Da'da 40+ jir wax yaalaha cumrigaa lagaaga dareemenin cafimaadka, quruxda sidee 20 jir ookale unolow

#da'da #somalia #xuseenalje
Da'da 40+ jir wax yaalaha cumrigaa lagaaga dareemenin cafimaadka, quruxda sidee 20 jir ookale unolow
-------------------------------------------------------------------
WALALHEEY SOOMAALIYEED HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA JIRKAAGA BADASHO SIDA UGU DHAQSI BADAN OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO BISHII WAA 150$ WHATSAPP 0031687923830 AMA 0031684285699
WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY
JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
DOONO
NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINAA
------------------------------------------------
subscribe iyo beelka riix adigoo raali ah sideey muuqaaladeey kugu soo gaaraan
/ @husseinalje
muuqaaladeyda kale
• miisaanka dhimid, miis...
my Facebook page
/ somali.onlinecoach
my Instagram
/ husseinalje1
my facebook groep
/ 415471879387343
IYO
/ 1663149887156526
-----------------------------------------------------
soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud

Пікірлер: 356

  • @user-lq7sg8xf5o
    @user-lq7sg8xf5o11 ай бұрын

    hooyo 46 jir ayaan ahay e nogu ronow waxyabaha na anfacayo hooyo xafidu laaah❤❤❤

  • @saidosman9860

    @saidosman9860

    11 ай бұрын

    Asc akhii 50 jir iyo wixii ka weyn kasoo hadal waxyaabaha ugu fiican ee ay cuni karaa xaga cuntada iyo xagga supplementary ga.

  • @somalifood6935

    @somalifood6935

    11 ай бұрын

    Maasaa kaa yar hooyo kulahaa niyadaaba kadhimatee

  • @Farxadiyoguul

    @Farxadiyoguul

    11 ай бұрын

    @@somalifood6935hooyo madaxa ayay noo saarantahay.Allah cafimaad taam ah ha siiyo.

  • @leylamuse5441

    @leylamuse5441

    11 ай бұрын

    ​@@somalifood6935😂😂😂😂😂😂

  • @user-lq7sg8xf5o

    @user-lq7sg8xf5o

    11 ай бұрын

    Jisaka allaau

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed429011 ай бұрын

    I'm 37 years old almost 40 so I need to be ready inshaAllah thanks teacher good information

  • @Farxadiyoguul

    @Farxadiyoguul

    11 ай бұрын

    Barakallah, you mean start now. Starting early is good.

  • @wadani7726
    @wadani772611 ай бұрын

    Mashallah mama 46 jir from djibouti waku salamey mama wax badana wa ka faidey Allah ha ku xiftiyo

  • @ubahcusman504
    @ubahcusman50411 ай бұрын

    mahadsanid Ustaad 47year baan ahay wax badan baan kaa faaiiday thank you

  • @dhuuhdesigner8912
    @dhuuhdesigner891211 ай бұрын

    23 ayan jiraa ustaad half time ayan shaqeeyaa nursing ayan ahay cunto noocee ifiican weight kayga waa 51kg dhererkayga wa 1.66 meter ❤thank u

  • @mohamedsaneiabdullahi9699
    @mohamedsaneiabdullahi969911 ай бұрын

    Mashallah, Hussein alje, aniga kheyr allaha ku siiyo, aniga hadda ayan 40 galay

  • @aynubeerofalanochanal7913
    @aynubeerofalanochanal791311 ай бұрын

    50 ayaan jiraa sxb giidiyowdaa noo soo badi wax weyn baan ka faaidnaye ajar Alla hakaa siiyo Amiin

  • @yusufaxmed1639
    @yusufaxmed1639Ай бұрын

    Masha Allah ❤

  • @zahraabdi8772
    @zahraabdi877211 ай бұрын

    Jazak Allahu kheiran jazaa aboowe

  • @Yasminaal558
    @Yasminaal55811 ай бұрын

    Jazakallah Alf qeer ⚘👍🙏

  • @zeynaabdullahi3789
    @zeynaabdullahi378911 ай бұрын

    Mahadsanid .Jazaakallah Huseen.

  • @istahilhashi3764
    @istahilhashi376419 күн бұрын

    Maasha allaah cilmigaaga Allaha kuu narakeeyo wax badan ayaan noo faa iideysay جزاك الله خيرا

  • @husseinalje

    @husseinalje

    19 күн бұрын

    Aamiin yaa rabi shukran

  • @xamdibeautychannel
    @xamdibeautychannel11 ай бұрын

    Mashaallah wlle nosobadii iyo vitamins laistacmaalo ilaahi ajar iyo xasanad hakasiiyo Aaamiiin

  • @MaryamMohamed-ks4cv
    @MaryamMohamed-ks4cv11 ай бұрын

    Jazaka lahu khera

  • @muhibajama5787
    @muhibajama578710 ай бұрын

    Thanks wllky jasakallhu khayr

  • @saadiasheikhamin2090
    @saadiasheikhamin209011 ай бұрын

    36 ayaan jiraa waana ka faideysan doonaa walow aan qamiis iyo isniin walipo soo no Alxamdulilaah Adigana jazaakalaahu khayran

  • @user-jq7et9gf7w
    @user-jq7et9gf7w11 ай бұрын

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا اخي الغالي ألله يحفظك و يطول بعمرك ان شاء الله سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم

  • @farhiyaabdulle7854
    @farhiyaabdulle785411 ай бұрын

    Masha Allah Dr Hussein

  • @fatimaabdirazak3943
    @fatimaabdirazak394311 ай бұрын

    Thank u coach

  • @cayuunidahir5561
    @cayuunidahir556111 ай бұрын

    شكرا جزاك الله خير

  • @user-lq7sg8xf5o
    @user-lq7sg8xf5o11 ай бұрын

    Masha allaah allaha ku xafido amiin

  • @umuomorfaaruuq8316
    @umuomorfaaruuq831611 ай бұрын

    Mahadsanid walal Kay xuseen

  • @ayaanomar1452
    @ayaanomar145211 ай бұрын

    Mashaa allah alle ha ku barakeeyo walal xuseen

  • @fmg63772
    @fmg6377211 ай бұрын

    Jizaakallaah khayr akhii

  • @naciimahassan8467
    @naciimahassan846719 күн бұрын

    Thank you Husni, 36 Aniga Almost 40

  • @khadijosheikh6042
    @khadijosheikh604211 ай бұрын

    Jazakallaah qeer

  • @shankaroonnura
    @shankaroonnura10 ай бұрын

    JazakAllah khayr walaalkey

  • @adoontiialle3147
    @adoontiialle314711 ай бұрын

    M.a mahadsanid hno 23jira allaha naborakeyo cimriga dhamanteen

  • @ugbaadabdi1302
    @ugbaadabdi130211 ай бұрын

    Jazakallah

  • @hodanabdiqadir2856
    @hodanabdiqadir285611 ай бұрын

    Hooyaadeed ayaan u diraa vedio thanks 😊

  • @khadraahmet3665
    @khadraahmet36652 ай бұрын

    Jimicsimabixisaa labarkaga isooqor❤❤🎉🎉😊😊

  • @husseinalje

    @husseinalje

    2 ай бұрын

    +31687923830 or +31684285699

  • @munoqali826
    @munoqali82611 ай бұрын

    Mahadsanid walal

  • @maymuunmaxamed8807
    @maymuunmaxamed880711 ай бұрын

    ❤❤❤❤ mahadsanid wll

  • @Xayd1982
    @Xayd198211 ай бұрын

    43 Ziyad Hassen Jazakalah wll

  • @beleali9056
    @beleali905611 ай бұрын

    Thank you 😊

  • @kadraahmed3054
    @kadraahmed30546 ай бұрын

    Mahdsanid illahay haka abalmarjuo

  • @alinuromer5876
    @alinuromer587611 ай бұрын

    ❤ Mansha Allah Jazakaleh ❤.

  • @rukiaali3303

    @rukiaali3303

    11 ай бұрын

    Waxan 40 jir wana buuranahay talaan kaarapaa

  • @ibraahimabdikadir4615
    @ibraahimabdikadir461511 ай бұрын

    Thanks alje

  • @NasriShukri
    @NasriShukri11 ай бұрын

    Shukran ilahay haku barakeyo😊

  • @user-fs3pq7nz2t
    @user-fs3pq7nz2t11 ай бұрын

    ASC macalimow masha allaah ilaahey haku barakeyo jazakumulaahu firdowsal aclaa aniga waxa jira 35

  • @ahmedali-ij7xd
    @ahmedali-ij7xd11 ай бұрын

    Masha,alaah Ustaad da,deyda waa 28yr ka soo hadal 20 ilaa iyo 30 wax yaabaha caafimaad ahaan ufiican mahadsanid

  • @hodanf2829
    @hodanf282911 ай бұрын

    40 cabi cabsi😂 thanks walal

  • @sadiaahmed6583
    @sadiaahmed658311 ай бұрын

    Mansha Allah tabarakallah

  • @faadumocumar7850
    @faadumocumar78502 ай бұрын

    Maa sha alaah mclin

  • @shamsocdy6330
    @shamsocdy633010 ай бұрын

    Masha allah allaha ku xafdiyo

  • @xadiyocali3243
    @xadiyocali324310 ай бұрын

    Ustaad waxbadan ayaan kaafa iiday alaha kuxifdiyo

  • @yasminahendriks5851
    @yasminahendriks585111 ай бұрын

    Masha allaah

  • @Taliyezaki
    @Taliyezaki10 ай бұрын

    I am 40 years old. What is your advice? Thank you for the video. You made it a help me a lot.

  • @biggestrenjufan6419
    @biggestrenjufan641911 ай бұрын

    Jazzakallahu kheyr i like your program i watch every day because is very important to me i am fourty now😅😂❤🤲🙏☝️

  • @abuuki
    @abuuki8 ай бұрын

    m.a,maclin

  • @deeqaabdi6453
    @deeqaabdi645311 ай бұрын

    Mahadsanid

  • @abdinasirabdirizak2911
    @abdinasirabdirizak291111 ай бұрын

    Masha alaah shukran

  • @xaliimomuxumud2886
    @xaliimomuxumud288611 ай бұрын

    Masha allah walala waa sax

  • @zeytunyare2394
    @zeytunyare239411 ай бұрын

    Masha alah wall

  • @user-jq7et9gf7w
    @user-jq7et9gf7w11 ай бұрын

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @raxmomukhtaar6186
    @raxmomukhtaar618610 ай бұрын

    M.Allh asc sheeq xuseen dadu waa50

  • @ima6291
    @ima629111 ай бұрын

    Masha alah jizakalah

  • @ruunfarah6919
    @ruunfarah691910 ай бұрын

    Asc walalkey allaha wanaga haka amalmariyo jazakallah waxa ka faidnee afartanki lajogaa jimicsi masameyo Gym iskaba dhaf waligey masubin murqa xanun waqaba sotalihee

  • @fadumohasaan8517
    @fadumohasaan851710 ай бұрын

    Shukaran.walakey mcn

  • @abdillahidjibril6871
    @abdillahidjibril687111 ай бұрын

    asc Mashallah, Hussein alje

  • @marwamaxamed8189
    @marwamaxamed818911 ай бұрын

    MaashaaLLAAH Hussein JazaakaLAAHU kheyran sida fcn ee aad aaladda Social media aha ugu faa'ideysid bulshada. I am over 45

  • @axmaddeeq9399
    @axmaddeeq939911 ай бұрын

    soo sheeg sxb xusen annaga ayaan ubaahanahy waan kudhawnahay da,da 40

  • @aishaarale8983
    @aishaarale898311 ай бұрын

    Baaraklaafiikum alla haku barakeeyo aniga tirada 50 kujitaa fiidiyowgaana aadu ii anfacaa qeer alla ha ku siiyo

  • @user-zp4xf9vv5v
    @user-zp4xf9vv5v10 ай бұрын

    Ammin

  • @tamimasharif
    @tamimasharif11 ай бұрын

    Masha Allah tabarakallah, Allah hakuxiftiyo. I’m 42 years I need good vitamins please advice my knees make noise especially when I’m climbing up the stairs.Shukran

  • @Intisaamofficial

    @Intisaamofficial

    11 ай бұрын

    Baamiye badso walal calcium malahid aan ufahmay dhiigag iska sowada qaad

  • @fadomotigow7438
    @fadomotigow743811 ай бұрын

    Masha Allah

  • @zaharaqaali2187
    @zaharaqaali218711 ай бұрын

    MaA sha allah

  • @user-qo6io6vu8r
    @user-qo6io6vu8r11 ай бұрын

    Maa sha alaah mclin husen

  • @XamdiMacow-wf3uk
    @XamdiMacow-wf3uk11 ай бұрын

    Mansha allah amiin

  • @katramaalim5938
    @katramaalim593811 ай бұрын

    Asc Macalin xuseen jisadaada janatul fardowso Alle haka dhigo adiga ayaa aabe u ah maanta guusha aan ka gaarey caafimaad iyo miisaan dhimis Alle haku xafido🤲

  • @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
    @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv11 ай бұрын

    Masha allah

  • @user-nz9hw4ui5o
    @user-nz9hw4ui5o11 ай бұрын

    Masha allah❤❤❤❤❤❤

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed1511 ай бұрын

    Maasha Allaah si fcn ayaad ukala dhigtey nooca Dhiigaaga iyo cuntada ku haboon ayaa jirta hadaa O*,O- ama O nooca dhiigaagu yahay. Sax proteins badan ayaa murqaha dhisa inta kiilo ayaad 1.2 ku dhufaneeysaa. KETO Diet no carbohydrates oo ah bariiska, baasto, Rooti, anjeero in yar ka dhig fruits iyo vegetables badsada soonka ✅

  • @faadumoabdullahiibrahim5006
    @faadumoabdullahiibrahim500611 ай бұрын

    Miisaankeduna 100kg ah qeer allaha kusiiye. Qaxwadana ugu yaraan 2koob kacabta.

  • @haliimaarabhaliimaarab5485
    @haliimaarabhaliimaarab548511 ай бұрын

    Allah kuxafido m.hussein IAM 38know wan kafaideysanaa supplementing ana inoson sheeg jazakallah.

  • @FarxiyoShHassan
    @FarxiyoShHassan11 ай бұрын

    noosoo Badi wal mahadsanid

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi321511 ай бұрын

    Masha allaah mahadsanid waxaan jiraa 21sano

  • @sacdiyoyuusug5773
    @sacdiyoyuusug577311 ай бұрын

    Noo soo badi walaal 😊

  • @habibamahamed6856
    @habibamahamed685611 ай бұрын

    Asc Ilah qeyr hakusiyo barnamijkan inoso badi

  • @hali100
    @hali10010 ай бұрын

    Maashaaallaah 47 ayaan jiraa waano iyo wacyi intaba waad nagu dhiiri galisay ajar iyo xasanaad alle ha kugu abaalmariyo annagana kuwii qaato hannah dhigo

  • @samirasahra1747
    @samirasahra174711 ай бұрын

    AMIIN.AMiiN

  • @abduulbarre2050
    @abduulbarre205011 ай бұрын

    Thanks Da da waayahan lama sheego

  • @milkaibrahim1438
    @milkaibrahim143811 ай бұрын

    Mashaa allh allh yaxfadak inshaa allh

  • @Abdiqadir636
    @Abdiqadir63611 ай бұрын

    19 year❤😅 xuseen intaan lee jiraa😊

  • @munaibrahim1819

    @munaibrahim1819

    11 ай бұрын

    Ha degdegin beri lee gaaree

  • @mohamuddek505
    @mohamuddek50511 ай бұрын

    Soo badi couch

  • @user-me2mm2sf5x
    @user-me2mm2sf5x10 ай бұрын

    Okاشاالله

  • @umuomorfaaruuq8316
    @umuomorfaaruuq831611 ай бұрын

    Noso badi walal xuseen

  • @fardawsasaid9245
    @fardawsasaid924510 ай бұрын

    MASHA ALAH

  • @alinur2480
    @alinur248010 ай бұрын

    ❤Waad mahadsn tahay walal

  • @user-qg5we5hi6b
    @user-qg5we5hi6b11 ай бұрын

    Mashah

  • @siciidmaxamed8637
    @siciidmaxamed863711 ай бұрын

    Haa waan dhaafay l

  • @khadraahmet3665
    @khadraahmet36652 ай бұрын

    Zxp70 ayanjira

  • @zahraelmi5749
    @zahraelmi574911 ай бұрын

    Mashaa alaah ajar alaha kusiiyo ani 40 aajiraa wey na anfeceen ee nosobadi

  • @user-zr1gm2rd9z
    @user-zr1gm2rd9z10 ай бұрын

    M.a

  • @mulkinuurmaxamed7395
    @mulkinuurmaxamed739511 ай бұрын

    Mashalh Mashalh aqii shugran

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul11 ай бұрын

    Another video please about supplements.

  • @user-fm3zu4vg1z
    @user-fm3zu4vg1z11 ай бұрын

    Corostorol ayaan qabaa ukun ha cunin aya dhaqtarka I yiray macaan sameynaya badelkeeda jasakumullaah kheyr maamo

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur726411 ай бұрын

    waan raadinayay ilaa xalay videogan kheer alle haku siiyo

  • @kinowkinow9548
    @kinowkinow954811 ай бұрын

    Waa gaaray waa mahadsatahay wall

  • @sahrasheikh4373
    @sahrasheikh437311 ай бұрын

    masha allah ❤40 wa daafay alxamdulillah ❤

Келесі