No video

Barnaamij ku saabsan Arimaha Sirdoonka Barnaamijka Kobcinta Aqoonta

Пікірлер: 53

  • @abdiismail6805
    @abdiismail68052 жыл бұрын

    Ninka lagu soo casumey maad u deysid fadlan. Waayo waad ka horeysaa su'aalihiisa CEEB....

  • @mohamudnur8607
    @mohamudnur86072 жыл бұрын

    Waa barnaamij fiican, lakiin wariyaha barnaamijka qasay,

  • @sucaadmaxamed5579
    @sucaadmaxamed55793 жыл бұрын

    Good alesson important very thanks professor education is ready

  • @bulxandahir734
    @bulxandahir73412 күн бұрын

    Zürich wa Switzerland 🇨🇭 maha jarmal

  • @abdiismail6805
    @abdiismail68052 жыл бұрын

    TV ga ninka leh weriye ayaan AHAY ayaan mardambe lakeenin, waayo TV ayuu macno tiray.

  • @awoyusuf2676
    @awoyusuf26762 жыл бұрын

    Barnaamijka waan iska joojiyay anoon dhamaysan kadib markaan wariyahan ka dhagaysan kari waayay,

  • @fahadrashid786
    @fahadrashid7863 жыл бұрын

    Alle ha idin barakeeyo Waa barnaamijkii loo baahnaa Soobadiya idinka oo raali ah

  • @ugbaadeisa7870
    @ugbaadeisa78702 жыл бұрын

    Macallinkaygiih qof Ehlu sharaf ah weeyeh runtii anoon eegayn topigan uu ka hadlayo.

  • @momahedmaasim7348
    @momahedmaasim7348Ай бұрын

    Ninkaasi wariye maaha

  • @omarhassan4608
    @omarhassan46082 жыл бұрын

    Ninyo kan wriye mahee muxuu ahaa

  • @dinixbaashi9143
    @dinixbaashi91432 жыл бұрын

    Mansha allah waa mowduuc loobaahnaa kahadalkiisa

  • @abdiali2312
    @abdiali23123 жыл бұрын

    War kan wariye mahan waxba ma yaqaan barnamijkaba isaga eber ka dhigay

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia18922 жыл бұрын

    Maansha ALLAAH waa aqoonyahan xog badan haya

  • @kenyattalibaaxlaaleys2754
    @kenyattalibaaxlaaleys27543 жыл бұрын

    Conflict ha udhan ee khilaaf dheh ma dad British ah ayaad wax u sheegaysaa Gaaxnuug oow mise somali ?

  • @BLACKFOLKS5

    @BLACKFOLKS5

    2 жыл бұрын

    "Khilaaf" laftarkeedu waa carabi.... Ee waa maran/ismaandhaaf/ishayn

  • @mohamadismail1880
    @mohamadismail1880 Жыл бұрын

    Ninkii waramayeyba isagaa hadalka ka boobaya kumafiicna wariye wariye wax waraysankara

  • @nuradinmohamed9485
    @nuradinmohamed9485 Жыл бұрын

    Kani waryana maaha waa duli aan sharciga saxafada garanayn waa maxay hor boodkani,dhamysaan islaha lkin lama dhamaysan karo.

  • @RamadanNaasir
    @RamadanNaasir4 ай бұрын

    Barnaamijka waa barnaamij fcn lkn waxaa iskaga daayey daawashadisa aama fa,iidadiisa ninkaan wariyaha ah wariye wax yaqaan maha kan

  • @maxamedxasanyare4066
    @maxamedxasanyare40662 жыл бұрын

    Waaw

  • @khadarmaxamuud882
    @khadarmaxamuud8823 жыл бұрын

    Waar kan weriyaha ah naga aamus dheh ma waxbaad waraysanaysaa mise waa lagu waraysanayaa?

  • @samsamm5996
    @samsamm59963 жыл бұрын

    Weriyoow aamus hadalka ha dhex gelin e

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651Ай бұрын

    Sidee saraakiishaas iyo taliyayaal sare ula wadaagi karaan dad ayna qusaynin

  • @Hadhwadaagnews
    @Hadhwadaagnews3 жыл бұрын

    Wariye maaha kani xirfadsaxafinimo habeen umay hoyan. Shit

  • @shagaxle11
    @shagaxle113 жыл бұрын

    Kan wariyaha iska dhigayaa midh wariye ah maaha xogtii iyo barnaamijkii dhamaa wuu qaribay miyuu la doodayaa miyuu nacamlaynayaa, ma in codkiisa every damn second la maqlo ayuu rabaa? Waa wariye malaha reer ahaan iyo qurbo joognimo uun ku nowday wariye bidaar xun buu iska leeyahay mana aaamusayo ninkii aanu dhagaysan lahayna maka aamusayo

  • @apdiapaal3287
    @apdiapaal32872 жыл бұрын

    Kan wariye #professional ma ahan

  • @halyayqaran6865
    @halyayqaran68652 жыл бұрын

    wllhi barnaamijka dhamayso ayn islaha lkn wariyaha darti ayn uga noqonaya 😡

  • @mohamedugaashusein3093
    @mohamedugaashusein3093 Жыл бұрын

    Runtii waa Barnamij ficaan Oo lobahnaa good job

  • @abdinajibmohamed6396
    @abdinajibmohamed63962 жыл бұрын

    Bakastan

  • @kenyattalibaaxlaaleys2754
    @kenyattalibaaxlaaleys27543 жыл бұрын

    Ninka ma adigaa waraysanaya mise adigaa u warramaya hanoo waramee iskaga aamus kheyr hele cammoo hhh

  • @saidelmi7550
    @saidelmi75502 жыл бұрын

    Wariyahan maxa ka siya,,, Muu iska aamuso Madaxa igu xanuunay,, Hado rabo in uu ka hadlo muu yidhaado aniga i waraysta

  • @elmimusa3630
    @elmimusa36303 жыл бұрын

    Okay xagey somali kaga jiraan sir doonka ??

  • @mohamedfaarah2602
    @mohamedfaarah26024 ай бұрын

    Weriye maaha kani

  • @mohamedawed7610
    @mohamedawed76103 жыл бұрын

    Gaaxnuug ama profka dhegso ama u waran warbixin fiican baa soo diyaarisay laakiin aad macnatiray

  • @bilalcali2060
    @bilalcali20603 жыл бұрын

    Ma xogbaad raadinaysaa mise adaa xog nasiinaya wariye. Ethics ka saxafada ilaali plz

  • @bulhansshow930
    @bulhansshow930 Жыл бұрын

    Barnaamij Fiican Weeye Lkn Wariyaha Qaribay Barnaamijkiiba

  • @mohamedrashid1471
    @mohamedrashid1471 Жыл бұрын

    Proffesor aan shaqadiisi hayn! Wariyaha

  • @maxamedcaliyuusuf6152
    @maxamedcaliyuusuf61522 жыл бұрын

    Mashallah walal waa barnaamijyo loobaahanyahay

  • @ibronasir5549
    @ibronasir55492 жыл бұрын

    Waxa badan buu OG yay

  • @asadahamadbarre1164
    @asadahamadbarre116411 ай бұрын

    Waxaasi meelmajiraan kuwaa aniga 14sano idabajooga NSS oo cunaqabateen isaaray garawaayay waxey igadoonayaan

  • @omarshariif1342
    @omarshariif13422 жыл бұрын

    Weriyaha wxa mooda inu shekada hory umaqlay bal eeg sidu uhor cararo hhhh

  • @mascuddualle1841
    @mascuddualle1841 Жыл бұрын

    Wariye aaan midh garanayn

  • @GOOLEMEDIA
    @GOOLEMEDIA3 жыл бұрын

    Nin kani Xog Badan Ma hayo Dhamaan Waxa uu sheegayo Qof kasta wuu og yahay Youtubkay ka Buuxda Wariyaha dirawalinayaa

  • @hamsegiriig9446
    @hamsegiriig9446 Жыл бұрын

    Wariye bila teqneek ah war naga aamus

  • @farahabdisamad4114
    @farahabdisamad4114 Жыл бұрын

    Wariye maha kani

  • @Ayub_kaarlo
    @Ayub_kaarlo Жыл бұрын

    Barnaamijka wariyaha ayaa macne tirey

  • @noloshamedia1509
    @noloshamedia1509 Жыл бұрын

    Wariye xun

  • @barkhadibrahimmaxamed2404
    @barkhadibrahimmaxamed2404 Жыл бұрын

    waraa kan wariyaha AH maxaa ka si aH

  • @ayaanleahmed9819
    @ayaanleahmed9819 Жыл бұрын

    Weriyuhu waaa......🤬🤬👌

  • @user-sw5vo1md3e
    @user-sw5vo1md3e5 ай бұрын

    Barnaaminka ninkaas xiiran baa wasay 🤮

  • @CC-2027
    @CC-202710 ай бұрын

    Sala calee laba nin oo sheekaysanaya waxa ay ka hadlayaana aan aqoon u lahayn .dadka wakhtiga hakaga ciyaarina

  • @mohamedfaarah2602
    @mohamedfaarah26024 ай бұрын

    qofka loo waranayo mxa ka qaldan wrkiiba sugi maayo

Келесі