No video

QIIMAHA SCHOOLADA MASAR KAALAY WAX KA OGOOW

Пікірлер: 30

  • @AbdiazizcadeAxmed
    @AbdiazizcadeAxmed2 ай бұрын

    Xafadan xage ku tala waan rabaye schoolka inglish rabay

  • @suu403
    @suu4032 ай бұрын

    Wll sual ku weydiina masar shaqo ma leday qofka isku filnado ayado biil loso direen

  • @user-et3eb8ti4r
    @user-et3eb8ti4r2 ай бұрын

    Abayo jasakallah tèda kale madugsi hoose oo dhan lacagtaas mise wa hal fasal

  • @aidurusalarmaan3368
    @aidurusalarmaan33682 ай бұрын

    Rahmoy qahira Kula jooga waliba isku xaafado baanu nahay manshallah

  • @SaafiMohamed-qo1gw
    @SaafiMohamed-qo1gw2 ай бұрын

    Masha allah waa intaan rabnayba thank you xbbty

  • @yuusufxasan3496
    @yuusufxasan34962 ай бұрын

    جزاك الله خير

  • @adardhore4266
    @adardhore42662 ай бұрын

    MashaAllah ❤❤❤

  • @Duceysan367
    @Duceysan3672 ай бұрын

    Arabi luuqada iyo quraanka waxna iskama Galina abayo carabtana mawada taqan xata aqriska qarkood

  • @fatumaabdi2696
    @fatumaabdi26962 ай бұрын

    Abayo kaso hadal school azhar qimihisa

  • @aidurusalarmaan3368

    @aidurusalarmaan3368

    2 ай бұрын

    Kuwa dowlada bilaash waye

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman13082 ай бұрын

    Mashaa Allah alxamdulilaah shukran

  • @user-et3eb8ti4r
    @user-et3eb8ti4r2 ай бұрын

    Abayo ilmaha wawayn ee luqadka wax ku so bartay sida kenya mafaslkiisa uu horey ka dhiganaa ayaa la fariisinaa mise dib aya loo celinaa sida dugsi sare

  • @khadromohammed6874

    @khadromohammed6874

    2 ай бұрын

    Abyo Kenya miyaa kaso guurtay

  • @aishaIssa-nw6zc
    @aishaIssa-nw6zc2 ай бұрын

    Baarakallaahu fiiki abaayo

  • @UmSam-qw1xt
    @UmSam-qw1xt2 ай бұрын

    Maaha allah rhabks abayo

  • @DJlovesturbohater907
    @DJlovesturbohater9072 ай бұрын

    Abaayo wadmahad santahay abaayo kherbadam allhakusiyo abayo Azhar meqalagudhigtaa abayo mid lacag lan ayamaqalay mexkukal dubanyihin kan lacagta iyo kan lacaglantaa

  • @mssaw55ff34
    @mssaw55ff342 ай бұрын

    شكرا جزيلاً ولال ❤😊

  • @user-vz5oo3vo1k
    @user-vz5oo3vo1k2 ай бұрын

    Asc oo raxmay waa qali iskuuladu sowtii la lahaa waa wax jaban

  • @raaxosiciid-gd1nr
    @raaxosiciid-gd1nr2 ай бұрын

    masha Allaah walal waad mahadsantahay wllo waan soo guurayaa insha Allah meel aan kala soo xidhiidho walal isoo sheeg mahadsanid

  • @nijaj9157

    @nijaj9157

    2 ай бұрын

    Xagee ka soo guurseesaa? Mar dhaw ban imaadY balse adigoo full info heesan hasoo guurin qofna ha aaminin 😂

  • @foziaomar2581
    @foziaomar25812 ай бұрын

    Sanadki dhan miya lacgtas mise bishi

  • @fartunwarsam9487
    @fartunwarsam94872 ай бұрын

    Abyo kuwa dowlada ayaga maficna miya

  • @user-kf1yz7sj4v
    @user-kf1yz7sj4v2 ай бұрын

    Asc, xabiibti waxbarashada dadka weyn ma carabi kaliya ayay ku baxdaa ? Dugsi sare ayan rabaa inan barto. Qaali isoo jawaab. English mala helayaa

  • @yuusufxasan3496
    @yuusufxasan34962 ай бұрын

    Jaamacadaha kaso hadal

  • @user-ng1ib1du8n
    @user-ng1ib1du8n2 ай бұрын

    Maxaa kunacday azhar mafiicno miyaa iisoosheeg abayo

  • @RAHMA.ISMAIL

    @RAHMA.ISMAIL

    2 ай бұрын

    Ma nicin wllo qiimaha schoolada iyo sida ay u eegyihiin baan usocday qaali

  • @user-et3eb8ti4r
    @user-et3eb8ti4r2 ай бұрын

    Abayo 430$ ma dugsi hoose bas

  • @user-vz5oo3vo1k
    @user-vz5oo3vo1k2 ай бұрын

    Raxmay azahar maqalibaa

  • @saraawarsame8338
    @saraawarsame83382 ай бұрын

    Asc walal rahmoy markaa lacagahaas ma waxaa kasiman ilmaha roon roon iyo kuwa yaryarba mise say ukala da weenyihiin ukalaqalisanyihiin Suaasha labaad walal Lacagta iakoolada masar ma sanad kiibaa halmar laysku bixinayaa intasban kuwydiiyay mahadsanid walal

  • @RAHMA.ISMAIL

    @RAHMA.ISMAIL

    2 ай бұрын

    Waa sanadkii wllo Way ka bilaabmayaan waanay kabsii sareeyaan kolba grade ka aad marayso