Hadow jirka ku yaryahay calaamooyinka lagu garto iyo cuntada laga helo ama sii kaniini ma caadi baa?

#vitamine_b12
Vitamine B12 waa dhibaato, Hadow jirka ku yaryahay calaamooyinka lagu garto iyo cuntada laga helo ama sii kaniini ma caadi baa inaa loo qaato ?
-------------------------------------------------------------------
WALALHEEY SOOMAALIYEED HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA JIRKAAGA BADASHO SIDA UGU DHAQSI BADAN OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO BISHII WAA 150$ WHATSAPP 0031687923830 AMA 0031684285699
WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY
JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
DOONO
NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINAA
------------------------------------------------
subscribe iyo beelka riix adigoo raali ah sideey muuqaaladeey kugu soo gaaraan
/ @husseinalje
muuqaaladeyda kale
• miisaanka dhimid, miis...
my Facebook page
/ somali.onlinecoach
my Instagram
/ husseinalje1
my facebook groep
/ 415471879387343
IYO
/ 1663149887156526
-----------------------------------------------------
soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud

Пікірлер: 215

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Жыл бұрын

    Ad iyo aad aya umahasantay walalkey dibatadaas aniga ayey ihesata lakin wa fahmay mashallah

  • @suweylaabdi528
    @suweylaabdi528 Жыл бұрын

    B12 and D3 are my favorite vitamins

  • @idilbiibaaye6319
    @idilbiibaaye6319 Жыл бұрын

    Xuseen walaal waad mahadsantahay aad iyo aad sidaa noogu faa idayso

  • @yaasiinxarbidaahir1255
    @yaasiinxarbidaahir1255 Жыл бұрын

    Wax badan ayaan kaa faa iiday Maasha Allaah bro guuleeso Adduun iyo Aaqirab

  • @halimaalawi3044
    @halimaalawi3044 Жыл бұрын

    ماشا ء الله اللهم يحفظك ويحميك، Markasta daal iyo xanuun ayaa ka dareemaa jirkeyga , ( pain the muscles of The veins and joints ) ,

  • @Sahan12341

    @Sahan12341

    Жыл бұрын

    Allaha Bissmillah Aniga sidoo kale waxaa moodaa inaad aniga iga hadleeysid 🤔

  • @SalwaFagalah-es2lu
    @SalwaFagalah-es2lu8 ай бұрын

    Alxdullillah dhamn caladahan wa malihi ❤mantana wa malinteyda kowad ee an bilabay تحدي قطع السكر لمدة ٩٠ يوم😊

  • @abdiyare7360
    @abdiyare7360 Жыл бұрын

    Aad Ayaa U Mahadsanatahay Walaal Waana Ka Cudur Daaranayaa Arrin Mowdiica Ka Baxsan In Ka Ga Hadlo Halkan Waxaan Ahay Qof Dhalanyara Ah Waxaan Joogo Meel Qaxooti Ah Oo Aan Laheen Shaqo Fiican Iyo Gooba Laga Shaqeeyo Waxaan Ahay Qof Hami Iyo Higsi Leh Waxan Ahay Qof Runtii In Uu Wax Qabsado Jcl Balse Garab Aan Heysan Habenkii Markii Aan Seexanaayo Waxaan Ku Fikiraa Subixii Halka Aan Aadi Lahaa Oo Aan U Shaqa Tagi Lahaa Maalinki Oo Dhan Wan Raadiyaa Haddana Wan Waaye Ee Aan Isku Soo Duceyno Walaalaha Dhamaan Inta Murad Leh In Uu Allah Sw U Sahlo Inta Xanuunsan Ne Caafimad Taam Ah Allaha Siiyo

  • @hawaahmed6222

    @hawaahmed6222

    Жыл бұрын

    Assalamu Alleykom walal Allah Subhaana wata aalaa. Hakuu saqiro amuurahaaga. In sha Allah wax walbaa waad gaari kaliya u sabar Rabbi Subhaana wata caalaa ku xirnoow Allahna ugu mahadnoq mar walbaa waxa kaa maqan wax ka badan ayaa Allah ku siiye taas oo ugu horeyso In aad tahay Muslim, cafimad heysato iyo wax walbaa oo aad heysato oo kale.. In sha Allah ku dadaal cibaadada Allah Ugu horeyso Salaadaha iyo wax walbaa oo Rabbi ku faray. Talana saaro Rabbi Subhaana wata caalaa. In sha Allah waad heli wax walbaa. Asc

  • @hamdiayusuf3229

    @hamdiayusuf3229

    Жыл бұрын

    Insha Allah wad gadhi wll niyada khyr usheg

  • @abdiyare7360

    @abdiyare7360

    Жыл бұрын

    @@hawaahmed6222 Jazakalah Kheyran Abaayo Qaali Farxad Iyo Caafimad Ku Noolow Waaya Baddan Walaashey

  • @abdiyare7360

    @abdiyare7360

    Жыл бұрын

    @@hamdiayusuf3229 Insha Allah Walaashey Mahadsanid

  • @abdifatahmoumin8803

    @abdifatahmoumin8803

    Жыл бұрын

    Szb alle haku siiyo shaq9 khayr leh oo degdga

  • @shlmhd7386
    @shlmhd7386 Жыл бұрын

    Mahadsanid wll talo fiican caafimaadka siiday somalida hadi ay war maqlayaan ilahey ajar haka siiyo dadka nuucaaga kale ah baraha bulshada wax wanaagsan so dhiga somalida wey ku yar yihiin.

  • @hodanmaxamuud7810

    @hodanmaxamuud7810

    Жыл бұрын

    Asc macalin ani inta sheegtayba wan isgu arkay dhagtarkuna difaca jirkaga yar bu I dhahay misankayguna 48 ma dhaafo waxana ahay dadka calosha adag I cawi bilis maxa sa meya

  • @fadumoaxmed9708

    @fadumoaxmed9708

    Жыл бұрын

    @@hodanmaxamuud7810 gfgr

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 Жыл бұрын

    Aad ayaad umahad sanbtahay ustaad, wll dibnaha oo midabkoodu baddelmo saamayn maku leeyahay. Bishmohoo cadaaaada. Mahadsanid

  • @faisahuseen2674

    @faisahuseen2674

    Жыл бұрын

    Ascww mammo waxaa kale oo aad u fiican oo kor uqada B12 baytarafka.

  • @safiya0986
    @safiya0986 Жыл бұрын

    Calaamadaha waan wada leeuyay daalku ha iigu sii daraadee shukran ustaad xuseen jazaka llaahu khayr

  • @SALMANDILKEY77
    @SALMANDILKEY77 Жыл бұрын

    timo daadashada ustaad isu arkay subxanallah

  • @haalaabdihalim3852
    @haalaabdihalim3852 Жыл бұрын

    Masha allah ani b complex ayan isticmalaa lkn b12 only ayan dirsaday mahadsanid walalkee

  • @user-ue8rg4lh8u
    @user-ue8rg4lh8u11 ай бұрын

    Mashalh teacher maalin kasta waxa ka hadasho xitaa waxa sanado kahor kahadasho waa wax I anfaca

  • @salahnur1769
    @salahnur1769 Жыл бұрын

    Thank you brother Hussen

  • @Liwewe-a466
    @Liwewe-a466 Жыл бұрын

    Jazakallahu kheir merci beaucoup

  • @nimcoyibraahim9046
    @nimcoyibraahim9046 Жыл бұрын

    jazaakallahu kheyr, macalin xuseen,Allh yaxfidakk. aamiin

  • @sahrasalaad5052
    @sahrasalaad5052 Жыл бұрын

    Aniga waan isbaaray waxaan ahaa 0 kuuro cirabada ayaan qaatay 9 cirbadood 3 bilood ayaan fiicnaday hadana sideydi ayaan kusoo noqoday xanuunada aadareemo waa daal joogtaa iyo murqa xanuun joogto ah iyo wareer aad ubadab iyo osajiinkaga oo hoosa xadaa haday neef ihanin

  • @user-ru5vb2nj6h
    @user-ru5vb2nj6h10 ай бұрын

    Mahadsanid

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 Жыл бұрын

    Mansha allaaah walalo qali ilaahy haku barkeeyo 🤲🙏

  • @sacdiyaali3641
    @sacdiyaali3641 Жыл бұрын

    Hussen Aj gaaska oo dagi waya ama bata fitim B12 oo yarada ma ka qeyb qadankara gaasa idhibay mahadsanid

  • @yaxyesaladosmaan5135
    @yaxyesaladosmaan5135 Жыл бұрын

    Macalin walhi waxpadan kaa FAA iiday mahadsanid 👍

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Жыл бұрын

    Masha Allaah walaalkey.Wad noo faa iideysey👍🏾👏🏾

  • @adnahussein6060
    @adnahussein6060 Жыл бұрын

    thank you brother please 🙏 noo soo sheek. the best vitamin B 12.

  • @user-hx5fx3rw9i
    @user-hx5fx3rw9i Жыл бұрын

    Wcs masha Allah wax badan baan ka faidnay shukran walaalkeyn

  • @tuneey
    @tuneey Жыл бұрын

    Jazaakallaah kheyr coach 🥰🥰

  • @munasaidchannel5767
    @munasaidchannel5767 Жыл бұрын

    Jazakallah qeyr

  • @mamomamao4080
    @mamomamao4080 Жыл бұрын

    Jazaakalaahu qeyr walaal. Jirka oxygin haqato batiri anigana always dhaxanba darema Naga shafi xaladas walal

  • @safiyofarah-gs9qx
    @safiyofarah-gs9qx Жыл бұрын

    Manshaallh Allaha ku xifdiyo edo

  • @hamdiayusuf3229
    @hamdiayusuf3229 Жыл бұрын

    Masha Allah bro keep going

  • @barniadanafrah7174
    @barniadanafrah7174 Жыл бұрын

    Kheer alaha ku siiyo aamiin

  • @ayanabdi6293
    @ayanabdi6293 Жыл бұрын

    Mahadsanid wll, Jasakallah kheyr

  • @abshironur2143
    @abshironur2143 Жыл бұрын

    Ascw qofka vitamin b12 qiyaska jirkaga u bahanyahay Waa intee (stander ka Waa 213/816) Pg/ml . Adigane b12kaga yahay 368pg/ml Folate (standar la rabo Waa 5.8/31.4NG/ML) Folate kaga uu yahay 18.8NG/ML 2. Mala qaadan Karoo b complex

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 Жыл бұрын

    Thank u brother

  • @ismaduran4502
    @ismaduran4502 Жыл бұрын

    Dr kaniniga vitamin b12 ma qadaan karaa berka iyo hilibka ma jecli🥺

  • @ifrahmustaf7127
    @ifrahmustaf7127 Жыл бұрын

    Waad mahad san tahay Habo Jazaakallaahu qeyr

  • @naciimamaxamed4460
    @naciimamaxamed4460 Жыл бұрын

    Jazakkallaah wll

  • @user-zh6cz3uy7v
    @user-zh6cz3uy7v Жыл бұрын

    Maasha alaah jizaakalaahu kheyr

  • @kiinabdi680
    @kiinabdi680 Жыл бұрын

    Jazakallahu khair wll

  • @aniisacismaan9335
    @aniisacismaan9335 Жыл бұрын

    Masha alllah allah hakubarakeeyo diktoore

  • @liibaanmoalin8412
    @liibaanmoalin8412 Жыл бұрын

    Masha allaah

  • @saxarlaismacil780
    @saxarlaismacil780 Жыл бұрын

    Asc illah ha ku barakeyo wax fiican baan dadka ufaa iideesaa maanshalah jisakalah

  • @Sumayawan

    @Sumayawan

    Жыл бұрын

    Asc walal qali please channel kan soo booqo adoo mahad san subscribe isoo dheh shukran sis

  • @rahmaaalisalad594
    @rahmaaalisalad594 Жыл бұрын

    Masha Allah thanks aboowe🥰🥰

  • @hodancilmi2539
    @hodancilmi2539 Жыл бұрын

    Aadaa umahadsantahy wllkey wan lasocdaa fdyoyadada waxan isku arkaa murqo xanun daal farabadan kabuubyo madax wareer lugo xanuun makeeni keraa

  • @aslidhemaan4153
    @aslidhemaan4153 Жыл бұрын

    Asc macalin Hussein b12 iyo b-complex ma isla qaadan karaa keese fiican inaan joogto u qaato jazakalaah kheyr walaalkey 🙏

  • @SahracaliSiciid
    @SahracaliSiciid16 күн бұрын

    Asc Dr Gabar yar oo aan dhaly baan isleeyahay wuu ka maqanyahay fiitamiinkaasi cuntada macunikarto ogsajiintuna wayku yar tahay oo xitaA markay oydo way sidii wax suuxaya bay noqonaysaa neefto horay uma soonoqonayso

  • @fatushupdy9992
    @fatushupdy9992 Жыл бұрын

    Adigo rali ah iso jawaab

  • @user-yp9ls2wh8x
    @user-yp9ls2wh8x4 ай бұрын

    ❤❤❤masha allah

  • @adoontiiallaah2549
    @adoontiiallaah2549 Жыл бұрын

    Maasha walal waa runtaa aniga ayuu dhaqtarka ii sheegay inu igu yaryahay v B12 hada ayan bilabi raba kaniinka waa run inta aad sheegtay oo dhan

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 Жыл бұрын

    Thank you masha allah

  • @mama2210_
    @mama2210_ Жыл бұрын

    Jzklaahu khairan

  • @aminaabbas578
    @aminaabbas578 Жыл бұрын

    Mansha allaaaaah mahad sanid walalkay illahay ajar haka siiyo

  • @zinuzinu6046
    @zinuzinu6046 Жыл бұрын

    Masha Allah thank you

  • @bisharoxaayow1036
    @bisharoxaayow1036 Жыл бұрын

    Qeer alaha ku siyo wax mihiima sheegta alha ku barakeyo

  • @ahlamulraja8579
    @ahlamulraja8579 Жыл бұрын

    VitaminB12 iyo timaha colour-kooda oo is bedelo macnaha qof da' Yar ay ku bilaabato ciro (premature greyhair).. da'aada 20- 30 years. Saamayn ma ku yeelan kartaa in uu hooseyo VitB12. Fadlan usaad waxyaabaha Keena vedio kasoo samay .. Masoo noqon karaa timaha colour natural- ka ahaa.. جزاكم الله خيرا الدنيا والآخرةwax badan waan kaa FAA'dey..

  • @amalali9188

    @amalali9188

    Жыл бұрын

    Wlh maash allaah meelfiican ayaad nooga Tusty aniga kulamid ah wlh

  • @mama2210_

    @mama2210_

    Жыл бұрын

    Haa abaayo colourka timaha wuu soo noqon karaa hadii aad daa imto saliida xabad sowdada inkastoo dadka ay urkeeda neceb yihiin Mida kale cirada iyo B12 shaqo iskuma laha ee waxaa kaa dhamaaday vitamiin kale cu ka bilowdo iga raali ahow anaa kuu soo qoraayo hada gurigayga ma joogo sorry

  • @hodanmaxamuud7810

    @hodanmaxamuud7810

    Жыл бұрын

    Asc ustat

  • @hodanmaxamuud7810

    @hodanmaxamuud7810

    Жыл бұрын

    Macalin inta sheegtayba wan isgu arkay dhagtarkuna wuxu I dhacay difaca jirkaga hoseya misangaykuna 48 ma dhafo waxan ahay dadka calosha adag I cawi maxa sameya mahadsanid

  • @umushuwaq
    @umushuwaq Жыл бұрын

    Jazaakalaahu khayr

  • @adoontiialle1602
    @adoontiialle1602 Жыл бұрын

    Ilaahay haku xifdiyo oo wanaag hakugu abaal mariyo

  • @Global.Nature1

    @Global.Nature1

    Жыл бұрын

    Amiin

  • @aminafarah7494
    @aminafarah7494 Жыл бұрын

    Masha Allah

  • @luleycalsow1314
    @luleycalsow1314 Жыл бұрын

    Masha allh wll qeyr allha kusiyo

  • @mmm-tl6gq
    @mmm-tl6gqАй бұрын

    Asc dr waxan leeyahay caalamado 1 tabar daro 2 nabaro carabka iyo bishmaha gudaha ah 3 kabuubyo badan 4 kulayl jirka 5 isku buuq ama werer badan 6 hilmaan 7 wareer 8 indhaha aragoda oo huumag ku jiro Wxn qaba xasasiyad oo timir iyo kallun hadan cuno way igu kacda

  • @fatumaali5834

    @fatumaali5834

    28 күн бұрын

    Vitamin B12 isticmaal cuntada lagahelo radso walalo aniga waxasa daremi jiray hada alxmdullh

  • @lulahirsi2849
    @lulahirsi2849 Жыл бұрын

    Thanks walaal

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 Жыл бұрын

    Thank you very much

  • @hodanabdulle4660
    @hodanabdulle4660 Жыл бұрын

    Mahadsanid wll waxaso dhan waan arkaa

  • @lovely._me0863

    @lovely._me0863

    Жыл бұрын

    Wl waxa fican ayad o shegta👍

  • @rahmamohmed6085
    @rahmamohmed6085 Жыл бұрын

    Macalin foto kasoo qaat qeyr alle haku siiyo

  • @SULDANSABRIYE
    @SULDANSABRIYE Жыл бұрын

    wllky aad baad umahadsantahy waxan kaaga baahnaa inaad isheegto halkii aanka bilaaabi lahaa jiimka adigo mahadsan iyo qaabab kaan ukala bilaaaabi lahaa isoo sheeg

  • @ridwaanadeer143
    @ridwaanadeer143 Жыл бұрын

    Thanks ustd

  • @abdialihasan
    @abdialihasan Жыл бұрын

    Shugran ustaad

  • @nafisamursal8318
    @nafisamursal8318 Жыл бұрын

    Maasha Allah

  • @faizahassen4725
    @faizahassen4725 Жыл бұрын

    Masha Allaah ❤

  • @umuanas993
    @umuanas993 Жыл бұрын

    kheyr farabadan rabbi hkusiiyo wll waanka fa iday rabi ajarbadan hakaasiyo

  • @safimohamed9135
    @safimohamed913510 ай бұрын

    Wax badan kaa faaiday mahadsanid

  • @saadoahmed3227
    @saadoahmed3227 Жыл бұрын

    Thanks brother 🥰

  • @hawomohamed8216
    @hawomohamed8216 Жыл бұрын

    Thank you for sharing us aboowe

  • @aminabodleh6733
    @aminabodleh6733 Жыл бұрын

    Thank you walal

  • @amilaabdirahmanshekh8035
    @amilaabdirahmanshekh8035 Жыл бұрын

    🌹Thank you💖 so much ⭐my dear💕👑💎 brother🌹

  • @husseinalje

    @husseinalje

    Жыл бұрын

    You welcome abaayo 💯

  • @raxiimaruuxi6740

    @raxiimaruuxi6740

    Жыл бұрын

    جزاك الله خير اخي

  • @Ismail-tg8yy
    @Ismail-tg8yy Жыл бұрын

    mcln xusen see camal maba ii soo jwbeysid

  • @husseinalje

    @husseinalje

    Жыл бұрын

    Hee walal

  • @fadumohussein9380
    @fadumohussein9380 Жыл бұрын

    Masha allaah 🌹

  • @saidajama9543
    @saidajama9543 Жыл бұрын

    Thanks 🙏 wallal

  • @umuintizaar5595
    @umuintizaar5595 Жыл бұрын

    Masha allh wll

  • @qaalidumar8035
    @qaalidumar8035 Жыл бұрын

    Shugran walal horta daalkas aad udaremaa murqaha siba lugaha tinta iskadadaneyso indhaha marka qaar caad igafulo iftiinka saaidka idhibayo

  • @DiiMBAA143
    @DiiMBAA143 Жыл бұрын

    Wll lafa xanuun ayaan arkaa qaasatan xnunka wuxu ku bdnyhy lafaha dhabarka Tasi mxey thy. V. B12 deficiency miyaa

  • @naciimoyuusuf2078
    @naciimoyuusuf2078 Жыл бұрын

    Masha allha

  • @jamaadfarah9770

    @jamaadfarah9770

    Жыл бұрын

    Maanqa allah Allah kuu barkeeyo

  • @mushtaaqmahamed2577
    @mushtaaqmahamed2577 Жыл бұрын

    Wll xusen abalkaga jano alle haka dhigo wd Faidaysay wxn isku arky iftiinka o idhibayo indhaha iyo collagen oo 2 qadanyo wxna ii tarayn hadada qoralka an qorayo dirqi ku arkaa whi

  • @ayaanmaxamed7936
    @ayaanmaxamed7936 Жыл бұрын

    Asc walalo mahadsanid

  • @aadanmohamuud5140
    @aadanmohamuud5140 Жыл бұрын

    XUSEEN bawasiirka maxa lugu daweeya

  • @nooraddeikar6894
    @nooraddeikar6894 Жыл бұрын

    Kawaabyadana waan leeyahay

  • @warfaa5736
    @warfaa5736 Жыл бұрын

    M,a ustaad Alje

  • @makomuuse200
    @makomuuse20021 күн бұрын

    Hadaanbo ujoogaa ispitaal si aan u ogaado vitamin B12 iyo vitamin D timo daadasho iyo warmer ayaan isku arkay iyo hurdo la aan

  • @werisisman335
    @werisisman335 Жыл бұрын

    Mansha allah

  • @user-sy4ry2ky4v
    @user-sy4ry2ky4v Жыл бұрын

    ماشاء الله

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Жыл бұрын

    Asc mashallh

  • @sacdiyaali3641
    @sacdiyaali3641 Жыл бұрын

    Ka dhuunta habo igu darnade

  • @hodanadam1434
    @hodanadam1434 Жыл бұрын

    Asc wll xuseen khayr allaah hakusiiyo wll waxaan leeyahay judh qalalan dildilaac gacmaha lugaha ilaabawdyaha kuljudhkoo ihuarya iwm

  • @Ismail-tg8yy
    @Ismail-tg8yy Жыл бұрын

    Wll si qaas ah in aad iiga cawiso vitaminada aan u baha nahy da.deydu waa 51

  • @sadriyaofficial7594
    @sadriyaofficial7594 Жыл бұрын

    Aniga hurda igu yar dulqadan wa igu yaryah dal badan tabar kowyad dhan wan isku arkah carurta ma ku yaranka walaloa

  • @nooraddeikar6894
    @nooraddeikar6894 Жыл бұрын

    Bro calaamada badan waan isku arksy waxaan qabaa sokoroow cagaha wey I furaan aragtideeda way yartahay daal waan leeyahay cunadeydana wey yartshsy

  • @degayassin
    @degayassin Жыл бұрын

    Maashalaha

  • @sucaadacalinuur3325
    @sucaadacalinuur3325 Жыл бұрын

    جزاك الله خير وبارك فيك واثابك الجنة انشاء الله

  • @rukiaabdulkadir

    @rukiaabdulkadir

    Жыл бұрын

    Maasha ALLAH

  • @rukiaabdulkadir

    @rukiaabdulkadir

    Жыл бұрын

    Waa barnamij fiican oo muhiin ah..

  • @nadamuuse4439
    @nadamuuse4439 Жыл бұрын

    Walahi Aniga ayaa calamadahaa isku arkay malinti dhaan Waan dalanahay iyo xajis inaa iska fadhiyo rabaa habeenkin hurdaada imaa imanaysoba lkn waxan rabay inaa hadaa khatarka aado

  • @yaxyecali5232
    @yaxyecali5232 Жыл бұрын

    my teacher adigoo codsigayga rix gelinaya ka soo hadal geedka moringaha

  • @ziizucade1740
    @ziizucade1740 Жыл бұрын

    Bishimiha (dibnaha) casaan ma noqonayin Ustaad.

Келесі