No video

Asalka Ilxaaadka | Bilawgii Allekoodka

muuqaalkeenani waxa uu muujinayaa sidii uu ku soo bilaabmay ilxaadku.
xogo dheeraad ah:
sahanka.net/201...

Пікірлер: 126

  • @HORUMARINTA
    @HORUMARINTA5 жыл бұрын

    Mshllh Aadan khadar Ali nin lagu kalsoon yahy xogtiisa laguna kalsoon yahy wuxu usoo gudbiyo bulshadiisa👑👑

  • @suldanzaki5612
    @suldanzaki56125 жыл бұрын

    maanta anaa u horeeyo ee ramadaanka dartiisa like isiiya walalheyka #mahadsantihiin

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed82975 жыл бұрын

    Subhanallah , ilahay baa #Somali u hiiliyey marki uu #Muslim ka dhigay

  • @ahmedqani7492
    @ahmedqani74925 жыл бұрын

    Ilaahayow diinta nagu sug Waayo waxaynu haynaba diinta islaamka jirta Ilaahayow diinta nugu sug oo dambigayaga dhaaf Aamin

  • @cartemagan8986
    @cartemagan89865 жыл бұрын

    Waa topic aad u xasaasi, good. Waa loo baahan yahay topics-kaan oo kale. Buugga khuraafatu Al-Ilxaad ee Dr. Camar shariif asagu si faahfaahansan buu u sharaxaa bilowgii Atheism-ka iyo kan hadda taagan ee New Atheism. Mahadsanid, dadka noocaan ah na yaan markii dil iyo qur-gooyo lagu la roorin'e ha la dhaho "هاتو برهانكم"

  • @amenxared8505
    @amenxared85055 жыл бұрын

    Islaamku muu iman 1453 sano kahor walaal aadan Diinta islaamku waxay timi maalintii lugtii ugu horaysay ee nabi aadam soo dhigay ayay timi Waakii yidhi ilaahay ( ان إبراهيم كان حنيفا" مسلما" وما كان من المشركين ) ( ان الدين عند الله الإسلام ) صدق الله العظيم

  • @Facelessuplouder

    @Facelessuplouder

    5 жыл бұрын

    MUSLIM EMPIRE ma aadan fahmin . waxa laga hadlayaa waa diinta nabi MUXAMAD Lagu soo dajiyey waana sax 1453

  • @amenxared8505

    @amenxared8505

    5 жыл бұрын

    @@Facelessuplouder Walaal nabi muxammed diin kale lama iman diintii nabiyadii kahoreeyay ay haysteen ayuunbuu dhanystirayay Laakiin nabiyadu waxay ku kala duwanaayeen fariinta iyo kutubtii ilaahay usoo dhiibay والله أعلم

  • @amenxared8505

    @amenxared8505

    5 жыл бұрын

    @@Facelessuplouder Nabi muxamed diinta laguma soo dajin walaal ee kitaabka ayaa lagu soo dajiyay

  • @maryanaxmed1142
    @maryanaxmed11425 жыл бұрын

    Wiil yar oo wadaad ah Misna caqli iyo aqoon ba u dheer tahay Allah haku abaal mariyo

  • @SomaliSongsLyrics
    @SomaliSongsLyrics3 жыл бұрын

    Wadamada yurub kiniisaduhu waa cidla halka ay masaajidadu buuxaan wlhy

  • @c.xakiinbulshaawi6870
    @c.xakiinbulshaawi68705 жыл бұрын

    Aadan alle haku dhowro xifdak

  • @radhas2411
    @radhas24115 жыл бұрын

    Halkaa kaga garaac alle ka oodka...jazakallah ustaad...

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo86514 жыл бұрын

    Muslimiinta allaha ugargaaro

  • @filimcusub6294
    @filimcusub62945 жыл бұрын

    Aadan sahan zxp horay usco zxp qliya

  • @JACAYLKAABBEJK
    @JACAYLKAABBEJK5 жыл бұрын

    MASHALLAH MASHALLAH ADAN ilahay haka Abal mariyo wanaga aad bulshada uso bandhigtid

  • @nafizahali6723
    @nafizahali67235 жыл бұрын

    Alleh haka abaal mariyo wllo

  • @cumaraxmed3107
    @cumaraxmed31075 жыл бұрын

    Qorayna buuga the science in the soul

  • @ZuhaipEprahimi
    @ZuhaipEprahimi5 жыл бұрын

    Zhp Sidaan kuu zugaYaan DaaLeY Sahanka XoGaHa kanaaL an TaGeero markan Burco imaaDo CiD aan aDi aHeYn ma RaadinaYo Aadan Hore u zoco zp👉🍂👉

  • @mohamoudmohamed2197
    @mohamoudmohamed21975 жыл бұрын

    waad iftiimisay xaqiiqada wll alle hakaa abaal mariyee

  • @guulaangodgal4013
    @guulaangodgal40135 жыл бұрын

    Mahadsanid wll aadan sahan

  • @ismailmaryacase3184
    @ismailmaryacase31845 жыл бұрын

    Kor Alle haka dhigo zxp runti wa mawduuc aan aad uga helay waxbadana aan Ka faaidey

  • @sadaqali6048
    @sadaqali60485 жыл бұрын

    Allahayow kuwaansohanuunr yarabi

  • @elmimuhiyadiin7746
    @elmimuhiyadiin77463 жыл бұрын

    Sxb Sahanka Xogta, waxaan kuu sheegayaa in dhulku wareegin ee qoraxdu wareegto iyo dayaxu, Quraanka si fiican u akhri!!!

  • @khaderawalehabdi8334

    @khaderawalehabdi8334

    Жыл бұрын

    Waa run lakin dhulku wuxuu wareega 2 jeer mar wuxuu ku wareega cadceda marna iska laftisa aya isku wareega.

  • @arahmanmohudmashllahlkakga7506
    @arahmanmohudmashllahlkakga75065 жыл бұрын

    Zxp adan adbd umhdsnthy Alla haku dayo nolow zxp inty nololi jirtoH .ilahy jnada hnagu kulnsiiyo inshaalla

  • @fardowsahussainadontialle8036
    @fardowsahussainadontialle80365 жыл бұрын

    Yaa Allah qalbiged dintda ku sugaa

  • @farahhussein1297
    @farahhussein12975 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا جزا أخي ادم سهن

  • @Sheikhana321
    @Sheikhana3215 жыл бұрын

    Wll allah hakaa abaaliyo cilmigaa aad nala wadaagto mar kasta

  • @haniabdirahman517
    @haniabdirahman5175 жыл бұрын

    masha allh waa ruuntaa allah kaa abaal mareeyo

  • @XASILLONICHANNEL
    @XASILLONICHANNEL5 жыл бұрын

    Mahadsanid wll xaqa alle ha tuso dhalinta diinta ka shakisan wlhi aad baan unaxaa kolkaan arko dhalinteeni somaliyed oo soo qoraya hadalo diinta lidi ku ah allow towxiidka nagu dil

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
    @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac5 жыл бұрын

    MaashaaAllah callayka brother Aadan khadar cali Aad baad u mahadsan tahay bro ❤

  • @filimcusub6294
    @filimcusub62945 жыл бұрын

    Zxp aan taageero horay usco zxp

  • @bintuali8462
    @bintuali84625 жыл бұрын

    Alla yabaarik fiik aadan wll.

  • @thabitabdallaali7917
    @thabitabdallaali79175 жыл бұрын

    Masha allah Sxb mahad sanid Barnaamij.aan suga yay ayad kahadashay

  • @diamondfilmsdiamondfilms
    @diamondfilmsdiamondfilms3 жыл бұрын

    zhb ale haku ilaaliyo🇸🇴 wll waxad noo shegta sidee uga gulaysan karna galada iyo diin khalda yaasha

  • @aaminbidixo9187
    @aaminbidixo91875 жыл бұрын

    man shalla dadaal badan iyo horumar wacan zxp adan khdar cali

  • @cawkechannel3569
    @cawkechannel35695 жыл бұрын

    illaahay hakaa abaal mariyo wll waxaad noo faa'iday waxyaabo badan oo aanan aqoon u lahayn jasakallaah

  • @idontcare6856
    @idontcare68565 жыл бұрын

    MasHa AllaaH thanks bro Zajaka AllaaH kheyr 🙄🙄

  • @hamdakaarshe9957
    @hamdakaarshe99575 жыл бұрын

    Masha allah tabaarakallah😍

  • @yacquubsiciid6219
    @yacquubsiciid62194 жыл бұрын

    Maansha alaah walaalkay ilaahay ha kuu bara keeyo

  • @amiincigaal9457
    @amiincigaal94575 жыл бұрын

    Mahadsanid aadan

  • @ayaanfarahmoha4564
    @ayaanfarahmoha45645 жыл бұрын

    masha Allah madsanid

  • @walalahamedia607
    @walalahamedia6075 жыл бұрын

    Ilhy hanaga dhigo kuwi laga aqbaly soonkod iyo salaadoda wlayal subscribe isaaara please 😭😭😭

  • @arqamabdirahman6670

    @arqamabdirahman6670

    5 жыл бұрын

    Deek Darajo official

  • @walalahamedia607

    @walalahamedia607

    5 жыл бұрын

    @@arqamabdirahman6670 pro isaar subacribe ane aanku saree

  • @waheliye44
    @waheliye445 жыл бұрын

    Aaadan keep going pro from Cardiff

  • @najwaahmed746
    @najwaahmed7465 жыл бұрын

    tnx bro

  • @abdikanimohammudali1955
    @abdikanimohammudali19555 жыл бұрын

    You're genius pro

  • @MohamedAhmed-on1ef
    @MohamedAhmed-on1ef5 жыл бұрын

    Thanks adan

  • @abdishakourmohamoudjama2326
    @abdishakourmohamoudjama23265 жыл бұрын

    Hore usoco brother

  • @mohamedismail5636
    @mohamedismail56365 жыл бұрын

    Allah hakuxafido sxb

  • @nasirnafii5184
    @nasirnafii51843 жыл бұрын

    Allah yaxfidhka mufakiru somal

  • @qoojechannel9416
    @qoojechannel94165 жыл бұрын

    Allow ku daa walaalkeen adan khadar

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe5 жыл бұрын

    Sahan☝✌

  • @cabdalaaadam7920
    @cabdalaaadam79205 жыл бұрын

    Asc sxb hore ucoso

  • @hanadmahamud1895
    @hanadmahamud18955 жыл бұрын

    Alle hakaa amaal mariyo

  • @cawkechannel3569
    @cawkechannel35695 жыл бұрын

    شكرا اخي

  • @koigermohet56
    @koigermohet565 жыл бұрын

    💟💞

  • @warsameahmed6284
    @warsameahmed62845 жыл бұрын

    My proj love u

  • @dkproduction8327
    @dkproduction83275 жыл бұрын

    Aadan Zahan

  • @khaalidkhadar3615
    @khaalidkhadar36155 жыл бұрын

    masha allah

  • @wejdaanaabdurahman3506
    @wejdaanaabdurahman35065 жыл бұрын

    Diinta islaamka waa diin aqooneed waana diinta kaliya ee taxadi ama challenge samay karta Waxaa aaminsanahay dadka ugu badan ee diinta islaamka qaadanayo inay yihiin scientist yaasha philosopherada mulxidiinta ah

  • @dhoolmohamed4271
    @dhoolmohamed42715 жыл бұрын

    mnshlah

  • @qazaliboywihiib5785
    @qazaliboywihiib57855 жыл бұрын

    Aftahan baad tahay zhp adan keep going

  • @haariy_official355
    @haariy_official3555 жыл бұрын

    Allaxamdulilaah

  • @mohamedismail5636
    @mohamedismail56365 жыл бұрын

    Ok dorada aa ka aqlibadan kuwas lagushegay badariyasha

  • @yarkaqaniga6643
    @yarkaqaniga66435 жыл бұрын

    Sxp waxaad iga jaahil tirtaa buugtee akhridaa Ma arag buug soomali aha Imisa looqadood ayaanad taqaana hana qoslin waxay iga tahay jaahil nimo noona samee mar aad ka jawaabayso so aalaha tagerayaashaada mahadsanid👍🏿

  • @sahanka97

    @sahanka97

    5 жыл бұрын

    Wll wxn aqaanaa luuqadeena hooyo carabi iyo englishta oo aanan iyada ku dheerayn kollau saddexdaasaan si wacan u aqaanaa waxna ku baadhaa Lkn xogahan 95% waxan ku baadhaa carabi buugta aan akhriyaana waa carabi badanka Muuqaalkanna waxa aan ka soo xigay buuga الالحاد مشكلة نفسية Mhdsn wll su'aashaada habboon insha allaah bacda ramadaan waan samaynayaa barnaamijkaas su'aalaha

  • @yarkaqaniga6643

    @yarkaqaniga6643

    5 жыл бұрын

    Mahadsanid wll jawaabtaada ugaas baatahay waan kuu hanbaliyaynayaa waxaan ahay taageerahaga oo ku dhiirigalinaya dhib iyo daragba waxaan aqaana luuqada germalka iyo English oonan ku fiicnayn lkn buug kasta oo jarmala wuxuu ka shekaynayaa galmo iyo wax lamida kuma jiro wax aqliga kurdhinayaa Markaa sidaas ayaan kuu waydiiyay mahadsanid👍

  • @Comps223B
    @Comps223B5 жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @qazaliboywihiib5785
    @qazaliboywihiib57855 жыл бұрын

    Ilaahy haku barakeeyo

  • @naasirsiciid654
    @naasirsiciid6545 жыл бұрын

    Alx allow adiga ayaa islam iga dhigy mxay jaah wareer ku jiraan intii aan islam ahayn wan jeclahay diintayda wlhi

  • @sadiacisman6971
    @sadiacisman69715 жыл бұрын

    Waaa mawduuc aad io aad aaan uraby wllo waxaa haboonan lhyd in afka Hooyo lagu qoro buuug ka hadlysa dadkaan mulxidka noqday kuwaaba kahdlya alle wyn cadaldiisa oo Ku leh marabo inaan wax aamino ee waxaan rabaa inaan wax ogaado

  • @cabdiraxmanxasan7186
    @cabdiraxmanxasan71865 жыл бұрын

    Maansha Allh maanta akhrinayay

  • @youngdahir
    @youngdahir5 жыл бұрын

    Ifku kadisbu ku abuurmay kadib markay dhacen falal aan ku tala gal ahyn cid samaysayna ma jirto!? Run ahnti wa wax lagu qoslo man-gabnimadooda alle diidka

  • @xasanturky1935
    @xasanturky19352 жыл бұрын

    Keep going zxpqali

  • @siimbacadde104
    @siimbacadde1045 жыл бұрын

    Aad iyo aad hore usoco walal

  • @rayschannelkhaalidtafo5471
    @rayschannelkhaalidtafo54715 жыл бұрын

    mahadsanid wll

  • @xamsemahdi3861

    @xamsemahdi3861

    4 жыл бұрын

    Asc wllo qli

  • @maxamedmursal359
    @maxamedmursal3595 жыл бұрын

    Ibnu xalaal

  • @omermohamed749
    @omermohamed7495 жыл бұрын

    Maashallah

  • @shactirotv1845
    @shactirotv18455 жыл бұрын

    aadamow wall wa imasa da’daada كم عمرك يا ادم

  • @sahanka97

    @sahanka97

    5 жыл бұрын

    21.5

  • @shactirotv1845

    @shactirotv1845

    5 жыл бұрын

    Waxabarashada jaamacada mad dhamaysay

  • @wiilhoogkomando4991
    @wiilhoogkomando49915 жыл бұрын

    Mahdsanid sxb

  • @abdirahmanfigo1042
    @abdirahmanfigo10425 жыл бұрын

    Sxb waxa ka codsaNys IN nLawadgtid barnamij ku sabsBan niyad jabka ama stresska

  • @najiibbarreahmed5891
    @najiibbarreahmed5891Ай бұрын

    Umadeenu dhalin sidaada oo kale ufikiraysa haday jirto waxna baraty soo galootiga iyo maskax kaqabsashada ina daahsaty maynan dhaceen

  • @djcayanaan6255
    @djcayanaan62555 жыл бұрын

    Mansha alah

  • @cumaraxmed3107
    @cumaraxmed31075 жыл бұрын

    Atheiska uugu weyn xiligan waa Richard Dawkins

  • @ducoqabe4486
    @ducoqabe44865 жыл бұрын

    Masha allah

  • @faysaljamac3357
    @faysaljamac33575 жыл бұрын

    Dadka qaar iyagoon waxba dhagayaan ayay comantiga kusoo didaan maxaa sababay ayaad leedahay adiga aqrinayo qoraalkaan

  • @eliasmoha3121
    @eliasmoha31215 жыл бұрын

    Reference Ha laHaadaan Si loo dib loogu Daalacdo Book aad ka so Tabineyso

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi88045 жыл бұрын

    Mahadsanid wallaal

  • @acazaam
    @acazaam5 жыл бұрын

    وذر اللذين يلحدون في اسمائة. الانتخاب الطبيعي والطفرات العشوائية ردها ربنا قبل حدوثها ١٣عشر قرنا قال تعالي "وربك يخلق ما شياء ويختار ما كان لهم الخيرة سبحانه " هنا ماتت رؤية داروين

  • @abdalletube519
    @abdalletube5195 жыл бұрын

    Alla kood mxaa loola jeedaa wll

  • @shucaybabdimohamed6979

    @shucaybabdimohamed6979

    5 жыл бұрын

    abdalle tube waxaa loolajedaa “atheist”

  • @shucaybabdimohamed6979

    @shucaybabdimohamed6979

    5 жыл бұрын

    Ama ALLE moog

  • @abdalletube519

    @abdalletube519

    5 жыл бұрын

    @@shucaybabdimohamed6979 mahad sanid sxb

  • @alleaamintv3804

    @alleaamintv3804

    4 жыл бұрын

    Alle diidka in kiray jirtaanka alle

  • @jirdemohamed1913
    @jirdemohamed19135 жыл бұрын

    Mahad saniid Walal Sida wngs uu nogoo so godbisay

  • @khadijomaxamuud235
    @khadijomaxamuud2355 жыл бұрын

    Inta aad kidhagantahay diintaada islaamka waxaad tahay faras cadaan badan dhexmarayana iftiinka cadceeda

  • @mohamedrajaab1641
    @mohamedrajaab16414 жыл бұрын

    thanks bro

  • @khadercampe693
    @khadercampe6935 жыл бұрын

    Bro lanbrkga ubahanhy

  • @hibaaqtimajilicxidigtaceeg3303
    @hibaaqtimajilicxidigtaceeg33035 жыл бұрын

    Msh alh galada muslink wx wlba kaga horeyay

  • @CRISTIANORONALDO-im3hw
    @CRISTIANORONALDO-im3hw5 жыл бұрын

    *fadlan kusoobiir #636930509# xadaawi*

  • @omarmaxmud7794
    @omarmaxmud77945 жыл бұрын

    Walaal ama macalin numberkaaka mahelikaraa

  • @omarmaxmud7794

    @omarmaxmud7794

    5 жыл бұрын

    @@hazard..8343 waxaa kaakalay adiga mafahmikartid

  • @cabdicasiiz2356
    @cabdicasiiz23565 жыл бұрын

    M.a

  • @apdirahmanmousa7417
    @apdirahmanmousa74175 жыл бұрын

    #MHDZNID

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed82975 жыл бұрын

    11 😳 Gaal oo #losers ah baa #dislike saaray #vedioga Allahu akbar

  • @jokejoker4752
    @jokejoker47525 жыл бұрын

    waxaad laheyd cidii wax isku heeso hala soo banaan baxdo oo ha ila doodo hadana 2 qof comment ee baxsheyna delete kareysay marka su'aasha waxee tahay halkee ka keeneysa dulqaadka aad cid kula doodeysid

  • @_mustph3_

    @_mustph3_

    5 жыл бұрын

    Aduh diinteed hysaty horta dood kulha

  • @jokejoker4752

    @jokejoker4752

    5 жыл бұрын

    @@_mustph3_ diiinteda waa mid aniga i quseyso

  • @kaahanuura512

    @kaahanuura512

    4 жыл бұрын

    joke bbb Shaqo yeelo somalida ayadan gaaalnimo kusi ururayan xaqiq warya adiga dintada baro una diyar garow sualo iyo jawaapo🤮

  • @aishaomarisrael3738

    @aishaomarisrael3738

    2 жыл бұрын

    Muxuu kaa delete gareeye? Teeda kale adiga hadii aad cawan ama mulxid tahay waxaad heesid soo daa

  • @dahadhacker923
    @dahadhacker9235 жыл бұрын

    😃Dhulka Iyo wareeg yahey iyo inoo fidsan yahey Wali dagaal ka taagan Ileyn Shirkada NASA sawirada ey soo saarto waa CGI

  • @hamseiggeh6331

    @hamseiggeh6331

    5 жыл бұрын

    sawirada marka laga yimado inay run yihiin iyo inkale.....waxa jira waxyaabo kale oo cadaynaya in dhulku goobo yahay

  • @dahadhacker923

    @dahadhacker923

    5 жыл бұрын

    hamse iggeh Ani flat earth ma ihi globe earth neh ma ihi Waayo Ilaa wali majiro sawir sax eh oo dhulka eh kaliyaha waa CGI sawiradas

  • @sugaalcartan
    @sugaalcartan5 жыл бұрын

    Dislike cidda saartay yaa garanaya 😂

  • @XASILLONICHANNEL
    @XASILLONICHANNEL5 жыл бұрын

    Mahadsanid wll xaqa alle ha tuso dhalinta diinta ka shakisan wlhi aad baan unaxaa kolkaan arko dhalinteeni somaliyed oo soo qoraya hadalo diinta lidi ku ah allow towxiidka nagu dil

  • @c.xakiinbulshaawi6870
    @c.xakiinbulshaawi68705 жыл бұрын

    Mahadsanid

Келесі