Buug-dhegaysi ah 06 || Saddex Geeriyood || Qaybtii 1aad. (Press)

Taxanaha sheeko gaaban, oo tarjumaaddiisa iyo daabacaaddiisuba bilaameen 2020, ayay shirkadda daabacaadda Hiil Press jeclaysatay inay macaamiisha ama akhristayaasha ku xidhan waxsoosaarka Hiil Press, dhegaysi ahaan ama audiobook uga dhigto 10 taxane oo sheeko gaaban ah.
Tobankan sheeko waxay noqon doonaan hormadii koobaad ee buugta dhegaysiga ah, waxayna noqon doonaan mashruuc horumarineed oo dhegsi ah qaybna ka noqda mashaariicda umadeed ee ay Hiil Press waddo.
Na soo booqo, waxaan ka soo horjeednaa bangiga dhexe ee JSL, kuna xignaa masjidka Rusheeye ama Sh. Dirir, Hargeysa Soomaalilaan.

Пікірлер: 5

  • @suhuurcabdirahmanmaxamed7294
    @suhuurcabdirahmanmaxamed7294 Жыл бұрын

    waad mahadsantiin hiil press sidaad ugu dadaalaysan kobcinta garaadka umada 💜

  • @asaddacar9079
    @asaddacar9079 Жыл бұрын

    GOOGLE PODCAST soo gali xalqadaan

  • @nimcoahmednimcoahmed7539
    @nimcoahmednimcoahmed7539 Жыл бұрын

    aad ban u soo dhaweynayaa uguna farax sanahay hawshaa fiican ee aad noo qabateen( codaynta buugaagta)

  • @cumaraxmed3107
    @cumaraxmed3107 Жыл бұрын

    Sheeko macaan

  • @xaawajanno5399
    @xaawajanno5399 Жыл бұрын

    Huuno maxaad noogu kala jarteen dee