No video

“Xilka Madaxweynaha 6 sanno ha laga dhigo, muddo-kordhintana...” Waraysi Dr. Cabdiraxmaan Bayle

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 271

  • @cabdirisaaqmaxamud7003
    @cabdirisaaqmaxamud7003Ай бұрын

    Fadlan noo soo badiya waraysiyada dadka aqoonta leh sida Dr. Beyle si aannu uga nasano siyaasiyiinta iyo munaafaqadooda. Waana mahadsan tihiin SAAB TV. Dr. Beyle waad ku mahadsan tahay sida aad u wacyigelinayso bulshada.

  • @mustafeali8315
    @mustafeali8315Ай бұрын

    wareysi aad u qiimo badan oo la qaaday wakhti ku haboon, waxaan ka faaiidnay asalka dhaqaalaha iyo sida loo maamulo waxa kale oo aan ka faaiidnay dhiiri gelin iyo in wax la qabsan karo hadii lagu tashado in wax la qabsado, mahadsanidiin Dr. Beyle, Cali seenyo iyo Saab tv.

  • @hassanjama087
    @hassanjama087Ай бұрын

    I’m Somalian lives in Canada, very nice interview with per- finance minister, mashallah very educated man and we need him to be consulting to My people

  • @icc.concepts

    @icc.concepts

    Ай бұрын

    I'm Somali ✅ I'm Somalian ❌ FYI

  • @user-dz3fq4ws6e

    @user-dz3fq4ws6e

    18 күн бұрын

    Out of topic

  • @HalabuurCllaahimurtiile
    @HalabuurCllaahimurtiileАй бұрын

    Maashallaah waa aqoonyahan aqoonyahan wareysanaya dadkanoo kalaa xirfad upeh wareysiyada maaha ciyaalkii wax aan nuxurlaheyn kaawareysanayey sidookle Dr ku aqoontiisu waa dhisantahayoo waa ruug cadaa❤

  • @laylaalin7530
    @laylaalin7530Ай бұрын

    JASAAKALAHU KHEYER JAAHILNIMO BADAN BAAD NAGA SAARTAY

  • @liibaansuuriyaa9750
    @liibaansuuriyaa975029 күн бұрын

    Wasiir Alle Cimriga hakuu barakeeyo Bayle wa aqoonyahan ay tahay in ay ka faaideystaan dhalinyarada dalkeena ee nolosha ku jaha wareeray- Wa Dadka Aqoonta leh ee uu wadankeenu dayacay aqoontoodana sidii ay ahayd uga faaidaysan, boqolaal lagu khasaaray ayay xilal u dhiibanayaan halkana qiiro ayay la fadhiyaan markay aqoonta codkeeda maqlaan laga kari maayo codkaaga qof aqoon leh oo ku horumariya siiso markuu inadeerkii oo jaahil ah waqti iyo hanti ku baxinayo hadhawna cataabayo wadanka shaqo ma taalo iyo hadalo mataatac ah ka shubayaaa…. dadkeygoow fekera dunidii jaahilku umadaha u dhuuman jiray maanta wa la dhaafay manta waxba barateen aqoonba yeelateen aqoontiina wax ku doorta oo ku baahi baxa wad aragtaan Africa halka qof jeclaysigu doniga ka geeyay- horumarkaaga qofeed iyo kiina bulshoba waxay ku jirtaa dadkaaga aqoonta leh oo ad dadka ka sareysiso calamkana hor geyso.

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad27 күн бұрын

    Dr. Bayle in dalka soomaaliya oo dhan muddo 10 sano ah loo dhiibo ayaa fiic naan lahayd laguna daba faylo si markaas aan hore ugu socono.. yaase yeeli, mahadsanid wasiir dadaalka wacyigelintana wad..

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vkАй бұрын

    MADAXWEYNE HA ISU SOO TAAGO WAANU DOORAN HADAANU NAHAY SHACABKA SOMALILAND EE U HARAADAN HORUMAR

  • @BADDA_CAS
    @BADDA_CASАй бұрын

    Masha Allahu Dr.Abdirahman Beyle iyo bahda Saab waadkumahadsantihiin wareesiga dhaxalgalka ah ee cilmiga iyo dhiiri gelinta ah ee aad nala wadaag teen jazakallahu ❤nooso badiya.

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003Ай бұрын

    Dr Bayle is talking a level that few of us understand. I don't think any politician understands except C/qaadir Jirde and Ina Mooge. Rest are low level, don't comprehend his insights !

  • @aidenhassan5116

    @aidenhassan5116

    Ай бұрын

    I agree with you there!

  • @johnyou4036

    @johnyou4036

    Ай бұрын

    I think cabdiraxman cirro Is also on that list

  • @aidenhassan5116

    @aidenhassan5116

    Ай бұрын

    @@johnyou4036 Muse and Kahin and the rest of the so called cabinet are so incompetent it beyond comprehension. Btw why is your name Johnyou? 😂

  • @Gaminglife-sf1oz

    @Gaminglife-sf1oz

    Ай бұрын

    True wallahi

  • @abdihakimmmohamud7230

    @abdihakimmmohamud7230

    22 күн бұрын

    ​@@johnyou4036 halkaa shaki baa ku jira. Cirro xiligii baarlamaanka miyaad ilawday!

  • @mohamedabdilahi2679
    @mohamedabdilahi2679Ай бұрын

    Waligay ma daawan waraysi ka faaiido badan waraysigan wasiir beyle. Sharafi korkaada ha ahaato wasiir.

  • @CabdiMuxsin-ft3gr
    @CabdiMuxsin-ft3gr29 күн бұрын

    Thanks ex wasiir beyle waana barnaamij aan soodhaweynayo waxaanan idinleeyahay soo badiya

  • @farxanmohamed4871
    @farxanmohamed4871Ай бұрын

    ❤❤❤ mahadsanid saabtv marka suxufi iyo aqoonyahan qiimo leh ishelan waa sidan oo kale

  • @hassanroble998
    @hassanroble998Ай бұрын

    Wareysi Aad uqiimo badan wax badan ka fa idney masha Allah.

  • @mohamedalichannel2264
    @mohamedalichannel2264Ай бұрын

    Mahadsanid wareysigan dhaxal galka ah. " War Sidan si maahan ee fadhiga fadhi ha looga noqdo" Dr. Cabdiraxmaan Bayle

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899Ай бұрын

    Aqoontii oo hadlaysa thanks mr beyle iyo wariye sare

  • @Mysomaliland
    @MysomalilandАй бұрын

    This guy has my support for the financial minister of Somaliland.

  • @y.a1903

    @y.a1903

    Ай бұрын

    😂😂😂

  • @hashim4226

    @hashim4226

    Ай бұрын

    Hor u boodka caadifada waa in laga digtoonado taasoo sabab u ahayd xoriyadii Somaliland lumisay 1dd July 1960. Qofka Wasiir laga dhigayo waa in CVgiisa la baaro oy ka mid tahay shaqadiisii hore iyo halkii uu ka shaqeeyey ka dib markii lala soo noqday qaranimada Somaliland.

  • @abbehassan5529

    @abbehassan5529

    24 күн бұрын

    @@hashim4226bla bla looma baahne wax baro oo somalida dhinac ka raac

  • @FreemanV99
    @FreemanV99Ай бұрын

    Simple man but brainy and intelligent in every aspect in his field.

  • @yonisabdullahi3024
    @yonisabdullahi3024Ай бұрын

    Somalida waxa la hadhay waxa la isku dooranayaa reer hebel, hadii caqli jirilahaa dadkanoo kalaa madax laga dhigan lahaa,, kadibna horumar baa lagaadhi lahaa...

  • @gahnuggaydh6383
    @gahnuggaydh6383Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤dhilyaradu ha maqasho hadalka waayeelka wayo aragaa Dr.bayle

  • @calibarud9917
    @calibarud9917Ай бұрын

    Masha Allah waraysi qiima Leh Wasiir bayle iyo cali seenyo Wax badan baanu ka faaidnay Alle haydin dhawro

  • @mohamedhassen7979
    @mohamedhassen7979Ай бұрын

    Mansha Allah Dalka dadkani ku nool yihin ee hadan dadkiisa dhibatoyinka tiro beleen. Bulshow cod shacab Dr. Beley madaxweynaha ma ugu doranaa.

  • @user-ud6fs8ut7z
    @user-ud6fs8ut7z16 күн бұрын

    Proud of our intelligent poets Dr. Bayle and Ali Senyo high level interesting interview I absolutely enjoyed it thanks to both ❤💕👏👏

  • @carabcabdilaahi5110
    @carabcabdilaahi5110Ай бұрын

    Talo bixin iyo tusaale fiican cimriga rrabi ha kuu siyaadiyo Dr bayle

  • @saleebaanbashiir2756
    @saleebaanbashiir275623 күн бұрын

    Mahadsanidiin odayaal.

  • @JimcaaleCabdiraxmaan-rj9fk
    @JimcaaleCabdiraxmaan-rj9fk22 күн бұрын

    M.a waan bogaadinayaa wariyaha , wariyayaasha hadda wax nuxurlehba ma waydiiidaan aqoon yahanada . Sidoo kale waxan aad ugu mahadcelinayaa DR Bayle .❤😊

  • @KIDVIB
    @KIDVIBАй бұрын

    maansha allah wakaa siyaasi

  • @HassanObrahim-k4m
    @HassanObrahim-k4m13 күн бұрын

    Maanshalah ha laga faa iidaysto

  • @wzupppp
    @wzupppp24 күн бұрын

    Beyleh for president inshallah

  • @adoursouldan5757
    @adoursouldan575729 күн бұрын

    Excellent thank you bayle

  • @mahednajiibshmahamud7853
    @mahednajiibshmahamud7853Ай бұрын

    Allah ha ku xafido Dr bayle talo wangsan

  • @mahadibrahim5633
    @mahadibrahim5633Ай бұрын

    MANSH ALLAH, SIMPLE, SHARAXAAD

  • @zakirboss143
    @zakirboss143Ай бұрын

    dadkan oo kale ayaa madaxnimo ku habooon balse xagee laga helayaa iskaga oo bilaa taamar noqday fikirkiisina soo gaabtay ayey hadhow odhanayaaan waa Musharaxe

  • @abdiali319
    @abdiali319Ай бұрын

    Dhaqqalahu waa 3 : Land, Labour iyo Capital ama Dhul, Dad iyo Raas Almaal. Maasha Allaah aad baan u jeclahay inaan dhegaysto Dr. Bayle.

  • @hamz233

    @hamz233

    Ай бұрын

    Waa siday tahay. Factors of production: Land, Labour, Capital, Enterprise

  • @user-je1oc4sw9e
    @user-je1oc4sw9eАй бұрын

    The best minister

  • @mukhtarhassan2150
    @mukhtarhassan2150Ай бұрын

    Soo badiya warbixintan oo kale

  • @abukardayow2415
    @abukardayow2415Ай бұрын

    So badiya

  • @user-sz6pt5rz9k
    @user-sz6pt5rz9k28 күн бұрын

    Laa illaaha illa allaahu S c w

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE23 күн бұрын

    Waa intervju fiican 👍

  • @user-oz4pq3ei4z
    @user-oz4pq3ei4zАй бұрын

    waa nin uqalma wasiirka maaliyada ❤❤❤❤

  • @kabxanley8499

    @kabxanley8499

    Ай бұрын

    Waxaa uga sii haboon jagada maxadweyne nimo si uu ujiheeyo dhamaan laamaha/wasaaradaha kala duwan ee dowlada.

  • @abdinasserj2022
    @abdinasserj202222 күн бұрын

    Tiirarka horumarka waxa ugu weyn Midnimada..taasna waxay u bahan tahay dad aduunka la jaanqaada oo aqoon, karti iyo amaano leh .

  • @user-sz6pt5rz9k
    @user-sz6pt5rz9k29 күн бұрын

    Laa illaaha illa allahu s c w

  • @samiramuse8050
    @samiramuse8050Ай бұрын

    Dr abdiraxamaan bayle waxaan odhanlaha dadkaak Somalian ugafa ide aqontada

  • @Manila72
    @Manila7227 күн бұрын

    Anigu laba nin ayaan dhagaystaa hadaan ahay someone who so interested in finance and economy ahay dr beyle iyo wasiir sacad ali shire both are expert what they r talking about.🎉

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaariАй бұрын

    Absolutely Bayle

  • @AbwanLilmoney
    @AbwanLilmoney25 күн бұрын

    🤏🏾🧠 MARWALBO HADAAN HELAYNO WASIIR BAYLE OO KALE dhalinyarada somaliyeed qabyalad ma barteen ee aqoon ayay baran lahaayeen❤❤❤

  • @ontheworld6461
    @ontheworld646129 күн бұрын

    Dhawr jeer buu Adeer yidhi ma isgaa adeer u ah mise adeer baa looo yahay DR ka masha allaah waa aqoonyahan daacad ah allaha barakeeyo.

  • @dahirhassan4227
    @dahirhassan4227Ай бұрын

    Very Informative

  • @awoowalio1702
    @awoowalio1702Ай бұрын

    Legend waziir

  • @BbNn-fs6fm
    @BbNn-fs6fmАй бұрын

    Waraysiga bayle, waa good, balse waa yara Genaral Formula, deep waa ka dhacayaa wax badan😂😂😂

  • @user-sz6pt5rz9k
    @user-sz6pt5rz9kАй бұрын

    Allahu s c w

  • @dauuddaaauud8339

    @dauuddaaauud8339

    Ай бұрын

    Guuuuuul soomaliland

  • @hassanibrahimliban6000

    @hassanibrahimliban6000

    Ай бұрын

    Talo wanaagsan aad baad u mahadsantahay??

  • @elminour8350

    @elminour8350

    Ай бұрын

    Beele waqtigiisii uu soo qaatay waxaa loo baahanyahay bayla yaal cusub

  • @abubakarlion
    @abubakarlion18 күн бұрын

    MAANSHA ALAAH WARAYSI QIIMO LEH ..WARIYAHA AYAA AH QOF AQOONTII WARIYO LEH..AAD AYUU UMAHAD SANYAHAY WARIYAHA IYO WASIIR BAYLE OO AH SHAKHSI AQOON ULEH DHAQAALAHA ..WAX BADAN AYUU IFTIIMIYAY RUNTANA KASHEEGAY ...SAX SAX WAR CAD

  • @sabirabdi2913
    @sabirabdi291325 күн бұрын

    This guy wlhi is gennius

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews157027 күн бұрын

    Madaxwayne U Qalmaa Bayle

  • @WorshipGodAlone
    @WorshipGodAloneАй бұрын

    Masha Allah! Somalidu waa Mashruuc walee! Heestii uu Abwaanku sameeyey ayaa Somalida si wacan u sifeyneysa. Anigu waxaban idhaahdaa marka aan sheydaanka iska naar sidan: Acuudu billahi mina Somali Rajiim.

  • @axmeddaahir9459
    @axmeddaahir945924 күн бұрын

    Ax bal ninkaasi aqoonta uu dhaqaalaha u leeyahay iyo sida aynu uga fa idaysan lanahay eega 😭😭🙏🏻

  • @GUUleed
    @GUUleedАй бұрын

    Talabixin wanaagsan Kharle alle hasiiyo Dr.bayle

  • @user-jw4wr7fm2z
    @user-jw4wr7fm2zАй бұрын

    Guulayso Ali Senyo👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹

  • @dauuddaaauud8339

    @dauuddaaauud8339

    Ай бұрын

    HEŔO MUUSE GUUUUL CAALAMIYA

  • @salmancade3939
    @salmancade393927 күн бұрын

    Dr.Cabdiraxman ducale bayle waa aqoon-yahan runtii waxa uu si wacan u sharaxay firsadaha iyo caqabadaha dhaqale ee ku gadaman somaliland.

  • @zakirboss143
    @zakirboss143Ай бұрын

    I saved this vedio 👍👏

  • @user-kq5gn5sw9n
    @user-kq5gn5sw9nАй бұрын

    Dr. Cabdiraxmaan Bayle is a economist and technocrat. I hope you join our next Somaliland government to help the nation recovery.

  • @user-ud6fs8ut7z

    @user-ud6fs8ut7z

    16 күн бұрын

    I totally agree with you 👍

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330Ай бұрын

    DHAQAALAHA KUMA JIRIN EE ISAGAABA KA SHAQEEYNAYEY DHAQAALAHA ADUUNKA IYO BAANANKA ADUUNKA MEELSARANA KA GAARAY MAANSHAA ALAAH

  • @RaageOnlineAcademy
    @RaageOnlineAcademy28 күн бұрын

    Good interview

  • @user-zv2vj6fd9p
    @user-zv2vj6fd9pАй бұрын

    Yes

  • @cabdifataax3739
    @cabdifataax3739Ай бұрын

    Waa mowduuc wanaagsan

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab415328 күн бұрын

    Wasiir bayle iyo dad badan Oo caqliga u saxiiba waxay Ku nolyihiin dunida dhabta ah Xaga somalida badankeed ku Noshahay duni khiyaali ah?..

  • @mursalabdi4546
    @mursalabdi4546Ай бұрын

    Masha Allaah siiyasiiga qaaliga

  • @user-mc4jz8sd4k
    @user-mc4jz8sd4kАй бұрын

    Mashlh bayle waa nin sharaf leh oo aqoon leh ilahy cafimad cibaado suuban iyo cimri ha siiyo

  • @fatumaahmed4718

    @fatumaahmed4718

    Ай бұрын

    Mama isjuqabill baa tixiin

  • @seed3966
    @seed3966Ай бұрын

    Aac cbdiraxman beyle nin yar buu noqday maa shaa allaah weeye waase wadani soomaaliyeed xoogaa dibuu ka baqaaa🫵🫵🫵

  • @EngMaxamedAxmed
    @EngMaxamedAxmedАй бұрын

    Wa aqonyan, e halagafa idayso , waxbadan iyo xogabafan wu inosobandhigay. Alale habarakeye wasirka🎉

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888Ай бұрын

    Woww beautifuul country republiken of somaliland .you look like best before in somalia

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888Ай бұрын

    Good bless republiken of somaliland is peace and stabilt country from borama

  • @Mubarak-v2d
    @Mubarak-v2dАй бұрын

    Aqoon badan buu haya waxan rajaynaya in dawladu ka faaidaysato

  • @somalitech102
    @somalitech102Ай бұрын

    Waraysiyadano kale wakuwa ugu qimaha badan ee productive ka ah suaalo qimo badan ayu wariyuhu waydinaya aqonyahanka. Labadooduba waa dad khibrad dheeraada uleh mihnadahooda.

  • @MahamedShali-o9w
    @MahamedShali-o9w12 күн бұрын

    Aadbn u mahadsanthy ex wasiir iyo aqaanyhy beyle

  • @socdaal
    @socdaal28 күн бұрын

    Beylle waa muwaadin somali eh oo xalaal eh ilaahay baane iga og wax kaste balse wax qabadkisii iyo hadalkiisa intaba wey iswaafaqsan yihiin waane qof somalia la jecel in ay ka baxaan marxalada ay maantay ku jiraan aniga aqoontisa dhaqaale malihi balse fikirkiisa oo kale aan qabaa hadii abid aan somali wax ka noqdane sida saxda ah ayaan ugu hagar baxayaa insha allah…walaalahen waqooyi haka faaiideystan talooyinkisa iyo aqoibtisa waa nasiib in uu maantay adinka idinla joogo.

  • @ZakiHoussein-zc7zs
    @ZakiHoussein-zc7zsАй бұрын

    Dr bayle tusaale horow dhab ah

  • @user-ye5vy1ug6x
    @user-ye5vy1ug6x29 күн бұрын

    Give you correct answers

  • @hashim4226
    @hashim4226Ай бұрын

    Horu marka dal wuxuu u baahan yahay xirfad-yaqaan (skill) iyo hanti (resources & capital). Dal intaasi ka jirin sababta horumar laanta ayaan la saarin dadka oo kali ah. Arrinta maamulka dal waa arrin kale oo dalal badan oo hore u maray ayaa musuq maasaq ka jiraa.

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6elАй бұрын

    Wareysi Muhiima Production la aan, waxba magaagayaan

  • @KhadarAxmed-qp3du
    @KhadarAxmed-qp3du27 күн бұрын

    Warun walahi

  • @Alimahfou
    @Alimahfou29 күн бұрын

    Ninkan xage kunolyahay

  • @AbdikarimMarchale
    @AbdikarimMarchale27 күн бұрын

    Dr, Bayle is extraordinary human being lkn dalkan saaqidka ayaa xilka haya dadki aqoonteeda lahaana waxba lama waydiyo,

  • @dekj2572
    @dekj257229 күн бұрын

    Toug lacag soo dhacay masaakiinta

  • @Elmimoh
    @Elmimoh22 күн бұрын

    Waxa iigu xanuun kulul lacagaha dunida daadsan masoo qaadan karno🤕🤕

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE23 күн бұрын

    Bayle haduu 5 sano madaxweyne Soomalia ka noqon lahaa dhaqaalaha Soomalia kor buu u socon lahaa

  • @user-bk2pn4jo6g
    @user-bk2pn4jo6gАй бұрын

    Madxweyne Oklahoma ugadhig

  • @Hussein-cz6zy
    @Hussein-cz6zyАй бұрын

    How do I get in touch with Baile

  • @user-cu3ke8qm8t
    @user-cu3ke8qm8t28 күн бұрын

    M.a wasiir beyle waa aqoonyahan garanaya wxa uu bartay uu aqoonta u leeyahay. Wareysigan oo kale noo soo badiya dadka wax laga faaido sida wasiir beyle oo kle

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi519225 күн бұрын

    Dhaqaale waxaa saldhig u ah cadaalad iyo nabadgelyo

  • @HakiimHakiim-t8p
    @HakiimHakiim-t8p22 күн бұрын

    Munaafaq

  • @MohamedAli-cs1zy
    @MohamedAli-cs1zyАй бұрын

    Bayle❤ madaxweynaha mutaqbalka somaliland. Guuleyso

  • @ashanuur2091
    @ashanuur2091Ай бұрын

    Caajib

  • @HusseinJibril-z3o
    @HusseinJibril-z3o27 күн бұрын

    Kan waa tuuuug weyn wasiirkii maaliyada federal ahaa lacag buu dhacay

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842Ай бұрын

    He ‘right Human capital is the first pillar of a country's development. Walahi wa runti raggi wixi ay la joggen dhulkeeni ayay la yimadeen qurbihi oy coffe iyo sheeko ku ilaween caruurtodi…,, Shane on somali man

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605Ай бұрын

    mr bayle xagee ku noolyahay hada waabuu casaaday maansha alaaah

  • @thefannycats204

    @thefannycats204

    Ай бұрын

    somaliland

  • @hkayir916

    @hkayir916

    Ай бұрын

    Wadan kiisa somaliland iyo magaaladiisa hargeisa ayuu ku noolyahay 😅

  • @mukhtarhassan2150

    @mukhtarhassan2150

    Ай бұрын

    Aniga ayaanu jaar nahay jijiga yar hargeisi

  • @guriardaawarqabe8913

    @guriardaawarqabe8913

    Ай бұрын

    Hargaysa

  • @ahmedyaasiin5881

    @ahmedyaasiin5881

    Ай бұрын

    ​@@mukhtarhassan2150waliba marwo sacad muuse ahna wuu qabaa waanay dhaleen sidaan filayo mashaallh

  • @Horizon_fx
    @Horizon_fx27 күн бұрын

    19:20 eeg siduu u naxay baylay 😂 (Akhri body language kiisa, indhaha sidu uga gibidh-gibidh uga siiyo, sidu uso ruqaansaday, gacanta siduu ugala soo booday meesha ay taalo (ta midigta), ta bidixba suu uga ciyaarsiinayo fiiri, iyo waliba sidu u fooldhabanayo ee uuna wajiga u siin karin, anfariirka ilaa uu mowduucaas in xoogaaya aan ka ba-ayn.

  • @huseinyusuf8824

    @huseinyusuf8824

    17 күн бұрын

    Cilaaj bd u bahantahay inad aado Adeer wax kalaa ku bidhbidhaya 😂

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla360028 күн бұрын

    Human resource ams Quwa bashariya ama Awooda Dadka.

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884Ай бұрын

    Belle ka faaiideysta somaliyey

  • @mohamednouh3150
    @mohamednouh3150Ай бұрын

    Bayle hilaac hala sharaxo isna sld how dhaarto

Келесі