Hiil Press

Hiil Press

Hiil Press waa shirkad dabacadeed oo bixisa adeegyo badan oo ay ugu mudanyihiin; tarjumaad, tafatir, dabacaad, nashqadeyn, maalgalin qoraal iyo horumarinta bulshada si guud iyo si gaara akhristayaasha iyo dhalinyarada.

Пікірлер

  • @AbshirabuukarMohamed
    @AbshirabuukarMohamed4 күн бұрын

    M..a Ina so badiya

  • @user-hl9oz8nd3k
    @user-hl9oz8nd3k12 күн бұрын

    Wll halken ka helaa buuga

  • @moomuuseofficial7978
    @moomuuseofficial797822 күн бұрын

    Waxaankunacay buugagta somaliga wakaa waa Ben cadiya ootarikhdii umada somaliyed baa mesha lagasarayaa

  • @umalkhairmohamed7134
    @umalkhairmohamed713424 күн бұрын

  • @mathch12
    @mathch1225 күн бұрын

    Hal-abuur xamse xaqiiqo.

  • @Usaame999
    @Usaame999Ай бұрын

    Buukaag taan iyaga oo pdf ah maheleenaa intayna ka helenaa

  • @ZahraMaxamud-gh8uj
    @ZahraMaxamud-gh8ujАй бұрын

    Mahad balaadhan hiil press-eey

  • @Mujapdirahmaan40
    @Mujapdirahmaan40Ай бұрын

    Suufinimadu waa nolol.❤❤

  • @CabdisalaanXuseen-dn5rx
    @CabdisalaanXuseen-dn5rxАй бұрын

    Keep pushing sister

  • @Mohammed_Jacob
    @Mohammed_JacobАй бұрын

    Wadaad qaloocan haddad ka gadoodsan tahay marka maad kala saartid wadaadada fiican iyo kuwa qaloocan tankale waxaadba u egtahay qof aan diinba rumeeysneen waxaad ku cil cilineeysaa diimaha, wadaadada, adigoona kala qaadeeynin. warniyow isa sax oo u haddal sidii qof muslim ah ama caddeeyso warkaaga

  • @abuyaabuya6723
    @abuyaabuya6723Ай бұрын

    Asc walal waxaan u baahantahy buugaagta maalik bin nawi oo laasoo turjumi afka soomaaliga

  • @nimcoabshir2267
    @nimcoabshir2267Ай бұрын

    Waa buug qaayo badan

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb2 ай бұрын

    7 daqiiqo oo khasaare ah. Akhriska Af Soomaaligaa ba kugu adag inaad lafogurto buug sidan u qiimo badani ha kuu joogee

  • @hanadahmedmohamed1201
    @hanadahmedmohamed12012 ай бұрын

    Waa bogaadinayaa anigoo joogo magalaada mogadisgo 🎉🙏

  • @AbdullahiIsaack-qn8og
    @AbdullahiIsaack-qn8og2 ай бұрын

    Buugaagta iyagoo PDF malaheli karaa?good work

  • @suhaybabdihakiinomar
    @suhaybabdihakiinomar2 ай бұрын

    walalayaal wax aad codka ku duubaysaan naga hagaajiya bilaahi caleeg

  • @Alfaatix.media1
    @Alfaatix.media12 ай бұрын

    Walaal yuuti yuub kee naan ku soo biir 😢😢😢😮😮😢

  • @ibnuhaji1802
    @ibnuhaji18022 ай бұрын

    Maasha Allah

  • @nassiribraahim2584
    @nassiribraahim25842 ай бұрын

    Soo badiyaa hadaad walhti uu heshaan playlist gaaliyaa bugaagtan daadka ku serxda ka miid ahay

  • @Somali.Caption
    @Somali.Caption2 ай бұрын

    Sheekadan casharo badan baa ku duugan, dhamaadka sheekada xallad weyn bey lahayd waxaanba isu haystay inaan la socdo oo waxaan sawirtay anigoo dhiirigelinaya, walow ay murugo ku soo dhamaatay, laakiin muraayad aan iska dhex arkay baan ku iloobay, oo waxaan iska soo qaaday inay noloshaydu sidaas tahay, maalinta la siiyeyna ay tahay cimrigeyga waxaad dareemaysaa in waxbadan aynu dayacnay inagoo damaceenu ina hoggaaminayo. Ku mahadsanidiin adiga iyo qoraaga iyo bahda Hiil press-ba.

  • @ElevationEchoAD
    @ElevationEchoAD2 ай бұрын

    Essential podcast just make for us more bro thanks

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb2 ай бұрын

    Qorayaasja soomaalida ugu wanaagsan waraysiyadooda badiya. Ibraahin Hawd na doona waraysi aad ka qaadaan

  • @mascudkheyre7016
    @mascudkheyre70162 ай бұрын

    Turjumidda Cabdishakuur Garaad waa mid miid ah oo lagu raaxeysanaayo. Dareemiba meysid in uu buugga turjumid yahay. Mahadsanididiin reer Hiil press.

  • @Inashukri
    @Inashukri2 ай бұрын

    Shaqo Wacan baad haysaan Gaylamayaal ee horay u socda.

  • @user-rd8xh2dp1g
    @user-rd8xh2dp1g2 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @abdifatahmohometali350
    @abdifatahmohometali3502 ай бұрын

    Buugaagta markay dhamaystiranyihiin bay xiiso leeyihiin

  • @hiilpress
    @hiilpress2 ай бұрын

    Mudane, waa buuggii oo dhammaystiran.

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb2 ай бұрын

    *hab- nololeedkayaga

  • @naciimacabdilaahi8616
    @naciimacabdilaahi86162 ай бұрын

    mash Allah

  • @adelzaed3164
    @adelzaed31642 ай бұрын

    Masha allah so badi wll

  • @kadiyeman9491
    @kadiyeman94912 ай бұрын

    Wad ku mahdsnthin bahda hiil press sida qiimo weyn ee aad buugta podcast ngu badesheen,hilmaan yar ayaa jira oo mesha description ahna book name: wa mark twain

  • @hiilpress
    @hiilpress2 ай бұрын

    @kadiyeman aad iyo aad baad u mahadsantahay, waan saxay khaladkaas. Mahadsanid mar labaad

  • @xamsexikmaawi7570
    @xamsexikmaawi75702 ай бұрын

    Qoraagu wuu dadaalay balse ina cumar geele dan uma hayo ummadda soomaaliyeed iyo taliskeeda toona

  • @abdiqader5605
    @abdiqader56052 ай бұрын

    Fyodor mikhail Dostoyevsky

  • @zamzamabdi1623
    @zamzamabdi16232 ай бұрын

    Mahasanid ❤

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb2 ай бұрын

    Muxuu markaa buugga uu qoray ka hadlayaa? Sababtii loo diiday se muu sheegin Qoraagu?

  • @Abdirahman-Barre
    @Abdirahman-Barre2 ай бұрын

    Aw Guudcadde, aqoon yahan intii karaankiisa umaddiisa samata bixinaya.

  • @QarniJoog102
    @QarniJoog1022 ай бұрын

    Legand

  • @queennormal5592
    @queennormal55922 ай бұрын

    Xaruunta hiil press halkay kutaalo ee isheega please

  • @hiilpress
    @hiilpress2 ай бұрын

    Hargeysa, Kasoo horjeedka bangiga dhexe ee Somaliland.

  • @Xasancali2002
    @Xasancali20023 ай бұрын

    Horay usoco wll bugagkalana waka sugeena mahadsanid

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb3 ай бұрын

    Qaab soo tebintu way liidataa. Wiilkan soo jeedinaya lafagurka Buuga, nin buug soo koobaya uma eka ee sidii isagu uu xog baadhid la yimi oo kale ayuu u soo tebiyey.

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb3 ай бұрын

    Kkkk Magacyada uu Alle ku sheegay Baqara ee in Eebe baray aadanaha, maaha magacyada qofafka loo bixiyo ee waa luuqadihii.

  • @engmohajam2433
    @engmohajam24333 ай бұрын

    Fikirkiinu wuu fiican yahey laakiin sheekoyinka qaarkood wax ku badala sheekoyin dadka wax ku soo kordhinaya

  • @user-ws6wk9hf9e
    @user-ws6wk9hf9e3 ай бұрын

    Thnks

  • @user-ws6wk9hf9e
    @user-ws6wk9hf9e3 ай бұрын

    Msha Allah howshad haysan waa mid mustaqbalka noqon donta hanti jiilasha dnbe ka faideysn iyo kuwa hda jogaba Illaahey ha idinka abaal mariyo

  • @user-fu3oi1ic9l
    @user-fu3oi1ic9l4 ай бұрын

    Way cajabiyeen dhegaysiga buugta lkn taxane maha miyaa

  • @Sawdamuse
    @Sawdamuse4 ай бұрын

    Ayaanle=waxa kale oo uu noqdaa inuu fooshii ku sigtay Sido kale magacyo ku salaysan cilmul-falakiga ama xidigiska

  • @pukhariabdi847
    @pukhariabdi8474 ай бұрын

    Ma noo sheegi kartaa sababta ay kuugu diideen inay buuga daabacaan.

  • @hanadtallawi4326
    @hanadtallawi43264 ай бұрын

    Bahda inan ka mid noqdo ayan rabba, talaw sidee ku suuro gelli.

  • @hiilpress
    @hiilpress4 ай бұрын

    fadlan la xidhiidh whatsAppkan +252636857010