NINKAYGA HABENKII AAN AQAL GALNAY AYUU WALAASHIS QOLKEEDA LA SEEXDAY MUDO KADIBNA SIR NAXDIN LEH😱

Ойын-сауық

#ayaangobdoon #qisooyinka #caalamka #

Пікірлер: 119

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon32549 ай бұрын

    CAAWA INTERNETKII BAA IGU DHOOREEYAY SORRY ASXAABTAYADA MIDHAA FAARIXII BAA ISOO HABAARAYE AAN GABADHA KAFURAYAY😂😂😂

  • @xamdaqosol7898

    @xamdaqosol7898

    9 ай бұрын

    Waanku sugeynaa ayaan markasde ma quusano halkaas soo indho weyn nahay🤣🤣🥰

  • @xafsoahmed9

    @xafsoahmed9

    9 ай бұрын

    Hada imaqashii markay igu so dhacdo wan qoslaa 😂😂😂😂😂

  • @BishaaroAxmedtifoow

    @BishaaroAxmedtifoow

    9 ай бұрын

    Ayaanee maxaawaayewaxanaxdinta badansòoboobsii

  • @nimcoqulub4250

    @nimcoqulub4250

    9 ай бұрын

    😂

  • @Najminaa

    @Najminaa

    9 ай бұрын

    Waan sugeynaa Marna ka niyo jabi meyno abyo indhooos🤗😘

  • @luulabdi8028
    @luulabdi80289 ай бұрын

    Maasha Allah Cimraan Sheekada hanoo Qoonsanin Habo. ❤❤❤❤. Soo barbaar kuleenahay habo

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh4089 ай бұрын

    Dhib maleh abaayo waa caruur jecelnahay ilaahey ha ku dhowro wiilka habaryar u nahay iyo abtiyaal adeero eedo ilaa ayeeyooyun ku daawado maasha allaah

  • @mulkiibrahim5185
    @mulkiibrahim51859 ай бұрын

    M.a cimran yere so bar baar habo mcn ❤❤❤💋💋💘

  • @user-zo3vc2ib9u
    @user-zo3vc2ib9u9 ай бұрын

    Quruxey sharaaf igu nolow qali hargaysa kaa soo salamaya ❤❤❤❤❤❤

  • @canabcaabi1226
    @canabcaabi12269 ай бұрын

    M.a weynow hpo mcne cimraan yare❤

  • @falishassan528
    @falishassan5289 ай бұрын

    Masha Allah illahay hakuu daysto cimraan cade Waynow oo waayo badan joog habo Mcne

  • @SawdaSuldaanciise-yp3rh
    @SawdaSuldaanciise-yp3rh9 ай бұрын

    Asc wllo ayaan runtii waan ku jeclhy adiga hadad ii soo jawabto waan ku Indha doogsana waan ku jeclhy

  • @Najminaa
    @Najminaa9 ай бұрын

    Geenyo weeye udgooney👸 Garashadiyo quruxda udhalatay🥰 👸Gacalo weeye eedaab loho🌹 Gobnimo kucaan baxde🙏 Gardaro mataqanoo☝️ Guri boqortooyey kunoshahay❤️👸🌹🥰💯✅

  • @NagadMcalin
    @NagadMcalin9 ай бұрын

    MashaAllah TabarakAllah. Allahuma Baarik 😊❤❤

  • @kamalali79
    @kamalali799 ай бұрын

    السلام عليكم أختي أنا في سلام أحييك أختي شكرا لك على الفيديوهات والقصص الجميلة التي تشاركيننا بها دائما جزاك الله خيرا

  • @falishassan528
    @falishassan5289 ай бұрын

    Ayaan quruxey miss you sis

  • @kamalali79
    @kamalali799 ай бұрын

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @user-yf3yg7xq5q
    @user-yf3yg7xq5q6 ай бұрын

    Wll Haa biilka sii hooyada wayo malinta qiyame iyadu waxay sàmaysay lgu waydiin mayo lakiin digu ixaaan samee wll ilhaku xafido❤😊😊😊

  • @AzmaCabdi-qi8ku
    @AzmaCabdi-qi8ku9 ай бұрын

    Cimraan iyo kuwa ka wawaynba alhe ha no xafiday

  • @XafzaCabdi
    @XafzaCabdi9 ай бұрын

    Wcs Abayo cimran waa carurteno kale xata hadalkisa an maqlno 🎉🎉🎉❤❤

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    9 ай бұрын

    😘😘

  • @abdirizakosman557
    @abdirizakosman5579 ай бұрын

    Tnx habo waqtigada qimaha badan nasiso jazakallh

  • @nimcoccasiis7534
    @nimcoccasiis75349 ай бұрын

    Ayaaney naxariis ban dareemoya nuunaha yar mansh allaah😂😂❤

  • @hhss-jn9kt
    @hhss-jn9kt9 ай бұрын

    Maasha allah cibaraana yare ayaa kula jooga kora ookalinagala habo

  • @ummusulaymaan5961
    @ummusulaymaan59619 ай бұрын

    اللهم❤صل❤ وسلم❤ علي❤ نبينا❤ محمد❤ صلي الله❤ عليه❤ وسلم❤

  • @ugaasocismaan733

    @ugaasocismaan733

    9 ай бұрын

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @cazmiomarmohamud618
    @cazmiomarmohamud6189 ай бұрын

    Masha allh

  • @khadrahaji3161
    @khadrahaji31619 ай бұрын

    Masha Allah tabaraka Allah, waynow Cimraan.❤❤❤ mahadsanid walaashay qaali sharafay. Allaha ku xafido abaayo macaan ❤❤❤

  • @khuluudajannaat2513
    @khuluudajannaat25139 ай бұрын

    Alla ilhy awlada haku barakeyo baariyalna ilhy hakaga dhigo waxan daremaya jclka ilmahaga uqabti io sida hooyo udhehaysid m.a m.a ❤❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan7339 ай бұрын

    Wcs my dear sister ayaan sharafeey aadbaan kuu salaamay inbadan adigana sidookale

  • @xafsocabaasali6109
    @xafsocabaasali61099 ай бұрын

    Ilaahay haku xifdiyo ayaan goobdon aamin

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow97949 ай бұрын

    Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo Cimraan yare Allaah ha Xifdhiyo soo baarbar Insha Allah mahadsanid ayaaney

  • @MuhiboIbrahim-lc6bz
    @MuhiboIbrahim-lc6bz9 ай бұрын

    Maasha Allah imraan yare soo Barbaar habo mcn 🥰♥️

  • @najmaaligaani2983
    @najmaaligaani29839 ай бұрын

    2 min cawa ayanba daawanooyaa jah ya aiga fiicn ❤❤❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud96159 ай бұрын

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @amiirahashi5016
    @amiirahashi50169 ай бұрын

    Masha Allah sis ❤❤❤❤

  • @nasteexocabsulqaadir8381
    @nasteexocabsulqaadir83819 ай бұрын

    Shukran xbbt

  • @sahrakobailan8150
    @sahrakobailan81509 ай бұрын

    asc abaayo alaha ku fududeyo wan kaxumay inow dib udhac kuyimado insha alaah wake hagagaya wana kuso duceyna qalbigad iga tala mcn

  • @fadxiDeeq-js3nt
    @fadxiDeeq-js3nt9 ай бұрын

    M.a Allaha ku xafido Will kena wan jecel nahay m.a Habo❤😊

  • @nuuroali1923
    @nuuroali19239 ай бұрын

    Maasha allaah cimran habo abaayo ayaan caway qisadii cimran like ku qabo si aan wax ugu faaido mahadsanid

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi123129 ай бұрын

    ayan salama Caleykum maasha Allah abayo ❤❤❤❤❤❤

  • @Raxmo-xp6he
    @Raxmo-xp6he9 ай бұрын

    Masha allah wan idin salamay ❤

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf25319 ай бұрын

    Ayaaneey waan ku salamy qli❤❤❤❤

  • @rahmadagan457
    @rahmadagan4579 ай бұрын

    Ala sas ku sugayay ayeny majifn kare balwda inoqatee m a

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed99 ай бұрын

    Arag xiligay ayaan Dheela laabayso 😂😂😂😂😂

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud96159 ай бұрын

    Allha kuxfdo mashallh

  • @nasteexocabsulqaadir8381
    @nasteexocabsulqaadir83819 ай бұрын

    Cimraan yare hpo soo barbaar qalbiyan bn ujeclahy cunugeena

  • @xayaath
    @xayaath9 ай бұрын

    Wllo guuleyso ayaaney from hargeisa ❤

  • @Najminaa
    @Najminaa9 ай бұрын

    Ala qisa sacaan la sodenyni isma dheheen boqordeena mahadsanid ❤👍👍

  • @amiiraaxmedjamac7152
    @amiiraaxmedjamac71529 ай бұрын

    Ayaaney abooyo wan ku jacal walhi ❤🎉😊

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm9 ай бұрын

    Wcs ayaney alh ku xafido anika subaxnimadan sawanoya abyo mcn ❤❤❤ dhib maleh ciraan alh noo xafido xbbt qaali

  • @RaaqiyoHussein-np6sd
    @RaaqiyoHussein-np6sd9 ай бұрын

    Caawa waad naga soodaahdey ayaaney😢

  • @RayaanHonasti
    @RayaanHonasti9 ай бұрын

    Wsc ayaaney m.a 😊😊😊😊😊 wilkena cimraaan yare soobar baar hbo ❤❤❤❤❤ 😊 wa sax ayaaaney من شرف نفسه فهو شريف❤❤😊😊

  • @Raxmo-xp6he
    @Raxmo-xp6he9 ай бұрын

    Ala ayaaney laso dhaqso xbbti❤❤

  • @housseinmachallaharte2441
    @housseinmachallaharte24419 ай бұрын

    Ayann gabdonn ❤

  • @MariaMaxamedmaxamed-bz3wy
    @MariaMaxamedmaxamed-bz3wy9 ай бұрын

    Thanks ❤

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc9 ай бұрын

    Wcs ayaan cawa san ku sugaye lee ❤❤🎉

  • @aliyanuur7691
    @aliyanuur76919 ай бұрын

    Ayaaney wlhi dhiri kalin tada waxan ka dhefay xisab malahan ayaney qer allaha ku siyo waxan ahay gabadh 16 jir ah lkn wanadada wexey iga dhigday boqorad wlhi xiligi aan ku bahna ayan ku barday wayo xiligi aan so baxayba adiga dhiri kalin tada ayan ku dhaqamay wana ku Faiday❤inolow mcney

  • @nastehaabdalla4183
    @nastehaabdalla41839 ай бұрын

    Cimraan cade hobo mcn soo barbar❤❤

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim45889 ай бұрын

    Ayan qurux

  • @user-im2xf4yc8o
    @user-im2xf4yc8o9 ай бұрын

    Asc Abbyo

  • @user-ly5zl4xk3o
    @user-ly5zl4xk3o9 ай бұрын

    Aynyy cimraan nabr❤❤❤

  • @fowzmuhumed
    @fowzmuhumed9 ай бұрын

    Wcs ayan quruxey wanadada alle hanagu anfaco

  • @NagadMcalin
    @NagadMcalin9 ай бұрын

    Ar walasha waa naagtiisa😅😂 waagaadeen miskiinta.

  • @ilhaanmaxamed657
    @ilhaanmaxamed6579 ай бұрын

    Naa ayaney wll gabadh qurux badan mooye tu foolxunba maanad sheeko kaso qaadin😂

  • @FaadumoShaaf-tf4lx

    @FaadumoShaaf-tf4lx

    9 ай бұрын

    😂😂😂 ma aragtay amaan midkasta kala duldhacee

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh4089 ай бұрын

    Ayaan waa runta qof walba naftiisa sida u qiimeeyo loo qiimeeya

  • @ikrancdy8765
    @ikrancdy87659 ай бұрын

    Cimran yare wn ku salmay habo❤😊

  • @simansenyora1998
    @simansenyora19989 ай бұрын

    Wan dhawahay yaana❤

  • @hibonoor4805
    @hibonoor48059 ай бұрын

    Ayaanteyy

  • @paradise---Channels
    @paradise---Channels9 ай бұрын

    Ayaan nabar cimraan

  • @Hamdamukhtaar-rf9gk
    @Hamdamukhtaar-rf9gk9 ай бұрын

    Asc ayaan qaali haben wacan ❤❤❤

  • @kiinyu6160
    @kiinyu61609 ай бұрын

    Ciraan ❤❤❤

  • @hhss-jn9kt
    @hhss-jn9kt9 ай бұрын

    ayaaneeya cawa waada soodahadaya

  • @fadxiDeeq-js3nt
    @fadxiDeeq-js3nt9 ай бұрын

    Ayaan lasti wana❤

  • @anizaahmedarpe8300
    @anizaahmedarpe83009 ай бұрын

    Asc ayaan caday ❤❤❤❤

  • @mohameddabar8212
    @mohameddabar82129 ай бұрын

    Ayaaney wilkeyga sidu ku garanayo codkaga hadi la shido wuxu daha wa ayan gobdon wuxu daha Asc mageceyga wa ayan gobdon ku sodhaaw channelkeyga iyo lasoco qeybta xigta intas ayu ka bartay sidu iskaga joogo weyba qabata asigu dahayo aya arka

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    9 ай бұрын

    Soobarbaar leeyahay wiilkayga

  • @mohameddabar8212

    @mohameddabar8212

    9 ай бұрын

    Amin abayo

  • @anizaahmedarpe8300
    @anizaahmedarpe83009 ай бұрын

    Caawa iyo cimraarm

  • @rahmadagan457
    @rahmadagan4579 ай бұрын

    Lkn mnta chanlka yar wa no gabisay abayo dharti hano gabin ❤❤❤

  • @user-zi2fu2kt1j
    @user-zi2fu2kt1j9 ай бұрын

    Ayaney laso dhaqso qebta 2

  • @fahmojaamac6697
    @fahmojaamac66979 ай бұрын

    Ayaaneey hadaan niyada kugu hayey talow ayaan maxaa helay lahaa alx hadaad nabad qabto ❤

  • @WardayIsmaaciil-ib7yr
    @WardayIsmaaciil-ib7yr9 ай бұрын

    Wcs wlshay ayan qaali

  • @foosiyamaxamuud6936
    @foosiyamaxamuud69369 ай бұрын

    Ayaneey qli fariinti waan kusoo qoray lkn maad furin plz plz eeg dag dag iila soo tali

  • @ahmedmohamud1220
    @ahmedmohamud12209 ай бұрын

    Ayaney gabar ma dhashey pyo

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali76289 ай бұрын

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @user-im2xf4yc8o
    @user-im2xf4yc8o9 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @AminaShariff-tg6hr
    @AminaShariff-tg6hr9 ай бұрын

    Habaryarey mesha.kakac noh fadiga wakudashe

  • @sagalsaafi2215
    @sagalsaafi22159 ай бұрын

    Naya ayaney mnata dhara kugu dhaqanoya 😂😂😂 kawran hee

  • @najmaahmed4139
    @najmaahmed41399 ай бұрын

    Wcs

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen9 ай бұрын

    Asc abyo ayanah seithy xbbt

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    9 ай бұрын

    Fcn xbbt

  • @abaayisaaq1321
    @abaayisaaq13219 ай бұрын

    Oo toolow xaaskisa mey noqotey bal laso dhaqaso qeybta labaad

  • @nuurtadaud4699
    @nuurtadaud46999 ай бұрын

    Kiin jaamc xes cusub

  • @MaryanAadam
    @MaryanAadam9 ай бұрын

    Soobadi

  • @ruwaydaruwayda7843
    @ruwaydaruwayda78439 ай бұрын

    Ani waxan umlynya ngta u dhhyo wa wlshy in u ngtisa thy

  • @KhadarMuhammad-mn4so
    @KhadarMuhammad-mn4so9 ай бұрын

    So dhkhso heee😂

  • @user-oc4tl5lw1f
    @user-oc4tl5lw1f9 ай бұрын

    Cunug inaa dhashay maa noshegosa😂😅

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    9 ай бұрын

    Aqligaagu markuu 0 yahay

  • @SehamOmar-ds3ru

    @SehamOmar-ds3ru

    9 ай бұрын

    ​@@ayaangobdoon3254 aaad io aad ❤

  • @abdimaalikaxmed3358
    @abdimaalikaxmed33589 ай бұрын

    Ayaan abaa inaa ilatalistd rabaa qofka qoralka ku soqoreyso waa gabr wiil xirir leyhay marka imaso xiririyo anigana Wan jecelahy aniga bas xiririyo markaa maxa iso wiciweyse aan dhoho adigaba imaso wiciney se ku sowaco uu idhah Mark ilatali😭

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    9 ай бұрын

    Sister naftaada qiimee intaa asaga jeceshahay I kabadan naftaada jecloow qofaan kujeclayna kaligaa hajeclaan ee ninkaas ka aamus aamusnaanata ugu dadaal

  • @nimconalka4344

    @nimconalka4344

    9 ай бұрын

    Abayo aamusnanta ugu dadaal kaaso kale walaga gaabsada hadad raadisid marwalba odka dhaba carartid wuu iska waala marka ka gaabso ado jecel is madhquli o noloshada ku mashqul istikhaarana tuke o dheh Allow haduu kheyr ii yahay iso jeedi haduuna kheyr ii ahayne qalbigeyga ka saar badal kheyr qabane igu badal

  • @nimconalka4344

    @nimconalka4344

    9 ай бұрын

    Haduu ku jecelyahay kheyr ku yahay wuu kuso radin doona marku arko inad la aantis noolan kartid hadu kuso radin wayane dibmalahan Alle wuxu ku qorey cidna kama qaadan karto laga yaaba mid ka wanaagsan inu Allah kugu talagaley marnaba ha walwalin

  • @hodanqaali4919

    @hodanqaali4919

    9 ай бұрын

    Laydhkiyo biyahaba kajaro abayo wax anu ahaynbad ka dhigte naftada jaceyl kaga baahan

  • @nimconalka4344

    @nimconalka4344

    9 ай бұрын

    @@hodanqaali4919 Haa whli ma aragtay nin markad qiimeyso eed kadaba orodo bu cirka is geeya marka iyada laga raba iney kor isu qaado u ninku kadaba cararo

  • @HanixuseenAxmed-ld5jp
    @HanixuseenAxmed-ld5jp9 ай бұрын

    Cawda samideya ya ka wanka sarn 😂😂

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali76289 ай бұрын

    Ku saliya NNK SCW SCW

  • @IqraileysInaahmed-gb1oi
    @IqraileysInaahmed-gb1oi9 ай бұрын

    Wn kuwda sugeynay xppti

  • @NasrinaHassan-zl7ch
    @NasrinaHassan-zl7ch9 ай бұрын

    Ayaaney maalinkii ugu horeysay aan comment kuso qora wayo qisoyinkini waan dhameyay

Келесі