SIDEE AYAAD GURI U KIRAYSAN LAHAYD MASAR QAAHIRA🇪🇬

Пікірлер: 42

  • @saraawarsame8338
    @saraawarsame8338Ай бұрын

    Masha Allah turjumanka illahay kabaqayaa wa kaa halka kuwa kale shilinka soogalaya uun ay fiirsadaan keliya ee aysan is o'dhan qofkan illahay swt ugabaq masha Allah aad ayaan usoo dhaweenayaa sida aad ujeceshahay dadkaaga inaad waxtartoo anfacdo walal ❤

  • @yuusufxasan3496
    @yuusufxasan3496Ай бұрын

    جزاك الله خير

  • @NafisaIsmail-o8k
    @NafisaIsmail-o8k12 күн бұрын

    Mahadsanid wllo

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960Ай бұрын

    Nice. Masar anaa u soo socdo July 1 InshaAllah

  • @Qiso-naxdin_sheeko

    @Qiso-naxdin_sheeko

    Ай бұрын

    wll ma is raacnaaaaa

  • @HassanAliHassan1960

    @HassanAliHassan1960

    Ай бұрын

    @@Qiso-naxdin_sheeko soo bax aan ku wadee laakiin ani Washington DC aa deganahay Intee joogtaa Adiga ?

  • @Qiso-naxdin_sheeko

    @Qiso-naxdin_sheeko

    Ай бұрын

    @@HassanAliHassan1960 hargeisa huno goorme soo baxaana kkk

  • @umuahmedofficial6604
    @umuahmedofficial6604Ай бұрын

    Masha Allah xabiibti 🎉🎉🎉

  • @AsmaCabdi-un9wr
    @AsmaCabdi-un9wrАй бұрын

    Wan ubaahneyn inan rer hargeisa thnk u wll

  • @fatumaabdi2696
    @fatumaabdi2696Ай бұрын

    Abayo hormar wacan insha Allah

  • @Qiso-naxdin_sheeko
    @Qiso-naxdin_sheekoАй бұрын

    huno seen kula soo xidhiidhi karaa aad ban ugu baahaney full information❤

  • @user-zy8mi6lt5w
    @user-zy8mi6lt5wАй бұрын

    Thanks wallo

  • @Ahdaafta
    @AhdaaftaАй бұрын

    Masha alaa walal. Hore usoco soo badii muqalada faiday noo yihiine.

  • @nimcomaxamed7538
    @nimcomaxamed7538Ай бұрын

    Abyoy qof wngsn aa tahy allha ku barakeeyo

  • @faaiza3726
    @faaiza3726Ай бұрын

    Maasha allaha abyo hurmar wacan❤

  • @faaiza3726
    @faaiza3726Ай бұрын

    Aamiin aarabi

  • @user-vz5oo3vo1k
    @user-vz5oo3vo1kАй бұрын

    Aamin amiin wll raxama waad mahadsantahy

  • @asmaindho6130
    @asmaindho6130Ай бұрын

    Alle haku sharfo wll

  • @FatxiMaxamed-pf1qi
    @FatxiMaxamed-pf1qi9 күн бұрын

    Sideeku imada

  • @munahussein9687
    @munahussein9687Ай бұрын

    Wcks abayo

  • @UmSam-qw1xt
    @UmSam-qw1xtАй бұрын

    Waan ku farxay xbbty inaad noo ogolaatay in aad noo turjumtid waa runtaa walahi

  • @FatxiMaxamed-pf1qi
    @FatxiMaxamed-pf1qi9 күн бұрын

    Asc

  • @amaalfarxaan7964
    @amaalfarxaan796412 күн бұрын

    wllo passport somaliland ma lagu tagaa

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960Ай бұрын

    Ijaar Iyo deposit

  • @najmaali17
    @najmaali17Ай бұрын

    Asc abayo inaa wanagsantahy ban rajaynayaa waxan ka soo hadashaa hadii guri laga gadanayo wa meqa

  • @AbdiazizcadeAxmed
    @AbdiazizcadeAxmedАй бұрын

    Guryaha cuseeb miyaa ama

  • @SacdiyoMaxamed-kz8ov
    @SacdiyoMaxamed-kz8ovАй бұрын

    Masha Allah ilahay haa ku barageeyo malinkii oo idhahay xajigeyga masar idin rara ani iyo ciyalgeyga waxaa radiyay ina war bixin helo gabdho badan dawaday waxaa kahelay rahma sida dagan ee waxyabah u bahna ee nogu sharaxday wan kahelay ilahay haa ku barakeeyo xbbti albi❤

  • @RAHMA.ISMAIL

    @RAHMA.ISMAIL

    Ай бұрын

    Alle haku sharfo xabbty

  • @Shayma122

    @Shayma122

    Ай бұрын

    Wllo quruxeey adna aniga warbixin isiiside halkaan kaaalaso xidhiidha

  • @user-yr9wj7gu9b
    @user-yr9wj7gu9bАй бұрын

    Abyo ado rali ah u n h c r iga sowaran ado rali ah sida ay dadka uqabilan waxan ahy single xbbti jwb waafi ah iga sii pls

  • @salmaabdilahi3449
    @salmaabdilahi3449Ай бұрын

    Asc wl malahela labo qol iyo suli iyo jiko isku xiran mesha waa uso socda wax information buuxa IGA siyana ma hayo qof aan ciyaal wadan. Baan ahy Ani iyo xaajigoo mar mar imanayaa. Bal wlo sifcn ugu waran carabi. Xitaa ma aqaan. SE ula qaban karaa

  • @RAHMA.ISMAIL

    @RAHMA.ISMAIL

    Ай бұрын

    Haa wllo

  • @fatumaabdi2696
    @fatumaabdi2696Ай бұрын

    Wcs abayo canaha almond malaga hela

  • @RAHMA.ISMAIL

    @RAHMA.ISMAIL

    Ай бұрын

    Haa wll

  • @samsammaxamed2753
    @samsammaxamed2753Ай бұрын

    Xppti bilahan soo socda ayaan rabaa inan usoo guuro xagee kaala soo xidhidhaa email ma haysoto lanbar ma iisoo sheegikarta

  • @RAHMA.ISMAIL

    @RAHMA.ISMAIL

    Ай бұрын

    Numberkaaga ii dhaaf wllo anaa ku soo qaban insha Allah

  • @samsammaxamed2753
    @samsammaxamed2753Ай бұрын

    Mida kale xpprti dad aan waraysany waxay nagu dhaheen guryuhu way jaban yihiin yacnii 5qof ayaad ku helaysaa lacag ilaa 200 dolar ah. Adiguna hada guryo qaaliya ayaad ka hadashy aan waliba qurux badnayn oo caadiya

  • @RAHMA.ISMAIL

    @RAHMA.ISMAIL

    Ай бұрын

    Xaafada iyo halkay ku yaalaan baan ka hadlayaa wllo xaafadan waa sidaa

  • @SacdiyoMaxamed-kz8ov

    @SacdiyoMaxamed-kz8ov

    Ай бұрын

    Lixgun II dolar ma ahaan ee walacagta masar ee gani waaye

  • @fartunahmed7051

    @fartunahmed7051

    Ай бұрын

    Xbbti raxma allaah haku barakeeyo xaafadaha qiimaha aad sheegtay ma caashir iyo taasica iyo taaminka ,saabica ma isku wada midbaa adoo mahadsan Tan kale qol iyo fadhi, madbaq, iyo musqul mala helaa?

  • @abdulhajiahmed8735

    @abdulhajiahmed8735

    Ай бұрын

    Mafruush waa maxay?

  • @aadammaxamedmayow1367

    @aadammaxamedmayow1367

    13 күн бұрын

    ​@@abdulhajiahmed8735 Waxaa loola jeeda guri alaabtiis taalo kuwa jiifka