Muxuu Testosterone ku sameeyaa Jirka, sidee u garanee inuu kugu yaryahay,

#testosterone #miisaanka #cunto
Muxuu Testosterone ku sameeyaa Jirka, sidee u garanee inuu kugu yaryahay, habka kor Logo qaado iyo cuntooyinka kaa caawinayaan
-------------------------------------------------------------------
WALALHEEY SOOMAALIYEED HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA JIRKAAGA BADASHO SIDA UGU DHAQSI BADAN OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO BISHII WAA 150$ WHATSAPP 0031687923830 AMA 0031684285699
WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY
JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
DOONO
NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINAA
------------------------------------------------
subscribe iyo beelka riix adigoo raali ah sideey muuqaaladeey kugu soo gaaraan
/ @husseinalje
muuqaaladeyda kale
• miisaanka dhimid, miis...
my Facebook page
/ somali.onlinecoach
my Instagram
/ husseinalje1
my facebook groep
/ 415471879387343
IYO
/ 1663149887156526
-----------------------------------------------------
soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud

Пікірлер: 141

  • @husseinalje-fans
    @husseinalje-fans2 жыл бұрын

    Masha alaah shukran ustaad Hussein Alje

  • @cabdihazaazi783
    @cabdihazaazi7832 жыл бұрын

    ماشاء الله شكرآ حسين اخوي

  • @user-sy4ry2ky4v
    @user-sy4ry2ky4v Жыл бұрын

    ماشاء الله تبارك الله الله الحفظك

  • @mohamettabdullahi3028
    @mohamettabdullahi3028 Жыл бұрын

    Mawduucan waa itaabtay Ama waa ibaraarujiyay thanks Macalim

  • @alialasow9354
    @alialasow93542 жыл бұрын

    Wll hussein mahadsanid ustaad waan jeclaan lahaa inaad soo badiso misaan kordhinta

  • @ibnusudiabousudi5812
    @ibnusudiabousudi58122 жыл бұрын

    Shugran walal.

  • @ayanwarsame7044
    @ayanwarsame7044 Жыл бұрын

    Qeyr alaha kusiyo wadmahadsantahay

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla11 ай бұрын

    Thanks wll hussein🙏

  • @maxamedyare4912
    @maxamedyare4912 Жыл бұрын

    Mashallah bro Jazakallah

  • @safiya7810
    @safiya78102 жыл бұрын

    Masha allha Walk illah ku dhouro

  • @hamsamohamud1525
    @hamsamohamud15252 жыл бұрын

    Thanks abowe

  • @user-ee4nz8ip7e
    @user-ee4nz8ip7e3 ай бұрын

    Thank you bro

  • @idiriscumar1424
    @idiriscumar1424 Жыл бұрын

    Thanks

  • @tuneey
    @tuneey2 жыл бұрын

    Maasha allaah 🥰🥰

  • @princessnasriina3883
    @princessnasriina38832 жыл бұрын

    1st one to watch yaaay 🥳🥳🥳

  • @yusufabsiye7526
    @yusufabsiye75262 ай бұрын

    Ma shaa allah ❤❤

  • @ibrahimosman5219
    @ibrahimosman52192 жыл бұрын

    Masha allah Al jeey diin caafimad waxwalbo waaka dhisantahay anagane waad nooga faaideysay baraka allah

  • @user-fu1ef5dg7r

    @user-fu1ef5dg7r

    5 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud96152 жыл бұрын

    Asc mashallah gulinshallah

  • @user-zi9oi7or1d
    @user-zi9oi7or1d2 жыл бұрын

    Masha allah

  • @maxamuudibraahin2969
    @maxamuudibraahin29692 ай бұрын

    Shukran

  • @MohamedAhmed-gz9ub
    @MohamedAhmed-gz9ub2 жыл бұрын

    Good

  • @hero-bg7jn
    @hero-bg7jn Жыл бұрын

    Masha,Allaah

  • @cismanmohamedsidi7606
    @cismanmohamedsidi7606 Жыл бұрын

    Alahkasiiyo

  • @usaameislam4457
    @usaameislam44572 жыл бұрын

    Waligey ma Soo fiirinba wlhi macalin

  • @abdullahabdurrahman3409
    @abdullahabdurrahman34092 жыл бұрын

    Aad iyo aad macalin xuseen thanks Malin uun waxaan jclhy inaa ardaygaada noqdo 👏👏💯

  • @abdihassan4785
    @abdihassan47852 жыл бұрын

    Macalin sida loo kordhiyo noo soo diyaari iyo inta ugu hooseysa ee ruuxa laga rabo in uu joogo oo uuna dhaafin iyo inta ugu koraysa ee looga baahan yahay.

  • @abdirashidmahamed1192
    @abdirashidmahamed11922 жыл бұрын

    Cirbadaha iyo kaniiniyaasha ugu fiican testosterone-ka magacyadooda pls isoo qor

  • @abdijibaarxuseenmowliid9528
    @abdijibaarxuseenmowliid95282 жыл бұрын

    M.a wll

  • @alidirieduale6365
    @alidirieduale636511 ай бұрын

    Maasha allaah walaal waan kaaga mahad celinaayaa talaada wanaagsan ee bulshada aad siisid mar walba . waxaan aad uga helay testostronka sidaad u fah faahisay Meel gaar ah miyaa la iskaga baaraa mise isbitaalada kuli waa lagu baaraa walaal taas iiga soo jawaab mahadsanid allaah haku xififdiyo

  • @maryamamaxamed611
    @maryamamaxamed611 Жыл бұрын

    Waalike maa fiirin

  • @mohibohassan6333
    @mohibohassan63332 жыл бұрын

    Mashallah

  • @umradwan4080
    @umradwan40802 жыл бұрын

    mashalahaa

  • @SuhaybXasanmahad
    @SuhaybXasanmahadАй бұрын

    Marsha allaaah

  • @cabaashashi2668
    @cabaashashi26682 жыл бұрын

    Waligay ma fiirin

  • @aliahmedmohamoud2224
    @aliahmedmohamoud222415 күн бұрын

    Ustaad mahadsan tahay sida quruxda badan ee aad u faahfaahisay viteminada zink magnisiamka iyo D3 soomaalida 100 % inta ay dhakhtar tagaan ma baaraan Testostarone dalkana ma lahaan jirn hospital haysta shaybar casri ah oo viteminada lagu baaro.

  • @nasriofficial7561
    @nasriofficial75612 жыл бұрын

    Aad ayu noo anfacay video gani alle ku barakee sxb

  • @cismanmohamedsidi7606
    @cismanmohamedsidi7606 Жыл бұрын

    Ajir

  • @abdiabdirahman8845
    @abdiabdirahman88452 жыл бұрын

    Wllhi waligeyba ma fiirin

  • @BOGCAD_TEST
    @BOGCAD_TEST2 жыл бұрын

    ileyn Malin walbo ragnimadeyda ku falaada thanks pro siigada iska dhaafa xarfaaney 🤣✊🏽

  • @aarkaTech

    @aarkaTech

    10 ай бұрын

    Taliye 1yaer kabcdi wax maiska badashey

  • @ciiltire8467
    @ciiltire84672 жыл бұрын

    Sidee looo baaraaaa testetrone ka saxibow ilaah kher haku siyo

  • @cismanmohamedsidi7606
    @cismanmohamedsidi7606 Жыл бұрын

    Xasabad

  • @sadiyaarufmahamoud5726
    @sadiyaarufmahamoud57262 жыл бұрын

    Asalamu caleykum walal husein wilasha yaryar ayagu ma ubaxan yihiin

  • @kadarnour7942
    @kadarnour79422 жыл бұрын

    Wll kaniiniga pro super drol waxa uqabto faa idada uu leyahy wax noga sheego please 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ibraahimabdikadir4615
    @ibraahimabdikadir46152 жыл бұрын

    san u dawanayey waqtiga vedio ga ayaa igu yaraaday thanks

  • @abdirahmanmahamud1083
    @abdirahmanmahamud1083 Жыл бұрын

    Mahad sanid ustaad waligey ma fiirin

  • @kadarnour7942
    @kadarnour79422 жыл бұрын

    Wll xuseen kasoo hadal kaniiniga pro superdrop 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @cismanmohamedsidi7606
    @cismanmohamedsidi7606 Жыл бұрын

    Asc

  • @cismanmohamedsidi7606
    @cismanmohamedsidi7606 Жыл бұрын

    Sokorna,waqbaa.lakin.cadiwaye

  • @muse3975
    @muse39752 жыл бұрын

    Wallahi maba fahmin

  • @user-ub6tj6tz7h
    @user-ub6tj6tz7h7 ай бұрын

    Aniga xaga sanadka 60 waan dhaafeye testeroonka ma hagaajin karaa mahadsanid

  • @cismanmohamedsidi7606
    @cismanmohamedsidi7606 Жыл бұрын

    Iyo

  • @SuhaybXasanmahad
    @SuhaybXasanmahadАй бұрын

    nin aqoon leh wax badan baa kaa faaiiday

  • @ahmedolow9032
    @ahmedolow9032 Жыл бұрын

    Alx wlh ilaahaybaa mahad iska leh testestrone levelkayga waa 100% alx alla mahad iskq leh

  • @King_Abdirahiim

    @King_Abdirahiim

    Жыл бұрын

    Side lagu ogaadaa, oo lo so baaraa, Testosterone Level?

  • @homeofquran7134

    @homeofquran7134

    11 ай бұрын

    Mogadishu xagee lagu baaraa wllka

  • @umusafaa7393
    @umusafaa73932 жыл бұрын

    Abowee ina catowa rawa ina iga cawisid rawa plz

  • @axmadmuxudiin4554
    @axmadmuxudiin45542 жыл бұрын

    M.a

  • @adoontialle2528
    @adoontialle2528 Жыл бұрын

    Ustad socod kaliya ma iga cawina almiinto

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay82212 жыл бұрын

    Coach lugaha isbuucii 2 jeer ma sameen karaa Jimicsigooda Jadwal almiito noo samee mahadsanid

  • @user-ue7ys8kx5x
    @user-ue7ys8kx5x2 ай бұрын

    Asc wll xusein wll waxaan ahay wiil dhalin yaro ah waxaa isku arkay wajiga aan caato saa id ah ka ahay xal isheeg

  • @nuurahmediidow7907
    @nuurahmediidow79072 жыл бұрын

    Wiligey mafirin xamar ayana joga lkn doctor maxaan dhaha ano cafimad qabo hadan utago

  • @user-sl4fl9zk3b
    @user-sl4fl9zk3b2 ай бұрын

    Asc walalkey aniga waxan jira dadeyda 55 sanoo wana sacdaa ila 30 daqiqo aniga 30 Sano wax madhalin khoraheyga tan bidixda ad uyar testaronkeyga wayar yahay harmonis igu badan xaniyahana wax ugxana malaha ilen wa sero tale Laleh ilatali sidan testaronka u kordhin lahay kacsi malaha

  • @nasirnuur3362
    @nasirnuur33622 жыл бұрын

    hal waye qooraha

  • @fadricaisse5750
    @fadricaisse57502 жыл бұрын

    Couch waxan rabay inan kuwaydiyo hdan gym isqoro ojidhka dhisto 15 iskadhimo marka hadan iskadayo armu jidhu sdii noqdaa o isiii hilcaa

  • @mubarekismail5535
    @mubarekismail5535 Жыл бұрын

    Ani waaan baray lakin wakhti hore ayu aha ila laba sano. Ok ayauu aha lakin ma caylni lakin caloosha waxoga i kuusan wanna ridi kari layahay ta lo isi wallao

  • @Nabeeriww
    @Nabeeriww Жыл бұрын

    Maantaa soo fiiriye wuxuu noqde 7.6ng/ml muu fcnyhy macalimuu ❤❤❤❤

  • @maanhaji3554

    @maanhaji3554

    5 ай бұрын

    Sidee lo ogada wllo

  • @flyshakor
    @flyshakor Жыл бұрын

    Hhhh wllkey cashirka dhan qosol aya uga baxay marka sariir makori kartid le iga dheh waaku wata bro

  • @cumardayr7446
    @cumardayr74462 жыл бұрын

    testostrone untersuchung xagee lagu samayn karaa qofka jarmal jooga ee war ka haya isoo jawaaba anaaba og oo koley eber ayaan ahay 15sano siigo iimaanka iskaga qaadey hada mayd socda ayaan ahay

  • @Isse-Farah
    @Isse-Farah2 жыл бұрын

    Sidee loo baaraa Ustaad?

  • @iskandeurhassan1818
    @iskandeurhassan1818 Жыл бұрын

    Wan uu bahanyah

  • @65nuuryare
    @65nuuryare Жыл бұрын

    Su.aal Qooraha ama haniinyaha in ay Ku cuncunaan mahaa keenayo

  • @Isse-Farah
    @Isse-Farah2 жыл бұрын

    Waligeey ma baarin.

  • @cismanmohamedsidi7606
    @cismanmohamedsidi7606 Жыл бұрын

    Xaji..xusen.waxan.shaqa.cadi.ah.sariirta.mahin.hota.rajimkeyga.waa.yar.yahay.markan.horda.kadib.maqarka.waalalabmaa.ama.wakaduuSahara.salads.kicitan...wacajisaa

  • @abdulqadirmohammedahmed3221
    @abdulqadirmohammedahmed32212 жыл бұрын

    Waligay ma iska baarin hormonkaan 50 kiina kor ayaan u dhaafay waa arin igu cusub laakiin awoodayda wali waa saraysaa

  • @user-zj7mm8qf3o
    @user-zj7mm8qf3oАй бұрын

    Cirbada la isu durayo e muruq dhiska ah xiniyaha ma dhib bay kenta

  • @coachmuna_001
    @coachmuna_0012 жыл бұрын

    Does woman needs Testosterone?

  • @abdikaniabdiosman2702
    @abdikaniabdiosman27023 ай бұрын

    Wlhi walayga ma fiirinin lkn dhartar ayaa la xariiraa inshaa Allah

  • @husseinalje

    @husseinalje

    3 ай бұрын

    Inshaallah

  • @KhayrbileTV

    @KhayrbileTV

    2 ай бұрын

    ​@@husseinaljesidee lagu ogaan karaa lavelka ad mare testosrtrone ka

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen66622 жыл бұрын

    Sida aad sheegtay aniga waa zero 50 waa ahay maxaa sameeyaa

  • @laskasmullerbydmt1929
    @laskasmullerbydmt19292 жыл бұрын

    Coach inoo soo sameee irbada loo qaato testosterone pls

  • @CabdicasiisSiisto

    @CabdicasiisSiisto

    Ай бұрын

    ???

  • @ibraahimnuurabdi2593
    @ibraahimnuurabdi25937 ай бұрын

    walla aniwilegey ma baarin

  • @smaliwolf
    @smaliwolf2 жыл бұрын

    Waligey ma fiiirin😁😁

  • @axmedqaali

    @axmedqaali

    Жыл бұрын

  • @maxamuudibraahin2969
    @maxamuudibraahin29692 ай бұрын

    Yaabaar dtroolka

  • @dahiraknan4932
    @dahiraknan49322 жыл бұрын

    Asc macalin farmashiyaha miyaa iga barikaro mise isbitaalka mida kale zinc labadoda miyaa laso baraa halmar allah kasiiyo agar iyo xasano badan

  • @husseinalje

    @husseinalje

    2 жыл бұрын

    Maya dhiiga Dr ka

  • @abdulahiabdulahi2419
    @abdulahiabdulahi24192 жыл бұрын

    Sxb Ani waligey mafirinin

  • @dejisnet6904
    @dejisnet6904 Жыл бұрын

    asc wll xuseen waxan rawi lahaa inaad kadoo hadasho Subaga iyo iyo hilibka idaha I.A

  • @abdirahmaanhassan6633

    @abdirahmaanhassan6633

    Жыл бұрын

    Walikis ma cunin

  • @smaliwolf
    @smaliwolf2 жыл бұрын

    22 jiraa ahayy lkn beri iska soo fiirinaa i.a ispitaalne waan ka shaqeeeyaaa

  • @user-zt3if5jw3y

    @user-zt3if5jw3y

    10 ай бұрын

    Sxp sethy

  • @CabdifataaxOsman
    @CabdifataaxOsman9 ай бұрын

    Garka 16 jir buu igaga soo baxay testesteronkygu ma igu bdn yihin

  • @dr.yacinzeydmahamoud1218
    @dr.yacinzeydmahamoud1218 Жыл бұрын

    Salam macalin houssein waxan raba Man isticmali kara testanon injection 💉 sababto ah waxan raba inan siyaadiyo hormongayka

  • @Isxaaqmr

    @Isxaaqmr

    10 ай бұрын

    Dhaqtar la tasho iska qaado ma ahan ama si' dabiici ah u badi

  • @qobyareey3943
    @qobyareey39432 жыл бұрын

    Wall walwalka cabsiya iyo shakigaga maxaa keno sidesa laiskaga daweyaa🙋‍♀️

  • @abdullahibashiir3056

    @abdullahibashiir3056

    2 жыл бұрын

    Adkaarta badso wll

  • @cabaashashi2668
    @cabaashashi26682 жыл бұрын

    Testosterone ma eegin

  • @huseinadem8208
    @huseinadem82082 жыл бұрын

    Maxa dhaha marka dhatarka aado ina isbadha raba maxa ka dhaha dhatarka Waad mahadsanid houssein alj

  • @husseinalje

    @husseinalje

    2 жыл бұрын

    Testosterone iga baar

  • @absiyeaden
    @absiyeaden2 жыл бұрын

    irbada la isku duro maxay dhib leedahay

  • @omaraaniomaraani81
    @omaraaniomaraani812 ай бұрын

    My waligeey ma soo firi ustaad waan kugu cosbaha

  • @kaltuunmuuse3046
    @kaltuunmuuse30462 жыл бұрын

    Asc wll waxn isticmala omega 369. Marka macadiba inan isticmalo onan jojin mise xogay isticmalba jojinaya gmk 7 cisho 5 antaga wad mahdsanty

  • @husseinalje

    @husseinalje

    2 жыл бұрын

    Omega 3 kaliyo kugu filan

  • @ismaelifrah
    @ismaelifrah Жыл бұрын

    Waxa kaa iri biya baxda se isku yihin testostérone

  • @iskandeurhassan1818
    @iskandeurhassan1818 Жыл бұрын

    no sosamey saxib

  • @samatarqiiqeey1358
    @samatarqiiqeey1358 Жыл бұрын

    Waligey mawa firinin e

  • @ENGLISH-PODCAST4
    @ENGLISH-PODCAST42 жыл бұрын

    halke ku yala gym kagu pls

  • @cabdiyare384
    @cabdiyare3849 ай бұрын

    Waligey mawa maqal bee

  • @CaliyXaajoy
    @CaliyXaajoy Жыл бұрын

    Testostarona mxaa waaye soroobo mise kaneeni meyaa😅😅😊

  • @kamalhussein5603

    @kamalhussein5603

    11 ай бұрын

    Hormon waaye😊😊

  • @azizali9664
    @azizali9664 Жыл бұрын

    Marna iskuma dayin inaa taas sameeyo ama tijaabiyo ha fahmin xamaane

  • @azizali9664

    @azizali9664

    Жыл бұрын

    II jawaab

  • @charmarkemohamed7602
    @charmarkemohamed76022 жыл бұрын

    Testesteron irbada halkee ugu fiican oo iska duraa

  • @husseinalje

    @husseinalje

    2 жыл бұрын

    Video kaso sameyna

  • @charmarkemohamed7602

    @charmarkemohamed7602

    2 жыл бұрын

    @@husseinalje thanks macalin

Келесі