No video

socodka 12 faaido cajiib leh, maanta ka dib socod marna dhaafi meeysid, lkn waqtigee ugu wanaagsan?

#miisaanka#socodka
socodka 12 faaido cajiib leh, maanta ka dib socod marna dhaafi meeysid, lkn waqtigee ugu wanaagsan socodka iyo intee lagu socdaa ?
-------------------------------------------------------------------
WALALHEEY SOOMAALIYEED HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA JIRKAAGA BADASHO SIDA UGU DHAQSI BADAN OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO BISHII WAA 150$ WHATSAPP 0031687923830 AMA 0031684285699
WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY
JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
DOONO
NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINAA
------------------------------------------------
subscribe iyo beelka riix adigoo raali ah sideey muuqaaladeey kugu soo gaaraan
/ @husseinalje
muuqaaladeyda kale
• miisaanka dhimid, miis...
my Facebook page
/ somali.onlinecoach
my Instagram
/ husseinalje1
my facebook groep
/ 415471879387343
IYO
/ 1663149887156526
-----------------------------------------------------
soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud

Пікірлер: 397

  • @siciidmaxamed8637
    @siciidmaxamed8637 Жыл бұрын

    Mansha allah mahadsanid walaal hargaisa ayaan kunoolahay Aadbaan u jecelahay socodka waxaan ubaxa magaalada banaankeeda runtii farxadaan dareeemo lama sookoobikaro allah ayaan Aad u xasuustaa markaan arko abuurkiisa sida buuraha xayawaanka iyo dhulka nadiifta ah

  • @IfraaxMaxamed-kc8ev

    @IfraaxMaxamed-kc8ev

    10 ай бұрын

    Waw masha allah ilahay haku xafido wllo

  • @siciidmaxamed8637

    @siciidmaxamed8637

    10 ай бұрын

    Mahadsanid walaal nolosheenu waxay ku xidhantahay allah kacabsi ee adna allah ha kudhawro

  • @IfraaxMaxamed-kc8ev

    @IfraaxMaxamed-kc8ev

    10 ай бұрын

    @@siciidmaxamed8637 sidokale

  • @nimcoxasunecali2907

    @nimcoxasunecali2907

    6 ай бұрын

    مشاء الله تبارك الرحمن يا اخي

  • @amalomar3628
    @amalomar3628 Жыл бұрын

    Socodka waa isku fiicnahay waana isla yaabana marka socod aado fikrado cajiib ah aa igu dhalan jiray waxa aan xalin karin xata waa xalkoda helaa marka socod aado aniga kaligay aa socod aado inta socdana wax yaabo cajiib ah aa igu dhasho ano fresh ah aa so laabta hadda kadib waa laba jibaar ❤❤❤ thank you ustad

  • @cadaankudhiigleh

    @cadaankudhiigleh

    Жыл бұрын

    M,a wa runta 🚶‍♀️ socodka wuxu ufiicanyahay cafimadka maskaxda focuska qofka ayu xoojiya buuqana nafta wuu kayareya

  • @daauudabdikariim5974
    @daauudabdikariim5974 Жыл бұрын

    Wll wali noooma sheegin waqtiga ugu fiican ee la socdo !!!

  • @xidigxiddigasheikh9120
    @xidigxiddigasheikh9120 Жыл бұрын

    Mashaallah dr ilahey qeer haku siiyo xataa waxan dareema istereeska inuu iga baaba o fikiro ficficana wa ka helay oo guul kugaaray

  • @mohamedabdi1580
    @mohamedabdi1580 Жыл бұрын

    Asc dhaman macalin 1 Arin muhin ah kudar please socod adkar Leh xuska Allen iyo saliga Nabi s.a.w halabadiyo shukran all

  • @nadiifomaxamuud9048

    @nadiifomaxamuud9048

    5 ай бұрын

    Haa wlhi ani 2dooda wa isku dara alx

  • @kaltumaomar2008
    @kaltumaomar2008 Жыл бұрын

    Masha Allah Tabarakallah 💕 barakallah fiik wabarak fii cilmak caqlag wa caailak Aamiin yaarab Allah yacaafinaa Qulubuna jamiican ❤😊

  • @Bidhanshe
    @Bidhanshe Жыл бұрын

    Waa iga qoslisay xuseen Mahadsanid 😂😂😂

  • @abdulrahmansuleiman9804
    @abdulrahmansuleiman9804 Жыл бұрын

    Maalinwalba 40 minute ayaan socdaa, faaiidooyin aan lakoobi Karinna waan kuhayaa,,masha allah

  • @user-ro1en7xn7z
    @user-ro1en7xn7z Жыл бұрын

    Jara jarada jilbahaaa iigu xanuunaan 45 waa dhaafay jihaaska lagu socdo waa haystaa waa bilaabaa in shaaaa alaah👍🏽

  • @dahirdayib7558
    @dahirdayib7558 Жыл бұрын

    مدد مد يا رسو ل الله اشفع لنا يوم القيامة.

  • @maxamednuuraadan6217
    @maxamednuuraadan6217 Жыл бұрын

    Ustaadi ani maalin walba 40daqiiqo ayaan socdaa lkn waa mar aan aadayo iskuul horey usocod.40 soo laabasho 40

  • @mohamudmohamed4077

    @mohamudmohamed4077

    Жыл бұрын

    Hadii aad aala miito ka wrn hadii aa jaanis u hesho zxb socodka wuu fcn yahay

  • @Ruqaya-yh4ln
    @Ruqaya-yh4ln Жыл бұрын

    Mashallaah socodka waa fiicanahay allaaha noo zaidiyo caafimaad adigane Allaah khayr ku siiyo

  • @YusufAli-es4su
    @YusufAli-es4su Жыл бұрын

    90 minutes Everyday...alx ...isbadal weyn oo dhan walba isku arkay mana laga shekeyn karo wlhi ❤. 30 minutes subixi 30 minutes duhurti 30 minutes habenki Cfimadka Alh no siyaadiyo

  • @umuabdirahman961
    @umuabdirahman961 Жыл бұрын

    wlhi ma xasusto waqti an socday inta badan guriga iska fadhiya lkn inasha allah manta laga bilabo qorshaheygan ku darsana inan socdo

  • @Zihaameyyyy

    @Zihaameyyyy

    10 ай бұрын

    shib iska dheh ani 1ninac hadaa rabo ilmo u diraa suuqa xitaa ma aadi waa iska ba'ay biyo xitaa banaanka kuma daadiyi😢😂

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 Жыл бұрын

    illahay haku jeclaado walalkey mcn ❤❤❤

  • @user-vz4jk4ep3i
    @user-vz4jk4ep3i Жыл бұрын

    Macalin scw lanbar aan kula soo xiro

  • @abdullahifarah
    @abdullahifarah Жыл бұрын

    Wakhtiga socodka fiicanyahay ayaad katagtay ustad

  • @mohamedabow7592
    @mohamedabow7592 Жыл бұрын

    Masha Allah Qeer illahay haku siiyo Aniga socotka wan jaclahay 30.minute +Ayan socda

  • @shamsoaweis2199
    @shamsoaweis2199 Жыл бұрын

    Mashallah thanks bro and welcome back ❤ hal sano kahore ayaa igu dembeyey inaan si fiican usocda markas turkey 🇹🇷 ayaa fasax u aadi laakin hada wala bilaawa ❤

  • @husseinalje

    @husseinalje

    Жыл бұрын

    Bilaaw walal mahadsanid

  • @MohammedFarah-xr7nn

    @MohammedFarah-xr7nn

    11 ай бұрын

    ​@@husseinaljeasc

  • @cabdinuurcabdinaasir550
    @cabdinuurcabdinaasir55014 күн бұрын

    Masha allh waa mahadsan tahay socodka waa jeclahay

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid128910 ай бұрын

    Wadmahadsan tahay sxb in badan bad dadka somaliyeed u faaideeysay cawiiman ahan iyo jiidh ahanba Saxiib socodka waba shaqadayda manshaalaah.

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 Жыл бұрын

    Mashallah, La Quwwata Illa Billah 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @nafisalifestyle9094
    @nafisalifestyle9094 Жыл бұрын

    Masha Allah wlhi run waye 🏃‍♀️ socotka wa caafimad anla ogeen

  • @user-we9jj6xy4g
    @user-we9jj6xy4g26 күн бұрын

    Maasha alaah baarakalaah jisaakalaah

  • @Mohamed45009
    @Mohamed45009 Жыл бұрын

    Shukran Hussein runti 5 sano laso dhafey hadan ka yarhahy ka fududhay mashaa allah waxsana waa socda lkn marki hore masoc jirin meshan adaba waxa raci jirey taxi

  • @user-zi7yw4lh7j
    @user-zi7yw4lh7j Жыл бұрын

    Best teacher my roll modelling

  • @husseinalje

    @husseinalje

    Жыл бұрын

    Mahadsanid wll 🥰

  • @MohamedAhmed-zv1mp
    @MohamedAhmed-zv1mp Жыл бұрын

    My daily routine waaye wlhii at least 30 minutes anigoon socon maba joogi kari sixpacks natural with out GYM iga soo baxay apaaah socod lee lamarooyaa😂😂😂😂

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 Жыл бұрын

    Waa Run niyada laga gaboobaa

  • @haajiyosusu
    @haajiyosusu Жыл бұрын

    Tnku bro

  • @user-gy1pn8wn5q
    @user-gy1pn8wn5q Жыл бұрын

    Keep up the good work! Bro 💪💪💪

  • @nasroamiin5557
    @nasroamiin5557 Жыл бұрын

    Masha alaah sweden ayaan kunolahay tareen iyo bas maraco shaqadeyda 30 ijirtaa taas micnaheda malintii waxaan socdaa saacad malin kama cajiso masha alaah aad ayaan kusalamaya.❤

  • @mohamoudabshir4139

    @mohamoudabshir4139

    Жыл бұрын

    Isku mid nahay sharfy .shaqadeyda one hour and 30 minutes ii jirtaa Wana lugeeya . Sweden 🇸🇪 intee ka joogtaa

  • @callidheere2600

    @callidheere2600

    3 ай бұрын

    Masha allaah abaayo saas ku wad

  • @nasroamiin5557

    @nasroamiin5557

    2 ай бұрын

    Falköping du då​@@mohamoudabshir4139

  • @aminaahmed429
    @aminaahmed4294 ай бұрын

    Aniga wn socda kaligaye lkn magaalo wayne joga qof kaligii soconayo wa cansi wayo wa la dilikara allha nagaqabto shartee👍👍🥰🥰👍

  • @callidheere2600

    @callidheere2600

    3 ай бұрын

    Abaayo wehel sameeso kali nimo mafiicno

  • @aminaahmed429

    @aminaahmed429

    3 ай бұрын

    @@callidheere2600 Haa sax inshallah abowe

  • @mohamedyahyeahmed3253
    @mohamedyahyeahmed325310 ай бұрын

    Sacaan aan kudawanayo waan socdaa thanks coach thnks

  • @suleeqosiman2164
    @suleeqosiman2164 Жыл бұрын

    Halsac aya socdah mashinka socodka 4.5isbidka malinti Alxmdulilah

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 Жыл бұрын

    Alle Ajar haak siiyo walalkey sidaa noo waci galiso

  • @sharaftahaji4615
    @sharaftahaji4615 Жыл бұрын

    Maalintii 2 hours baan socdaa 10 km baan lugeeyaa alhamdulilaah aad ayaan ugu faaidey mudo 8 sano ayaan wadaa miisan ima saarno qof caato ayaa la ii maleeyaa lkn miisankeygu waa 90 kiilo hadana wax culees ah ima haayo

  • @Stella33961

    @Stella33961

    Жыл бұрын

    Masha allah❤

  • @missgaani2781

    @missgaani2781

    Жыл бұрын

    90 uma muuqan karo caato too much weight

  • @shugriyusuf5624
    @shugriyusuf5624 Жыл бұрын

    Masha Allah, walalkis aad ayaad u mahadsantahay 🙏, aniga waxbadan an ka faaiday markan videongan dhegaystay🤗

  • @MaxamedSharif-zv4th
    @MaxamedSharif-zv4th7 ай бұрын

    Msha allh waan jaclahy socodka mar dhow lee bilaaway waxaan kadareemay

  • @mohamedhuseinmohamed6158
    @mohamedhuseinmohamed6158 Жыл бұрын

    Masha Allah maclimuu jisaakalaahu kheyral jisaaa❤❤❤

  • @xidigxiddigasheikh9120
    @xidigxiddigasheikh9120 Жыл бұрын

    Shugran walaal Shugran Shugran shugran ilahey ha ku xafido

  • @hassancr7839
    @hassancr7839 Жыл бұрын

    Came back legend

  • @fiicaneefaceedkaroon3629
    @fiicaneefaceedkaroon3629 Жыл бұрын

    Subxaanalh wn ka hdlaaye arintan Socodka runti ma is ogen,socodka muhiim ayu jirka u yhy.

  • @salmosidcumar8474
    @salmosidcumar8474 Жыл бұрын

    Wallhi shalay igu dambeysay lkn maanta xoogaa waan caajisnaa mabixin lkn maalin walbo waan lugeeyaa

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Жыл бұрын

    Maansha allah maanta oo fiirsanaayo halsaac iyo bar aan soo socday

  • @Apdirahaman
    @Apdirahaman Жыл бұрын

    Habenki markan gym ka imado waxan soo socda 1 houre❤

  • @radwaanabdifatah9460
    @radwaanabdifatah9460 Жыл бұрын

    Waaw waa isku fiican nahay socodka walaahi

  • @MukhtarMaxamed-vq7qf
    @MukhtarMaxamed-vq7qf3 ай бұрын

    Xiliga ugu wanaagsan socodka

  • @sacadhassan2854
    @sacadhassan2854 Жыл бұрын

    Waan Sameeyaa Socodka Xoogga ah inta badan Khamiisaha 20 km ama 55 km a Week.

  • @CadnaaMoha-vf7td
    @CadnaaMoha-vf7td9 ай бұрын

    Haye maclimuu waan soco neynaa insha allah

  • @aminanur3754
    @aminanur3754 Жыл бұрын

    3 sano masacon gabaraa ahay guriga maka baxo wax ma barto hada anigoo dhalinyaro eh makici karo culeys baa noqde iyo jilbo xanuun

  • @xuseenalmakhzoumi4516

    @xuseenalmakhzoumi4516

    Жыл бұрын

    Abaayo socodka waa muhiim ee fadhiga badan iska ilaali

  • @aminanur3754

    @aminanur3754

    Жыл бұрын

    @@xuseenalmakhzoumi4516 ok shukran walalo waa isku dayaa insha allah

  • @xuseenalmakhzoumi4516

    @xuseenalmakhzoumi4516

    9 ай бұрын

    ​@@aminanur3754 haye warka keen socodkii intee kuu maraa

  • @callidheere2600

    @callidheere2600

    3 ай бұрын

    Abaayo niyada ha iska dilin ee socod bilaaw maanta ka bilaaw xitaa bari ha sugin

  • @user-cx6qw3tm4w
    @user-cx6qw3tm4w4 ай бұрын

    Masha allaah

  • @mynameisdhaqaneahmedxagar8374
    @mynameisdhaqaneahmedxagar8374 Жыл бұрын

    Alxamdulillah ani socodkeeyka boowsiis waa normal

  • @basmaali1742
    @basmaali1742 Жыл бұрын

    Asc Mansh.allah illahay.haku barakeyo abwe Runti talo wnagsan Ayad nasiisay Wadna ku Mahad snthy Lkn abwe xiligee ugu fcn noosheek

  • @user-jf7zj5vq5z
    @user-jf7zj5vq5z Жыл бұрын

    Maasha allah wll socodka wan jeclhy wan isku fcnhy

  • @abdulazizsheikhey810
    @abdulazizsheikhey810 Жыл бұрын

    Aniga gaxwo macabo shah xubaxdii markii qurac cunayo cabaa mudo badan aan socdaa 7sano hadii ay babnen masha alah ilaa hada waa socdaa 64 sano jiraa markii dhaho waxay i dhahan ben aa shegosaa 45 jir aa tahay alxamdulilah

  • @adanabdi511
    @adanabdi511 Жыл бұрын

    Hussein ugaas Aniga Shaqadeyda ayaaba socod ah marka maalinti dhan ayaan socda miyu wax iidhibaya maxaa yeelay shaqadeyda ayaa ah istaag iyo socod❤

  • @fatimaabdikani843
    @fatimaabdikani8437 ай бұрын

    Ma socdo Barikii hore baan inyar socon jiray wlhi hada Aad Umasocdo Macaana Waan la haa lakin hada inay ika taktay baan jclhy

  • @justincasecase4367
    @justincasecase4367 Жыл бұрын

    Mashallah Allah Ku Barakeeyo

  • @maryansalim5092
    @maryansalim5092 Жыл бұрын

    Thanks👍

  • @fmg63772
    @fmg63772 Жыл бұрын

    Jizaakallaah khayr walalkey shukran laka maashaa allaah tabaarakallaah

  • @raxmajaamac2998
    @raxmajaamac2998 Жыл бұрын

    Wan ku fiicanahy wllkay husen

  • @aminamohidin3663
    @aminamohidin3663 Жыл бұрын

    Jizaakallaah qeeyr macalinkeena

  • @abdalashirwa
    @abdalashirwa Жыл бұрын

    Masha Allah ustaad so codkaada waan jeclahay

  • @user-nb7xm7wo6h
    @user-nb7xm7wo6h Жыл бұрын

    Salamu calaykum jazzakallah brother sabti ilaa khamiis ugu yaraan saddex saacadood ayan socdaa

  • @hindakayser9157
    @hindakayser9157 Жыл бұрын

    Mansha allaah ilhay haku barakeeyo

  • @maymaguure1342
    @maymaguure1342 Жыл бұрын

    Mansha allah tnx wllo maalintii 40 minites ayaan socdaa

  • @husseinalje

    @husseinalje

    Жыл бұрын

    Masha allah 😊

  • @TenFootball571
    @TenFootball571 Жыл бұрын

    Macalin anigu maaalin walpo ugu yaraaan waxaan ordaa 30 daqiiiiqo jimic sina waaan sameeeyaa sabti-khamiiis sidee waye coach

  • @abdullahiissesalah8681
    @abdullahiissesalah8681 Жыл бұрын

    Wllkey waan kujeclahey alladartiis waliba❤

  • @sahramohamed8341
    @sahramohamed8341 Жыл бұрын

    Asc ‏ ما شاء الله

  • @Zihaameyyyy
    @Zihaameyyyy10 ай бұрын

    walee ani socod xiligi iigu dambeyse ma aqaan suuqa xitaa adeeg uma aadi 1xabo ninac hadaa rabo ilmo u dirsanaa iskuul iyo dugsi waan iska daaye 14 jir ahay hadaan hal jiiro socod soo galo 150jir cml u daalaa😢 walee dhibkeygu mayaro iisoo duceeya😂

  • @Abdiqadir636
    @Abdiqadir636 Жыл бұрын

    Thanks you ❤️

  • @sadiyaabdulaziz2543
    @sadiyaabdulaziz2543 Жыл бұрын

    ماشاءالله بالعافيه شكرا لك

  • @ikrancilmi6848
    @ikrancilmi6848 Жыл бұрын

    Jazakallh kheyr walal

  • @farhiyasidi270
    @farhiyasidi270 Жыл бұрын

    Jazakalahu kher

  • @sihammukhtar9679
    @sihammukhtar9679 Жыл бұрын

    Jazakallah Kheyr walal

  • @abdifataahcalimaxamd8366
    @abdifataahcalimaxamd8366 Жыл бұрын

    insha Alaah hadaan bilaabaya Wad mahd santahay

  • @analovely6906
    @analovely6906 Жыл бұрын

    Thanks 🙏 walal 🙏🙏👍👍💋💋💋

  • @Farhan27723
    @Farhan27723 Жыл бұрын

    Mahadsanid brother.

  • @Stella33961
    @Stella33961 Жыл бұрын

    Mashaa allah wallake jazzakkallahu khayran

  • @zeytunyare2394
    @zeytunyare2394 Жыл бұрын

    Masha allah waxbadAnkafa iday

  • @riyaaqahmedmahamed4061
    @riyaaqahmedmahamed4061 Жыл бұрын

    Hashiii naag xitaaa waaa iska tuugtugeynaaa😂

  • @saredomohamed3155
    @saredomohamed3155 Жыл бұрын

    Ustad socodka whaqtige ugu fican subaxda hore ama galabki marki shaqda laga so carabayo od daalantahay qofkan subaxi awodin galabti socodakas ma anfacaya khyr allaha ku siyo.

  • @husseinalje

    @husseinalje

    Жыл бұрын

    Subaxii ugu fiican wll ama jimicsiga ka hor

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 Жыл бұрын

    Jakaallahu qeran xusen ajey

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Жыл бұрын

    جزاك الله خير

  • @user-vd8rv1jy8n
    @user-vd8rv1jy8n7 ай бұрын

    Walahi wan bilabay malindi 3adax ayan maroya Alxamdulilah 🤲 fifirconi ayan gadaremay socodga Alxamdulilah 🤲 misangen ino isdhimay aya daremay oo xida calol ayan lahay iney yar jarmoso ayad umoda micnah iney calosha iga yaranoy ayad umoda Alxamdulilah 🤲 sucudk walahi ada ayo uficanyahay

  • @raxmoruuncllhi1483
    @raxmoruuncllhi1483 Жыл бұрын

    Masha allaah tabaarl llaah Jazaakallaah

  • @ambassadormohamedalinurame9867
    @ambassadormohamedalinurame986711 ай бұрын

    Mahadsanid 😊

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 Жыл бұрын

    Maashaa alllaah mahadsanid wllo

  • @mustafefarah1450
    @mustafefarah145011 ай бұрын

    Jasaakal laahu khayr

  • @lohsibra4191
    @lohsibra4191 Жыл бұрын

    Asc mashalla tabarakalla

  • @user-qo6io6vu8r
    @user-qo6io6vu8r Жыл бұрын

    Maa sha alaa h ale hakuxifdiyo

  • @yuusufmaxamed6319
    @yuusufmaxamed6319 Жыл бұрын

    Mashalah macalin waa runtaa

  • @coachbaasha
    @coachbaasha Жыл бұрын

    Alhamdulillah subixi Alleh keenaba celcelis ahaan 40 daqiiqo ilaa saacad waan socdaa.

  • @husseinalje

    @husseinalje

    Жыл бұрын

    😊masha allah

  • @IamQueen24
    @IamQueen24 Жыл бұрын

    Mar iigu danbaysay markay aheed maba xasuusto 😢 lkn exercise baan guriga ku sameeyaa

  • @AwRidwanmohamed
    @AwRidwanmohamed Жыл бұрын

    Subaxii Hadan Ordaba Kawaran

  • @fardosamumin9376
    @fardosamumin9376 Жыл бұрын

    Mahadsanid ❤❤❤

  • @fardosamumin9376
    @fardosamumin9376 Жыл бұрын

    Waxaa iloowday waqtiga ugu fiican inaad sheegto

  • @k.j214
    @k.j214 Жыл бұрын

    Huseen macaan jiraa nimanka Lee maa soconaayaan naagaha ma ku jiraan

  • @MohamedAhmed-ge8yq
    @MohamedAhmed-ge8yq Жыл бұрын

    Mash Allah.

  • @ummkhubayb2290
    @ummkhubayb2290 Жыл бұрын

    Barakow Akhy

Келесі