Shamuuri & Xayaat Maxey kukala duwan yihiin? Fursad wey soo martay labadaba laakiin?

Автокөліктер мен көлік құралдары

Shamuuri & Xayaat Maxey kukala duwan yihiin? Fursad wey soo martay labadaba laakiin?
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
so please sit back and enjoy the ride!
My filming gadgets/devices
www.ulanzi.com/?aff=863
DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
Ulanzi J12 Mic -
www.ulanzi.com/?aff=863
amzn.to/3C27TwN
Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212.com/invite/12i...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung.
DISCLAIMER: DulmidiidClips assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 71

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips15 күн бұрын

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @mohamedabasmohamed5188
    @mohamedabasmohamed518821 күн бұрын

    Naftaada wixii ka Khaldama dadka ha U saarin ee adigu qaado masuuliyadda, waa hadal dhaxalgal ah aan kaa qorannay, Masha Allah, Maxamed dumi diid

  • @walalqalbi8740
    @walalqalbi874021 күн бұрын

    قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ اغْتَنِمْ خَمْسًا قَبْلَ خَمْسٍ شَبَابَكَ قَبْلَ هَرَمِكَ وَصِحَّتَكَ قَبْلَ سَقَمِكَ وَغِنَاكَ قَبْلَ فَقْرِكَ وَفَرَاغَكَ قَبْلَ شُغُلِكَ وَحَيَاتَكَ قَبْلَ مَوْتِكَ

  • @AbshirMaxamad-d2w
    @AbshirMaxamad-d2w21 күн бұрын

    Sh mahadsanid hadalkaaga motivation ka ah waxa ka saameyn badan ficilkiii dhabta ahaa ee shamuurey thanks ustaad

  • @hi-gn6my
    @hi-gn6my21 күн бұрын

    Sideedaba nimanka xoolahooda lama arko seey u badan yihiin, dibna uguma celiyaan reerkooda sidaa darteed Allah waa uu kaa ceshan qeyrka laguusoo dhiibay haddii aad si wanaagsan u maareyn weyday.

  • @niimaneur4842
    @niimaneur484221 күн бұрын

    Sheekhro illaahay a ku barakeyo

  • @user-rv4wv5ko4o
    @user-rv4wv5ko4o21 күн бұрын

    Asc Walaalkiis shamuuray iyo xayaat labadooda ba taatan laba isku dabiir ah ma ah xayaat Masha Allah Tabaarak whl waa Hoyo karti leh ka faa,ideysa tahay jaaniskii soo maray dhabarka u xiratay noloshii hore ayna dib u soo eegin wixii ay soo martay guul iyo gobonimo xayaat rabi ha ku xafido iyo intii garab kugu siisay ay ka mid yihiin Niciima joker iyo Hodan online

  • @omarali4265

    @omarali4265

    21 күн бұрын

    Oo bal ii sheega qashin kaan shamuuri 😮😢iyo xayaat maxay yihiin caawa ayaaba iigu 🐎 horaysa, adigaaba sheikh oow buunbuuninaayo !

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir789621 күн бұрын

    Masha allah tabarakalah jazakalah kheyr shiikh

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal15621 күн бұрын

    Masha Allah shiikh

  • @user-js6do7zf3x
    @user-js6do7zf3x21 күн бұрын

    Jazakumallah khayr

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle865021 күн бұрын

    Waad ku mahadsan tahay walaal clip-yadaada ku qotoma baraarujinta iyo wax isu sheegga cilmiga iyo xikmadda ku dhisan. Baarakallahu fiikum.👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽

  • @luuluu.69
    @luuluu.6921 күн бұрын

    Jazakillahu kheyran shekh waa sax in waqtiga Iyo janiska Laga faideysto balse xolaha Laga sameyo dawoyinka leysku cadeyo xaran soma noqonayan

  • @abdirahmanhusseinali1234
    @abdirahmanhusseinali123421 күн бұрын

    Maasha Allaah

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf21 күн бұрын

    Amiin yaa rabbi

  • @SaalaxudiinCabdicasiis
    @SaalaxudiinCabdicasiis21 күн бұрын

    Sheikh ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed384321 күн бұрын

    Waa sax

  • @aarboy2305
    @aarboy230521 күн бұрын

    SHIIKHOOW AAWAY KOORSADII KHAYR ALLAHA KUSIIYEE NALA SOO DHAQSO.

  • @lulunor7284
    @lulunor728413 күн бұрын

    #sheikhow #xayaat lacag lo ururiyay ganacsi ku furatay #ganacsigii #Alle ubarakeyay

  • @ahmedmohamed-oq3gd
    @ahmedmohamed-oq3gd21 күн бұрын

    السلام عليكم ،يا شيخ الله يبارك فيك وين الدروس

  • @fowsiyonuur8990
    @fowsiyonuur899021 күн бұрын

    Waa hoyo iyo aabe mana ahan isku mid aabe waa caloshisa iyo caarkisa laciyaro hoyo waa berket laciyarto berkeda ayey uhurta hoyo ilmaheda waa nolasha kaliya ledahay waa carurteda

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi18012 күн бұрын

    🎉🎉🎉

  • @deviddashow9979
    @deviddashow997921 күн бұрын

    Mantaan school 🏫 dhameysey, wax aan gacan ku heeyana MALAHAN, shaqana ma hayi mana filaayo in aan helidoono Amar Alle mooyee. Koley سيجعل الله بعد عصر يسرا توكلت على الله من يتوكل على الله فهو حسبه

  • @mrdhagane1268
    @mrdhagane126821 күн бұрын

    Wlh ustaad ama sheikh hadal kaada waxaan ka helaa dhiiri gelin xigmad firfircooni waan kaga mahad celinayaa in badan wararkada wxan kaga dhagaysi badanahay warka nocaan oo kale barnaamijkii kale weli waan ka sugaynaa

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg18 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @JamaalXasaan
    @JamaalXasaan21 күн бұрын

    war wargagu wa ooooo

  • @maxamudmuriidi2656
    @maxamudmuriidi265621 күн бұрын

    اللهم صلي على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @user-jy2ey2bh9d
    @user-jy2ey2bh9d21 күн бұрын

    war odoyga waa jabay

  • @safiyohussen9969
    @safiyohussen996921 күн бұрын

    shiikh xayaat qurux waxaa dukanka u furtay nimco jookar ee canimo kuma bilabin dukanka

  • @AbdoulgbarIbrahim
    @AbdoulgbarIbrahim17 күн бұрын

    Mad dayesay qabyalid sheikh qabil

  • @teamlyrics-xk3rf
    @teamlyrics-xk3rf21 күн бұрын

    Asc fikradaadawaa run lakiin qofkaan waa la dhacay runtii aqoon daradiisa u keentey

  • @user-sf7hw4wz4l
    @user-sf7hw4wz4l21 күн бұрын

    Sax sax

  • @badalabshir502
    @badalabshir50221 күн бұрын

    Shiikh aaway kitaabihii aad inoo akhri jirtaay

  • @JamaalXasaan
    @JamaalXasaan21 күн бұрын

    war ha ku refaan

  • @IkranBihi
    @IkranBihi20 күн бұрын

    Sheikh koorsada waa goorma.?

  • @mehdiahmed3639
    @mehdiahmed363921 күн бұрын

    Wa shamuuri wala taliyey marki lacag yare u heelay ba kh dhahay wa caasi ibso. U fahmi wayey ,maantana waka calaacalaya.

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed384321 күн бұрын

    War koorsada waa waxaan waxba ka jirin folowga keliyaa la rabaa

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed384321 күн бұрын

    Waa sax shekh qofka haduusan aqoon ha kula yaabin galada aad la joogtid hadaad wax weydiiso waxay ku leeyihiin ma aqaano hadeysan aqoonin marka ha ku diganin miskiinka xitaa maxaad ugu oranweysay cawinaad ma dooneysaa

  • @JamaalXasaan
    @JamaalXasaan21 күн бұрын

    war warga soomaalit nega daaf o horay usoco

  • @Abdifatah5792

    @Abdifatah5792

    21 күн бұрын

    "War" mxa kawada qofka waa la sharfaa alle haku sharfee

  • @batulasmail8261

    @batulasmail8261

    20 күн бұрын

    Hadii Soomaalida lagaa dhaafo yaad rabta?

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed384321 күн бұрын

    War waxaas waa wax yar ha xisaabin

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed384321 күн бұрын

    Awalba wax meel wasaqeysan laga keenay

  • @hafsaharbi3817
    @hafsaharbi381721 күн бұрын

    Xamaalkiisaa loo qaatay .

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir920821 күн бұрын

    shamuuri waa eele wax haley kkkkk

  • @elmihassan7950
    @elmihassan795021 күн бұрын

    Asc shanuuri ma hal bajaaj ayuu badan waayey mamiis ayuu furan waayey meel uu ilmaha bill uga helo

  • @Fowzia69

    @Fowzia69

    21 күн бұрын

    Lacagta waa ku soo tuntay gabdho yar yar oo duugduugya maadan arkin ?lacagta wuxuu rabaa in mar walba loo aruuriyo

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla592721 күн бұрын

    Dumarnimo iyo rag inuu yahay ayay ku kala duwanyihiin waxaanba aaminsanhay somaliya dhan dumar hadii loo dhiibo inay hagaajin lahaayeen tan tusaale hawnoqoto xataa qurbaha saas ayay ukala duwanyihiin iyo wax qabadaka bulshadaba

  • @queenamranofficiel6599
    @queenamranofficiel659921 күн бұрын

    Xayaat 2000 doalar bay faa ideysatay ayay ganacsi kabilaawday ama shamuuri 30000 oo dolar baa sogad gay wuuna kuciyaaray safaro aan wax ufaideyneynin buu ku bixayay

  • @user-lz3dd2rd8j
    @user-lz3dd2rd8j20 күн бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @abdullagull2943
    @abdullagull294321 күн бұрын

    Oo kaalay, SOCIAL MEDIA miyaa noloshi dhan ku soo koobantay, waa inaan galaa dadkana CAAYAA si aan lacag iyo nolol u helo sida uu sheegayo ninkan. Horumar wacan.

  • @haniahmed7534
    @haniahmed753421 күн бұрын

    Mentally he’s not fit because wa ninkii maxkamad so istagey ku marqatifuray asago safety giisa ka fikirin

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed77021 күн бұрын

    😂😂😂😂lacag marasho uma baahna😂😂😂 Qofka hadii uu markii hore taajir nimo kuso barbaary wy dhicikarta inuu sidas uhadlo lkn anigo baahi kuso koray

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d21 күн бұрын

    Dulmi diid aqli kuma sheegto hadana lacag ayu sameyaa

  • @MkHiddo
    @MkHiddo21 күн бұрын

    Shkhaw aaway Corsadi oo is buucan la rabay ini soo baxdo

  • @Fowzia69
    @Fowzia6921 күн бұрын

    LACAG AAD KU SOO TUMATAY SOMALI MA HAYSO ADEER NINKAAN NAIROBI AYUU TAGAY LACAGTII OO DHAN NAGAHII KUUUKUUYO AYAAA KU DUUG DUUGAAAYAY WAXAAN CAMAL LAMA SIIYO XOOLO DADKA KALE MASAAKIINTA AH SIIYA

  • @HassanUgas-xm1pv
    @HassanUgas-xm1pv21 күн бұрын

    War nio dadkan tiktok iyo lada internet ka isticmala irsaqadoda meel xun bey karadiyan war shaqesta shaqa sharaf leh

  • @NadiraMohamed-vt6us
    @NadiraMohamed-vt6us21 күн бұрын

    Badanka raga soomaali waa sidaa maalintay lacagta arkaan baa reer dayacaan

  • @Madadaaliye.
    @Madadaaliye.21 күн бұрын

    Oo shiqow adigana 24 saac tiktok iyo somalida xanteeda waa dhax fadhisa walhi waa yaab

  • @Fowzia69

    @Fowzia69

    21 күн бұрын

    Dantiisuu u dhex fadhiya waa ka shaqaystaaa lacag sameeyaaaa

  • @TOPMOVIES24-7

    @TOPMOVIES24-7

    21 күн бұрын

    Qofka warbixnta kusoo gudbinaya si ad u ogato waxa somalia calamkaba kadhacaya micnahedu xan maaha e shiiqa allah habarakeyo

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d21 күн бұрын

    Lacaagta ma adiga siyay Ma 5bil a3bil weeyin magacu so baxay ...😂😂😂😂. Xaadis waxaan waxba ahayn khiyaale lacag ka same ah ha u so qadan

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish21 күн бұрын

    Maxay kukala tageen maxaa laga wadaa? 😂😅

  • @migo2444
    @migo244421 күн бұрын

    Sheekh ma caruurta iyo dumarka ayaad u xayeysiinaysaa social media intaad ka waanin lahayd. Subxanallah

  • @Ismlre125

    @Ismlre125

    21 күн бұрын

    social media wa wax fiican hadii dhanka wanagsan loo isticmala, gabdhaha somalida niiko ayay talent mooden iyo socod lee .

  • @Princehishaam

    @Princehishaam

    21 күн бұрын

    Wa seem laba Allah social media wll

  • @ifrahhasan341
    @ifrahhasan34121 күн бұрын

    Haa waa qaldantahay markee guriga ee dhamesay ayeey 1m gartay saas waye

  • @Fowzia69
    @Fowzia6921 күн бұрын

    SHEEEKHOOW SHAMUURI WAA CAASI REERKISII IYO CARUURTIISII WUU KA YAAACAY HOOYADIIS A WUUU KU CAASIYAY MARKUU CAAN NOQDAY OO LACAG BADAN HELAY WAXBA MUUUSAN KA SIIN WAA TIIO OOYAYSAY EE LAHAYD WIILKAYGA ILMA HADLO WAA IGA DHUINTAY MARKUU WAX HELAY ANIGU A WAAN BAHANAHAY😢

  • @engkuukaay070
    @engkuukaay07021 күн бұрын

    Ninka kadhac horaa loo karbashe😂 Ha meyd garaacine

Келесі