No video

Jawaab-Quman-Celinta Degdegga ah! | Qisooyin | Q. 1aad.

Barteena Instagram-ka:
/ aadan_sahan
Taxanaha Shubahaad Saarka:
• Maxaynu U Soonaa Ramad...
Taxanaha Xaqiiqada Qadhaadh:
• Xaqiiqada 01 | Asalka ...
Taxanaha Soomaalida Weyn:
• Soomaalida Weyn | 01 |...

Пікірлер: 341

  • @cumargolden
    @cumargolden Жыл бұрын

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan ilaahay qabrigeenna beer beeraha jannadda kamid ah ha nooga dhigo, Aamiin dheh.🤲😍💖 By #cumar Golden

  • @maamecade8938

    @maamecade8938

    Жыл бұрын

    Amiin amiin amiin amiin

  • @nimconuur8178

    @nimconuur8178

    Жыл бұрын

    Aamiin aamiin aamiin 😊

  • @apdiwqhB2804

    @apdiwqhB2804

    Жыл бұрын

    Aamin

  • @abdirahmanhasan8688
    @abdirahmanhasan86884 жыл бұрын

    Asalaamu calaykum Wll Ilaahay waxa koobaad ee uu kaa xisaabinaayo malinta qiyaame waa salaada ee salaada iska hagaajiya xafidana iska saxana khaladaadka salaada kuna qor you tubka salaada saxda ah iskana sax kaladaadka waysada Wll inta aan lagu xisaabin is xisaabi

  • @AidarosHassan

    @AidarosHassan

    4 жыл бұрын

    Haye

  • @sumayaaxmed5416

    @sumayaaxmed5416

    4 жыл бұрын

    Manshallah

  • @iimaanhasan8237

    @iimaanhasan8237

    4 жыл бұрын

    jj))

  • @somali8979

    @somali8979

    4 жыл бұрын

    Mnsh alah

  • @somali8979

    @somali8979

    4 жыл бұрын

    Man sha alah

  • @saaxyuusuf1560
    @saaxyuusuf15604 жыл бұрын

    Wlhi best KZreadr Somali community...👍🇨🇵🦜

  • @hasandaadshe23

    @hasandaadshe23

    3 жыл бұрын

    75646633783387337476446389229485298457578221

  • @user-vh3uw9tl2g
    @user-vh3uw9tl2g4 жыл бұрын

    Wlhi wad iga qoslisey "Dabcan sideydoo Kale" 😂

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia31244 жыл бұрын

    Ninka layiri waxaan ku mooday geber waa gabyaagii carbeed ee Abuu dayib al-mutanabbi أبو طيّب المتنبّي القائل: الخَيل واللّيل والبيداء تعرفني والسّيف والرُّمح والقِرطاس والقَلم.

  • @adandhgey
    @adandhgey4 жыл бұрын

    The man who sails worldwide... Never loose your temper so easily. It’s a sign of weakness... No matter how many mistakes you make or how slow you progress, you are still way ahead of everyone who isn't trying. Wlhi this channel is amazing; Ma Shaa Allah.

  • @qulasadaqays

    @qulasadaqays

    4 жыл бұрын

    thi is very good

  • @safiyoadan3438

    @safiyoadan3438

    3 жыл бұрын

    Waryaa hee dheh! Maxaa afkaagii kuu diiday.!?

  • @-SOM-SANDY

    @-SOM-SANDY

    6 ай бұрын

    @@safiyoadan3438 😂😂😂😂😂

  • @hannaheprahem8529
    @hannaheprahem85294 жыл бұрын

    WaLaL Dar ilHY waLhyy Ku JecLahY ♥️🦋

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe4 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂 Nio waxay u badanyihiin kuwo lagu qoslo wlhi😂😂☝

  • @mustafeabdirahman6188
    @mustafeabdirahman61884 жыл бұрын

    Xikmadu waa baadi inaga maqan siduu nabigeenu ( scw ) inoo sheegah 💓💓💓💓💓💓💓💓 قال الله تعالى (و قولوا الناس حسنا)

  • @abdirasak3892
    @abdirasak38924 жыл бұрын

    Inta allah jecel wlo like sara

  • @adansalah404

    @adansalah404

    4 жыл бұрын

    Akhlaaqda waa muhiim nacasyahow

  • @bravetdclever6319

    @bravetdclever6319

    4 жыл бұрын

    We love our God Wax aan like ahayn mad haysa

  • @sidiiqsaafi7856
    @sidiiqsaafi78564 жыл бұрын

    oday odayaasha kamid ah ayaa isla hadli jiri sidii qof waalan markaasa la weydiiyey oo lagu yiri mxd iskula shhekeystaa kaligaa miyaad waalatay mar kasuu ugu jwby dadkoo dhan waa ay islahadlaan balse aniga waan is maqashiiyaa..!!

  • @hanadtheone7634
    @hanadtheone76344 жыл бұрын

    Masha Allah qofba qofka uu ka af gabanyahay wuuka xigmad badanyahay oo aduunka waxaa ugu xigmad liita kuwa ugu warka badan

  • @mm-ee9vp
    @mm-ee9vp4 жыл бұрын

    واِذاالوحوش حشرتً٠ وضرب لنا مثلاً ونسيَ خلقه ✋ caqli badanaa gabadha

  • @mohamedeidnouhbhd2306
    @mohamedeidnouhbhd23064 жыл бұрын

    Sahanka xogaha 👏👏👏🔥🔥🔥 waruntaa in xikmawi la noqda wey wngsn tahay soo badi casharada sidan oo kale ah wll Thank you 👍

  • @suhaibfantasticboy9786
    @suhaibfantasticboy97864 жыл бұрын

    Adam masha'allah way fiican tahay in LA noqdi xikmaawi

  • @abdilbassidmohali7739
    @abdilbassidmohali77394 жыл бұрын

    Aaynishtayn ayay gabadh fananed ah oo qurux baden ku tidhi ka waren hdaynu is guursano oo aynu dhalno ilmo saada u caqli baden sidaydana u qurux baden ?!🤔 Kadib ayyu ugu jawaabey Ka waren hdaynu dhalno ku saada u doqonsan sidaydana u fool xun ?!😂😂😂😂 Aadam nin aan taagero الي الامام دايما يا اخي ❤❤❤

  • @Cabdallafilms23
    @Cabdallafilms234 жыл бұрын

    Walal aadanoow waxaan kula wadaagi doonaa qiso aniga igu dhacday oo jawaabtaa degdegga ah Alle i waafajiyey waxaanay ahayd: Marka raggu isugu yimaadaan meherad laga shaaheeyo sida caadiga ah raggaa meesha isugu yimi mid kamid ah ayaa bixiya qarashka guud ee shaaha la cabbay ninka aan badanka bixinin lacagta shaaha ee aan maalinna is xilqaamin ee aan odhanin maanta anaa shaaha idiin shubaya/bixinaya shaaha lacagtiisa hoosta ayaa laga yar calaamadiyaa. Sidaa awgeed maalin ayaan si kedis ah u soo galay madal lagu hadal hayey nin aan shaaha shubin badanka dabeed mid ka mid ah raggii ayaa inta uu i soo eegay yidhi( "dee Cabdalleba shaaha muu shubin weligii") dabeed waa lay soo wada eegay balse waxa aan ku hal celiyey weedh iga jeedisay indhihii dadka ee dhaliisha rabay in ay arkaan una bedeshay in ay madaxa wada ruxaan oo ay yidhaahdaan wallahi waa tuntii oo wuu kaa badiyey weedhaas oo ahayd "Haa oo waligay meherad shaaha lagu iibiyo kamaan shaqayn". Mahadsanid

  • @princessaymanmohamud8115

    @princessaymanmohamud8115

    3 жыл бұрын

    Haa masha Allaah

  • @umuumohamed7751
    @umuumohamed77514 жыл бұрын

    hada ka horba gabar iyo islanteeda sodohdeeda xooga xurgufa dhex martay deeto gabadhii oo meel supermarket wayn aha joogta ba islaani uyeerty ila somalida afdheeri ba lagu cadaabine dadkii oo somali u badnaa oo war jacayl dilayo ba soo eegay qaybi wayba u istaageen habartii intay kursi soo jiidaty oo gacmaha isi saaraty bay te naya habaryar maxaad sodohdaa udishy gabadhii kama waaline waxay tiri sodohday waa adoo kle adna in lagu dila istaahishaa😁😁😁 anigu Kuwa mesha tagan ban ku jiray ila imika gabadhan waan ku qoslaa markan xasuusto say uga raysay umadii gidigood habartii bay ku camirteen habartii iyadoo isku madoobaty bay tagty

  • @a.rashiid0
    @a.rashiid04 жыл бұрын

    Part 2 soo saar wllo tnks 👋❤

  • @a.samedhaddi7114
    @a.samedhaddi71144 жыл бұрын

    جزاك الله خير اخي

  • @abdiladiifali3799
    @abdiladiifali37994 жыл бұрын

    Aadan Thankis xikmado qliya weye MashaAllha ✌✌✌🇮🇹

  • @apdillahisiciidapdillahiha9952
    @apdillahisiciidapdillahiha995210 ай бұрын

    Allow waa ku barya umadaada i jeclaysi xikmad lena iga dhig yaavrabi😢

  • @qulasadaqays
    @qulasadaqays4 жыл бұрын

    masha Allah wall ilahay ajar hakasiyo

  • @kamalkani5258
    @kamalkani52584 жыл бұрын

    Haaa mudane waaa xikmady qurux badan lknse kuwa Somali ah ooo badani Kuma jiran waana helikarnaaa kuwaas, kaliya aqri tarikhda garaad wiil Waal imisa fax celin baad kaheli kartaaaa,, EEE kuwa somaalida inooo soobadi,,, mahadsanid

  • @ubahnuur3290

    @ubahnuur3290

    4 жыл бұрын

    Mash Alah 🤩

  • @abdirahmanmahamed8118
    @abdirahmanmahamed81184 жыл бұрын

    Asc sxb aad iyo aad bad u mahasan tahay wax badan ban ka faiiday horay u soco

  • @abdimooge3469
    @abdimooge34694 жыл бұрын

    Laba nin oo saaxiib ah ayaa mid baa yidhi waar hebel xalay waan riyooday waxaan? Kii kale oo maxaad ku riyootey? Waxaan ku riyooday anoo janada galay... Kii kale ayaa ku celiyey oo saaxiib ana ma kula socdey? Inta uu sidaa u eegay ayuu ku yidhi "haa, markaan ku arkaybaan gartay inaan riyo ku jiro..."

  • @janogalechannel9013
    @janogalechannel90134 жыл бұрын

    Msha Allah maankayaga dhistay illahy maankga hadhiso shp

  • @CabdiWahaab-nh8xu
    @CabdiWahaab-nh8xu5 ай бұрын

    isoo duceeya inow ilahey muradkeyga sahlo

  • @jossephsaid1303
    @jossephsaid13034 жыл бұрын

    Mansha Allah Aad Baad Umahad San Tahy Sxb Aadan Wax Badan Baan Kaa Faa,iiday Waxanse Ku Darsanaya Hal Sheeko Oo Laga Yaaba Inaad Maqasheen Badankiinu Waxaa Lawariyaa In Qays Oo Meel Iska Fadhiyaa Uu Arkay Eygii Layla Oo Meel Ordaya Kadib Qays Inta Uu Si Degdega Fadhiga Uga Kacay Ayuu Bursaday Caydhsaday Sida Uu Usoo Arko Layla Qalbigana Uu Farxad Uga Dareemo Malintisasna Ay Sida Ku Dhaafto Markii Uu Qays Kaso Laabtay Layla Ayaa Rag Sali Ku Fadhiyaa U Yeedhen Kadibna Waxay Ku Yidhaahdeen Qaysoow Maxd Markii Dhawayd Aad Ordaysay Noo Dhaaftay Oo Aad Noola Tukan Wayday Qays Ismaba Dhibine Waxa Uu Ugu Jawabay Idinma Arkayn Wllhi Ee Munaafiqin Baa Tihiine Ku Celiya Salaada Hadii Aad Eebe Ujeceshihiin Sida Aan Layla Ujecelahy Imaydaan Aragteene 🤣👏

  • @seaditeyib9070

    @seaditeyib9070

    4 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @SareyFarah
    @SareyFarah6 ай бұрын

    Codkar iyo xigmad uusaaxiib ❤Aadan sahan❤😊

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 Жыл бұрын

    Noosoo badi waanka faa,idnay

  • @deeqa2700
    @deeqa27004 жыл бұрын

    Jazaa kallahu akhiii aad baan u mahsan tahay sida quruxda badan eed noogu faidaystay alle hakuu siyaadiyo cilmiga iyo xikmada iyo caqlina anigana mid baan idiin faidaynayaa wiil Aan isla deganayn qol ayaan ku idhi war mad sigarka joojisid Aad cabaysid iska joogisid markaas ayuu iigu jawaabay Berlin hal habeen laguma dhisin

  • @mustafecabdiwali9983
    @mustafecabdiwali99834 жыл бұрын

    Sxb waxaan garanayaa jawaab aad iisoojiidatay aadna iiga qoslisay maalinyii iigu horaysay ee aan maqlay Waadna soobaari kartaa ninkii musaylama ahaa ee nabinimada sheegtay ALLAAH Hanacladee ayaa wuxuu yiri nin kamid ah odayaashii reer quraysh ee madaxa adkaa waadna unecbaa nabiga scw kadibna wuxuu kuyiri Hebelow waxaan ahay Nabi lasoodiray markaasuu aad ugu dhaartay aadna ugu celceliyey Wlh nabi baan ahay odayguna Wuuba iska aamusnaa afkiisa ayuunbuu fiirinayey markaasuu yiri adaygii WLH iskadaa nabi aad tahay Waxaad ogtahay in aan ogahay in aad beensheegaysid macnaha wuxuu layaabay dhaarta aanu idirsan oo uu iskadhaaranayo had iyo Jelena Qofka beenta sheegaya waxkadhaarbadan

  • @sumayaaxmed5416

    @sumayaaxmed5416

    4 жыл бұрын

    Hhhh haa Wlhi

  • @bravetdclever6319
    @bravetdclever63194 жыл бұрын

    Waxaad tiri waan Dhuuban yahay Lakin walal Kuma Arkin fadlan Live° Mahadsanid

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane18404 жыл бұрын

    Masha Allaah mclin Aadan Fadlan arimo muhiim ayaan kuu hayaa Oo Alle dartiis ah hddaa araktid fariinteeyda iga soo jwb ina sii meel lagaa helo maadaama aa tahay qof shacbiyad leh xikmadna leh arintaas aniguna tilmaamteeyda aan ajar ku helee

  • @hamsehussein8997

    @hamsehussein8997

    3 жыл бұрын

    Instigraamka Ka helaysaa

  • @caamirmuqtaar4200

    @caamirmuqtaar4200

    3 жыл бұрын

    Axkale kusood

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane18404 жыл бұрын

    Masha Allaah waa xikmado aad u muhiim Doqomadu waa u qosol xikmadlayaashana waa u faaido

  • @HassanAli-fh1tj
    @HassanAli-fh1tj4 жыл бұрын

    Please soo ururi qar inta k badan barakullahu fiik fidunya wal aakhira.

  • @guledmahad3632
    @guledmahad36323 жыл бұрын

    Madaxweyni hore e Somalia aya weriyihisa khaska ah o waqtiga la jogay alle hawnaxariste Cawke weydiiyay War cawke Horta Codkagu weynaa cawkena wuxu ugu jawaabay Madaxweyne ninba Meel u weyn oo ugala jeeday Afweyne

  • @user-yq4ox4ds9t
    @user-yq4ox4ds9t4 жыл бұрын

    Macalinkayga aadan sahan Allah haku sharfo

  • @aadanadesh3403
    @aadanadesh34034 жыл бұрын

    Walal guul baan kurijeenaya

  • @arimaheena7685
    @arimaheena76854 жыл бұрын

    Inta codkarka like saara

  • @hanaanhonour2392
    @hanaanhonour23923 жыл бұрын

    Ninbaa nin intu dhipsadey ku yidhi war waxagan kudaafada ahi xageed naga soo raacdey Ismabuu dhipineh wxu ugu jawaabey Adigu teebad joogtey 😂😂😂

  • @suheybahmed8561
    @suheybahmed85614 жыл бұрын

    Ayeeyday labaad ee xaga aabo alle ha unaxariistee ayaa waxa adeerkay ku yidhi ayeeyo foolxumidaa kolkaa ayeey tiri farihii alle fara iiga madanbayn kkkkk

  • @blacklion2603

    @blacklion2603

    4 жыл бұрын

    0

  • @HALBEEGTRADE

    @HALBEEGTRADE

    4 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣Walaahi Runteed Allaha u Naxariisto 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @HALBEEGTRADE

    @HALBEEGTRADE

    4 жыл бұрын

    Aniga Ayeeydeyda dhanka Hooyo alaha u naxariistee wexey igu Tiri Ayeey Naag indhoolr hdaa guursatid wax indho leh ayey ku dhalee qof lug la hdaa guursatidna wax laba lug leh ku dhalee mansha allah ilaahow Qabriyadooda u nuuri amiin kuli waalidiinteena iyo dhamaan Muslimiinta oo dhan 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾Ya Rabbi

  • @soomalishow7204
    @soomalishow72044 жыл бұрын

    WaLaL Dar Ilahey Isaga Jeclahey BarnamijuadadaH

  • @hamzek3981
    @hamzek39814 жыл бұрын

    You deserve a thousands subs According to your work keep going

  • @engineerabdirahmanmohamed9476
    @engineerabdirahmanmohamed94764 жыл бұрын

    Hhhhhh Dabcan sidayda oo kale.

  • @inahajji5866
    @inahajji58664 жыл бұрын

    Wll allaha ku sharfo waan jeclahay barnaamijyadaada 🙏🙏😍😍😍

  • @waydiistoreonline2019
    @waydiistoreonline20194 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkk sxb mahadsanid xigmadahha aad noo soo gudbisay gaar ahaan waxaan ka helay waa runtaayoo dameerihu iyaga uunbaa isyaqaan

  • @adansalah404
    @adansalah4044 жыл бұрын

    Mashllh barnaamijkan xiiso leh

  • @yahyenouh4713
    @yahyenouh47134 жыл бұрын

    Aad ayaad u mhadsan tahay

  • @Aw-jaamac
    @Aw-jaamac4 жыл бұрын

    Aadanow sheekooyin ka aan hayo ee kusaab san Jawaab-celinta-degdegaa badan kood waad sheegtay kuwo aan barnaamijka kafaa idayna waa buux waxaanse hada niyadayda kusoo dhacday Anigoo maalin Meherad fadhina oo iska shaahayna baa lakaftamay Mid dhalintii meesha fadhiday kamida baa Nin kii Hadalka watay Kuyiri "Hebalow Naga Aaamus waan ognahay waagaa yarayd Xaafadaha ayaad wareegi jirtay oo dadka ayaad daqaadaha kadaawan jirtaye"' Waa laqoslay laakin isma dhbin inta qoslay buuye "Nin yahow waa runtaayoo Habeen aan walaashaa arkay qaylada kabaxaysay waalayaabay"..

  • @cabdihaadimustafe9947

    @cabdihaadimustafe9947

    4 жыл бұрын

    Kkkk

  • @mohamedcade143
    @mohamedcade1434 жыл бұрын

    Aad baan uga helaa barnaamijyada Sahanka xogaha waxaan ka korar saday aqoon iyo ilbaxnimo aad u sareysa jizakalah wll

  • @hooshbanadir221
    @hooshbanadir2214 жыл бұрын

    Macallin aad baad u mahadsantahay. In badan baan ka faaiiday cashiradaada.

  • @mohamedjaamac327
    @mohamedjaamac3273 жыл бұрын

    Aadanow alaha ku xifdiyo sheekoyin xikmad iyo xaraabo wata baad noo keen taa ninyahow sheekoyinkaan oo kale noo soo tabi insha allh

  • @maxamedismaciil3959
    @maxamedismaciil39594 жыл бұрын

    Wll waad ku mahad santahay barnaamujyadaada qiimaha badan ee aad bulshadaada usoo jeediso allana ha kaa abaal mariyo waxaanan kaa cod sanayaa inaad barnaaamujkan oo aad qaybo kale noo soo diyaarisid insha allaah

  • @maprukaminttmoon2806
    @maprukaminttmoon28064 жыл бұрын

    Imaamka mancha Allah halkeedu dhigy

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan4 жыл бұрын

    Mahadsanid walal adan waxdthy qof aqoon sheerlah

  • @zakariyemaxamed5501
    @zakariyemaxamed55014 жыл бұрын

    Alahq ku shrfo ustaac

  • @abdiazizhazzan962
    @abdiazizhazzan9624 жыл бұрын

    Wllo aad Baan kaaga mahad celinaynaa waqtiga aad noo soo hurtay ee aad Xikmadahaa noo diyaarisay ILLAHAY Wax khyr qaba hakugu badelo.

  • @mahadcalibaalle763
    @mahadcalibaalle7634 жыл бұрын

    🤣 masha allah sxp horay usoco anigoo isku raacnay sxptey liido beach baa ku arkay Gabar isoo jiidatay qurux deeda, markaan fiiriyay ayey sxptey i aragtay, su aal ayey iweydisay.. maxaa dhacay aniga masanab kula socdaa ii maleysay? iskama waalinee...🤣 waxaa dhahay waa dumaashiday...

  • @rmi4700
    @rmi47004 жыл бұрын

    شكرا أخي نحن نريد مثل هذه الفيديو

  • @abdirahmanabdallaomar6335
    @abdirahmanabdallaomar63354 жыл бұрын

    Asalaamu calaykum walaal Aadan. Aad bad ugu mahadsantahay barnaamijka qiimaha badan ee aad nala wadaagtay. Waxaan ka codsan laha in aad ka so diyaarisid video kale isla barnamijkan hadday macquul tahay. Mahadsanid walaal.

  • @dahirsaid4001
    @dahirsaid40014 жыл бұрын

    Waa xikmado aad u qiimo badan Waa ku mahadsantahay

  • @cabdulahimalaas7764
    @cabdulahimalaas77644 жыл бұрын

    Masha allah

  • @abdishakuurfarah2220
    @abdishakuurfarah22204 жыл бұрын

    Wlhi wa youtube ka kaliya aan wax ka faiido lkn wll xaga codka hormarin kusameee like mix

  • @saydomer3493
    @saydomer34934 жыл бұрын

    Dhali sacle Reer burco uunba granaya

  • @mahuraan646

    @mahuraan646

    3 жыл бұрын

    Walal ii sharax adigoo mahadsan

  • @laylaapdisamad8832
    @laylaapdisamad8832 Жыл бұрын

    Is naxi ppe wan ku so donaya 😂🥺❤️🦁

  • @ahmedapdi9149
    @ahmedapdi91494 жыл бұрын

    Waa sidii abahii wiilkiisa ku yidhi س iyo ص waa la kala sooca

  • @MohamedAhmed-vc1tx
    @MohamedAhmed-vc1tx4 жыл бұрын

    No so badi khyr alle haku siiye

  • @amgaadali2435
    @amgaadali24354 жыл бұрын

    Jazaakalaahu khayran jazaa wllky

  • @ahmedkani4564
    @ahmedkani45644 жыл бұрын

    Zhp hore usoco aqonyahan tay wale

  • @shucaybaxmed8579
    @shucaybaxmed85793 ай бұрын

    Masha Allah ❤

  • @rashiidisack2844
    @rashiidisack28444 жыл бұрын

    Allah haku xafdiyo waxbadan ayanu kafaidnay sxb

  • @cabdiraxmaanm.cabdillaahi5197
    @cabdiraxmaanm.cabdillaahi51974 жыл бұрын

    Shaacirkii waynaa ee Al-Mutannabi ayuu ahaa ninkii ay ka soo maaxatay xikmadaasi, ka dib kolkii nin saaxiiibbkii aha is yidhi yar dur maanta Mutannabi kuna yidhi "Mutannabi'oow kolkaad halkaas soo socotay gabadh ayaan ku mooday!" Isna wuxuu ku yidhi "Adna markaad halkaas soo socotay nin ayaan ku mooday" Mahadsanid walaal Aadan.

  • @kaliethahmeth5808
    @kaliethahmeth58084 жыл бұрын

    Waa xaqiiq runtiiH

  • @luulamiin2220
    @luulamiin22204 жыл бұрын

    Xaqiiqdii waan ka helay jawaabaha dag daga ah waa cajiib runtii

  • @ilyassmohmd7475
    @ilyassmohmd74754 жыл бұрын

    Masha alah wll jazaakallah

  • @user-cb7rl2xp1n
    @user-cb7rl2xp1n10 ай бұрын

    ❤❤maashalaatabaarakal❤❤

  • @craxmanmaxamed7189
    @craxmanmaxamed71894 жыл бұрын

    jazaka allah wllo adigoo mahadsan noosoo badi clipyada noocan oo kale ah

  • @samatalisnorshareif9423
    @samatalisnorshareif94233 жыл бұрын

    wll aad baan kuu taa geeraa waad mahadsan tahay waxaan kaa codsanayaa inaad noo soo badiso

  • @maxamedfantaztic5410
    @maxamedfantaztic54103 жыл бұрын

    Mnsha allh brother Alle cimriga iyo caqliga hakuu barakeeYo

  • @mahdidirieh3694
    @mahdidirieh36944 жыл бұрын

    Nin aya laawaydiyay saxibadaa walika maad shumisay wuuxu ku jawabay liibax miiya lashumiyaa

  • @cartonforkids6626
    @cartonforkids66264 жыл бұрын

    Dar ilaahay kuuu jecelahay

  • @Diiriyedesigner
    @Diiriyedesigner4 жыл бұрын

    Mansha allah wll

  • @fataaxfuaad6740
    @fataaxfuaad67404 жыл бұрын

    Masha Allaah Alla ha ku dhawro mclin

  • @cumarxasanislaawsomaaliya6802
    @cumarxasanislaawsomaaliya68024 жыл бұрын

    Allaahu akbar

  • @maxamedabokor6994
    @maxamedabokor69944 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk Adan sxb wlhi wad iga qoslisay xikmad waynina way ku jirta runti e noso badi fadln

  • @maamecabdalla3356
    @maamecabdalla33564 жыл бұрын

    Masha allh guul pro waxa ladhacey Naqtii ninkeedhi Baxdhey waqurux badhanahy Iyo jawabti Kala kulantey

  • @abdiqaniahmedmohamed6413
    @abdiqaniahmedmohamed64134 жыл бұрын

    Hhhh walahi aad ayaan ugu helay keep going 🥰😂

  • @SaadamQureyshi
    @SaadamQureyshi2 ай бұрын

    Reysul wasaaraha qac weyn baa ka yeertey😂😂

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta1382 жыл бұрын

    Dadka dhan comantiga bixiyay 2 sano ka hor ayee ahaayeen anigane manta ayaa comantiga ka bixiyay alxmdu intii nool allaha cimri waara siiyo intii dhimatay allaha naxariis jano ha siiyo

  • @xamdixanaano4424
    @xamdixanaano44244 жыл бұрын

    Mansha alah alle haku barakeeyo caqliga. Wll hore u soco

  • @ahmed-nurabdullahi6850
    @ahmed-nurabdullahi68504 жыл бұрын

    Mahadsanid walal.

  • @huunerisso2465
    @huunerisso24653 жыл бұрын

    Wall ilaahay dartii ayaankujeclahy

  • @cabdisahal8261
    @cabdisahal82614 жыл бұрын

    Waa Markii 9 ee aan daawanayo bishiiba 1ama2 ayaan daawadaa

  • @mssnihalprittyasmiita8129
    @mssnihalprittyasmiita81294 жыл бұрын

    Mnzha allah jazakaalllah kier wllo

  • @PESLOVE-kk7kl
    @PESLOVE-kk7kl2 жыл бұрын

    Sheekada gar sooraha filim baan Ku daawaday runtii wax badan baa kaa faaiday

  • @yaasirsomali7746
    @yaasirsomali77464 жыл бұрын

    Wll aadan sahan alle darti ayaan ujeclahay isaga iyo mawducyadiisa xikmada leh

  • @cayshacuud2437
    @cayshacuud24372 жыл бұрын

    Mahadsanid wll jasakallah

Келесі