VLOG KU SAABSAN ALAABTA AAN U SOO DHIGNAY FAMILY GA CUSUB

Пікірлер: 36

  • @munahussein9687
    @munahussein9687Ай бұрын

    Masha Allah salan sare xabibate 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman13084 ай бұрын

    Mashaa Allah Ramadan mubarak ❤

  • @Daadah
    @Daadah4 ай бұрын

    Walaalyal iiku duceeya inaan wadankn imaado

  • @sahrashiiq949
    @sahrashiiq9494 ай бұрын

    ❤❤❤Ramadan Mubarak

  • @aishayusufhassan8931
    @aishayusufhassan89314 ай бұрын

    Ramadan Mubarak

  • @aishayusufhassan8931
    @aishayusufhassan89314 ай бұрын

    Amiin aamiin yaarabi xabiibti

  • @yusraahmed3833
    @yusraahmed38334 ай бұрын

    ❤❤❤❤mashaAllah❤❤❤

  • @Innamadar
    @Innamadar4 ай бұрын

    كل عام وانتي بالف خير ولال ❤waan ku cusbahay chenalkaga waxan dareemaya inaad qof dag oo hehlu dina tahay masha allah. Anigu sucdiga ayaan ku koray imkan yurb ayaan joga Masarna wan jecelahay. Barasho wanagsan walalo❤

  • @RAHMA.ISMAIL

    @RAHMA.ISMAIL

    4 ай бұрын

    Barasho wacan wll soo dhawoow

  • @Yaxye-pc8oh

    @Yaxye-pc8oh

    20 сағат бұрын

    Asc abayo intee kaala soo xariira

  • @hodanmohamoud566
    @hodanmohamoud566Ай бұрын

    Guriga qiimihisa noo sheeg qli

  • @halimoismail9379
    @halimoismail93794 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @Duceysan367
    @Duceysan3673 ай бұрын

    Asalamucalaykum abyo Ina so dago ayan Raba alabtan wax alabtas yar yar isii dhigaa Raba

  • @Duceysan367

    @Duceysan367

    3 ай бұрын

    Hada iga cawin numberkaga isoo waxan Dagi lahaa al rehab

  • @asmaindho6130
    @asmaindho61304 ай бұрын

    Ramadaan Mubarak walaal

  • @user-xv7tf4jd4d

    @user-xv7tf4jd4d

    3 ай бұрын

    Xaafada ardu liwaa jaamacad ma u dhowdahahay jaamacad diini ah

  • @user-xv7tf4jd4d

    @user-xv7tf4jd4d

    3 ай бұрын

    Jaamacadaha diiniga ah kasoo waran wall

  • @niema_mahamoud
    @niema_mahamoud4 ай бұрын

    Scw scw scw

  • @ayaanibrahin7655
    @ayaanibrahin76554 ай бұрын

    Masha Allah' wll rahma gurigan xaafada qaaliga miyuu kuyaal mise kuwa jaban takale guri inta ka jaban ma helaya o xaafadaha iska dhexaadka ku yaal ila 150 dollar maku helaya 3 qol

  • @RAHMA.ISMAIL

    @RAHMA.ISMAIL

    4 ай бұрын

    Waad helaysaa wllo mid Ka jaban haa

  • @Khadrohassanyusof
    @Khadrohassanyusof21 күн бұрын

    Asc walley wan kugu cusbahay wanan ka heley darale waxan hay farar somaliyed oo walash ah waxaad tahay qof qumo badan mahadsanid

  • @RAHMA.ISMAIL

    @RAHMA.ISMAIL

    19 күн бұрын

    @@Khadrohassanyusof waad mahadsantahay walashay ❤️❤️

  • @siyadomuhumed9304
    @siyadomuhumed93044 ай бұрын

    Asc walalo masar xaga sharciga wax miya laga badalay walalo

  • @RAHMA.ISMAIL

    @RAHMA.ISMAIL

    4 ай бұрын

    Maya wllo

  • @quranrecitation4794
    @quranrecitation47944 ай бұрын

    Walaal lamabar ma isiin kartaa

  • @aishayusufhassan8931
    @aishayusufhassan89314 ай бұрын

    Wcs ww

  • @user-ek2se5eh6n
    @user-ek2se5eh6n4 ай бұрын

    Takins qqali❤❤❤❤❤❤❤

  • @hindasar7559
    @hindasar75594 ай бұрын

    Walal gani garan meyne dolar noo sheeg

  • @DJlovesturbohater907
    @DJlovesturbohater9074 ай бұрын

    Abaayo mahadsanid abayo qali kherbadan allha kusiyo iyo ajir badan abayo sholada meqo aya kasobixisay iyo guryaha hada maqali noqode no iyo tahada nowosheg

  • @RAHMA.ISMAIL

    @RAHMA.ISMAIL

    4 ай бұрын

    7235 gini masri

  • @XirsiMahdi-vf2sd
    @XirsiMahdi-vf2sd4 ай бұрын

    Raxmaay xageen kala so hadalnaa

  • @RAHMA.ISMAIL

    @RAHMA.ISMAIL

    4 ай бұрын

    rahmaismail52@gmail.com

  • @user-ro7sl3di9l
    @user-ro7sl3di9l4 ай бұрын

    Numberkaga isoo sheeg wllo aad ayaan kugu baahanay

  • @RAHMA.ISMAIL

    @RAHMA.ISMAIL

    4 ай бұрын

    rahmaismail52@gmail.com

  • @kariima646
    @kariima6464 ай бұрын

    Wllo halke kala so hadla waxan raba in guri lay kireeyo

  • @RAHMA.ISMAIL

    @RAHMA.ISMAIL

    4 ай бұрын

    Dilaal baan kugu xidhi walal rahmaismail@gmail.com