MAANTA IYO RIXLADAYADII KU WAJAHNAYD WABIGA NIIL(NILE)

Пікірлер: 33

  • @fowziyoahmed3975
    @fowziyoahmed39753 ай бұрын

    Masha Allah walalo mahadsaniid ❤ masar waa meel wanagsan waxaa kuu soo noola sadax sano aniga iyo caruurteeyda waa wadan aan aad uu jeceelnahay alxamdulilah caruurteeyda waa kaa soo faideen dhinaca diinta iyo dhinaca luqada carabiga waa wadan kuu ficaan dhinaca waxbarashada hadeey noqonlaheey maadi iyo diinta wadan kuu garo maa jiro carabto dhan hadii laa isbarbar dhigo masar ayaa number one ☝️ ah lakiin waxeey uu bahantahay masar duulqad badaan iyo samiir aad uu badan markaad kuu cusubtahay waxaa kaa hor imanaayo caqabado aad uu badan waa inaad laa imato samiir iyo dulqad xad dhaaf ah waad kaa faideeysa masar hadaa uu samiirto inshallah waan kuu sonoqonaya masar hadii ilahay rali kaa noqdo masar uma dunya 😂

  • @RAHMA.ISMAIL

    @RAHMA.ISMAIL

    3 ай бұрын

    Waa runta wllo waa number one waxbarashadeedu

  • @ashanur7166
    @ashanur71663 ай бұрын

    Maashaa allaa ukhtiyeey masar ee nogaso shekee

  • @adardhore4266
    @adardhore42663 ай бұрын

    Scw scw❤❤❤

  • @adardhore4266
    @adardhore42663 ай бұрын

    MashaAllah tabarakallah mahadsanid qaali❤🎉

  • @yuusufxasan3496
    @yuusufxasan34963 ай бұрын

    Masha Allah

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan19603 ай бұрын

    Nice

  • @mohamedabdikarim6350
    @mohamedabdikarim63503 ай бұрын

    ماشاء الله

  • @nouramohmed8571
    @nouramohmed85712 ай бұрын

    keep going 💪 zxpti🎉❤

  • @user-rh5ze9qq5u
    @user-rh5ze9qq5u3 ай бұрын

    So nice wllo may Alaah protect you and your family ❤😊

  • @Innamadar
    @Innamadar3 ай бұрын

    Mashaa allah waan u xiisoday wadamadi carbata😂😂😂Masaridi qayladodi waad ka yaabtahy,anigu waxan silaha wax inaga daran ma jiro😂 walalo macaan ilahay ha idinku xafido meelkasta wax yaro lagu dhibsado ayaa jira.

  • @RAHMA.ISMAIL

    @RAHMA.ISMAIL

    3 ай бұрын

    Haa wll mcn waa runtaa

  • @user-ni4jo1nm3j
    @user-ni4jo1nm3j3 ай бұрын

    Mansha Allah hore u soco habo macan

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman13083 ай бұрын

    Mashaa Allah alxamdulilaah shukran

  • @Ahdaafta
    @Ahdaafta3 ай бұрын

    Masha laaa Hore usoco walshay.

  • @ZainabAhmedIbrahim
    @ZainabAhmedIbrahim3 ай бұрын

    Fantastic vlog 😍❤

  • @Muscab-rv2tg
    @Muscab-rv2tg2 ай бұрын

    ASC

  • @RahmaAhmed-bc7xm
    @RahmaAhmed-bc7xm3 ай бұрын

    مقطع جميل 🤩 ❤

  • @SarahA1217
    @SarahA12173 ай бұрын

    🎉🎉🎉🎉

  • @Namcocali-bs4ko
    @Namcocali-bs4ko19 күн бұрын

    اسم القاريء ❤

  • @mssaw55ff34
    @mssaw55ff343 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @user-ro7sl3di9l
    @user-ro7sl3di9l3 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @amanahmed244
    @amanahmed2443 ай бұрын

    Asc❤

  • @mohamedadowadan325
    @mohamedadowadan3253 ай бұрын

    masar anigaa joogi jiray sadax surwaal & sadax jaakat ayaan qaadan jiray, sadaxda surwaal oo jeenis & sadax surwaal oo suuf ah ayaan ka hoos qaadan jiray, sadaxda jaakatna sadax funaanad oo suuf ah ayaan kahoos qaadan jiray, habeekiine sadax busto ayaan ayaan ku seexan jiray, daaqadahane busto ayaan ku xiri jirnay

  • @fartunwarsam9487

    @fartunwarsam9487

    3 ай бұрын

    Waxas ma qabowba

  • @ramlamohamedq9051

    @ramlamohamedq9051

    3 ай бұрын

    Bisinka yurub maka qabowdahay meeshu

  • @mohamedadowadan325

    @mohamedadowadan325

    3 ай бұрын

    @@ramlamohamedq9051 qaboow lafaha galaayo ayey leedahay lixbil waa baraf lix bilna waa naar

  • @ramlamohamedq9051
    @ramlamohamedq90513 ай бұрын

    Wllshy fusxada ma kugula hadlayan hadad kula hadashid

  • @RAHMA.ISMAIL

    @RAHMA.ISMAIL

    3 ай бұрын

    Haa wllo

  • @ramlamohamedq9051

    @ramlamohamedq9051

    3 ай бұрын

    I should allh warn usoguryaa dhawr bil kadib insh allh ee maclumadka nosobadi

  • @Muscab-rv2tg
    @Muscab-rv2tg2 ай бұрын

    ASC

  • @RAHMA.ISMAIL

    @RAHMA.ISMAIL

    2 ай бұрын

    Wcms

Келесі