No video

Kaftanka Robert Mugabe | Hadallo Qosol Leh.

Boggeena Facebook:
www.facebook.c...
xigasho:
/ rgmquotes

Пікірлер: 813

  • @baahikheyrka6996
    @baahikheyrka69964 жыл бұрын

    Aniga ayaa ugu horeeya like ii saar waa muxmmed sh cli wajiiz

  • @hodanliibaan1657
    @hodanliibaan16574 жыл бұрын

    Muxuu yiri hadad aragto nin nagtiisa gaariga albabkisa ka furayo waa inu gariga cusub yahy ama waa inay iyada cusubthy😟😟😟 hooyoy macantoy anaga iska gacan galnay yaaa!

  • @yuusufgashanle

    @yuusufgashanle

    4 жыл бұрын

    abaayo waa been tiis hadii aan saaid kuu jeclhay 💏 wankaa furaaa ama adiga ahaan aad jeceshaay wanku sameyna lkn i noqo marwo hhhh

  • @mohammedjamaal8725

    @mohammedjamaal8725

    3 жыл бұрын

    Afrika meel lagu Noolado mahaa.

  • @apdirazakpanadol3000

    @apdirazakpanadol3000

    3 жыл бұрын

    mada laga furay ☺😊

  • @tristanpeter296

    @tristanpeter296

    3 жыл бұрын

    I dont mean to be so off topic but does any of you know a tool to get back into an instagram account? I somehow lost my login password. I love any assistance you can give me

  • @sharmarkeshakko1091
    @sharmarkeshakko10914 жыл бұрын

    Mncha allah runtii waan kubtaageera zhp Aadan

  • @abdifatahtube5720

    @abdifatahtube5720

    4 жыл бұрын

    wll subscriber igu caawi pls😔😔

  • @amiinrooble8670
    @amiinrooble86704 жыл бұрын

    Ana saka ugu horeya wan inisalamaya dawadayasha dhaman👏👏👏👏👏👏

  • @cabdirisaaqsale
    @cabdirisaaqsale4 жыл бұрын

    maanshalaah guul iyo horamar ayaan kuu rajaynayaa aad baan ula xidhiidha bogan aad baan u jecelahay bogan

  • @mubarakcismaan7225
    @mubarakcismaan72254 жыл бұрын

    Robert Mugabe waaka ugu qosolka badan

  • @cabdimajid1423
    @cabdimajid14234 жыл бұрын

    Like isaara zxbayal waligay Labacisho ayaa like laysaaray

  • @affowlejo2659
    @affowlejo26594 жыл бұрын

    Qufka ugu horeeya ayaan noqday, my first day waye, in all KZread channels

  • @maanraacchannel7572

    @maanraacchannel7572

    4 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/eXiL2Livh8iehqQ.html

  • @mansoorabdull3907
    @mansoorabdull39074 жыл бұрын

    Jazakkallah Ustaadh. Garissa kaala soocda.

  • @aqoonraadis135
    @aqoonraadis1354 жыл бұрын

    Cadaalad ma jirto ilaa inta gaari CAD Taayiro madow ku socdo Ninkii yiri soo ma ahan 🤣🤣

  • @mohamedherzi840

    @mohamedherzi840

    4 жыл бұрын

    Sidoo kale intaan dabadayda madow wasaqda kaga nadiifinayo warqada cad

  • @adeshyare38

    @adeshyare38

    4 жыл бұрын

    Haa bro Ninkaan cml oo 100 Africa mel wacan Bee GaaRi leheeeed

  • @aqoonraadis135

    @aqoonraadis135

    4 жыл бұрын

    mohamed herzi 🤣🤣🤣🤣🤦🏽‍♂️

  • @aqoonraadis135

    @aqoonraadis135

    4 жыл бұрын

    adesh yare Aaheey

  • @hamseahmedabdilahiawnour3649

    @hamseahmedabdilahiawnour3649

    4 жыл бұрын

    Haaa So funny

  • @ciiltireofficialchenal6306
    @ciiltireofficialchenal63064 жыл бұрын

    Robert mogabi XaqiiqtaN waa LegeNd UNa maLeYN maaYo INuu hogomIYe Lamida Soo maRaY afrika Xaga tariikh AhaaN iYo xikmadaha ku duuGaN WAANa HoGaamiYe AftahaNa🙏🙏🙏🙏

  • @baahikheyrka6996
    @baahikheyrka69964 жыл бұрын

    Waa taageerahaaaga qaas kuu jecel illaahey dartiisa

  • @gacalibnuabdiabdi5776
    @gacalibnuabdiabdi57764 жыл бұрын

    Qusal iguma harin hase ahaate.. Kaasi wuxuu aha nin xaqiiqda mell walboka taabtay ninyw legend ayad tahay aftahan ah oo hadalka heli og' masha Allah illhy Haku xifdiyo sxbkyw wllhi arimo badan an xal u la'aaa ayaad ii xalisay dabcan suwalbo waxnku leeyahy shukran jazakallah 🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️

  • @siciidahmed5512
    @siciidahmed55124 жыл бұрын

    Zhp wlhi aadanaw waad iga qoslizay😂😂😂

  • @sadamjesto7682
    @sadamjesto76824 жыл бұрын

    Walhay si dacad ah ayaan uu qoslay pro hore uu soco💗💗💗💗

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim88354 жыл бұрын

    Ana waxan kahaya xikmada ah "Hadii danyeeradu maal-qabeen ahan lahaayen waxaa la arki lahaa gebdho qurux badan oo duur joog ah"

  • @caways_carrabay
    @caways_carrabay4 жыл бұрын

    "Hadaad, jeceshay xikmadaha fadlan - Soobooqo chanel-keenan, 🙏🙏

  • @cabdimaxamedcabdi4091

    @cabdimaxamedcabdi4091

    4 жыл бұрын

    Janalkee

  • @aflaxnews5264

    @aflaxnews5264

    4 жыл бұрын

    Chanel kee?

  • @daacadmuuse7967

    @daacadmuuse7967

    4 жыл бұрын

    Waxba ma u jeedno sxb

  • @masutmasut4

    @masutmasut4

    4 жыл бұрын

    Chanalkee

  • @user-sh4hg7zx1d

    @user-sh4hg7zx1d

    7 ай бұрын

    Yes we are asking for the chanel.

  • @alibinali2141
    @alibinali21414 жыл бұрын

    Wlhi dhamaan Waan kawada helay, Good entertainment , *thanks wll Aadan* ❤

  • @mihamedabdikadir3941
    @mihamedabdikadir39414 жыл бұрын

    hadd Qososhy like i sar

  • @wlldallano6419
    @wlldallano64194 жыл бұрын

    Africa waa mesha kaliye ee gbr sxbted dhar kasoo amaansaneso ee u tageso wiil guri kasoo amansanayo sxbkiis😂😂😂😂😂 xaqiqdu taabta ninka xigmad socoto

  • @user-iq6rl3vz8l

    @user-iq6rl3vz8l

    2 жыл бұрын

    Afrika iyo Afrikaantuba Waa dad layyaab leh

  • @daacadmuuse7967
    @daacadmuuse79674 жыл бұрын

    Mugabe Nin Aan kaftan kiisa wax badan laga qaadan karo.😂😂😅👍🙌Sahanka Xogaha. Mahadsanid Sxb Aadan. Hormar wacan qosolka iyo kaftanku waa wax marmar loo baahan yahay.😊👍

  • @anisamohamud6529
    @anisamohamud65294 жыл бұрын

    astaqfurullah wllhy saan u qoslayay waan fuuray

  • @Guuldoon252
    @Guuldoon2524 жыл бұрын

    Goormaad maca-salaamaynsaa shacabka zimbabwe oo xagay aadayaan shacabku wuxu ula jeeda meelna uma socdo

  • @anshaxdarwiish3576
    @anshaxdarwiish35764 жыл бұрын

    Wlahi wa uu iga qosliyey Xikmad miidhan ayu Aha😂😂😂

  • @____Cumar____
    @____Cumar____4 жыл бұрын

    Robert Mugabe was a wisdom man😄😄

  • @usamecabdi5993
    @usamecabdi59934 жыл бұрын

    Hhh wlhi maanta inta ila qososhy like ta la dhaca hhhhh

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq60764 жыл бұрын

    Mahad sanid mudane👍👍👍👍

  • @muhiadianosman5202
    @muhiadianosman52024 жыл бұрын

    Hore u soco akhi ❤️ ✌️ manshllh

  • @siyaaddaljir9293
    @siyaaddaljir92934 жыл бұрын

    # Sahanka Xogaha Waan hubaa. Xigmada qaar markaad akhrin. Inaad dhoosha ka qoslayso Horay u soco wll.

  • @kafiayousuf4587
    @kafiayousuf45874 жыл бұрын

    😂run ahaanti mr mugabe waa funny hadanu ahade siyasi wuxu hanlaha madeeyaha adunka logu jecelyhy

  • @yasinabdi8376
    @yasinabdi83764 жыл бұрын

    M.a wllo thnks xigmaawi 💓💓💓

  • @maxudibrahilowle7457
    @maxudibrahilowle74574 жыл бұрын

    MASHA ALLAH ALLAHA KU DHORO

  • @fadumojano352
    @fadumojano3524 жыл бұрын

    🙈😅😅walahi waad nago qoslisay mhadsnid alle haka farxiyo

  • @maxamadbashir1546
    @maxamadbashir15464 жыл бұрын

    Masha allah sxb mclin maskaxdaada iyo maankaga alle hakuu daayo

  • @Hamza_abdi
    @Hamza_abdi4 жыл бұрын

    Qof uu muhiim dhaliyarda 🙏

  • @Caravet.

    @Caravet.

    3 жыл бұрын

    😁😁😁😁😁😁👌👌👌👌👌👌💋💋

  • @ahussein1623
    @ahussein16234 жыл бұрын

    Africa waa meesha uu joogo nin San weyn naagna ku odhanayaa la,aanta ma neefsan karo #robertmugabetruelegend

  • @ibnhassaan5674
    @ibnhassaan56744 жыл бұрын

    😄😄😄🤣😂 Horta waa funny balse badankood waa sameys isaga ma dhihin kuwiisii un bay wax ueg sameeyeen, Ninmankaas Galbeedka Africa waa Niman dhanka shactirada ku fiican aad bay kaaga qoslinayaan.

  • @maajidyare5943
    @maajidyare59434 жыл бұрын

    Sxpow Aad bad umahadsantahay Wllh Funny weyye🤣 ee adigoo mahadsan inoo soo diyaari Taariikhda Dr.ibraahim alfiqqi

  • @hajjiali9728
    @hajjiali97284 жыл бұрын

    Aadan Sahan mudane barnaamijyada aad noo soo gudbiso way wada wanagsan yihiin Erayada Mugabi waa hal kudhigyo runta ka hadlaya ....

  • @gorgorrproduction9410
    @gorgorrproduction94104 жыл бұрын

    Hhhhhh hdii aad fadhido meel aad ugu foolxuntahy dhuusana soo ufro dadkoo dhan adiga ayy kusoo eegayaan

  • @saadaqcali2237
    @saadaqcali22374 жыл бұрын

    Hormar wacan 🌏🕜

  • @axmedguuleofficialtube5823
    @axmedguuleofficialtube58234 жыл бұрын

    Niyow. Sida yareed u laxamayso ka helaybaa qosol walahi soo badi bro

  • @zakariedahir4614
    @zakariedahir46144 жыл бұрын

    Ustaad illahow cilmigaga kuu siyaadi ❤❤❤

  • @haniitaaxmed575
    @haniitaaxmed5754 жыл бұрын

    Asc markuu dhahayo jeclahay wiilkaan allha xafidee🌺😍🤲

  • @abdikaniaynab

    @abdikaniaynab

    4 жыл бұрын

    Haniita Axmed 🤔🤔

  • @AhmedAhmed-us3ll
    @AhmedAhmed-us3ll4 жыл бұрын

    Eboow haray usoco . Bar naamish yadada waan kuqanacsanahay 🙏

  • @jeestoofficial6050
    @jeestoofficial60504 жыл бұрын

    Nin aan taageero hore usoco wll

  • @drabdirahmansalah2299
    @drabdirahmansalah22994 жыл бұрын

    Noo soo Badi Ado Raaliya AadaN

  • @one10channel78
    @one10channel784 жыл бұрын

    Marba waan ku so celinaya sababto qosol ayaa I dhaafiyey

  • @yaremanshow9504
    @yaremanshow95042 жыл бұрын

    Masha allah weye bro ✌❤

  • @Abdikarinmoha
    @Abdikarinmoha4 жыл бұрын

    Musaaricada waa wax lagu qoslo waa meel ay joogeen niman u dagaalamaya suun iyaga oo aan sidan sulwaal😂😂😂😂

  • @idontcare6649
    @idontcare66494 жыл бұрын

    Odaygu waaba Xarabad socda 😂😂

  • @mdaud8411
    @mdaud84114 жыл бұрын

    Introgihore fiicnaa music hore

  • @KaatunMedia
    @KaatunMedia4 жыл бұрын

    Zhp noo sii wad waa xiiseyaa ninka Wlhi

  • @salmaansalmaan5700
    @salmaansalmaan57004 жыл бұрын

    Mahadsanid walsall aadan sahan😸👋

  • @lanjerilyrics
    @lanjerilyrics4 жыл бұрын

    #Sahan xogaha mesha kaliye an xigmadaha an ka so donto plz sida an wac badan nagu sameyn 1 millions an garsiino wlhi dar Alle macalinka u jclhay waligey waqooyi ma ann tagin lkn hada marka somalia ku so labto macalin sidan u arko u tagaa

  • @dalmarsheikhabdi728
    @dalmarsheikhabdi7284 жыл бұрын

    Masha allaaah sxb Horay u soco

  • @abdirizakosmansuleiman
    @abdirizakosmansuleiman4 жыл бұрын

    Noo soo badi sxb wan ubagaye

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish10164 жыл бұрын

    Wlaahi funny caadi ah ayuu ahaa ninkani🤣🤣🤣🤣🤣

  • @user-iq6rl3vz8l

    @user-iq6rl3vz8l

    2 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂 Shactiro = funny

  • @seydkatube8065
    @seydkatube80654 жыл бұрын

    Somalida Norway ayaa kow ka ah guryihiiin ku jira waa diiideeen

  • @hamseosmaan

    @hamseosmaan

    4 ай бұрын

    Goorma Ayay diideen ma coved 19😂😂

  • @sayittalaabo8547
    @sayittalaabo85474 жыл бұрын

    Zhp waanka helee noo sooo badi

  • @faysaldhiidh4875
    @faysaldhiidh48752 жыл бұрын

    😉😂😂😂 fantastic mugabe nin san weyn oo odhanaya la.aanta ma neefsan karo 👥👥

  • @hal-abuurhayle8659
    @hal-abuurhayle86594 жыл бұрын

    Aduunka cadaalad kama jirto inta laamiga lagu socdaa uu madowyahay Balse waxba kama qabo intaan dabadeyda madoow kutirayo tiish cad xilliga aan musqusha kujiro😁

  • @shubayeshubaye1999

    @shubayeshubaye1999

    4 жыл бұрын

    Waa

  • @abdinafacmahad964
    @abdinafacmahad9644 жыл бұрын

    Waa xigmado qosol leh 😂

  • @djmajidpubgm4976
    @djmajidpubgm49764 жыл бұрын

    Sxb game ka pubg mobile waxaa lagu faafiya calamadaha masoniyada ee kasoo hadal sida eey dad badan waqti gooda ugu luminin Waxaa dhacdo xataa in eey ku limiyaa waqti gooda oodhan haben iyo malin. Waxey ugu tala galeen in eey dhalinta sobaxeyso ku marin habaabiyaan Aniga waan ciyaari jiray lkn wan iskadhaafay

  • @boyboy8436

    @boyboy8436

    4 жыл бұрын

    Fikir iga dhex guuxayay

  • @djmajidpubgm4976

    @djmajidpubgm4976

    4 жыл бұрын

    @@boyboy8436 ma ila aragtay

  • @somalicinema630

    @somalicinema630

    4 жыл бұрын

    Sax inoga so hdl game ka Bob G

  • @ahmadinhodhalxa497

    @ahmadinhodhalxa497

    4 жыл бұрын

    Adigaba aqligagu wad ku garantar wuxu inuu marin hababin yahay io inu micnaba kufadhin

  • @xasanmaxamed4925

    @xasanmaxamed4925

    4 жыл бұрын

    Anigana wll waan Iska daayey geme ee haka hadlo

  • @ip____poi7324
    @ip____poi73244 жыл бұрын

    Zxp soo badi barnaamijkan ❣

  • @rapileeilix1677
    @rapileeilix16774 жыл бұрын

    Robert Mugabe legend buu ah, aada ugu tixna his quotes

  • @khadarmoxmed.4906
    @khadarmoxmed.49063 жыл бұрын

    Waad iga qoslisay zxp wallahi mahadsanid.

  • @ahmedsane4703
    @ahmedsane47034 жыл бұрын

    Wxn kaa codsan lahaa anoo ah taageerayaashaada in aad noo samee ......janal aan kadaawano tiviiga......wx Walbo aad soo Galiso KZread..intaaa ayaan kaa codsan lahaa.......guul..baan kurajaynayaa👍👍

  • @ilragazzoaliabdalla6843
    @ilragazzoaliabdalla68434 жыл бұрын

    "Hadaa Aragto Lammaane AfriKaan Ah Oo Jerdiinka Isla Taagan Ha Umalayn Inay Is jecelyihiin Ee Korontada Ayaa Ka tagtay" 🤣

  • @Qaaaafo
    @Qaaaafo4 жыл бұрын

    Sxp marka danbe eee aad sidaano kale quotes noo turjumeyso, quoteka shaanshada noo soo saar midka aad turjumayso si u fahanka quoteka noogu fududaado. Thanks

  • @zakariyeahmed8309
    @zakariyeahmed83094 жыл бұрын

    Wll Adaan maaD xanusantaaHaay hadalkaGaaH waa badaalmeey

  • @clraxmaansiciid9570
    @clraxmaansiciid95704 жыл бұрын

    Ustaad aadam✊✊😍😍

  • @sharmarkeibrahim50
    @sharmarkeibrahim504 жыл бұрын

    8:25 mesha qamriga shah ayad ku badashay manshallah aqlaqda sida u ilaali sxb manshallah hore usoco

  • @taskaabdalla2054
    @taskaabdalla20544 жыл бұрын

    Mugaabi noo soo badi sheekooyinkiisa qosolka leh

  • @hafzaahmet8200
    @hafzaahmet82004 жыл бұрын

    Wall Horu Mar Wcn

  • @BAARQAB-pg8hl
    @BAARQAB-pg8hl4 жыл бұрын

    Fantastic zxp wn ku taagera wll😂🖐

  • @aqoonraadis135
    @aqoonraadis1354 жыл бұрын

    #9:19 waa runtiis africa qubuuro miyaa

  • @abdirazakhaji
    @abdirazakhaji4 жыл бұрын

    Waa kaftan fcn, ee brother tebinta xoogaa shuutee warkuna si qosol leh u dheh, xoogaa qosolna ku dar.

  • @nasrinmawlid2917
    @nasrinmawlid29174 жыл бұрын

    hhhh aad baan u qoslay maanta mahadsanid.

  • @kaltuunahmeday9904
    @kaltuunahmeday99044 жыл бұрын

    Wlhy maanta qosol iguma hadhin

  • @mustaphemohamoudderie317
    @mustaphemohamoudderie3174 жыл бұрын

    do not stop bro keep going masha allah alle cilmiga hakuu siyaadiyo

  • @zhiinaldoofficials5921
    @zhiinaldoofficials59212 жыл бұрын

    Reperto amazing am wlhi

  • @ahmedcabdalle9186
    @ahmedcabdalle91864 жыл бұрын

    Masha Allah wlloH Keep going

  • @abdifatahtube5720

    @abdifatahtube5720

    4 жыл бұрын

    wll subscriber igu caawi pls😔🙏

  • @ahmedcabdalle9186

    @ahmedcabdalle9186

    4 жыл бұрын

    @@abdifatahtube5720 wn kuu saaray wlloH

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet4 жыл бұрын

    Mugabe 🤴🏾😢geesigi AFRICA

  • @mukhtarahmed1776
    @mukhtarahmed17764 жыл бұрын

    Noo soo badi sxb waxyaabaha noocan ah

  • @mrbaashaal2341
    @mrbaashaal23414 жыл бұрын

    Sxb sare Aadan waad mahad san tahay. 🙏

  • @mahmudcaaqil1064
    @mahmudcaaqil10644 жыл бұрын

    Please aadam walaal qaybta labaad & sadexaad nooso raaaci 🙏🙏💯🙏

  • @maryamagareey4299
    @maryamagareey42993 жыл бұрын

    Wd mahadsanthy wllo🤗🤗🤗

  • @cabdixasan9994
    @cabdixasan99944 жыл бұрын

    Thanks ustaad zxp

  • @sophiaiss3550
    @sophiaiss35504 жыл бұрын

    Waalidiinta African ka ah waa Kuwa kaliya intey ku dhirbaaxan Hadana ku wey diinaya Sababtad la oyneysid😂

  • @vaytar_10

    @vaytar_10

    3 жыл бұрын

    Tnaan hibbaaaa nbeee aniga 🤩🤩😅🖐️🖐️

  • @xamsecalin912
    @xamsecalin9124 жыл бұрын

    Walaahi qosol iyo xikmad😂🤣🤣🤣🤣🤣

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo86514 жыл бұрын

    JazakAllah

  • @abdiasismohamed896
    @abdiasismohamed8964 жыл бұрын

    Waalidka africanku waakuwa keliya e ku odhanaya sinxigey wax ku cuneen qaad hadana ku daba soconaya si ay kijada uga so faraxashtaan 😂😂😂😂

  • @TripleM896
    @TripleM8964 жыл бұрын

    Wa mahad sntahy Aadan

  • @axlaanjm8089
    @axlaanjm80894 жыл бұрын

    Waalidka afrcanku waa kuwa kudhahaya weelkay wax ku cuneen kaalayo jikada gee hadana kaadaba imanaya usoo dhaqanaya gacmaha funny wllhi😂😂😂😂😂😂😂😂🔥

  • @faraxadan7223
    @faraxadan72234 жыл бұрын

    waad iga qoslisay wllhy Ale haku sharfo

  • @horayusoco8023
    @horayusoco80234 жыл бұрын

    keep going walal Adan

  • @shakirabdisalan2518
    @shakirabdisalan2518Ай бұрын

    Dadkii daawadey 2020kii ee ku ceshnaya 2024ka old is gold 👏🏼👏🏼😂

  • @user-bp2kk4kr2r

    @user-bp2kk4kr2r

    Ай бұрын

    Wllo 😂😂

  • @nadiirdraadan4315
    @nadiirdraadan43154 жыл бұрын

    Sahanka xogaha ramadaan tii way soo dhawaatay wxan ubahanahy barnaamij

  • @faysalali8282
    @faysalali82824 жыл бұрын

    Mashallh aadan ilaah haku barakeeyo

Келесі