Somali Week Festival Books Day |Recent publications by Female Writers| Rejo | 2023

Halkan ka daawo bandhigga buugga 'Rejo' iyo nuxurka uu xambaarsanyahay.

Пікірлер: 207

  • @najmamahdi4944
    @najmamahdi49448 ай бұрын

    Hamda hossein aadban ugu nafisa dhagaysiga podcastigaaga waxanan ku soo nooleeya rajooyin badan oo iga dhintay aadbad u mahadsantahay hppti hamda. Waxad ii tahay roll model.❤

  • @Sukeyna2007
    @Sukeyna20078 ай бұрын

    Rejo❤ iyo Ebyan😊laba book aan sugi la'ahay😮 gabdhaheena guuleysta 🎉

  • @FluffPetsTV
    @FluffPetsTV8 ай бұрын

    definitely It's lovely to see young female intelligent writers 🎉 congrats 👏

  • @Anshax_Music
    @Anshax_Music8 ай бұрын

    Hamda Hussein runti waxaad tahay qof kuadayasho mudan dadkan way yartahay qof gartay waxaad garatay waxaad tahay qof mudan in lagu daydo simply you're model❤

  • @Hafsajiqin
    @Hafsajiqin8 ай бұрын

    Masha allah, Hablaheena waa ku faanaynaa waayo meelo badan ayee naka kaa fiyeen run ahaan tii. Alhamdulillah. Hamda Hussein si gaar ah ayaa kugu faanayaa ustadh ❤️

  • @najaxmaxamed6885
    @najaxmaxamed68858 ай бұрын

    Alhamdulilaaah ❤ hal goob inan kuwda argno afar hablood oo qoraayo ah 🎉🎉 dumarka hormarka gaadha si gaara ayaan ugu farxaa wlhi ❤proud of them

  • @Hal-abuurAxmedyaasiin
    @Hal-abuurAxmedyaasiin8 ай бұрын

    بكلمات موجزة وعبارات مختصرة ، ومما أعجبني منها هدوئها والتزامها بتعاليم وشعائر الإسلام واعتزازها بلغة أمها

  • @zamfx12
    @zamfx128 ай бұрын

    Hamda one of the best Podcaster❤

  • @adna341

    @adna341

    8 ай бұрын

    Walalo xage laga helayaa podcaster pls iso sheeg

  • @RaaxoFaarax-dy2mo

    @RaaxoFaarax-dy2mo

    8 ай бұрын

    Mnsha allha 💞 walashey qali allha ku dhowro

  • @Jalley00052

    @Jalley00052

    8 ай бұрын

    ​@@adna341wllo page kan hada video gan ku jiro baad ka heleysa qeybta playlist gal waad heleysaaye kabasha ku qorane 😊

  • @iftiinmaxamed1159

    @iftiinmaxamed1159

    8 ай бұрын

    ​@@adna341wll podcast laso dag kadib kabasho ku qor ❤

  • @muniich1944

    @muniich1944

    7 ай бұрын

    ​@@adna341youtubeka kaheleysaa Hamda hussein Mise kabasho kuqor wlle

  • @zhakibabdirahman1202
    @zhakibabdirahman12028 ай бұрын

    Masha allah Tabaaraka Raxmaan waxaan maqli jiray : gabadh waxbaraTay waa bulsho waxbaratay : dumarku qiima iyo sharaf badannaa markuu ilaahay cilmi iyo aqoon uhibeeyo halkaasu ina rageedna baqole kasheegan Lahaa ilaahay haydin barakeeyo cilmigana haydiin siyaadiyo wlalaHaY ❤ 🙏🙏

  • @user-qt8kz2xh7e
    @user-qt8kz2xh7e8 ай бұрын

    Masha Allah tabaraka Raxmaan Allah haydin xafido ma sugi karo inaan akhriyo 2da buug ee Rejo iyo Taking control oo ka hadlaya xaalka aan kujiro iyo waxa aan dareemayo aad baan ugu faraxsanahay in aan helo dhibta aan dareemayo buugaag ka hadlaya iyo kabasho podcast oo aad ii caawisay anoo mudo 13 sano oon xaas ahay weliba awlaad Allah ku arsaaqin dhib iyo culays aan ka dareemayo bulshadeena waxaan rajaynaya inaan kaga baxo jazzaakumu Allah kheyr ❤

  • @mkafamily6700
    @mkafamily67008 ай бұрын

    Aad iyo aad ayaan ugu raaxeystay daawashada muuqaalkaan Mashallah TabarakaAllah, waxaa fiicnaan laheyd inaan si live ah ujoogi lahaa meeshaan❤

  • @blackisbeauty4127
    @blackisbeauty41278 ай бұрын

    Hamdey walalo Your podcast has helped so many of us. May Allah give you the rewards of it. Thank you ❤❤❤

  • @Salma0704
    @Salma07044 ай бұрын

    Subhanallah this was amazing. Feels good to see my Somali people succeed, really pushes me to try my best. ♥️

  • @juweriay
    @juweriay8 ай бұрын

    I loved this talk so much! Thank you for coming together and sharing your valuable insights and advice! Allahuma Baarik!

  • @nimconalkanimconalka
    @nimconalkanimconalka8 ай бұрын

    Allah yaxadik huuno love you indeed you’re are special ❤hamda proud of you

  • @nimo1055
    @nimo10558 ай бұрын

    Mansha'Allah Hambalyo hablaha qiimaha badan ee qoraalka u ban baxay si si uun bulshada soomaaliyeed ee caqabadaha noloshu ay saameeyeen ay ugu istaageen in ay isbeddel nololeed ay gaadhan, Si gaara Dr Hamda Hussein oo aan barnaamiyadeedda kabasho si gaara daawo ahaan aan u qaato waxan ku leeyahay walaal Alle swt adduun iyo akhiro labbadaba guulayso, nolosha waa tacab, waannu sugayna buuggan in dalkii iyo Somaliland aan ka helno❤

  • @naimoabdullahi6887
    @naimoabdullahi68878 ай бұрын

    Qoraa aan horey ula socday Hamdi baa ka jirte!! Mashaallah, Waa Gabdho qiima badan.

  • @bushra00
    @bushra008 ай бұрын

    Thank you guys, i appreciate to see somali innovator girls together.❤❤

  • @fnw8688
    @fnw86888 ай бұрын

    Hooyoyinka iyo Abooyinka Somali caruurtiin af Somaliga baara. Buuga ileeys caruurta Somali aad ayow uu aan faac Nimco Nuur mahadsaniid 👏 🇸🇴

  • @kariwan2482
    @kariwan24828 ай бұрын

    Inkasto an aqaano englishka lagu hadlaayo anna ku hadli.karo hadna waxaan aad ujeclaystay sida.wanagsn.ee.aad somaliga.ugu hadlayso XAMDA THANKS KEEP UP💯👌

  • @sacdiyodiriye9282
    @sacdiyodiriye92828 ай бұрын

    Alaha kubarakeyo xamdaay adiga iyo dhamaan haldooradeena waan ubaahanahy dad noocaasa aad iyo aad baan ugu baahanahay 🥰😘

  • @mohhanad8259
    @mohhanad82598 ай бұрын

    Ebyan iyo rejo amazing books am really proud of you🎉

  • @nagwamohamed1288
    @nagwamohamed12888 ай бұрын

    Masha Allah congratulations dhamaantiin wll wlhy I'm so proud of you guys 😊👸🏽👸🏽👸🏽👸🏽❤❤👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @ahmedabdikadir5799
    @ahmedabdikadir57998 ай бұрын

    Masha Allah, Hamda hussein muqadimada horeba , magaca Illah bay ku bilaawday. Masha Allah. Mahadsanid

  • @shukriartan6401
    @shukriartan64018 ай бұрын

    M.a gabdho dadaalay waan rajeynayaa iney gabdho sidaaana soo baxaan😊 Halmid baan ku darsanyaa gabdho luuqadiina 1 ha idin ahaanto😊

  • @ummuaymanfoos8387
    @ummuaymanfoos83878 ай бұрын

    Masha Allah TabarakalAllah Allahuma baarik abyo

  • @raxmamaxamuud1841
    @raxmamaxamuud18418 ай бұрын

    Mansha allah 4 female writers ❤ kudayshad mudantiin allahuma baarik hamda adiga wn kugu xidhanahye proadcast gaga hablaha kalana wxan rajaynaya inan ku xidhnaado insha allah buugagana aad baan ujeclahye inan helo sida kabasho noo shafisey buu noshafinaya wn huba abaalkaga rabi jano haka dhigo macalimad qaliya ❤😊

  • @Daryeelhooyo
    @Daryeelhooyo8 ай бұрын

    Mansha allaah waan idinku faanaynaa walalo dumar ahaan waxad noo tihiin dhiirigelin iyo qudwad wanagsan Mansha allaah barakooba walalayaal.

  • @MahfuudAbdulahi-wf6gd
    @MahfuudAbdulahi-wf6gd8 ай бұрын

    M.a hamda aad iyo aad baa u mahadsanthy in bdn bn sugayay thank you so much

  • @user-st5zl1tk4l
    @user-st5zl1tk4l8 ай бұрын

    xaqiiqatan aad baan ugu faraxsanahy in aan arko gabdho somaliyeed oo qalinka ku caawinaayo bulshadodu marka lo fiiriyana dhanka (my role model) ee halyeeyada somaliyeed ee hamda hussein waa mowduuc aad ay ugu baahan thy bulshadeenu qaasatan dhalinyar ahaan. hore u socdo habdhow sidaa u dhiiranada 😍

  • @sunduselmi9802
    @sunduselmi98028 ай бұрын

    Manshallah hormar wacan dumarka meel walba ay joogan gaar ahaan hamada hussein horay usoco gabar aan jeclahay hadaladeeda❤

  • @ayaanahmed8737
    @ayaanahmed87378 ай бұрын

    Hamda quruxeeey Kabasho waan u xiisnasy 😢

  • @_security7076
    @_security70768 ай бұрын

    نادراً جداً ما أعلق على فيديوهات التي أشاهدها لكن أيضاً من القليل ان تجد أمثالكم في المجتمع من نشر للوعي وتثقيف المجتمع ومحاوله تغيير المفاهييم بالكتابه بدلاً من البندقىه . كثر الله أمثالكم تحيه خاصه لكِ يا حمده إستمري 👍

  • @amruunmohamed7311
    @amruunmohamed73118 ай бұрын

    Allahuma baarik abaaayo. Buugan soo ku soo garaa Somalia ❤️

  • @amiinahIbrahim
    @amiinahIbrahim8 ай бұрын

    Masha'allah Allahuma baarik, I'm delightful seeing this Wlh and insha'allah I will have all of the 4 books🫶💚🤗

  • @hafsa720
    @hafsa7208 ай бұрын

    Allahuma barik amazing and inspiring

  • @idilmohamed3170
    @idilmohamed31708 ай бұрын

    Xafidulaah Dhaamaantiin Macalimiin❤🥰 Wax Badan Baa laga faa'idayaa Baraamijkan Inay Jiraan Gabdho qoraayaal ah oo wax anfacaya Soo Gudbiyaan

  • @KeifNour
    @KeifNour8 ай бұрын

    Maasha,allah ❤ hormar wcn dhmn gabdhaha somaliyed

  • @Zainnotes
    @Zainnotes8 ай бұрын

    Hanbalyo Dhamaan🎉❤, mid gaar ah Sheekhadayda Hamda♥️🥰👏🏾☀️🙌🏾

  • @fardowsaabdi290
    @fardowsaabdi2908 ай бұрын

    Maashaa Allah.....shaqo qiimo badan...ma kala dhacaan topicyadu..Allaha idin barakeeyo abbaayooyin...

  • @aasiyoibraahim1111
    @aasiyoibraahim1111Ай бұрын

    i feel inanyihiin aqoon yahano usobaxy wadankeen masha allah ad baan urajayn inaad akhriyo rajo iyo ebyan and contorl waan kufarxasanahy❤❤

  • @kiinali5994
    @kiinali59948 ай бұрын

    Kabasho bilowgeda Ayan laso qabsadey cafimadkeyga maskaxed aad bu isku badalay iyo aduun arageyga alx.. wankaga mahadcelinaya hamda waxan rajeynayaa inan aqristo uu iso gaaro Buga REJo♥️

  • @ikraanbocor4588
    @ikraanbocor45888 ай бұрын

    Mash allh aad ayn ugu farxsanhy dadaalka inoo so galiseen bogaagta sida ad nala garab tagantihiin isbedelka nolol an mareyn mahadsanidiin dhamntiina ❤🎉❤🎉

  • @hamdamandek
    @hamdamandek8 ай бұрын

    Allahuma baarik habiibti aad baan u jeclahy la socodkaaga Hamdaay❤️💯

  • @barkhadriyad3103
    @barkhadriyad31038 ай бұрын

    Dhaymo nafeed kale weeye, buugaga rejo ee alle haku barakeeyo macalin.❤

  • @maryanabdirahman3171
    @maryanabdirahman31718 ай бұрын

    Si gaar baan ku jecelnahy ustaad hamda Allah ku xafido ❤

  • @zamzamabdi1118
    @zamzamabdi11188 ай бұрын

    M.allah our models ❤ wan jeclahay horumarka gabdhaheena soomaliyeed inay gaadhan heerka iyo heer ka saraysa🥰

  • @almaaspea8333
    @almaaspea83338 ай бұрын

    Masha allah horay usocdo wax wanagsan baad bulshada soo bandhigeysan sharaf karamo korkena ha ahaato😊

  • @Ahmettttt2
    @Ahmettttt28 ай бұрын

    Podcast-ga Hamada Hussein markii ugu horeysay waxaa I tusay oo iga taageeray inaan ogaado nin macalinkaygii ah kaas oo ah wariye iyo qoraa aad aan uxiiseeyo qoraaladiisa iyo sheekooyin ka uu ka sheekeeyo, Waan kusoo biiray podcast-ga "Kabasho" ee Hamda Hussein waxaan ka faa'iiday waxyaabo badan oo qiima badan, waxa iigu xiisaha badnaa wuxuu ahaa Episode-ka ay ku jirto fariinta ah " Markaad caajisto Neefso oo marna neefta adigu jiid marna Iska sii daa". Hamda Hussein walaal Allah haku sharfo waxaa tahay Aqoonyahan wax badan dadkiisa u faa'iidaynaya oo wax tar badan umadda uleh. Ajir badan Alle wayne hakaa siiyo walaalo ❤.

  • @hamdiabdiladif4798
    @hamdiabdiladif47988 ай бұрын

    mnsha allah dear hamda

  • @ilwaadnuura9182
    @ilwaadnuura91828 ай бұрын

    Maasha allh waa wax aad loogu farxo hormarka gabdheenu sameynayaan iyo faaiidada ay bulshada uleeyihiin allha idin xafido wll xamda aniga dhaqtar qaas ah ayey iitahay abaal weyn baan uhayaa rabbi janadiisa abaal marin hakaaga dhigo waan jeclaan lahaa in aan labadaada buug helo rejo iyo aabaha haldoorka ah

  • @nimcodagannimcoosman336
    @nimcodagannimcoosman3367 ай бұрын

    Amazing weeye allh hayfin sharfo❤❤❤

  • @user-ut2nv1ws5b
    @user-ut2nv1ws5b8 ай бұрын

    Well done araweeoloos 👍 , 📚 wuxu kordhiyaa graadka qofka .

  • @safaa5024
    @safaa50248 ай бұрын

    Masha Allah hablo qiimo bdn oo bulshada waxtar uleh aya tihiin illahay ha idinbarakeeyo, wllo ebyan iyo rajo ayan raba inan aqriyo xagen kaheli kara moqadishu

  • @Xaali95
    @Xaali956 ай бұрын

    I am so proud of them all. Allahuma barik. They are an inspiration❤❤❤

  • @abdifatahibrahim5399
    @abdifatahibrahim53998 ай бұрын

    Masha Allah waa markii igu horreyse kulan noocan qoraayl hablo soomaaliyeed meeshuu raggu banneeye baad buuxiseen horusocd wacan

  • @KhalidAbdifatahB
    @KhalidAbdifatahB8 ай бұрын

    Mnsha allah ustaadah Hamda Hussien 👑🍀❤️

  • @iskufilanmuqtaar8947
    @iskufilanmuqtaar89478 ай бұрын

    Aad ban uga farxa markan arko hablo somaliyed oo hormar garaa ❤ I can't wait to read books ebyan and Rajo 💯👈

  • @hanideeqofficial8613
    @hanideeqofficial86138 ай бұрын

    Hamdi wllo wlhi daacad baan ku jclhy ilhey alle ha ku barakeyo inshalh jandaan isku arkeyna❤

  • @sabrinhussein623
    @sabrinhussein6238 ай бұрын

    Maogi sababta aan kuu jeclahay hamda; ilahay haku jeclaado❤

  • @Zuuzi90
    @Zuuzi908 ай бұрын

    Masha allah so proud of y'all❤

  • @Keena-diid
    @Keena-diid8 ай бұрын

    Waxaad tahay naadir 🎉 Xamdaay walaal qaali ❤

  • @anababdi9566
    @anababdi95668 ай бұрын

    Masha Allah hamda walalo adiga iyo gabdhaha kale ❤❤

  • @user-no3jt5jh6u
    @user-no3jt5jh6u8 ай бұрын

    Sa iid ban ugu baaahi qabaa inu iso gaadho wllo buuga xagay ka helayan dadka dalkii jooga ❤

  • @zacdaabdi316
    @zacdaabdi3168 ай бұрын

    Mansha allh xoog ban kuugu hambalyeynayaa walal hamda

  • @husniaftah2707
    @husniaftah27078 ай бұрын

    Mshalah tabarakllah Alle ha barakeyo hablaheena

  • @Sabirin22
    @Sabirin228 ай бұрын

    Ma'Sha'Allah Abyo ❤

  • @hamdasaleban8507
    @hamdasaleban85078 ай бұрын

    Masha allah hamda hussein guulyso wllo akhiro iyo aduunba

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan48118 ай бұрын

    Xamdaay buuggaaga aabaha haldoorka ah xaggee ka heli karaa waan u baahanahaye ❤

  • @BilanQaldane

    @BilanQaldane

    7 ай бұрын

    Noso radi abayo

  • @ABDIRAHIMO2
    @ABDIRAHIMO28 ай бұрын

    Waa wax lagu farxo in hablaheennii buugtaas macnaha leh qorayaan. Boggaadin baad mudan tihiin❤.

  • @drsalmacabdarashiidsaleeba4076
    @drsalmacabdarashiidsaleeba40768 ай бұрын

    Masha_allh ❤

  • @Boqran5
    @Boqran55 ай бұрын

    Luuqadiina haka tagina mar walba iyo meel walba waa mahadsantihin❤

  • @Mugweyn
    @Mugweyn8 ай бұрын

    Mahadsanid macalin ❤

  • @user-wy8td1fc8m
    @user-wy8td1fc8m8 ай бұрын

    ALLAH haku xifdiyo ustada Hamda Hussein ❤

  • @cirroabdullahidervish1938
    @cirroabdullahidervish19388 ай бұрын

    Waad mahadsantahay hamda Hussein.

  • @NajaxMario-of5qg
    @NajaxMario-of5qg8 ай бұрын

    M.a gabdhehena allah ha idin barakeeyo🥰

  • @haboonbeuty30k25
    @haboonbeuty30k258 ай бұрын

    Thanks hamda husen❤

  • @asadibrahim104
    @asadibrahim1048 ай бұрын

    Masha Allah sister, good job.

  • @adna341
    @adna3418 ай бұрын

    Masha allh Hablahygi alle haydin dhawro ❤

  • @walalmaajid7304
    @walalmaajid73048 ай бұрын

    mazha Allh Allh Cilmiga iyo caqligaba ha idiin siyaadiyi❤️

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq60768 ай бұрын

    Gulayso dear sister❤

  • @asaldhaladhargeisaawiyad2632
    @asaldhaladhargeisaawiyad26328 ай бұрын

    Congratulations 4ta gabdhood ba wax lagu farxo weeyaan inaad madal nocano kale ah wx noogu faaidaysaan Hamda hussein I love u wllo thank you for everything 💞

  • @abdiwakilismail2073
    @abdiwakilismail20738 ай бұрын

    Alxamdulilaah having like u ladies.❤️

  • @farhiyasaid697
    @farhiyasaid6978 ай бұрын

    Hamda wax badan baa lagaa bartay Ilaah ajar badan oon dhamaan Alaah kaa siiyo aniga qaas ahaan wax badan baan kaa faaiday wax badana wa iska badalay nolasheyda ilaah waxaan kaaga baryayaa farxad aduun iyo mid aakhiro

  • @Muhanat744
    @Muhanat7446 ай бұрын

    Hamdaay aduunka farxaad kudhameyso abaayo aakhirana jannoyinka ilaahi hakugu bishaareyo

  • @falismohamed5698
    @falismohamed56988 ай бұрын

    Masha Allah ❤❤❤

  • @shukricabdirashiid3427
    @shukricabdirashiid34278 ай бұрын

    M.a mhdsanidiin dhmntiinaba❤

  • @suadmohmed2539
    @suadmohmed25398 ай бұрын

    Masha allah ❤❤

  • @user-iy6cn3xi2z
    @user-iy6cn3xi2z8 ай бұрын

    waan jecelhy wllsh gulyso🎉❤

  • @Iman2359
    @Iman23598 ай бұрын

    Masha Alaah wa mahadsantihiin

  • @Munayaasiin-tr4gt
    @Munayaasiin-tr4gt8 ай бұрын

    Mazhllh ❤

  • @bisharoibrahim9512
    @bisharoibrahim95128 ай бұрын

    Mashaa allalah hamda husein barnamijkaga kabasho aad ban kaga mahadceliye

  • @asmaciiltira5666
    @asmaciiltira56668 ай бұрын

    Hamdi mahadsanid wllo waxbadanba kafaiday adiyo hablaha kalaba ❤🎉

  • @safiyafaarax8570
    @safiyafaarax85707 ай бұрын

    THANKS 🎉

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen45168 ай бұрын

    Maashaa allaah walshy qaali mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiasismoh10
    @abdiasismoh108 ай бұрын

    Aad baad u mahadsantihiin dhamantiin ❤️

  • @muxammad2777
    @muxammad27778 ай бұрын

    Gabdhahaan waxay mudan yihiin billad sharaf, jzk khayran aan idin leenahay

  • @HaawoMohamed12
    @HaawoMohamed128 ай бұрын

    Mansha allah 😊hamda

  • @amiirkhalid4888
    @amiirkhalid48888 ай бұрын

    👍✅👌👸💯👸💯👸💯👸💯👸👌😍👌✊🤝✊ Maansha allaah hablaheena somaliyeed rabbi haydin xafido ameen

  • @Lion25468
    @Lion254688 ай бұрын

    Somalia Guul Isha Allah we will be the New generation that will change our country's problems❤ Isha Allah I always work to get the solution of our country problems But our people needs sichcology Telling 🎉 Dadkana Maskaxiyan ayay Udhaawacanyihiin Halaga daaweeyo by Sharing Good Videos about sichcology Thanks for your podcasts I realized late time your Channel ❤ my Allah bless you

Келесі