Buug-dhegaysi ah 01 || Jasiiradda Ninkii dhintay || Hiil Podcast (Press)

Taxanaha sheeko gaaban, oo tarjumaaddiisa iyo daabacaaddiisuba bilaameen 2020, ayay shirkadda daabacaadda Hiil Press jeclaysatay inay macaamiisha ama akhristayaasha ku xidhan waxsoosaarka Hiil Press, dhegaysi ahaan ama audiobook uga dhigto 10 taxane oo sheeko gaaban ah.
Tobankan sheeko waxay noqon doonaan hormadii koobaad ee buugta dhegaysiga ah, waxayna noqon doonaan mashruuc horumarineed oo dhegsi ah qaybna ka noqda mashaariicda umadeed ee ay Hiil Press waddo.
Na soo booqo, waxaan ka soo horjeednaa bangiga dhexe ee JSL, kuna xignaa masjidka Rusheeye ama Sh. Dirir, Hargeysa Soomaalilaan.

Пікірлер: 36

  • @iptisam3125
    @iptisam3125 Жыл бұрын

    Podcast luqado kle bn dhagysta mrkasta wxn is dhihi jiray gormad luqadada dhagysan ad ad bn ugu farxsanhy madama ad bahida qar kamida somalidena ad fahmten wxn rajaynaya inadan ka cajisin

  • @jawibila3005
    @jawibila30057 ай бұрын

    aqriska dhageysiga Ka jeclhy ❤️

  • @Azmaa__mohamed12
    @Azmaa__mohamed1210 ай бұрын

    Si weyn baan uga Helay dhagaySiga buugta waad ku mhadsan tihiin hiil press🎉❤

  • @cabdisamedsuldaanyuusuf8186
    @cabdisamedsuldaanyuusuf8186 Жыл бұрын

    Waxaan ahay arday dhigta kuuliyada medicine faculty of medicine and general surgery. Waan jeclaa akhrinta buugta lakiin waxaa u waayay wakhti aan ku akhriyo buugta aa ahayn Health sciences. Markaa aad ayaan ugu mahad celinayaa dhagaysigaa prodcast gaa ee ay heel price soo kordhisay

  • @drayesha232

    @drayesha232

    7 ай бұрын

    Xagee ka barataaa. Ma Xamar

  • @hanadahmedmohamed1201
    @hanadahmedmohamed1201Ай бұрын

    Waa bogaadinayaa anigoo joogo magalaada mogadisgo 🎉🙏

  • @nursaid6283
    @nursaid6283 Жыл бұрын

    Si weyn baan u so dhaweyn qeybtaan aad so kordhiseen (bugaagta dhageysiga ah) hadaa tihin bahda hiil Press aad ba u mahadsanthy sida aad ugu hawlantihin kordhinta aqoonta iyo garaadka bulshada soomaaliyeed. Mahadsanidin

  • @abdiqani50
    @abdiqani50 Жыл бұрын

    Hiil Press waad ka dhabayseen Magacan Hiil . Thnks .

  • @safamohamed9931
    @safamohamed993111 ай бұрын

    Thanks for all hiil press wllo noo soonbadiya❤

  • @apdirahmanhajii2768
    @apdirahmanhajii27687 ай бұрын

    New favorite unlocked.

  • @cabdidhudi8494
    @cabdidhudi84949 ай бұрын

    Shukran bahda hiil press

  • @user-mt5qw4vk9z
    @user-mt5qw4vk9z10 ай бұрын

    waa arin aad uwanaagsan runtii. thank you .

  • @hamdaahmed5209
    @hamdaahmed5209 Жыл бұрын

    Mahadsanidiin🥰

  • @msssuurobadan1548
    @msssuurobadan1548 Жыл бұрын

    Aad baan usoo dhaweyn buagagta dhaysiga wana kumahdsantihin❤

  • @biiftagroup9688
    @biiftagroup96886 ай бұрын

    Mash allah keep going ❤

  • @sarahabdallah3128
    @sarahabdallah3128 Жыл бұрын

    Waan soo dhaweenaya inaan idinku soo biirana waaku faraxsanhy

  • @hodabdirhmn1224
    @hodabdirhmn1224 Жыл бұрын

    Waad ku mahadsantihin in aad ino so kordhisan

  • @halimomohamed222
    @halimomohamed2225 ай бұрын

    Wad mahadsanidtihin❤

  • @gulledgaraad3827
    @gulledgaraad3827 Жыл бұрын

    Waa ku mahadsan tihiin in badan habkan . Walal podcastiga sida Miyir o kale ah ma inooga dhigi kartaan ?

  • @suhaybcrisaaq7858
    @suhaybcrisaaq7858 Жыл бұрын

    Walaahi waanu idin taageerayna

  • @abdihakiimsaeed9553
    @abdihakiimsaeed95539 ай бұрын

    Mahadsanidiin ❤

  • @shaaficilocalorders2528
    @shaaficilocalorders2528 Жыл бұрын

    Waad mahadsantihiin Illahy khayr ha idiinku badalo

  • @user-fu3oi1ic9l
    @user-fu3oi1ic9l3 ай бұрын

    Way cajabiyeen dhegaysiga buugta lkn taxane maha miyaa

  • @suhuurcabdirahmanmaxamed7294
    @suhuurcabdirahmanmaxamed7294 Жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 Жыл бұрын

    Shaqo wacan

  • @hegazi.
    @hegazi. Жыл бұрын

    wan ka heley dhabti podcastiyada buugagta noo so badiya mahdsanidin

  • @nuuxfaaraxqardaawi5681
    @nuuxfaaraxqardaawi5681 Жыл бұрын

    Shukran

  • @abdirahmanahmed3882
    @abdirahmanahmed3882 Жыл бұрын

    Waad mahadsantihiin xaga podcast iga Chanel maku leedihiiin

  • @farhanbadacas631
    @farhanbadacas631 Жыл бұрын

    Mhsanid soo wada

  • @sawdoosman6078
    @sawdoosman60789 ай бұрын

    Fadlan Muusiga kadaa walal

  • @haifaalie7279
    @haifaalie7279 Жыл бұрын

    Mashallah Illahay khayr haydinku abaalmaariyo hawl loo baahna bad soo kordhiseen

  • @msssuurobadan1548
    @msssuurobadan1548 Жыл бұрын

    Bodacast magiicsa siifcn yaa umaqley oo isheega

  • @marisacillahi1537

    @marisacillahi1537

    Жыл бұрын

    Hiil podcast

  • @abdialasow4881
    @abdialasow4881 Жыл бұрын

    Wad mahad san tihin hiil press barnamijka ad sokordhisen adban uga helay ❤

  • @nafisacali3840
    @nafisacali384010 ай бұрын

    Shukran