Goorma ayaan ilmahayga kala hadli karaa xubnahooda taranka ama siin karaa xog ku saabsan jidhkooda?

Пікірлер: 25

  • @jamaaltalosame789
    @jamaaltalosame789 Жыл бұрын

    Xamda xuseen guul baan kuu rajaynyaa walal . If iyo Aakhiraba

  • @AbdinourMahamoud
    @AbdinourMahamoud Жыл бұрын

    Mahadsanid walal. Wax badan baan kaa faa'iday mudadii aan kugu xidhnaa. Runtii barashadadu sharaf ii ahayd.

  • @khadiijahassan374
    @khadiijahassan374 Жыл бұрын

    Alhamdullilah ❤️ Abyo waa mahadsantahay ilahay haku jeclado wx walba jeceshay oo qeyr ku ah allah kusiyo Waxan kamid ahay asxbta kugu so biirtay taxanaha #kabasho Wxan ka faiday wxyabo badan Wan isbadalay wll nolosha wey hagagtay weliba adiga dartada iyo aniga dadalkayga Kaliyata wxa raba ina ku dhaho #Hamda mahadsanid 👏🏻👸 Hamda arin yara raba ina kala hadlo plz meela kala soxirir karo isi dhaaf hada #commemtiga aragto I.a ... MAHADSANID.

  • @abdirahmanfarah6681
    @abdirahmanfarah6681 Жыл бұрын

    Keep going wll dadka wax ka qarsoona ayaa u iftiimisay ilahey haku ziyaadiyo cilmigaaga

  • @comment1827
    @comment1827 Жыл бұрын

    Arimaham wa muhim walidka manta joga ine wax ka ogaadaan xili waxa jogna baraha bulshada waxa ju jira ee yihin ibaxiya ama xumanta qawan eena jiran dad ku xadgudbi karo ilmaha waxa la shege dirasa ah 90% ilmaha waxa xuman ku daya ama ku sameya dadka ugu dhaw somlai hada nhy ilmaha hadu dhaho qofkas wax igu sameye lagayaba la garaaco waa aqoon daro runtii madadan oo kale hala fafiyo walidin badan haloo share gareyo mahad sanid walaal hamda

  • @subansuuban4924
    @subansuuban4924 Жыл бұрын

    Mahadsanid xamda Taxanihii narcissistic ga ayaan kaa sugaynaa inaad soo dhamaystirto Thank u wll🥰😍

  • @qaafmaxamed5372
    @qaafmaxamed5372 Жыл бұрын

    mahadsanid sis♡

  • @AlladiiPodcast
    @AlladiiPodcast Жыл бұрын

    Qof aad u aqoonbadan manshalah. Waad mahadsantahay Hamda

  • @shunmyung2287
    @shunmyung2287 Жыл бұрын

    Jazakallahu khyr wll

  • @munaahmed7839
    @munaahmed7839 Жыл бұрын

    MashaAllah wll Illaahay ha ku barakeeyo

  • @tariqmuse4457
    @tariqmuse4457 Жыл бұрын

    Duco badan Hamda Hussein. Alle raali hakaa ahaado walaalo🙏

  • @hormarinbulsheed7729
    @hormarinbulsheed77298 ай бұрын

    Masha allah muuqaal waxtarleh ilaahay habarakeeyo noloshaada

  • @mubarikmedia6471
    @mubarikmedia6471 Жыл бұрын

    Mahadzanid ustaad hamda.

  • @nimcomaxamed9114
    @nimcomaxamed9114 Жыл бұрын

    Hamda hussein abaayo aad umahdsanthy abaayo mcn xili fiican ayaa kahadashay arinkaa aad ayaaan ugu bahneen

  • @dahranali8868
    @dahranali8868 Жыл бұрын

    ada iyo ada ayad umadsantahay wlal shugran xabiibti ❤

  • @haytamhirey7211
    @haytamhirey7211 Жыл бұрын

    wll tallo kusaabsan balwada jirka mowduuc kasoo sameey mhdsnd

  • @umuarwa
    @umuarwa Жыл бұрын

    M.a Alla Habarakeeyobgabdhan wlhi waaayna caawisye Alla haku karameeyo wlo

  • @haykalabdi6601
    @haykalabdi6601 Жыл бұрын

    Asc wllo xamda alle hku barakeeyo dar alle kuu jeclahay wllo...

  • @nimcocawil1608
    @nimcocawil1608 Жыл бұрын

    Walaalo xamda waxaad soo kordhisaa barbarity ilmaha course la xidhiidha walaalo

  • @saidosman9860

    @saidosman9860

    Жыл бұрын

    Asc wll Xamda xagee lagaala soo xiriirayaa qifkii doonaya in uu si toos ah kuula hadlo

  • @iqrasomali12
    @iqrasomali12 Жыл бұрын

    Mhdsanid wll hamda qaali

  • @Iamabddi
    @Iamabddi6 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @dahranali8868
    @dahranali8868 Жыл бұрын

    Ada ayan uga xishineye inan lahadlo carurded

  • @idilmohomett2382
    @idilmohomett2382 Жыл бұрын

    Walal hamda aad baad u mahdsantahay, xoogaa codka kor uya qaad muqaalada dambe i.a .

  • @ayaanahmed8737
    @ayaanahmed8737 Жыл бұрын

    Xilqooyinkiii Narsisstic ma dhamaadeeen xamdaay?