In Seefta M.Kenya Galaafato Saxiibadiis Qaaliga yaa ka dambeeyay Ogow?

Автокөліктер мен көлік құралдары

In Seefta M.Kenya Galaafato Saxiibadiis Qaaliga yaa ka dambeeyay Ogow?
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
so please sit back and enjoy the ride!
My filming gadgets/devices
www.ulanzi.com/?aff=863
DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
Ulanzi J12 Mic -
www.ulanzi.com/?aff=863
amzn.to/3C27TwN
Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212.com/invite/12i...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung.
DISCLAIMER: DulmidiidClips assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 43

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips20 күн бұрын

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @mahadkaka986
    @mahadkaka98625 күн бұрын

    sheekh kenya is moving forward but somali is 4.5

  • @aabohubi6609
    @aabohubi660925 күн бұрын

    Asc Shiikhow qoom markey xad gudbaan dadkan ayaa madax looga dhigaa sababtana waxaa leh shicibka marka madaxdaan noocaan ah waa lagu ibtileyay jawaab waafi ah

  • @AbdiweliAhmed-be6mi
    @AbdiweliAhmed-be6mi24 күн бұрын

    Sheikh ilahay danteena hanagaransiiyo siyaasiyiintana allaha soohanuuniyo

  • @adammohamed5339
    @adammohamed533925 күн бұрын

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat127325 күн бұрын

    Asc masha allah tabaraka laahu allaha kuxafido allow no gargar oo is badal no keen

  • @user-rz1lo4ep4r

    @user-rz1lo4ep4r

    25 күн бұрын

    Waxad ku qaldan tahay amigo warka kiniya waada ayad ku bodayisa somaliya wararka wa Lakeland sara

  • @CabdiraxmaanMasale-ut3eg
    @CabdiraxmaanMasale-ut3eg24 күн бұрын

    Sh iixayey sii المدسة ابوزكريا waa onlayn

  • @Umxasan
    @Umxasan24 күн бұрын

    Kuli sheey waqto. Ameerika. dowad ameerika. kaxun gumeysi shacab taariqda

  • @sakariyexasan785
    @sakariyexasan78525 күн бұрын

    Sheekh coursadii aaway maxaa udaahisay

  • @abdullahgeele8783
    @abdullahgeele878325 күн бұрын

    Deecu rasulu Allah waa wayu amar lakum

  • @Shaafka
    @Shaafka25 күн бұрын

    Muqaalka ma isticmaali karaa

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed512022 күн бұрын

    Baarlamaanka kenya waa la doortaa rutu ma taaban karo !! Kuwii soo doontay ayeey u taal !! Kuwa Somalia xildhibaano maaha !!.

  • @abdiledaud5071
    @abdiledaud507125 күн бұрын

    😢❤❤

  • @ummumuhammad9412
    @ummumuhammad941224 күн бұрын

    😢😢😢😢

  • @Hunger388
    @Hunger38825 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @abukarmaxamed5376
    @abukarmaxamed537625 күн бұрын

    Somali baadilki ay ku heshiiyen xataa wey ku dhaqmi waayen dad dhahaya muslimiin ayanu nahay hadana dhahaya dimoqradi ayanu nahay kuwa barlamanka waxay shegan inay yihiin sharci dajiyaal subxanallah sheeq kawaran he ?

  • @AliHassan-uv9uc
    @AliHassan-uv9uc24 күн бұрын

    Wakusaxsanyahay horta kuwaan siyasiyiin mayihiin wamay meshaan aqoonsiyasadba kumahayene mexeyshegaan hadaba wa ineydhuntaan isqariyaan siyaan lofahmin siyasi waxaladhihikara kijamacad ugasobaxay ee.......

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed602324 күн бұрын

    Shacabku way dinteed sheekhow mabda ahaan, wadanima ahaan iyo qadiyad ahaanba. Ilaa shacabku bilaabo xisabtan ay madaxda la xisaabtaman saas uun bay ku jiri.

  • @user-np4uo1dn9q
    @user-np4uo1dn9q25 күн бұрын

    Subxanallah?

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman981324 күн бұрын

    Isla xisaabtan majiro shaqada hadey rabaan waa aadaan hadii kalena waa iska dhaafan

  • @Mohap2188
    @Mohap218825 күн бұрын

    Kacdoon kii maxakiimtii udambesay

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii25 күн бұрын

    Markan sodorano lahadli karnaa marka waxay oganayan ine codkena kujogan wana tan dunida kashaqeso hada adi ma idinka isoodorateen nagu filan allah dowlad caadila nasiiyo

  • @fowsiyaqasim4624
    @fowsiyaqasim462425 күн бұрын

    Asc shacabka ma mideysno

  • @hudheifabinyamaan1460
    @hudheifabinyamaan146024 күн бұрын

    Even I wonder why even these commenters of this channel just watch or hear the news maybe give yes/ no comment than to share their wise opinions towards stand for Somali citizens . We are all sick heartedly we see but care nothing that is how we all are .

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali659625 күн бұрын

    Sax

  • @jawahirahmed2370
    @jawahirahmed237024 күн бұрын

    Farmaajo iyo fahad weeydhaamaan

  • @cabdiraxmaanaxmed1625
    @cabdiraxmaanaxmed162524 күн бұрын

    Runtii qabiil walbo meeshuu alle ku abuuray buu xor kuyahay mana dooneyno inaan ulaabano sidii mareexaan kaligiis udurdurin jiray

  • @ZakAli9904

    @ZakAli9904

    24 күн бұрын

    Jahliga Allaha kaa bixiyo🤲🤲🤲

  • @MuhiyadinHassan-ov3rs
    @MuhiyadinHassan-ov3rs24 күн бұрын

    Sheikh be careful because always your recording under danger place

  • @Ismlre125

    @Ismlre125

    24 күн бұрын

    somaliyay qabiil kaweynada haduu dhahay ma wax xun ayuu sameeyay, .

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf489925 күн бұрын

    Comments kayga weriye u shaqeeyo Itoobiye iyo Soomaaliland ayasd tahay waxa aad soo gudbisaba waan ku fahanay waa war aad ugu hiilineyso qolada aan soo sheegnay.

  • @knightwizarder

    @knightwizarder

    25 күн бұрын

    Hada inaad wax sheegtay maad ismoodaa hhhhhh. Orodoo soobaro sida saxda Af-Soomaali loo qoro! Adaaba shaki kujiraa inaad Soomaali tahay, hadaadba saan wax uqoreyso. Koley seey ilatahay, waxaad kamidtahay doqomada madaxda caabuda oo qabiilku maanka kaqaaday.

  • @abdulahihussein8702

    @abdulahihussein8702

    24 күн бұрын

    Qofku haduu dhaliishaada oo sax ah kuu sheego asagon been abuur iyo buunbunin kugu sheegin waxad ogaataa qofkaasi Cadaw kuguma aha ee waa walalkaa oo rabo inad wanaagsanato lkn cadawgaagu Warar been abuur ah am asagu sabab u yahay waxa dhacay ayuu kugu dhaleeceeya sida Reergalbedku sameeyaan ee Ninkan Somali cidu ka yahay ma aqaano ee waxan ku bartay Dareen somalinimo oo dhinacna la safnayn ee adi xageed ka keentay waxad ku eedaysay sheika ?

  • @AbshirMaxamad-d2w

    @AbshirMaxamad-d2w

    24 күн бұрын

    Kkkk nin waalan miya tahay mise qoraalkaas wuu kaa soo qaldamay

  • @Amran-xf4zs

    @Amran-xf4zs

    24 күн бұрын

    Sheekh Dulmi diid oo dhowr ah hadaan Heli leheyn oo midba meel kasoo dumo dadkeena, isbadal baan Heli leheyn. Wax walba oo soomaali mideynaaya ayuu Ka xadlaa. Ha noqdo qoyska, tarbiyada, cadaalada, horumarka dadkeena iyo kobcinta cuquusha bulshada ❤❤❤qofkii soomaalinimo ay ku jirto wuu jeclaanaa oo u duceynaa Sheekh Dulmi diid❤❤❤

  • @haachannel8793

    @haachannel8793

    24 күн бұрын

    Qalbiga jiran iskadawee kadib uso labo sheikha the truth is bitter but it can set a man free

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn24 күн бұрын

    Aaden báre ducaale,waa makhnuud markii uu yaraa illa hadda kikuuyadu wasi jireen, Aden Uunsi,nacalad ha ku dhacdo kaas wajiga madow.

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama429324 күн бұрын

    Soomaaliya Dal baa Jira, laakiin Dad ma jiraan. Kenya Dad baa Jira ,garanaya waxa dantooda , islamarkaana ay isku Doon ah. Soomaaliya haddii ay dad jiraan, Xasan Sheikh inta Media horyaado fasaxeen Musuqmaasuqa,Eexda ,Naaas nuujinta, Qabyaaladda iyo Eexda. Si live ah.

Келесі