Hamda Hussein

Hamda Hussein

Abaalka iyo Hagardaamada.

Abaalka iyo Hagardaamada.

Пікірлер

  • @zeinabmohamoud1680
    @zeinabmohamoud16808 сағат бұрын

    JasakaALLAH Khair hamdaay❤

  • @Jokar001
    @Jokar00121 сағат бұрын

    Masha allah Wll hamda hussain❤❤

  • @Jokar001
    @Jokar00121 сағат бұрын

    Masha allah Wll hamda hussain❤❤

  • @KhadraMaxamud-rp2rx
    @KhadraMaxamud-rp2rxКүн бұрын

  • @khadrasaeed3134
    @khadrasaeed31342 күн бұрын

    04/2022 baan qoralkan arkay alxmdulilah faraj xag alle ah buu ahaa waxaan helay kabasho episodes iyo ducooyin anigoo quus taagan alxmdulilah waan soo kabtay April iyna waxan u bixiyey bishii kabashada, anigoo heeso calacala dhegaysta bay ahay ilaahay amarkii sijaayad iyo duco alle bari baan ramadanta ku qaatay alxmdulilah. Caawu igasoo horbaxay video gi july/24

  • @SalmaMohamed-jn3qg
    @SalmaMohamed-jn3qg2 күн бұрын

    Uu8uu za

  • @HaniosmaniilSimon
    @HaniosmaniilSimon2 күн бұрын

    Kabasho manta oo isniin ah tarikhduna tahay 22/7/2024 Ayaan bilabay mahad saniin abaayo❤

  • @daamtiktok933
    @daamtiktok9333 күн бұрын

    Thanks ❤

  • @user-cs1hy1gs4k
    @user-cs1hy1gs4k3 күн бұрын

    Thanks ❤

  • @Gooleyy
    @Gooleyy3 күн бұрын

    Hamda wll gabdh an asxaab aheyn ayaa iso wacdey ina dhahdey wlalashada halkey dagtey, ilmo ma dhashey, ninkedi maso noqdey ?!aniga ahan stupid question uarkey o waxan ka yaqyaqsodey hadalkeeda e adi maxad ka leedey.

  • @filfilo9787
    @filfilo97874 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤😢😮😅

  • @HoothoFaraax
    @HoothoFaraax6 күн бұрын

    7/18/2024 ban bilbay kabasho wxn rajaynaya inu wx badan iga bedeli doono

  • @idiriscago3527
    @idiriscago35276 күн бұрын

    Maashalah jasakalaah ustaaad❤

  • @nacnacadam8198
    @nacnacadam81986 күн бұрын

    Allah qayr haku siiyo Abaayo. Mahadsanid kun jeer ❤❤❤❤❤

  • @CanabAhmedAligacal
    @CanabAhmedAligacal7 күн бұрын

    Hamdaay mahsanid abaayo muqdisho muuqbilan baan ka soo salamaya❤❤❤

  • @FaysaAbiib
    @FaysaAbiib7 күн бұрын

    Asc ❤❤

  • @ApdizalanSaleepan
    @ApdizalanSaleepan8 күн бұрын

    Allah ha ku barakeeyo ustad bishan ayan ku xidhmay on bartay KZread kaga aad ban uga faaiday allah haku jeclaado ❤❤

  • @DeeqoHassan-qj3vc
    @DeeqoHassan-qj3vc8 күн бұрын

    1 years ago waye podcast ga Abayo nosoo gubisay hadan soo bararugay oo qof narcissistic aa nolosheyda ku jiraa wax badan aa kaa faaiday jasakalaaah abyo 🥰

  • @qadandaahir1000
    @qadandaahir10008 күн бұрын

    الحمد لله على كل حال

  • @haliimosadiya7017
    @haliimosadiya70179 күн бұрын

    Jasakalah❤❤

  • @abdikafialiissack5669
    @abdikafialiissack56699 күн бұрын

    Hambalyo Hambalyo waxan kuugu hambalyeynayaa 81kun aad gaartey ustaada xamda❤❤ we love you ❤

  • @miigalimohamud6473
    @miigalimohamud64739 күн бұрын

    Kutigt HD Fanbyn kuu vi ha hj

  • @safacadey205
    @safacadey2059 күн бұрын

    ❤😢😮

  • @Maaidaaxmed-e5y
    @Maaidaaxmed-e5y10 күн бұрын

    THANKS queen ❤

  • @Maaidaaxmed-e5y
    @Maaidaaxmed-e5y10 күн бұрын

    THANKS queen ❤

  • @nejmahoney9135
    @nejmahoney913511 күн бұрын

    جزاك الله خير الجزاء ❤

  • @aqlisalah5662
    @aqlisalah566211 күн бұрын

    that's well don buugtaa waala laabay rabi hakaa abaal mariyo

  • @madoo199
    @madoo19913 күн бұрын

    Maanta anuunbad iga hadlaysa, talooyinkaga aadbad ugu mahadsanthy.😂❤

  • @FuadFuad-fh2jt
    @FuadFuad-fh2jt13 күн бұрын

    Y

  • @sulekhaomar7890
    @sulekhaomar789013 күн бұрын

    MashaAllah tabarakAllah

  • @sulekhaomar7890
    @sulekhaomar789016 күн бұрын

    JazakAllah khayran sister❤today is 9-7-2024 I'm watching

  • @sundusmaxamed7351
    @sundusmaxamed735116 күн бұрын

    Cajiiib codkaaga iyo caqligaga iyo cimrigaagaba RABI HAKU barakeenyo wlo

  • @sundusmaxamed7351
    @sundusmaxamed735116 күн бұрын

    Mahadsanid abaayo❤🎉

  • @zamiahaji665
    @zamiahaji66517 күн бұрын

    Mashallah ilahay ilmiga iyo maskaxdada Alle haku bara keeyo wllo🎉❤

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir791817 күн бұрын

    sanad kadib aya dhagaysanya wll mahadsanid

  • @sulekhaomar7890
    @sulekhaomar789017 күн бұрын

    Thank you wllo ❤

  • @sulekhaomar7890
    @sulekhaomar789017 күн бұрын

    MashaAllah tabarakAllah ❤

  • @sulekhaomar7890
    @sulekhaomar789017 күн бұрын

    JazakAllahu khayrun sister

  • @KhadijaAbdullahi-f1q
    @KhadijaAbdullahi-f1q17 күн бұрын

    Mashallah🎉

  • @sulekhaomar7890
    @sulekhaomar789017 күн бұрын

    MashaAllah tabarakAllah ❤

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam133718 күн бұрын

    Mahad sanid

  • @baarcadbashiir8103
    @baarcadbashiir810318 күн бұрын

    Wad i dawaysa xamdaay wllo mar kasta oo an cidhiidhi dareemo channel kaga imaada ilahay janooyinkiisa hakugu casuume secondly wllo aniga labadii idhalayba anoo aaaad u yar bay kala tageen almost 4months ba jiray waxaan ku dhacay meel dhexe waxa iqaatay ayeeyday aabo iyo edooyin hadaan malintaa caqli lahaan lahaa wax walbana sii ogaan lahaa wlh wan diidi lahaa wayo wa malintii noloshaydu burburtay aaad bay ii dileen xag sare iyo xag hoosaba ilaa manta dhawacaa ay iso garsiiyen kama kaban lkn i hope inaa hada waxyaabo badan oo an ka bartay ku dhaqmo 😢pls hooyoyinka waxn ku dhiiri galin lahaa ilmihiina meel an agtiina ahayn hakaga tegina

  • @ritwanalrashit4848
    @ritwanalrashit484818 күн бұрын

    I am so happy that you're back.

  • @user-dy6wl5xl9q
    @user-dy6wl5xl9q18 күн бұрын

    Masha.Allah Allah haku barakeyo wlshy

  • @star-ut4ii
    @star-ut4ii18 күн бұрын

    Ku away kumahayne

  • @hoodo9260
    @hoodo926019 күн бұрын

    Gacalo baryahan xagee ka dhacday

  • @AsmaJibriilismaciil-ti1hv
    @AsmaJibriilismaciil-ti1hv19 күн бұрын

    Wllo mahadsanid alle caqliga iyo cilmiga iyo cimrigab ha kuu barkeeyo❤

  • @NasraAbdikadir-gx3vd
    @NasraAbdikadir-gx3vd20 күн бұрын

    Allahuma barik ur my best teacher ❤

  • @XaliimoDufle
    @XaliimoDufle20 күн бұрын

    M.a abaayo cilmiga ilahay haku si yaa diyo