Hungowga(Disappointment)ka ku dhaca dumarka xilliga ‘Dudmada ama Furitaanka’.

Falcelin kasoo noqotay Xilqaddii 8aad ee Taxanaha Kabasho ayuu muuqaalkani ka dhashay 🌸

Пікірлер: 112

  • @MaxamedCCali
    @MaxamedCCali2 жыл бұрын

    Ummad wada xanuusanaysa buu Ilaahay kuu soo diray walaalo, mahadsanid😍

  • @hamdahussein.kabasho

    @hamdahussein.kabasho

    2 жыл бұрын

    Cafwan walalao 🙏

  • @user-og1hb3kg7v
    @user-og1hb3kg7v Жыл бұрын

    MaashaAllaah tabaarakallaah walaal Xamda Ilaahay hakaa abaaliyo duruustaa aad hagar la'aanta noogu soo gudbisid hablaha waxa aad u tahay ku daysho❤

  • @cabdirisaaqxuseen4320
    @cabdirisaaqxuseen43202 жыл бұрын

    Masha Allah. Masha Allah. Cajaayib, ILAAHAY MASKAXDA HAKUU BARAKEEYO WALAL, Shaqadii ay ahayd in ay qabtaan saaxafada ama warbaahinta iyo jiheeyayaasha bulshadu (Culimada, Madaxda, Cuqaasha, Macalimiinta) ayaad kaligaa u guntatay oo aad haysaa walal. runtii hadaad sidan bulshadaada ugu hiiliso IF IYO AAKHIRABA khayr badan ayaad ka helaysaa walal. halkaa kasii wad walal.

  • @hamdahussein.kabasho

    @hamdahussein.kabasho

    2 жыл бұрын

    Mahadsanid walaalo 🙏

  • @sundusmaxamed7351

    @sundusmaxamed7351

    29 күн бұрын

    Really waaye illaaahy haka Abaaliyo

  • @deganburale147
    @deganburale147 Жыл бұрын

    خير الناس أنفعهم للناس ❤بارك الله فيك ونفعك في الامة اكثر اختي الكريمة ❤

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan32025 ай бұрын

    This is one the most beneficial podcast or historical in Somali KZread. Thanks habbo

  • @c.samedismaaciil-khadar6584
    @c.samedismaaciil-khadar6584 Жыл бұрын

    Waa hubaal dhibkaasi in uu hal mara qofka bini aadamka ah hareertiisa ka dhacay ama isaga iyo qoyskiisa ama xitaa qof eheladiisa ah uu haysto. Aqoontii aan lahaa waad sii balaadhisay Walaashayey mahadsanid. Alle adna ha kuu Barakeeyo cilmiga 🥰

  • @maryamabdallaabdurahman3291
    @maryamabdallaabdurahman32912 жыл бұрын

    Masha allah tabaraka arxman ilahay haku siyadiyo cilmiga iyo caqliga walalo we need such topics iyo dhiiri galinta dumarka jazakal allah.

  • @hoodogiire1814
    @hoodogiire18142 жыл бұрын

    Wlahi we need a lot of wacyi like this in our community jazaki Allahu khayr wllo

  • @hamdahussein.kabasho

    @hamdahussein.kabasho

    2 жыл бұрын

    Wa iyaaki walaalo ♥️

  • @meeer9041

    @meeer9041

    2 жыл бұрын

    حرفيا

  • @simaney4324
    @simaney43245 ай бұрын

    What a beautiful discussion mashallah may Allah increase your understanding❤

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed2 жыл бұрын

    Masha allha ustaad xamda sax waye shukarn

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan32025 ай бұрын

    Salaamu caleykum w.w Maansha Allah Tabaaraka Allah. Jazaka Allahu kheyraa Ilaahay ha ku xafiddo adiga iyo ehelkaagaba. Ereyaddaa dahabiga ah ee qiimaha badan kuna qotima diin iyo qawlkii Ilaahay aad baad ugu mahadsan tahay. Eebe ha ku anfaco dhammaan inta maqashay. Waan rajeynayaa inay ka faaiideystaan in badan oo u baahan. Ilaahay kheyr kastood jeceshahay ha kuu hirgeliyo. Aamiin Allahumma Aamiin

  • @abdi-nassermohamed626
    @abdi-nassermohamed62610 ай бұрын

    I like your podcast walal . Thank you 🙏🙏🙏

  • @ahmedadem9102
    @ahmedadem91022 жыл бұрын

    Mahadsanid wll

  • @nicmahomar6749
    @nicmahomar67492 жыл бұрын

    Absolutely, so many thanks ustada.

  • @hamdahussein.kabasho

    @hamdahussein.kabasho

    2 жыл бұрын

    ♥️🙏

  • @kayanyaden8967
    @kayanyaden8967 Жыл бұрын

    Merci beaucoup wll

  • @Ahmedmustafa329
    @Ahmedmustafa3292 жыл бұрын

    Masha allah alle hku barakeeyo

  • @user-vq4mw6fe2w
    @user-vq4mw6fe2w10 ай бұрын

    Wll Hamda aad iyo aad umahadsanthy wll Jazaaka Allah kheyr wlh video Emotional ku noqday xasuuso gooni ii ah waan galay , Allah qalbiyada dadka oo dhan u qaboojiyo amiin.

  • @hafsaothman4798
    @hafsaothman4798 Жыл бұрын

    mashallah iftiinkii gabdhha alle uso diray xamda yr thnks sister

  • @ibrahimahmedsaid2759
    @ibrahimahmedsaid27592 жыл бұрын

    Macha Allah huno qali

  • @sundusmaxamed7351
    @sundusmaxamed735129 күн бұрын

    Mahadsanid wlo

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan44942 ай бұрын

    Ma shaa Alaah xabiibatii

  • @xukunxayi6682
    @xukunxayi66825 ай бұрын

    maa shaa ALAAH wll qaali qalanjo AH qalbi & muuqaalba

  • @moktarmoustapha1239
    @moktarmoustapha12395 ай бұрын

    Mahadsanid

  • @xasnaxasan3024
    @xasnaxasan30242 жыл бұрын

    Masha Allah walal qaali khayr allaah haku siiyo. Sidaa Aad usharaxday weeye. Dumarku kolayba dhibaato badan Bay kala kulmaan dhaqanka.

  • @hamdahussein.kabasho

    @hamdahussein.kabasho

    2 жыл бұрын

    🙏

  • @user-jn5gs5jc9i
    @user-jn5gs5jc9i5 ай бұрын

    Maashaa Alaah ilaaheey hakuxifdiyo abaayo

  • @jamabashir7390
    @jamabashir739011 ай бұрын

    Masha Allah

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj2 жыл бұрын

    Eaa dhibaatooyin ka jira bulshada iftiimin badana u baahan sida saraaxada leh aad adiga hada u bayaanisay oo kale hadii looga hadlo wacyiga hada jiro inoo dhamaanaya ayaan rajeynaa insha'Allah allaha bulshada qalbigooda bugcad ha u mariyo

  • @bahjoalijamac9329
    @bahjoalijamac9329Ай бұрын

    Jasakallh abayo

  • @xafsocali2546
    @xafsocali25462 жыл бұрын

    Masha allaah abyo noo soo badi cashiradada waa noo muhiime

  • @womenwithprincipal5175
    @womenwithprincipal51752 жыл бұрын

    MaanshaAllaah You are young but very experienced an well equipped by knowledge❤ walal dhaqankeena ayaaba u darran qofku marka uu niyad jebsanyahay ama uu u baahi u qabo, Kuwaa aad is leedahay dad ayay kuugu dhawyihiinba ayaaaba qof ku kelifa inuu ku jiro nolol ciqaab aduun ah.

  • @hamdahussein.kabasho

    @hamdahussein.kabasho

    2 жыл бұрын

    Wacyi gelin badan ayaynu dhaqankeenna ku saxaynaa Bi’dniLaah ♥️

  • @hawaubale3886

    @hawaubale3886

    2 жыл бұрын

    Allah ilahay afka kaama gooyo walal run badnidaa maalinta at kuugu darantahay baad ku hungoowdaa kuwa dadka kugu sokeeya

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Жыл бұрын

    Markii gabadha ay dido, nimanku waxaan oran lahaa in gabadhaa iyo caruurteeda laga warhayo dhaqaale ahaan oo aan lagu halaynin un qaraabadeeda❤ #Garaadso Intaas Guursan. # Baro Sida loo xaliyo mushkilaadka

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay4 ай бұрын

    Hamda Manshallah Allaha Kudhowro Walaal .

  • @munaibarahim1977
    @munaibarahim19777 ай бұрын

    Barakoow walaal xamday❤

  • @yaasmiinyuusuf6995
    @yaasmiinyuusuf69952 жыл бұрын

    Masha mahadsanid wllo

  • @hamdahussein.kabasho

    @hamdahussein.kabasho

    2 жыл бұрын

    Mudnid walaalo ♥️

  • @najaadabdalle9100
    @najaadabdalle91002 жыл бұрын

    Waa talo fican wll alle ha ku xafido

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh775 ай бұрын

    Maansha allaah adeer ilaahay haku barakeeyo 🤍

  • @mohamedosman1373
    @mohamedosman13737 ай бұрын

    Adeer kheer badan ala hakusiiyo macluumaad qiimi wayn leh yaad nala wadaagtay.

  • @fadumoabdi3562
    @fadumoabdi3562 Жыл бұрын

    Manshaa Allaah shugran Abaayo qaali jazaakilaahu khayr waan ka xumahay marnaamajkan muhiimka Ah in Aan karko hada Abaayo soobadi Animahan waa waxa Balsham Deene baa bi iyay walaahi xamdaay hadaad ukuurgasho dumarka soomaalida dhibka haysta waad yaabaysaa oo Ayqaraabadu ku hayaan Alaah hana bad baadiyo

  • @cabdisalebaan4569
    @cabdisalebaan45692 жыл бұрын

    Manshalah alle haku xifdiyo qof xaqli badan baa tahee oo aqoon leh

  • @hamdahussein.kabasho

    @hamdahussein.kabasho

    2 жыл бұрын

    Mahadsanid walaalo 🙏

  • @Rabiyownabadbaadi
    @Rabiyownabadbaadi2 жыл бұрын

    Maasho allah jasikalaah khayr walaahi ilaahay caqli qurux daganaan aftahanimo wuu ku dhamaystiray maansho allah ilaahay khayr haku siiyo...amiiiin

  • @hamdahussein.kabasho

    @hamdahussein.kabasho

    2 жыл бұрын

    Mahadsanid walaalon🙏♥️

  • @mohamedkhaliif9845
    @mohamedkhaliif98452 жыл бұрын

    Xaqiiq uurka ayaan ka gubtey sababtuna waxaytahay inay oraah walba ee aad dhahdaa ay tahay mid Boog umuda somalied qalbiyadooda kutaal daboolka ka feydeysa mahadsanid waxaad tahay saaxibatul caqli wal cilmi 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @darwinnunes1068
    @darwinnunes10682 жыл бұрын

    Keep going sister

  • @hodanmohamed1972
    @hodanmohamed1972 Жыл бұрын

    Allaah wax walba meeshay ku haboon yihiin ayuu dhigay dulmiga dhaqan baaskaan haweenka u gaystay lama qiyaasi karo Allaha garab galo dumarkeena Allaah ayaa idinku filan ee meel ruuxdaadu ku bukoon ha taagnaan 😭

  • @osm0002
    @osm00025 ай бұрын

    Mashaallah

  • @mushtakmohamoud7728
    @mushtakmohamoud77282 жыл бұрын

    Mansha allah xppt hore usoco

  • @hamdahussein.kabasho

    @hamdahussein.kabasho

    2 жыл бұрын

    🙏♥️

  • @xukunxayi6682
    @xukunxayi66825 ай бұрын

    wll mahadsanid wadaked joogtaa Huno

  • @najaadabdalle9100
    @najaadabdalle91002 жыл бұрын

    Allahu akbar rabi muxuu dumarka karameyay

  • @somali-happyfamily5514
    @somali-happyfamily55142 жыл бұрын

    Mashallaah Walaal Allah kuu barakeeyo fikirkaada Saliim ka Ah Bulshada waxaa ka ma qan Adiga iyo inkaloo kulmid Ah

  • @libanmilano673
    @libanmilano6732 жыл бұрын

    ALLAAHA RAALI Haka ahaado HAmda Hussein ADIGA IYO DHAMAN FAMILKAGA MASHALAH BARNAMIJYADADA WAN JECELAHAY QAS AHAAN DUCOYINKA MASKAXDAYDA WAXADGALISAY CILMI AN KA FA IIDAY WALSHAY 🙏🙏JISAKALAHI

  • @bixihirmoge2004

    @bixihirmoge2004

    2 жыл бұрын

    Asc Dr hamda ad ban kusalamaya

  • @hamdahussein.kabasho

    @hamdahussein.kabasho

    2 жыл бұрын

    Jazaka Laah kheir walaalo 🙏

  • @AliHussein-vf6ru
    @AliHussein-vf6ru Жыл бұрын

    Alle “swt” ha ku sharfo wll. waxaa aad na siisay cashar taabo gal ah.

  • @khadujawad3811
    @khadujawad38112 жыл бұрын

    Sificn b oga hadshy ilhy mskxd h ku barakeeyo abyo

  • @mohamedaliomar5641
    @mohamedaliomar56412 жыл бұрын

    masha allah siwaanaagsan ayaa ooga hadashay arintaan waana arin haday dadka siwanaagsan ufahaman reero badan uu badbaadilaa dad badanna oo lagu qasbayo nolol eesan rabinna ka xuroobi lahaa, waxa ugu xun ayaa ah in arimaha qooyska eey xaliyan dadyow aan aqaan diiineed oo ku filan iyo mid maadiba aan ulaheenin kaliya adeegsada awood iyo aragtidoda gaawan

  • @hamdahussein.kabasho

    @hamdahussein.kabasho

    2 жыл бұрын

    🙏

  • @inaamawil9199
    @inaamawil9199 Жыл бұрын

    ma shaallh abyo allha nagu anfaco adna hakaa abalmariyo waxan ahay waqti xaadirkan qof xaladaas haysato ad ayaan dareen ahaan u daciifay

  • @user-oj4ti3lf3i

    @user-oj4ti3lf3i

    4 ай бұрын

    Is daji 2 rakco tuko ilahey talo saro astaqfarta badi Wan somary alx baryada ilahey ayana uga baxay adna alaha ka bixiyo

  • @hamdaahmed2358
    @hamdaahmed23582 жыл бұрын

    شكرا 🤍

  • @hamdahussein.kabasho

    @hamdahussein.kabasho

    2 жыл бұрын

    عفوا ♥️

  • @hooyojecel-ft9tu
    @hooyojecel-ft9tu10 ай бұрын

    Janatul fardawsal aclaa Alle hakugu casuumo walalo

  • @hafsaahmed7581
    @hafsaahmed75812 жыл бұрын

    omg😭 Walalo Waxbadanbad ogtahay

  • @amiirkhalid4888
    @amiirkhalid48888 ай бұрын

    Maansha allaah xamda big sallaan sare walaal Qaali keep going sadex dumara ayaan furay lakiin adiga hadaan ku heli laha kuma fureen waa hadaad gabadhtahaye looool 👍🎖️

  • @dytffttg6491

    @dytffttg6491

    7 ай бұрын

    Akhhh alle inanta sa uwngsan kuma tuso gabdhaha somlidana ado kle kuguma bego wyo wadar io waxid ya waln 3 dumara waxey kugu arkan bay qaban😢

  • @07_abdulqadermuse97
    @07_abdulqadermuse972 жыл бұрын

    Masha Allah walal runtii Waa Barnaamij Waxbadan waaqica taabanaya Waad Ku mahadsanatahay. Balse Aan Ku saxo walal Markasta ood Daliil Qur’aan Ah walal aad xusayso isku day In aad Bisinka ku bilowdo Alle Haku barakeyo Ustaada

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337Ай бұрын

    😢😢

  • @sharmakesamatar6666
    @sharmakesamatar666610 ай бұрын

    A s c wll hadma xageen kala so xirira si qaas ah

  • @nafteydaayhimiloyeelonafte7236
    @nafteydaayhimiloyeelonafte72362 жыл бұрын

    Oh Mahadsanid Abaayo 12 sano ka hor ayaan soo maray xanuunkan Aniga oo 18 jir ah garab ma anan helin muqaalkan kan oo kale xitaa ma anan helin wa burburay qoyskeeni 2 gabdhood baan heeystay ninkii wuxu i dhahay ma kugu biilayo reerkenana dhig ayey i dhehen waana dhigay hada waa 12 jir iyo 11 jir koray hooyo la aan 4 bil ka hor ayaa is baranay ilmaheyga oo anan arak 10 sano 😥😭😭

  • @hamdahussein.kabasho

    @hamdahussein.kabasho

    2 жыл бұрын

    Aad iyo aad ayaan uga xumahay, Ilaahay hakuu nabarro dhayo oo qalbigaaga ha kabo ubadkaagana Kalgacal iyo jacayl waara ha isu kiin geliyo walaalo 🤲♥️

  • @nafteydaayhimiloyeelonafte7236

    @nafteydaayhimiloyeelonafte7236

    2 жыл бұрын

    @@hamdahussein.kabasho Amiin yaa allah abaayo Mahadsanid 💝

  • @aminasaeed4368

    @aminasaeed4368

    Жыл бұрын

    sorry walal bedel khayr qaba inad heshay ban rajaynayaa

  • @inaamawil9199

    @inaamawil9199

    Жыл бұрын

    @@hamdahussein.kabasho

  • @nimcoxasunecali2907
    @nimcoxasunecali2907 Жыл бұрын

    Wllhi wll waaxanoon waan somaray waanan famàya wll waxan leyahay domarka aa sabarno wll wàa xanoòn

  • @xukunxayi6682
    @xukunxayi66825 ай бұрын

    wll quruxey Gabadh qaali AH ayaadtahaye wll talefankaga Gaarka isoo dir saan xidhiidh uyeelano

  • @ilhan6838
    @ilhan6838 Жыл бұрын

    Gabdhaha dhan walbo waka dhiban yihiin lkn marwalbo iskutasho waye cidna haisku haleeynin

  • @Hikma251
    @Hikma2512 жыл бұрын

    Guuleyso Saaxiib

  • @hamdahussein.kabasho

    @hamdahussein.kabasho

    2 жыл бұрын

    🙏♥️

  • @Hanad-Abdi
    @Hanad-Abdi6 ай бұрын

    Qof is ciil kaabiyeyna ee dhibaatoyin bdn uu somare qarinayo hadu meelo ku nafiso uu waayo oo dad inu dhibtisa usheegto kala xishood Malaga yaaba qof kaas inu xanuun nafsiyadeed inu ka qaado waxa uu qarinayo 😢

  • @itssnaima632
    @itssnaima6322 жыл бұрын

    Aad iyo aad waxdba mooda inaad ogthy aniga tan ihaysta wll dar ilahy igu duceeya hal sano ayan gurigaygi ka maqney laymana furin laymana qabo hal ilma ban haysta cidna weli war saxa ima siin 😪🥺

  • @hamdahussein.kabasho

    @hamdahussein.kabasho

    2 жыл бұрын

    Ilaahay hakuu gargaaro walaalo ♥️

  • @sumayaahmed4629

    @sumayaahmed4629

    Жыл бұрын

    Alle hka farxiyo wlaal

  • @kowsarabdullaahi8823
    @kowsarabdullaahi88232 жыл бұрын

    Whli ,intaan Aan Video daawanaye waxkasta oo niyadeyda soo galo waad sheegtay, mahadsanid. Haldhacdo baan soo Xasuustay, inan baa iyada iyo Ninkeedii isku dhacayn kadibna, gurigii walaashayd bay aaday,. Gurigaas waxaan joogay hal bil bay iku tiri waxa uu ugu noqday sidii jaxiimo, walaashay qofkasta oo guriga yimaado oo dhaho yaawaaye gabadhaan waxay dhahayse "Waalasheydoo ninkeedii bay is soo dagaalayan " anigana waan dhibsanaye, dariskeedii way I ogaadayn. Intaas waxaa igagaaga sii darnaa bay itiri " waxay I dhahayeen ninkaan iska fur ,oo uur aan lahaa iska soo tuur baa lay yiri " , dhanka kale arrintii odayo baa galeen mudo labo isbuuc bay socoday oo waanala hashiishiiye. Ninkeediina lacag baa laka cunay. Mudo laba isbuucna kalana walaalahay haa ihaystay, oo I oranaye ninkii aad ogeed miyaad ku noqonaysaa . Ninkeeda wuu lahadlaa oo si kasta ulahadlay raaligaliye, oo waxa uu isdhahayaa wali way kuu xanaaqsan tahay, balse ma oga in walaalahayda culays saarayaan. Nin iyo xaaskiisa iyo caruurtooda oo doonaya in ay isla noolaadaan ayaa sidaas loo galayaa. Markii dambe inantii iyado gabdhahii ladhasha ogayn bay gurigeeda ku soo laabatay iyagoon usheegin, taas ayay wali ku haystaan, oo dhahayaan ninkii baad naka dooratay. War Ilaahay ka baqa

  • @hamdahussein.kabasho

    @hamdahussein.kabasho

    2 жыл бұрын

    Ilaahay wacyi dhibaatooyinkan aan ku joojinno ha inoogu deeqo , Mahadsanid walaalo 🙏

  • @asluhaasaabitwafarcuhaafis9231
    @asluhaasaabitwafarcuhaafis923111 ай бұрын

    Waligey muqalkaada ma arag gabarti kabasho kadhageysa jiray miya tahay abayo alla adiga dhan ama guriga ku keensada😂

  • @habonqurux7490

    @habonqurux7490

    4 ай бұрын

    😂😂😂

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan71302 жыл бұрын

    Volume is very low abayo

  • @hamdahussein.kabasho

    @hamdahussein.kabasho

    2 жыл бұрын

    Waa xaggaaga walalao

  • @abdirizakabdala6623
    @abdirizakabdala6623 Жыл бұрын

    Hamdi hussein plz waxaa isku daydaa mawduuckasta aad soo gudbinayso in uusan ka badan 10m ugu badnaan Lkn 40m si kastoo mawduuca u muhiimsanyahay waqtigoo dher awgiis qofka mawada dhamaysan karo Isku day waxaa sheegayso inaa qodobeyso 2,3,5 wax uun ku sookoob video kasta i.a Intaas waa talada aan u arkay fikirkayga ahaan

  • @bashirfarah6376
    @bashirfarah63762 ай бұрын

    Wakhtiga hada lagu jiro ina adeer raga ayaa duda oo weliba ka duda 7 ciyaala oo uu dhalay markaa wakhtiga la soco taas aad sheegayso waa laga gudbay markaa ina adeer la soco wakhtiga Asalaama calaykum

  • @almaba755529
    @almaba755529 Жыл бұрын

    Intaaan wax soo fiirsaneyeey video iga qiimo badan ima soo marin walhi hamda club house ayaan kugu bartey kadib waan ku waayeey… maalin ayuu wiil sheeko nala wadeegey kadiba wuxuu dhahey you tube kabasho ku qora…. Anyway waan ku farxasanahey

  • @cryptocarrency
    @cryptocarrency Жыл бұрын

    Nasiib hadaan leeyahay............

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan74842 жыл бұрын

    Waxaa jira wiil dhalinyara oo isku meel ka shaqayno wuxuu furey gabadhiisi iyadoo iiga sheekeyey in lagu qasbay inuu furo xaaskiisa Xaaskiisa iyo reerkoodi iyo isaga reerkiisi uu ka dhashay ayaa si guracan wax u maamulay aad baa uga naxaa ninkaasi siduu u mooral jabay iyo saddexda qof ee guracan ee amarka alle iskugu beegmay

  • @suhraccasiis2798
    @suhraccasiis27982 жыл бұрын

    xamdda xuseen mcnto mhdsnid waxaad igu caawisaa whats appkaga fadlan

  • @hamdahussein.kabasho

    @hamdahussein.kabasho

    2 жыл бұрын

    instagram.com/hamda_hossein? igala soo xidhiidh ♥️

  • @aminamohamed986
    @aminamohamed9862 жыл бұрын

    Wa talo ficaan

  • @hamdahussein.kabasho

    @hamdahussein.kabasho

    2 жыл бұрын

    Mahadsanid 🙏

  • @hodankaarshe2168
    @hodankaarshe21682 жыл бұрын

    Abyo Illhay hakaa abaal mariyo dadaalkaaga, Waxaanse kaa codsan lahaa inaad Facebook page samaysato ood noogu soo gudbiso casharadan oo kale, way na anfacayaan xagaas ayayna dhalintu ubadan tahay.

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan74842 жыл бұрын

    Odoyaashi waalidkeen ahaa wanag badan ayaa ku ogaa maslax badan talo tusaalayn oday kastaana ilmihiisa wanag ayunbuu la jecel yahay Garta qoyska iyo garta arimaha kale nolosha odayga galaa waa kala duwan yihiin Waa dhici karta qof kakagan amba yara guracan Odoyasha waad ku yara fogaatay ma is tidhi hhhhhhhh

  • @ridwanvocal5622
    @ridwanvocal56222 жыл бұрын

    How I contact you inpti