ALAABAHA GURYAHA IYO QIIMAHOODA

Пікірлер: 44

  • @najmaali17
    @najmaali1718 күн бұрын

    Abayo xafada ugu fican uguna jaban ii sheeg adoo rali iyo sida wax barashadedu tahy iyo shaqadeda adoo raliya❤

  • @munahussein9687
    @munahussein968725 күн бұрын

    Masha Allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @shamsaabdalla8374
    @shamsaabdalla837422 күн бұрын

    Xafadan magaceeda noo sheeg waa beautiful

  • @siciidotimayare4565
    @siciidotimayare4565Ай бұрын

    Masha Allah wall raxma aad baad umahadsan tahay sida quruxda badan eed ufaafahisay wll thanks anigu waxaan wall mcn kuwaydiin lahaa qofka raba jaamacad qaahira cairo sidee ku heli kara waliba qaab milxa adoi mahadsan jazakallah wll

  • @saraawarsame8338
    @saraawarsame8338Ай бұрын

    Masha Allah amiin ducada allah noo aqbalo walal adnasidookale allah ku xafidoo amiin

  • @NamcaHassan
    @NamcaHassan29 күн бұрын

    هلا وغلا رحمة عجبني الفيديو حقك وكمان المعلومات اللي قيلتها عن مصر ام الدنياو من كلامك فهمت انك عشت ودرست في السعودية انا بعد درست في الرياض وحاليا عايشة في جيبوتي ❤

  • @RAHMA.ISMAIL

    @RAHMA.ISMAIL

    29 күн бұрын

    يا هلا و غلا و مرحبا اهل الرياض نورتي المكان ي عمري ❤️❤️

  • @NamcaHassan

    @NamcaHassan

    29 күн бұрын

    @@RAHMA.ISMAIL النور نورك حبيبتي تسلمي

  • @user-pr9ri2ol6s
    @user-pr9ri2ol6sАй бұрын

    abaayo macaahiida diiniga ah kasoohadal ee shareecada

  • @asmaindho6130
    @asmaindho6130Ай бұрын

    Abaalkaga Jano Alle haka dhigo walaal. Alle haku sharfo jawaab waafiya isiise❤❤❤

  • @luulabdi8125
    @luulabdi812512 күн бұрын

    Asc raxma waa ku taageeraa dadaalka galaa.kasii wad guul baan kuu rejeeynayaa

  • @luulabdi8125

    @luulabdi8125

    12 күн бұрын

  • @Drmalyuunmaxamuud19567
    @Drmalyuunmaxamuud19567Ай бұрын

    Abayo itoobiya ayan joogaa waxan rabay in aaan halkaa imaado ayan rabaa ee dhulka ayana rabaa in aan soo maro eee sida ma lagu imaadaa isoo jawab abaayo

  • @nuurofaarax7940
    @nuurofaarax7940Ай бұрын

    Dharka baatigaa malaga helaa ama tiracyada shiidka ah xbbti

  • @Muscab-rv2tg
    @Muscab-rv2tgАй бұрын

    Inta KZread an firsato aanku qanco kago kale ma arag walaahi alle haku xafido adiga iyo family gada

  • @Ahdaafta
    @AhdaaftaАй бұрын

    Masha allaa hore usoco walshy.

  • @user-ro7sl3di9l
    @user-ro7sl3di9lАй бұрын

    Masha allah wllshy

  • @user-vz5oo3vo1k
    @user-vz5oo3vo1kАй бұрын

    Masha allh raxma

  • @CabdiXasan-xv6dl
    @CabdiXasan-xv6dlАй бұрын

    Alle ha ku barakeyo wllo mcn

  • @RaxmoCalidheere-tz6jv
    @RaxmoCalidheere-tz6jvАй бұрын

    Gabadh dadaal noo muujisay baad tahay walahi thanks

  • @farhiahassan974
    @farhiahassan974Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤ masha Allah abaayo

  • @raaxosiciid-gd1nr
    @raaxosiciid-gd1nrАй бұрын

    Asc Rahmay walal khair Alle ha ku siiyo weli waan ku sugayaa imaad soo jawaabin meel aan kala soo Xidhiidho isoo sheeg

  • @RAHMA.ISMAIL

    @RAHMA.ISMAIL

    Ай бұрын

    rahmaismail52@gmail.com

  • @yasminali2540
    @yasminali2540Ай бұрын

    Walalo side baa lagu laa soo xidhidh kara

  • @RAHMA.ISMAIL

    @RAHMA.ISMAIL

    Ай бұрын

    rahmaismail52@gmail.com

  • @farhiahaji2818
    @farhiahaji2818Ай бұрын

    Mash Allah abaayo aniga suaashii aan kuwaydiyay maada iga soo jawaabin. Insh Allah waxaan rajaynayaa inaa iga soo jawaabtid

  • @RAHMA.ISMAIL

    @RAHMA.ISMAIL

    Ай бұрын

    Waan kuu jawaabay qaali soo eeg

  • @user-kf1yz7sj4v
    @user-kf1yz7sj4vАй бұрын

    Mansha Allah mahad sanid qaali

  • @raxmomuxudiinofficial7285
    @raxmomuxudiinofficial7285Ай бұрын

    Abaayo 2 qol oo alaabtaalo oo qiimao jaman ayaa rabaa abaayo meesha isgoolka azhar ma ka hel guri

  • @Muscab-rv2tg
    @Muscab-rv2tgАй бұрын

    Asc raxmay abayo waxaan ahay hooyo rabta inay uso gurto masar marka waxad igu cawisa guri 3qol boqol iyo kunton makuheli kara

  • @RAHMA.ISMAIL

    @RAHMA.ISMAIL

    Ай бұрын

    Waxay ku xidhantahay xaafada aad ka rabto wllo

  • @Muscab-rv2tg

    @Muscab-rv2tg

    Ай бұрын

    Adiga xaafada aad dagantahay aan ka rabaa abayo iisheg magaca xaafada iyo qiimaha

  • @Abdirahman_24

    @Abdirahman_24

    16 күн бұрын

    Haa waad ka helaysaa Dilaal baa kusoo raadinaya wilal baa guri 3qol oo Goglan alaab taallo ku helay $200

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960Ай бұрын

    How about suuqa madow $1 waa imisa?

  • @fatumaabdi2696
    @fatumaabdi2696Ай бұрын

    Abayo kaso hadal kirada guryaha

  • @RAHMA.ISMAIL

    @RAHMA.ISMAIL

    Ай бұрын

    Insha Allah abaayo

  • @surayamoha3945
    @surayamoha3945Ай бұрын

    qofki raba inu leyn xareystana ma ku fican tahy xaga dacwada

  • @RAHMA.ISMAIL

    @RAHMA.ISMAIL

    Ай бұрын

    Waa fiicantahy xagaa

  • @user-ng1ib1du8n
    @user-ng1ib1du8nАй бұрын

    Walalo malaisoodhacay aniga waxaasi wax kumasoogadanin😢fadhiga 14000baan kasoobixiyay walaahi

  • @RAHMA.ISMAIL

    @RAHMA.ISMAIL

    Ай бұрын

    Walalo ma lagu dhicin lkn wuu la bilaabmayaa ayaan idhi lkn waxay ku xidhantahy quality ga fadhiga ama alaabta aad iibsanayso

  • @surayamoha3945
    @surayamoha3945Ай бұрын

    waxan ku weydin wlo ado raliya waxan. ahy gabr galigeda inan masar uso gura raba carbina ma aqaano masaridana english kuma hadlana maqley seh marka logu nolan kara ehel iyo asxabna kuma lihi

  • @MunaXasan-tf9ug

    @MunaXasan-tf9ug

    Ай бұрын

    Aniba kula mid baan ahay abaayo

  • @surayamoha3945

    @surayamoha3945

    Ай бұрын

    @@MunaXasan-tf9ug waba is waheshen lahyn saas hady tahy gorma is ledahy aaad

  • @ISKOBCI

    @ISKOBCI

    Ай бұрын

    Ana idinla mid ayan ahay lkinsr carabi wan aqana anigu!

Келесі