Dulmi Diid Clips

Dulmi Diid Clips

wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.

Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality Cars, Mobile, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth tips and tricks about products,
so please sit back and enjoy the ride!.

Пікірлер

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148Сағат бұрын

    Sheikh wiilkaan asagaa magaciisa ku catabey Waan friends

  • @maxamuudcali2564
    @maxamuudcali25642 сағат бұрын

    Dadkeenna aqlaaqda iyo habdhaqanka bulshada lama barin.. Waxaa caado noo ah Dulmi lagu farxo Aflagaado Xushmad la‘aan Magaalada bartakeeda oo la buuxo waliba dalkaan jarmalka in xaaqo lagu tufo Lacag oo si walba loo raadsado Iyo waxyeelo badan 😢😢😮😮😮

  • @amirahabdi
    @amirahabdi2 сағат бұрын

    Walal masha aa kaligada socotid iska da, hada UK masjid la wararey Sheikh don’t walk by yourself in the woods, especially with what’s going on in the UK at the moment they tried to burn down a masjid please be careful

  • @suadmire7450
    @suadmire74502 сағат бұрын

    Asc sheekh dadka waxay rabaan in ay wax duubtaan kaliya oo wax naxariisa qafka xanuunsan uma hayaan

  • @DeeqowDuwane
    @DeeqowDuwane2 сағат бұрын

    Sory aniga norway joogo norway melka fiican cafimad iyo qiimaha workshop mel laga qanacsan ma jiro

  • @amalkhayre6379
    @amalkhayre63792 сағат бұрын

    Bariiska ka galay omaar ilahey somalida shardooda haka bad badiyo

  • @kahiyemohamed3276
    @kahiyemohamed32762 сағат бұрын

    What happened to him ? Maxadacay

  • @AminAbdo-ox6ik
    @AminAbdo-ox6ik2 сағат бұрын

    Waaa rer baadiyeyaal Balan l aan iska buuqo isbital Shame on u

  • @RM-sh6rc
    @RM-sh6rc2 сағат бұрын

    DEEQ WAA KHALDAN YAHAY WAANA BEELA AKHLAQ

  • @mulkisaid8385
    @mulkisaid83853 сағат бұрын

    Somali wax ma maqlan ninka family kisi hadey lajogan mexey karaban

  • @bellahaji9884
    @bellahaji98843 сағат бұрын

    Subxanallah Subxanallah

  • @user-lt4bl6yb6m
    @user-lt4bl6yb6m3 сағат бұрын

    Horta cumar ama oomaar ilaahay hacaafiyo dadkan iyagaba xanuunsan nin miskinka oo mental illness ku dhacay oo dadkiisa haystan inay views ku raadiyan waa wax lala yaabo

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame98943 сағат бұрын

    Famil ma aha waa dad isku qabiil ah mj la wadaga. Walalo haday yahiin way caawini lahayeen

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib44353 сағат бұрын

    Somalidu intoda badani maa yaqanan wadankay joogan sharcigisa. Qofa xanunsanaya ee Hospital ka kujira Family gisa un baa loo ogolyahay waa hadu ogolado waay waydinayan Family gaga raba inay kuso bokhdan rali maa katahay hadu yidhahdo haa markasa balan loo samaynaya aay ugu yimadan iska taag un maha. Ilahaay ha cafiiyo

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis4 сағат бұрын

    Shiikhow sual oo maar xitaa sawirkiisa maxaa nalootusiwayay

  • @ubahali2846
    @ubahali28464 сағат бұрын

    Wajazaakallaah, brother.

  • @user-fo7yz7wm2z
    @user-fo7yz7wm2z4 сағат бұрын

    Qof weyn baa kabaxay dunida islam ka allah hawnaxaristo gesiga Muslims ah illahay a ku jeclado siga badan sidan ku jecelnahay

  • @bellarota8044
    @bellarota80444 сағат бұрын

    “He said my people Somalis” Somalis, weather they are his relative or not, they will never going stop until they hear from him.

  • @loveroses5636
    @loveroses56364 сағат бұрын

    Somalia waxeey Barataria paparazzi style

  • @loveroses5636
    @loveroses56364 сағат бұрын

    Walaalkeen Allaha ha caafiyo

  • @loveroses5636
    @loveroses56364 сағат бұрын

    Studio gaaga ama off line ku duubo

  • @loveroses5636
    @loveroses56364 сағат бұрын

    Walaalkiis ha soo dubbing meelaka aad joogto

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle39754 сағат бұрын

    waxaan waa dad qudhmay ninkana waa is yeelyeelayaa waa istaahilaa in lagu jees jeeso

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed29444 сағат бұрын

    Scw scw scw scw

  • @israaadenyuusuf
    @israaadenyuusuf4 сағат бұрын

    Sheekh bal kwrn hadii wiilka uu af duubanyahy oo xubnihiisa la furfuranayo waayo wiilka isagaa sii afeeftay takale wiilka wadankiisii iyo magaaladiisii midna ma joogin marka ma adeeg bilaash ah ayuu wadan iska bixiyaa oo caafimaad waxan ognahay wadamadaas kuwii xataa udhashay adeeg free ah haysan waxbadan ayaa suurto gal ah gaar ahaan marka aad soo daawato dhacdooyinka ay la kulmeen Kan ye iyo Graci

  • @AhmedHassan-sh1me
    @AhmedHassan-sh1me4 сағат бұрын

    Dulmi diid waxaan kaa codsaneynaa, warka isagoo koban in aad dadka u sheegto, sida uu u kala horeeyana in aad dadka ugu akhriso. Aad baa loogu wareeray sida aad warka u akhriso.

  • @abdiaadilabdale8496
    @abdiaadilabdale84963 сағат бұрын

    Afsomaliga ma kugu adag wll

  • @adammohamed5339
    @adammohamed53394 сағат бұрын

    Ilaahay ha caafiyo Insha Allah

  • @Geele_jire
    @Geele_jire4 сағат бұрын

    Isbitaalka laiskama imaan karo ilaa aad balan Aad haysati mooyee anaa dagan norway ku cilmi uleh

  • @adammohamed5339
    @adammohamed53394 сағат бұрын

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @sulekhoOmar
    @sulekhoOmar4 сағат бұрын

    💯💯

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman37464 сағат бұрын

    Cumar Family baa la jooga wayna ka war hayaan .Dadkaan waa dad qurbaha ku nool way ogyihiin nidaamka meesha cisbitaalada dad xanuunsan jiifaan inaan layska booqan markasta

  • @Farheya-s7o
    @Farheya-s7o4 сағат бұрын

    😢😢

  • @deeqoali7949
    @deeqoali79494 сағат бұрын

    Amen Amen Amen 🙏 🙌

  • @user-pb4zw1ct5d
    @user-pb4zw1ct5d4 сағат бұрын

    Ninkaas All u leyahay

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi98044 сағат бұрын

    Aamiin Yaaaa Allaah 🤲🤲🤲🙏😭😭😭😭😭💯✅

  • @historypublishers
    @historypublishers4 сағат бұрын

    Alhamdulillah

  • @hamdiaabdalla4772
    @hamdiaabdalla47724 сағат бұрын

    Subxanallah illahow oomaar badbaadi

  • @maryammoh3029
    @maryammoh30295 сағат бұрын

    Waa akhlaaq xumo soomaalida heysato

  • @khadraabdillahigouled5843
    @khadraabdillahigouled58435 сағат бұрын

    Meesha aniga aqaana waa cisbital caadiya waxa ladhahaa diakonhjemmet

  • @basrabashir5726
    @basrabashir57265 сағат бұрын

    Subxaanallah dadkan wadanka weykunoolyihin sharciyadisana weygaranayaan ee waa xumaan raadis iyo xaalad abuur iyo dadka aan wadamadan joogin sida Somaliya dadka kunool inay shaki galiyan oo layirahdo wiilkii waalaqashay iyo wax lamida war illahay kaxishoda ,oo dhibka kadaaya miskiikan xanunsan .ducadu ,idika bahanyahay haloo duceeyo

  • @NimcoFaarax-z3i
    @NimcoFaarax-z3i5 сағат бұрын

    Aniga waxan igu yaabbadneed midka mida gobolada somalia dad albabkii hospital laga xidhay oo derbiga kadaadanaya waxay donaya inay qofki dhawaca aha am xanusna aylagalaan qolka

  • @talaseyabdi3503
    @talaseyabdi35035 сағат бұрын

    Jazakallahu khair

  • @NewsFusion24
    @NewsFusion245 сағат бұрын

    Ciyaalo jiingad bilaa camala oo bariis iyo jiif haysta ayaa meesha waalaya. Waxba ma fahansana kamana dhaadhicin kartid, daroogada waa lagu waashaa waana la iska daweeyaa.

  • @Suhaybcabdirisaaqnuur56
    @Suhaybcabdirisaaqnuur565 сағат бұрын

    Axaa😢

  • @user-dy3qr1yk9f
    @user-dy3qr1yk9f5 сағат бұрын

    Asc

  • @aaa1211
    @aaa12115 сағат бұрын

    😢sheekh been maaha Gaalo lama aamini karo Waqtigan xaadirka ah Cid la aaminikaraa majrtee Miskiinkaas ilaahey hacaafiyo Dadkiisa ilaahey ha usooceliyo isgoo Nabadqaba Uduceeya Insha Allaah

  • @Cabdiraxmanka
    @Cabdiraxmanka5 сағат бұрын

    Wiilka soomali gudaha iyo dibada soomali oodhan buu mideyay soomali meel kaso wada jeeda walahi soomali mid ah wey ifarxad gelisaa qabiil iyo quran markey isku dagaalan necbiya ilahow soomali saan ookale waxwalba ugu mideey soomali waa soomali markii dibada ajnabi naga soo weeraro iam proud to be somali waxan ku faraxsanahay ilahey soomali iga shigay

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla59275 сағат бұрын

    Lamayaabaayo wiilkan sidaanu uuga warwarsanahay ayuu uuga warwarsan yahay maxay ehelkiisu uhadli la yihiin si dadka qalbigu uugu dago waxaa loo baahnaa haduu xataa asagu hadli karin inay intay Video yar iskasoo duubaan dhahaan waa kanaa walaalkiin waa ladawaynayaa waa kaasaa ileen markii udanbaysay qof taama ayuu u eekaa oo ducaysanaaya

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u5 сағат бұрын

    Somalia is tus tus ku gaaren

  • @sadam1318
    @sadam13185 сағат бұрын

    waa been meeshaan isbital xitaa ma ahan waa war raadis