SCHOOLS IYO XADANADA DUGSI QURAAN MASAR QAAHIRA

Пікірлер: 32

  • @Bureeqa-yc5ig
    @Bureeqa-yc5ig2 ай бұрын

    Dadaad ayaad noo muujisay wllo masha allah guulayso

  • @umuahmedofficial6604
    @umuahmedofficial66042 ай бұрын

    Masha Allah xabiibti hormar wacan xabiibti Abaayo cusub ayaan ahaye hala iso dhaweeyo xabiibti 🎉🎉🎉

  • @RAHMA.ISMAIL

    @RAHMA.ISMAIL

    2 ай бұрын

    So dhawoow xbbty

  • @yuusufxasan3496
    @yuusufxasan34962 ай бұрын

    جزا ك الله خير

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan19602 ай бұрын

    City star

  • @mssaw55ff34
    @mssaw55ff342 ай бұрын

    جزاكم الله خيرا mahadsnid wllo ❤

  • @MonaKayse
    @MonaKayse2 ай бұрын

    Walashay qaali horumar gaadh waan ku fahanay si fiican

  • @fardozabare5876
    @fardozabare58762 ай бұрын

    Masha Allah

  • @ayuubmahamoud1834
    @ayuubmahamoud18342 ай бұрын

    Maansha Allah thank you walaalo information ka aad nasiisay

  • @FadumoSamaale
    @FadumoSamaale2 ай бұрын

    Walaalo wax badan baad naga caawisay alle hakaa abaal mariyo

  • @SaafiMohamed-qo1gw
    @SaafiMohamed-qo1gw2 ай бұрын

    Masha allah ❤

  • @Sahrohussein-zv6oz
    @Sahrohussein-zv6oz3 күн бұрын

    Walal 7jir malakayn kara

  • @fatumaabdi2696
    @fatumaabdi26962 ай бұрын

    Abayo xage waye meshan

  • @RaxmoCalidheere-tz6jv
    @RaxmoCalidheere-tz6jv2 ай бұрын

    Hore usoco wllo raxma

  • @raxmomuxudiinofficial7285
    @raxmomuxudiinofficial72852 ай бұрын

    Abaayo isgoolka azhar ka soo hadal midka lacagta ah iyo mid lacag lahad ah iyo dugsi soomaali dhig iyo mid carab ah miiqah iyo meeshoo u yaalo xaafad cml

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan19602 ай бұрын

    Qurbo joogto aa iloowday

  • @dumarkaabachannel161
    @dumarkaabachannel1612 ай бұрын

    Waa runta wll aniga 10 sano ayan joga masar xafada ardi luwa ayan daganhy wiilkayga wuxu ku dhigta school ka sanadki 8000 kun kiroyinkana awal wan jabnayn lkn imika way nagu qali garowday oo ila 3k ilaa 6k aya lagu kireyaa Xaga xadanada 500 ilaa 800 weyan Dugsiyo quran ma haysano lkn macalimin somali ah aya guryaha nogu dhiga Intas ku darso maclumadka madama ardi luwa maclumad badn anad ka haynin soo dhawaw wll

  • @RAHMA.ISMAIL

    @RAHMA.ISMAIL

    2 ай бұрын

    Aad baad u mahadsantahay wllo mcn waan u warhayaa ardliwa inay naga jabantahay xoog thanks wllo macluumaatka aad igu caawinayso Iyo sida aad iiso dhawaynayso ❤

  • @dumarkaabachannel161

    @dumarkaabachannel161

    2 ай бұрын

    @@RAHMA.ISMAIL adiga mudan wll ❤️

  • @UmSam-qw1xt
    @UmSam-qw1xt2 ай бұрын

    Marsha allah walashay Qaali thank you macluumatkaas wan u baahanahay 😍

  • @MandeeqMohamed-zq8dk
    @MandeeqMohamed-zq8dk2 ай бұрын

    Masha alllah abaayo si wacan baad noola wadaagtaa information ka mar kasta mahadsanid

  • @NimcoAbokor-cj5ht
    @NimcoAbokor-cj5ht2 ай бұрын

    Walalo azhar nooga soo waran raxma

  • @Abdirahman_24

    @Abdirahman_24

    Ай бұрын

    Jamacada azhar hada imtixankii baa la gelayaa kadib bil iyo badh fasax ah baa la gelayaa

  • @munahussein9687
    @munahussein9687Ай бұрын

    Asc rahma 2 qol ee madina nasar

  • @asmaindho6130
    @asmaindho61302 ай бұрын

    1.Mahadsanid walaal alaabta guryaha si faahfahsan uga so hadal sida fadhiga, hurdada,cuntada qiimahooda. 2.waxan kale o aan ku waydin laha Alabta guryaha ma kuwa Dalka lagu sameeya uunba yaala mise waa laga hela Alabaha wadanada kale sida alaabta Turkey.

  • @zakizaka8218
    @zakizaka82182 ай бұрын

    Asc abaaayo waxa nooga so hadashaa suuqa daahyada iyo go,yaasha mahadsanid

  • @aminaaweys1524
    @aminaaweys15242 ай бұрын

    1000 gani wa meqa

  • @Abdirahman_24

    @Abdirahman_24

    Ай бұрын

    22$ dollar weeye 100$ baa 4500 ah

  • @fatumaabdi2696
    @fatumaabdi26962 ай бұрын

    Imadhafo fidhiyowgag

  • @RAHMA.ISMAIL

    @RAHMA.ISMAIL

    2 ай бұрын

    😍

  • @fatumaabdi2696
    @fatumaabdi26962 ай бұрын

    Azhar kaso hadal

  • @mujahidaali1259
    @mujahidaali12592 ай бұрын

    Masha Allah codsigeenii waa noo oo fisay jizakumullahu khayran abaayo guuleyso❤

Келесі