISMAIL
    @RAHMA.ISMAIL18 күн бұрын

    @@Khadrohassanyusof waad mahadsantahay walashay ❤️❤️

  • @jamiiloyaasiin9504
    @jamiiloyaasiin950427 күн бұрын

    Abyo anaa raba inan wadankaas imadee halkaan Kala soo xidhiidhaaa

  • @Amrankhadar
    @AmrankhadarАй бұрын

    Wll wn ku bahnahe inte kala so xarira wxn raba Inn ka waresto qaahire

  • @Ahma770
    @Ahma770Ай бұрын

    Abyo hadaan galo un ta miyaan iqaamo kuhelayaa rahma

  • @RAHMA.ISMAIL
    @RAHMA.ISMAILАй бұрын

    @@Ahma770 haa

  • @Ahma770
    @Ahma770Ай бұрын

    @@RAHMA.ISMAIL rahma abyo bilbaan joogaa cabaasiyada hal bil bey iigu dhufteen weyna iga dhacday welina iqaano ma dalban xagee wax ka bilaabaa

  • @hodanmohamoud566
    @hodanmohamoud566Ай бұрын

    Guriga qiimihisa noo sheeg qli

  • @faaiza3726
    @faaiza3726Ай бұрын

    Aamiin aarabi

  • @faaiza3726
    @faaiza3726Ай бұрын

    Maasha allaha abyo hurmar wacan❤

  • @Qiso-naxdin_sheeko
    @Qiso-naxdin_sheekoАй бұрын

    huno seen kula soo xidhiidhi karaa aad ban ugu baahaney full information❤

  • @luulabdi8125
    @luulabdi8125Ай бұрын

    Asc raxma waa ku taageeraa dadaalka galaa.kasii wad guul baan kuu rejeeynayaa

  • @luulabdi8125
    @luulabdi8125Ай бұрын

  • @AsmaCabdi-un9wr
    @AsmaCabdi-un9wrАй бұрын

    Wan ubaahneyn inan rer hargeisa thnk u wll

  • @hamdamoha8153
    @hamdamoha8153Ай бұрын

    Wllo jamcada alzhar noga wran ma bilshba tankle haday lcgtahyna wa imisa year inta labixinyo hay shegin cadi semster igu sheeg tankle medicine ma bxisa jmcdasi mise wa dini uun

  • @user-ou9sk3bp3j
    @user-ou9sk3bp3jАй бұрын

    Wllo waxn raba Ina imado masar cidn Kam aqano maxn samn kar Mark wllo

  • @zawdaamohamuod8176
    @zawdaamohamuod8176Ай бұрын

    Abyo qudaarta marka ma qaaliba

  • @user-ng1ib1du8n
    @user-ng1ib1du8nАй бұрын

    Rahma run badan😂 waxay kusiinayaan malahn malin hore waxan arkay gawar somali cunug wadato somalia unoqonrabto markay awoodi waysay nolosha wadanka

  • @SundusAbdi-hk9us
    @SundusAbdi-hk9usАй бұрын

    Abaayo makuu imaadaa arday ahaye 😢cidna mahaystee

  • @BushraCabdi-yd5no
    @BushraCabdi-yd5noАй бұрын

    Mashaallaah wllo illhy haku barakeyo❤❤

  • @BushraCabdi-yd5no
    @BushraCabdi-yd5noАй бұрын

    Qaali wad mahadsantahay Instagram kaga no sO sheeg wllo

  • @Drmalyuunmaxamuud19567
    @Drmalyuunmaxamuud19567Ай бұрын

    Asc abaayo waxaan rabaa in aaan imaadi masarta waxan rabaa in aan kasoo tago itoobiya markaan soo galo miyaa layga doonayaa iqaamo laaan see ma socoon karaa mise waa las xiraa

  • @Drmalyuunmaxamuud19567
    @Drmalyuunmaxamuud19567Ай бұрын

    @@Abdirahman_24 maya soomali ayan haystaa wll

  • @Abdirahman_24
    @Abdirahman_24Ай бұрын

    @@Drmalyuunmaxamuud19567 wiil baa ii sheegayey maalmahan dadkii bilaa iqaamada ahaa waa la qabqabanayaa WhatsAppkaga isoo qor adigu