Gorfayntii Antikhiristoos Iyo Xaqiiqadiisa

Фильм және анимация

muuqaalkani waxa uu gorfaynayaa guud ahaan buugii antikhiristoos isaga oo eegaya meelaha uu ku saxnaa iyo meelaha uu u siibtay

Пікірлер: 1 200

  • @dhigaaltv7437
    @dhigaaltv74375 жыл бұрын

    waxan ahaa goob jeg waxanan fadhiyay kursiga ugu horeeya aadban udhuuxaywllp alle haku dhawro wllo waad mahadsan tahy

  • @cbashier6840

    @cbashier6840

    5 жыл бұрын

    Buuga uu taarikhda ka akhrinayo magicii wll xageese laga heli karaaaa

  • @saadaatmuuse111

    @saadaatmuuse111

    5 жыл бұрын

    Oo meeshuna waa xagee

  • @somalilyricsgroup1661

    @somalilyricsgroup1661

    5 жыл бұрын

    saadaat muuse wll waa burco meshaan

  • @ayaanlexuseen265

    @ayaanlexuseen265

    5 жыл бұрын

    Xagay ahayd Zxp

  • @dhigaaltv7437

    @dhigaaltv7437

    5 жыл бұрын

    @@cbashier6840 waa burco wllo buugasna waxa la dhahaa antikhristos isaga oo pdf carabiya ayaad helaysaa

  • @abdihakinroble6156
    @abdihakinroble61565 жыл бұрын

    Inta taagersan macalinka da,da yar liketa isaara

  • @maxamed331

    @maxamed331

    5 жыл бұрын

    mnsha allaaah

  • @drmohfar301

    @drmohfar301

    4 жыл бұрын

    Abdi hakin Roble Allah hadhowro wllkeen.

  • @gabrielagrest9739

    @gabrielagrest9739

    3 жыл бұрын

    n͟i͟y͟o͟w͟ l͟i͟k͟e͟ n͟i͟y͟a͟d͟a͟ m͟i͟y͟a͟a͟d͟ k͟u͟ d͟h͟i͟s͟a͟n͟e͟y͟s͟a͟a͟

  • @ashaalimohammed1549

    @ashaalimohammed1549

    3 жыл бұрын

    Mahamed somali isweydki siyaasinta somali wey isdidan yihiin dadkiisa way isku direen markasta diyarad ayey siisaaran yihiin shirar donade adaaan oo intaa waxa bay soo saxiixaan. Maisweeydiisay maxay so saxiixaan maxay kashiraan eesan fiidiyoow esan lasoo duubin waxa ekashirayaan Calan no samesenee xero nagu odenee MAA no dhistaan o adinka kale layartano Maxa u tahribnaa mahaa ugu haqaltagna wadamo kale si an ugu nolano.

  • @Qarnijoog

    @Qarnijoog

    3 жыл бұрын

    Magaciisa Ishag Bro

  • @halyeeyada7812
    @halyeeyada78125 жыл бұрын

    Alle haku xafido walalkey sidi ad ii bartay oo ad ii ogeysiiday qimaoyinka sheydaan iyo yuhuuda alle halacnadee

  • @huudacdulhi7381
    @huudacdulhi73815 жыл бұрын

    Masha Allh waa wiil yer oo caqli badan rabi ha ku dhowro waan la socdah barmamijkaga hore u so akhir 💟

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe5 жыл бұрын

    Cilmaiga Aad Baratay ALLAH Hakuu Barakeeyo Wll Aadan ☝☝☝

  • @saabirahjagne179
    @saabirahjagne1795 жыл бұрын

    Masha Allah ustaadkeygii iyo mclnkygi wn KU salaamaya Allow khyr Aduunyo iyo mid Akhiraba KU siiyo jannatul firdows hoygagu ahaa bi idnillaah

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh165 жыл бұрын

    Masha Allah wlhi waa ku farxsan ahay inaan ku arko codkaaga inbadan ba dhagestay wow masha Allah waxba tahay wiil yaresa maska badan

  • @tufaaxmohamed9867

    @tufaaxmohamed9867

    4 жыл бұрын

    Mash allh wlo alle cagligahakuubarkeeyo

  • @mediguled477
    @mediguled4774 жыл бұрын

    Bro I have bachelor degree in history and I'm learning Islam history online, after one year I'll have my degree inshaAllah. Brother you know history, please keep writing walaal. I love your stories. Somali baan ahay ayeeyadeey iyo abaahey ayaa burco ku dhashay and I'm proud. Proud ogaden & garxajis man. Ka wad meeshaada sheikh. One love.

  • @AliAhmed-ct3zv
    @AliAhmed-ct3zv5 жыл бұрын

    Waan jeclaan lahaa ınaan ka qayb galo lkn waxaa igu socda arimo badan masha allah

  • @nft-crypto-games4451
    @nft-crypto-games44515 жыл бұрын

    Waxkasta qof ayaa bilaaba , aadan waxaad furtay albaab cusub oo laga dheehan doono dabinada caalamka yaaala , waxaan rajeenayaa inaad burco iyo caalamka aad ka hesho garab wanaagsan

  • @bathramustaphe5166
    @bathramustaphe51665 жыл бұрын

    Masha Allah Sifiican ayad ugahadashay Allah aqoonta hakubarakeeyo Masha Allah Mahadsanid hore usco wll🤗🤗

  • @nimcokhadar1119
    @nimcokhadar11193 жыл бұрын

    Walaal wallahi waanku jecilahay 🤩🤩💚💚❤❤🌹🌹🌹alle aqliga hakuusiyaadiyo wallaal su'aal sida ugu fudud ee Quranka ubaran karo iisoo sheeg wallahi dii ku hesha ayaa nasiile🕋🕋🕋

  • @cabdisalamccd7520
    @cabdisalamccd75205 жыл бұрын

    Mashalah Scw Scw Scw Scw Siro badan baa iftiimisay wll Allow ku xafido Jazakalaah

  • @l.ismo.3458

    @l.ismo.3458

    3 жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @kingothmanmahmoud5168
    @kingothmanmahmoud51685 жыл бұрын

    Msh,Allah magaalooyin badan inaad ka qabato aya fiicnaan lahayd puntland ayaan kugu soo dhawaynayba zhp

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction60465 жыл бұрын

    mahadsanid sxb aadan sahan hore usuco allah haku xiftiyo

  • @Garanwaa
    @Garanwaa5 жыл бұрын

    Masha allah wll burco waan joogay goor aan fogeyn inan kula kulmana waan jeclaa lkn insha allah inan mar un kula kulmo waan jeclahy

  • @abokorahmed7422
    @abokorahmed74225 жыл бұрын

    Zhp alle darti ku taageera wlhi alle cilmiga iyo aqonta ha ku siyadiyo

  • @Hassangelkad
    @Hassangelkad5 жыл бұрын

    sharaf bay ii thy in aan arko maanta adigoo toos dadka ul hadlaya ilaaahay haku garab galo wllky waxa aad ma mid thy in yar oo xaqiiqda fahamsan aadan khadar cali viva from lasanod somalia

  • @sahanka97

    @sahanka97

    5 жыл бұрын

    Mhdsnd wll qli

  • @aliabdi9487

    @aliabdi9487

    4 жыл бұрын

    Sxb buugan sida u heyli kara

  • @sukhra3585

    @sukhra3585

    3 жыл бұрын

    @@aliabdi9487 isagoo soomaali ah heleysaa

  • @Kamal-mb9vz

    @Kamal-mb9vz

    3 жыл бұрын

    Somaliland

  • @mohamedabdirashidosman1640
    @mohamedabdirashidosman16405 жыл бұрын

    Msha Allaha.. Aqoonyahan Taariikhyahan Aadan sahan cilmi muhiim aya No Faa'ideesay ... Mahadsanid walalkey

  • @juweriaanwar7867
    @juweriaanwar78675 жыл бұрын

    msha allah wxd thy wiil da'a yar msha allah alle hku barakeyo cilmiga wll

  • @ugbadaskar4690
    @ugbadaskar46905 жыл бұрын

    mashalh wll aad ayad umahdsanty inbadan wan dawanay wanan ka faaidnay wiil yar oo caqli alleh kumanaysty il iyo cawriba la aw

  • @halimoabdiahmed3809

    @halimoabdiahmed3809

    5 жыл бұрын

    D

  • @subscribelikesharecomment7843
    @subscribelikesharecomment78435 жыл бұрын

    Maasooniyada*ولاتحسبن لله غافلا عما يعملون الظالمون انمايؤخرهم ليوم تشخص فيه الابصار*

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha94095 жыл бұрын

    20k baad mareysa m,a 1m baan kurajenaya insh allh wllkey (hbnka bilabeysay ilaa hada wankuxiranahy waxbadan baa iskaya ka badaly maskaxdeyda wana fhmay wxkasta

  • @sahanka97

    @sahanka97

    5 жыл бұрын

    Mhdsnd wll qli

  • @buraale134

    @buraale134

    4 жыл бұрын

    @@sahanka97 asc wll buugta da xage laga heli Kara maraykan baan jooga

  • @naimajanno6068

    @naimajanno6068

    4 жыл бұрын

    @@sahanka97 wll aad ayn ku taagera lkn waxn ka cabsoonya inay nimnkaasi ku dhakraan AMA ku dilaan waayo ma ogola in laga sheekeyo allh haku xifdiyo dadka wan ku Baraa oo daawada ayn idhahdaaa

  • @abdii9086

    @abdii9086

    4 жыл бұрын

    Insha allah urajeyneyna walalkena aadan sahanka allaha ku xafido

  • @abdii9086

    @abdii9086

    4 жыл бұрын

    @@naimajanno6068 insha allah arki maayo waayo walalkena waxa uu tala sartay rabika waxna kama qaadidonana insha allah walalkena aadan sahanka xogaha allaha kaqabtoh wixii shar kugu ah walakena alllaha noka daayo wll qaali 🤲🏾🤲🏾 kutagera mar walba kuguna dayda walalkey adaan sahanka allaha ku xafido akhiro iyo addun labada darood allaha ku dhawro wll

  • @yahyeahmedmohamed487
    @yahyeahmedmohamed4872 жыл бұрын

    أفضل العلم بعد كتاب الله وسنة رسوله صلى الله عليه وسلم هو علم الطب كما قال الشافعي رحمه الله فانتبه

  • @barkhadhusseinmohamed8677
    @barkhadhusseinmohamed86775 жыл бұрын

    AADAN SAHAN iyo URURKA MAAN-MAAL oo suuro galiyey inay Aqoonyahanka da'da yar horkeenaan Bulshada gobolka. Aad baanu idiinku mahadcelinaynaa dhamaan.

  • @amgaadali2435
    @amgaadali24355 жыл бұрын

    Macalin fican Aadan khadar sharaxaga kahela kalmad ima dhafto Alle haku ilaaliyo ❤

  • @hamsefaisal9596
    @hamsefaisal95964 жыл бұрын

    LOVE KIIBA WAAN NACAY MARKAAN QISADAA MAQLAY🤣🤣🤣

  • @jicaaleyaasiin9805

    @jicaaleyaasiin9805

    2 жыл бұрын

    Waxaan doonayaa inaan noqdo adoo kle seen ku noqon karaa waxaan doonaya wax walba ka ogaado aduunka

  • @marwaanmaxamed6650

    @marwaanmaxamed6650

    Жыл бұрын

    ​@@jicaaleyaasiin9805ayadi ugu horeyse quranka laso dajiyey bad ku noqon karta

  • @susuali2868
    @susuali28685 жыл бұрын

    masha allah...wllkey hor mar wacan😍😍😍

  • @idontcare6856
    @idontcare68565 жыл бұрын

    Masha AllaaH jazaka AllaaH Kheyr bro

  • @boykayare8223
    @boykayare82235 жыл бұрын

    Adooo laguu dhiibi lahaa jako madax nimo wllhi wllhi xorumar bee gaari soomali weyn I LIKED

  • @sahanka97

    @sahanka97

    5 жыл бұрын

    Lkn digtator ayaan ahay ma jecli haddii aan wanaag keeno in laga hor yimaado markaa somalida ismaanaan fahaneen

  • @boykayare8223

    @boykayare8223

    5 жыл бұрын

    Qof walipa qof ayuu kadayanaayaa lkn wan inaa kuugu day daa

  • @youngtradermk9775

    @youngtradermk9775

    5 жыл бұрын

    @@bakaalabdi2136 anigupa waan ka shakiyey al shabaab

  • @enoosemohamed7054

    @enoosemohamed7054

    4 жыл бұрын

    @@bakaalabdi2136 intaanad dadaka cayin hadalkaaga ka fiirso

  • @enoosemohamed7054

    @enoosemohamed7054

    4 жыл бұрын

    @@bakaalabdi2136 qofna adiguun Aqoon buuxda u lahayn la ma caayo

  • @jaamaccadde4809
    @jaamaccadde48095 жыл бұрын

    Adam waa ka zoo qaybgali lahaaaye mxaa iigu zoo sheegi waydey from sool

  • @LeaderYT23
    @LeaderYT235 жыл бұрын

    Sxp maanta waa ugu soo horeeyey aar tolow sahanka xogaha ma la shaqeeyaa

  • @SalmaAhmed-et2gn
    @SalmaAhmed-et2gn5 жыл бұрын

    Maansha allah Aadan sahan wll in badan baan sugayey ugu dambyn wakan alx adigana alle haka abaal mariyo wllkyow 😍😍

  • @abdirashidmohamed1757

    @abdirashidmohamed1757

    5 жыл бұрын

    L8baansamatalis

  • @clipstiktok2111
    @clipstiktok21115 жыл бұрын

    Masha allh zhp Sahanka xogaha aad baan ulasocdaa Antikhiristoos wan dhamestay Hada waxan lasocdaa xaqiiqaha oo ii maraya xalqada 33aad Ilahay hakudayo wax walba ayuu kanalkaga iiyahay zxp qalIh

  • @ubaidebrahem857
    @ubaidebrahem8575 жыл бұрын

    tageera walhi please share gareya keep going brother

  • @abdirisaaqkhadarabdirisaaq23
    @abdirisaaqkhadarabdirisaaq235 жыл бұрын

    Mncha allH wll alle hakugu anfaco waxd baraty

  • @aadonalleweyne5830
    @aadonalleweyne58305 жыл бұрын

    Ilxun kuma aragto mushtashar adan sahan amin

  • @jadhaboss
    @jadhaboss5 жыл бұрын

    Intii iyagoo moopilka eegaya daawanaya *like* ta ha ila dhaafin Waad mahadsan tihiin

  • @naasirsiciid654
    @naasirsiciid6545 жыл бұрын

    my pro diintu way kaa muuqataa alle ha kuu danbi dhaafo

  • @saaxyuusuf1560
    @saaxyuusuf15605 жыл бұрын

    form Somalia I like somaliland youths

  • @moupdynaser5004

    @moupdynaser5004

    5 жыл бұрын

    Kkkkk

  • @kaltuunali7597

    @kaltuunali7597

    5 жыл бұрын

    allah haku jeclaaado adigana hanad yusuf

  • @amiincigaal9457

    @amiincigaal9457

    5 жыл бұрын

    Welcome wll

  • @kaltuunali7597

    @kaltuunali7597

    5 жыл бұрын

    @Mr motivator wallky xaqiiqdii madaxdaaa inaga xumaaatay lkn waa inaaan dhalinyaro hadaa nahay inagu bedelaaa oo urur samaysanaaa midaysan mahsanid عفاالله عما سلف

  • @abdirahmanhassan1371

    @abdirahmanhassan1371

    5 жыл бұрын

    @@kaltuunali7597 Alla ycizak alle haku sharfo queen

  • @suldaanawdahir3521
    @suldaanawdahir35215 жыл бұрын

    Masha alah jazakalah akhii 🤘🤘

  • @kowsarabdi2708
    @kowsarabdi27085 жыл бұрын

    Masha Allah Allah idin xafido waxatihin dhalinyaro dadashay

  • @cabdiraxmaanmaxamuudcali4499

    @cabdiraxmaanmaxamuudcali4499

    3 жыл бұрын

    mshlh

  • @daacadmuuse7967
    @daacadmuuse79674 жыл бұрын

    Runtii Wax badan waan kaa faaidaystay Aadan Khadar Sahanka Xogaha.✊🙌👍🙏✅💯Hore i socod iyo guul baan kuu rajeenaya. Allahna wax kaaga baryey in uu ku xafido hogaamiye ayaad tahay runtii.💪✊

  • @andersandersson4788
    @andersandersson47885 жыл бұрын

    Saaxiib waxad tahay Wiil ku dayasho mudan.😘😘😘😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇪🇸🇪✍🏾✍🏾✍🏾✍🏾🚀🚀🚀🚀🚀🛫🛫🛫🛫🛶🛶🛶

  • @allahwithmeneverbedeprived3494

    @allahwithmeneverbedeprived3494

    4 жыл бұрын

    Lkn calankan meesha kadaa

  • @bileahmed875

    @bileahmed875

    3 жыл бұрын

    @@allahwithmeneverbedeprived3494 madhiba kuqabtaH

  • @ayaansiciid765
    @ayaansiciid7655 жыл бұрын

    Waan jeclaan lahaa inaan tago gorfayntaa lkn wakhti maanan hayn jimcihii💔.

  • @suldanofficial1532

    @suldanofficial1532

    5 жыл бұрын

    Baga ayaanad u tegin Fikrado maskaxdaada ku wasakhyn lahaa

  • @Shamsudin01

    @Shamsudin01

    4 жыл бұрын

    @@suldanofficial1532 jaahil baad tahay ee taariikhda baro

  • @suldanofficial1532

    @suldanofficial1532

    4 жыл бұрын

    @@Shamsudin01 hoyadaba jaahila

  • @Shamsudin01

    @Shamsudin01

    4 жыл бұрын

    @@suldanofficial1532 ha nala tirsan ciyaaL yahaw xaarLihi

  • @fatushbbe689

    @fatushbbe689

    4 жыл бұрын

    @@Shamsudin01 hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh qosol iku dishay

  • @amu9176
    @amu91765 жыл бұрын

    *Jazakalah wll Aadan Sahan*

  • @amiinahmed1236
    @amiinahmed12365 жыл бұрын

    Jazaka Allahu Khayr wll Khadar🖐👳‍♀️

  • @qadarahmed6185

    @qadarahmed6185

    5 жыл бұрын

    M.a samigeey weeye

  • @sadiiqtawakal
    @sadiiqtawakal5 жыл бұрын

    Masha allah runti wll wax weynbaad ii kordhisay casharadaada inbadan waa dhageystaa wana xaqiiq iney jiraan kuwo jidka alle dadka kalumiya shugran mclim

  • @WEHELCHANNEL
    @WEHELCHANNEL5 жыл бұрын

    *MASHA ALLAH* waa muuqaal cilmi badan kujiro mahadsanid saxiib insha allah xalqadaha noocaasa soo badi muuqaalada adiga iska soo duub

  • @mahamedcabdilahi5448
    @mahamedcabdilahi54485 жыл бұрын

    Ilahay aqliga hakuu siyadiyo .قل رب زدني علما

  • @ahmedyazin5059
    @ahmedyazin50595 жыл бұрын

    Masha Allah zhp aadan guul ayaan kuu rajaynayaa waanan kuu hambalyeynayaa hore u soco .

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane18405 жыл бұрын

    Masha Allaah bro hore u soco👏👏👏👏👏👏

  • @jayjayyou5605
    @jayjayyou56055 жыл бұрын

    asc wlalaal Aadan waxa tahay shaqsi odoros badan sameeyey oo bulshadiisina wax u faaiideeya

  • @DiiGa-yy5ss
    @DiiGa-yy5ss5 жыл бұрын

    Masha allah Burco Nin AqoonYahan Ah Ayaa Usoo Baxay 🙏

  • @islaaxchannel243
    @islaaxchannel2435 жыл бұрын

    Masha allah gorfayn wanagsan bay ahayd

  • @heesosomalicusubchannel9263
    @heesosomalicusubchannel92635 жыл бұрын

    Guulayso walal allaha kuxafido waxa tahay geesi iyo halyay mudan in ladhiirigaliyo la taageero

  • @amenxared8505
    @amenxared85055 жыл бұрын

    Wxaad noo soo diyaarisaa kacdoonkii ingriiska iyo faransiiska maadaama aad ku tilmaamtay inay ka been abuurteen oo taariikhda badaleen

  • @HDirie
    @HDirie5 жыл бұрын

    عجبت والله !!!!!!! أخي جزاك الله خيرا وبارك الله فيك وفي علمك وزادك الله علما وحرصا إياك وإيانا!!! Cilmi aan ka yaabay ayaad haysaa walllaahi!! Waad mahadsantahay wll.

  • @xafsaaxmed5783
    @xafsaaxmed57835 жыл бұрын

    All wallo zorry kitaabkas inu idhaaafo man jeclayn

  • @greenempire1601
    @greenempire16015 жыл бұрын

    Maansha Allaah waad Mahadsan tahay wll. Waanan kaaga mahadcelinayaa Dadaalka aad ku jirto ee Xaqiiqo Raadinta ah. Laakiin Markastaba Xusuusnow Hawlahan Dad Badan ayaa kula yaabaya Marka aad ka hadlayso sababtoo ah dadka Soomaalidu waxba ma akhriyaan intooda badani taasina waxay sababaysaa in Aanay Caalamka aanay wax badan kala socon inkastoo arintani ay tahayba Arin Qarsoon oo ay Jiraan dad Prof ah oo aanan waxba kala socon. Illaahay Ha ku xafido

  • @abdimuktar5050
    @abdimuktar50505 жыл бұрын

    Wow manshallah Allah Ku barkeyo

  • @balayaxmedia9091
    @balayaxmedia90915 жыл бұрын

    Geesi da'ayar gorfayntaa waan sugayay waanan ka helnay shukran sxb

  • @civilengineering6343
    @civilengineering63435 жыл бұрын

    Maashaa Allaah, waxaan codkaaga maqalnaba Maanta muuqaaga ma aragnay, Alle ha ku barakeeyo.

  • @dhimbiils4001
    @dhimbiils40015 жыл бұрын

    Manzha alaH pro aadan ku tagera💯💯

  • @Chanariofanny
    @Chanariofanny5 жыл бұрын

    mansha allah ...jazakalllah..... history wa cilmi balaadhn

  • @mohamedhassan6913
    @mohamedhassan69135 жыл бұрын

    masha Allah wll mcn Alaha kuxafido

  • @FactCuriousYT
    @FactCuriousYT5 жыл бұрын

    Jasakalah khyr wll Aadan

  • @yaswow580
    @yaswow5805 жыл бұрын

    aniga ayaaa uhordaawaday🤔🤔

  • @suhaybsidiiq8739

    @suhaybsidiiq8739

    3 жыл бұрын

    WAD MAHAD SAN TAHAY AADAN

  • @gabrielagrest9739

    @gabrielagrest9739

    3 жыл бұрын

    Waa sheeko klee

  • @haniahmednor9431
    @haniahmednor94315 жыл бұрын

    Jazakallah qeyr cilmigaga allaha ku saa idiyo cimri dheer iyo caafimad allaha ku siiyo waad noo faideyse

  • @nasirmano4055
    @nasirmano40555 жыл бұрын

    Thnks my teacher

  • @maahirjama758
    @maahirjama7584 жыл бұрын

    Keep going pro adan sahan

  • @onkotgondeey3181
    @onkotgondeey31815 жыл бұрын

    Masha allah hadal macquul ah iyo waayo aragnimo taariikh faa'iido leh thanks bro

  • @Xaliye2024
    @Xaliye20245 жыл бұрын

    Ustaad alle haku xafido wllo Hargeisa noogu imo iinsha Allah

  • @abdishakuurcmc1544
    @abdishakuurcmc15445 жыл бұрын

    Mnsha allaah zxp qaaliya nooloow 😍🤩😍🤩😍🤩

  • @yunnisman1919
    @yunnisman19195 жыл бұрын

    Masha Allah bro

  • @maxamedsiciid4320
    @maxamedsiciid43205 жыл бұрын

    Mashaa allaah ustaad

  • @meecadsoftware3761
    @meecadsoftware37615 жыл бұрын

    masha allah libaaax alle hku sharfo wll qaali

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha94095 жыл бұрын

    M,a wll jasaka lah kheir

  • @mshire3995
    @mshire39955 жыл бұрын

    Masha Allah waan u baahanahay adigoo kale Allaha noo kaa xafido

  • @dalxiisdamaashaad8005
    @dalxiisdamaashaad80054 жыл бұрын

    1:21 daqiiqo baan daawanayay barnaamijkan mana ka daalin daawashadiisa wey igu socotay daqiiqo.thanks Adan nin yar oo wax badan og baad tahay.

  • @abwaangaraneofficial2393
    @abwaangaraneofficial23933 жыл бұрын

    Saxib Adanoow nasiib badana kuwa kula joga togdheer ama burcaba 😰😰 nasiib darana kan an saxib kaa dhigan ee aan fahmeyn maankagan aan dunidaba la fakarka ahayn ee fahmay gartay jidka laga wecday ee xaqiiqada ah sxb nasiib darro horey umaan aqoon channel-kaagan 2 3 10months 8 months ago bey igu yihin balse in shaa ALLAH waan kaa daba iman ilaa an noqdo mid lasocda muxu keenay imika muxuuuna soo wada 👈

  • @shoolishooli655
    @shoolishooli6555 жыл бұрын

    Masha Allah sxb aad ayaan kugu xiranahay wna kaga mahad celinayaa Saad nooga haqab tirtay aqoonta aad na dheertahay

  • @idirisjaamacxasan2455
    @idirisjaamacxasan24555 жыл бұрын

    Allah haku xifdiyo wll waad dadaalaysaa

  • @fatimaahmed3526
    @fatimaahmed35264 жыл бұрын

    Mashalah Allah help us from evil satanic world amiin yaarabi thanks your video we are watching North America thank you beautiful smart man

  • @anasmacalin1404
    @anasmacalin14045 жыл бұрын

    Masha alaah zhp wad no faidayzay wlhi mahad sanid wll

  • @maxbuubyare6791
    @maxbuubyare67915 жыл бұрын

    Maxaan kuugu abaal gudnaa macalinkeygiiyow msha allh

  • @sahanka97

    @sahanka97

    5 жыл бұрын

    Inaad iimaankaaga dhisto oo aakhiro aad jannada u shaqaysato iigu abaal gud

  • @haybejamac

    @haybejamac

    4 жыл бұрын

    Masha alaah ilahay hakugu garab galo

  • @qosolxikmad4466
    @qosolxikmad44665 жыл бұрын

    Mansha llh Aqoonyahan waxbadan dadkeena u iftiimiyey ilahay cilmiga iyo caqligaba hakuu barakeeyo.

  • @cabdicasiismaxamad7950
    @cabdicasiismaxamad79503 жыл бұрын

    Masha allah Waa markii koobaad oo aan,arkay ustaad aadan walaahi waa dhalin yaro balse caqligiisu mayara

  • @Xaali95
    @Xaali955 жыл бұрын

    Waad mahadsanthy macallin🤗🤗🤗🤗

  • @CabdullahiCase
    @CabdullahiCase5 жыл бұрын

    Maasha allah halkaa kawad masuul

  • @hashimabdullahi7714
    @hashimabdullahi77147 ай бұрын

    ILAHAY haku Sharfo WalalkeeN Aden Khadar bal Qiyaas Nasiib ka uu Lee yahay qofka ardeyga ee hortada fadhiyo Walibo xiliwalbo su'aal kuweydin karo . Wxan aad u jeclhy inan malin malmaha kamid eh aan wada kulano ILAHAY haku Sharfee o xikmadu aan is weydaarsano

  • @xamsefuaad5999
    @xamsefuaad59994 жыл бұрын

    Da,diisa iyo cilmigiisu isma lahan mnsha allah ❤

  • @Somalitiktoklive3
    @Somalitiktoklive35 жыл бұрын

    Gulayso walalkay qaliga ah

  • @kamaalabdullaahiaxmed551
    @kamaalabdullaahiaxmed5515 жыл бұрын

    Jazakuma allah

  • @ifraaxmacalincabdulahibost4476
    @ifraaxmacalincabdulahibost44764 жыл бұрын

    M.a wllqaali Allehakuxafido aadbaan ujeclahay dhiirigelintaada iyo baraarujinta nabaraarujiso marwalbo alle hakucizeeyo marwalbo m.awllqaali horey usocod wanaagsan

  • @ammofficial519
    @ammofficial5195 жыл бұрын

    Bro wlhi aad baan kugu xiranahay waxyaabo badan ayaan ka faiday wana kaga mahad celinaa kun jeer aqoon yahay somali ee ugu dada yar bro barnamijyahadan no so badi waliba ramadanka barnamij no diyari anaga wan ku garab taganahay 🙏🙏🙏😍😍😍😍😍thanks Like igu kasbeya ama igu booba 😂😂😂

  • @fathiawale8763
    @fathiawale87635 жыл бұрын

    Alhamdullilah waad mahadsantahay zhp

  • @sqyproductions3885
    @sqyproductions38855 жыл бұрын

    Jasaaka allah aadan sahan runtii wax xaqiiq ah ayd ka hdshy

  • @antisyare4077
    @antisyare40774 жыл бұрын

    maansha allaah waa ilmo yar oo lagu ilhaamiyay cilmi iyo caqli anigu waxan moodi jiraay inuu intaa kaweyn yahay maansha alaah heerka uugaadhay allaha ha inoo xafido caalimkeena maansha alaah

  • @highlightsfootball1375
    @highlightsfootball13754 жыл бұрын

    Wallahi marka kashekeyneyso masoniwaku raheysta mashaallah abowe keep going

Келесі