Socodka | Kobcinta maskaxda iyo Fikirka | Socodka iyo Fikirka |

waxaan dareemayaa in mowduucyada xambaarsan qiimaha qotada dheer , micnaha falsafiga ah ee nolosha in ay aad idiin cajabiyeen sida kii AAMUSNAANTA oo aad loo daawaday ,maanta waxaan halkaan ku soo gudbinaayaa mowduuc aan isleehay wuxuu la bahyahay aamusnaanta dhinaca micnaha falsafiga ah iyo fikirka uuxambaarsanyahay .
Socodka , markaan maqalno kalmada socod waxaa niyadeena kusoo dhici kaliye in aan socono anagoo meel ka dhaqaaqayno usoconana meel kale , anagoona fiirinaynin natiijooyinka dhinica fikirka curinta iyo alifida ee socodka laga dhaxlo ,
Socodku waa dhowr nooc lkn socodka fikirka iyo wax unkida iyo kobcinta maskaxda keeno waa kana aad usucoto in aad socoto kaliye in aadan ujeed kale lahayn in aad gurigaada kabxdo adigoo hadaafkaadu yahay in aad socoto , mesha ugu fiican ee lagu socdana waa meel kasta oo dabiici ah hawo furan leh sida , badda xeebteeda dhulka fidsan ,sidoo kale kaymaha dhulkaa cagaarka ah , wa arin aan dhamaanteen aragno markaan socono in aan fikirno afkaar badan maskaxdeena ku soo dhacdo ,markaan socono waxan u egnahaya qof sheekaysanaaayo lkn haadaal aaanan la amaqan taasoo ah in socodka dhaqaaajiyo maskaxdeena caajiska dilay .
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 726

  • @Queen-Alii
    @Queen-Alii5 жыл бұрын

    omr inshar inta iga danbeso jimco krin ya muslimin😍😍😍

  • @yjmohat3249

    @yjmohat3249

    5 жыл бұрын

    Melksta ngga hrysaa 😅

  • @kingfmotivation3048

    @kingfmotivation3048

    5 жыл бұрын

    chuMce la mIda wll Quuen Ali💓💯

  • @Baxarooz

    @Baxarooz

    5 жыл бұрын

    queen waan kula socda boqorada Youtubka🤣

  • @naimahussein3911

    @naimahussein3911

    5 жыл бұрын

    Asc jimco wanagsan walal sidoo kale adhiga iyo dhamaan muslimiintoo dhan aan u rajeyneynaa.

  • @daahirabdi4182

    @daahirabdi4182

    5 жыл бұрын

    جمعة كريم

  • @abdihakinjamadaar147
    @abdihakinjamadaar1475 жыл бұрын

    SCW SCW ‏اللهم صلي على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم؟

  • @saidamoh6664

    @saidamoh6664

    5 жыл бұрын

    Abdi Hakin Jama Daar wcs

  • @shuaibsaid1984

    @shuaibsaid1984

    4 жыл бұрын

    scw

  • @saidamoh6664

    @saidamoh6664

    4 жыл бұрын

    Wcs

  • @saidamoh6664

    @saidamoh6664

    4 жыл бұрын

    Shuaib Said wcs

  • @saidamoh6664

    @saidamoh6664

    4 жыл бұрын

    Shuaib Said iwaran

  • @vanismachannel2335
    @vanismachannel23355 жыл бұрын

    FROM XMR LOVE YOU OGAANSHO💕

  • @JEYTE09
    @JEYTE095 жыл бұрын

    Omar sxp waa kutaageeraa pro horay usoco Lkn sxp wajigaaga waligay ma arkin 😣😣 Qofkii doonaya in uuarko wajiga omar like saar 👍

  • @cadewaaye23

    @cadewaaye23

    5 жыл бұрын

    Sxb waxaad KZread ka ku qortaa milkiilaha ogaansho waad arkey saa insha Allah wajigiisa

  • @JEYTE09

    @JEYTE09

    5 жыл бұрын

    Pro waan arkay thanks

  • @user-xp2mq6gh4v

    @user-xp2mq6gh4v

    5 жыл бұрын

    Anika ayaa doonaya sababtoo ah noloshaydah wax farabadan ayuu kabadalay wallahi. Sababbuu unoqday inaan isbadal.

  • @Iqrujaadnaan
    @Iqrujaadnaan5 жыл бұрын

    inta kanaalkaan Jcl ❤like ii saar🖒❤😘

  • @quruxdaxamarcadey413
    @quruxdaxamarcadey4135 жыл бұрын

    Jazakallah kheyran wll runti socodka waa muhiim wa best exercise faaiidoyin badan ayan ku arkay wxn socdaa saalada subax kadib nashaad bdn bn ka dareemay wxn waqtigas uga faaiideestaa dikri bdn in an akhriyo haday tahay adkaar sabaax iyo istiqfaar iyo tasbiix waxaan kaloo kamarneen in an fikiro waqtigaas naftayda la xisaabtamo nabiga csw waxaa la waryaa galbihii inuu saxaabada lugeesiin jiray.

  • @drkhaire1787
    @drkhaire17875 жыл бұрын

    From gulu .northern of uganda waxand tahy qof inbdan wax kaga faido thank you bro ...somali oo dhana love you wllahy ...

  • @Shafie-Mohamed-Osman

    @Shafie-Mohamed-Osman

    2 ай бұрын

    Hadana kk

  • @muhamadaljahafi7905
    @muhamadaljahafi79055 жыл бұрын

    Jazakallahu kheyr waallkeen cumar inshaar. wall waaan kugu dhiirigalineyna waana ku mahadsanthy maadaama aad dadka wax bartay Fadlan sii wad Arimaha dhiirigalta dhalinta Iyo baramijyada kocinta maskaxda

  • @abdullahiomaradde1776
    @abdullahiomaradde17765 жыл бұрын

    waa igu ogtahay maanta wixii kadanbeeyo socod

  • @gartehasssn7699
    @gartehasssn76995 жыл бұрын

    Wcs omar inshaar wlhi sxpoow sidàdaada inaan noqdo waye noloshayda waxbadanaad ka badashay alllaha ku barakeeyo

  • @hassanmohamudali3065

    @hassanmohamudali3065

    5 жыл бұрын

    wll noloshada sidu wax uga badalay

  • @gartehasssn7699

    @gartehasssn7699

    5 жыл бұрын

    Every body is equal above the neck Eeen wllo dabcigeeyga ayuu badalay wuxu ibaray inan noloshayda hormariyo hiigsi inan lahaado ayuu ibaray waa ustaadgeyga qliga ah ee noloshayda

  • @wanaagjecel9136
    @wanaagjecel91365 жыл бұрын

    Ogaansho Wlhi wax badan ayan ka faaiiday Mahadsanid walal omar inshar

  • @ayanmohamed6089

    @ayanmohamed6089

    5 жыл бұрын

    Masha allah

  • @hassanmohamudali3065

    @hassanmohamudali3065

    5 жыл бұрын

    @@ayanmohamed6089 Ayaney boqradii nafteydaay kuma dhaafi karayee adoo buur isi saarin aan isla xariirno

  • @mohamedabdullahi5347

    @mohamedabdullahi5347

    5 жыл бұрын

    Hi

  • @khadra5217
    @khadra52175 жыл бұрын

    Mashaallah wa qodob Wanagsan 😘😘Shukran walal 🤗lkn ani tan wey igu adag thy iyo badanaba gabdhaha somaliyet.Wat fahmi karta dhanka familka lama ogala gabar wareygyso 🤦‍♀️Marka ma ogin waxan sameno lagumana aminayo.Taladadana wa imuhin ama hadaba kaso hadasho dhaqamada gurucan ee weli somalida ku dhaganyihin . Ani wan jeclahy ina exercise sameyo socdana lkn dhan waxn udynaya didmo dhanka familka xakisa.✌

  • @moohinpro9710

    @moohinpro9710

    2 жыл бұрын

    Lĺĺ00

  • @BerlulaBerlula_Haji

    @BerlulaBerlula_Haji

    Жыл бұрын

    Walal waan dareemi karnaa taas exercise guriga dhexdiisa ku sameee

  • @luqmaansacad2776
    @luqmaansacad27765 жыл бұрын

    Cumar inshaar ilahay ha kaa jasaaid siiyo annagana hanaga dhigo kuwii ka faidaysta insha allah

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u8485 жыл бұрын

    Omar iinshaar Jasakallah macalin illaahey cilmiga iyo caqligaba ha kuu barakeeyo❤✨📚

  • @zakariyebiriyeali7324
    @zakariyebiriyeali73245 жыл бұрын

    Walalal aad iyo aad iyo aad ayaa umahad santahay noo soo gudbinta video gaan. Ilaah haku garab galo. Horay usoco.

  • @ahmedsaalah4729
    @ahmedsaalah47295 жыл бұрын

    Maansha allah omar inshar, aadbaan kuu bogaadinayaa soo gudbinta mawduucyada muhiimka ah ee aad nala wadaagto. Ma ganayo mawduuc aad soo dhigtay oo I dhaafay illaa billawgii 2018kii. Allah ha ku barakeeyo wll Waxan kuu rajaynayaa cilmi naftaada, dadkaaga iyo dalkaagaba anfaco. Allahumaa aamiin aamiin.

  • @umuxafsa4333

    @umuxafsa4333

    5 жыл бұрын

    Amiin

  • @cabdulahidhr6641

    @cabdulahidhr6641

    5 жыл бұрын

    Mahadsanid mr omar inshaar

  • @hoodahooda1688
    @hoodahooda16885 жыл бұрын

    Asc wll omar inshaar waxaan ilaahay kuu waydiinaya khyr.

  • @AhmedSalah-ix5fo
    @AhmedSalah-ix5fo5 жыл бұрын

    Masha'allah walalka kheirka jcl Omar sxp runtii wx bdn ayan la faiday kheir allah ku siyo walal

  • @awalesheikhdahir947
    @awalesheikhdahir9475 жыл бұрын

    Markaan anba qorshe samaynayo waan socsocdaa anoo ka fikiraya.

  • @intisarheyle3107
    @intisarheyle31075 жыл бұрын

    جزاك الله خير اخي عمر دائما تتكلم مواضع مهم جدا

  • @geedadayg7139
    @geedadayg71395 жыл бұрын

    Wll cumar wax nooga soo gudbi mawduuc ku saabsan iyo wadanka sida shaqo looga abuuran karo iyo shaqooyinka banaan ee dhalintu heli karto

  • @hassanmohamudali3065

    @hassanmohamudali3065

    5 жыл бұрын

    ana ka dhisaayo waxaas ee ila so xariir

  • @abdiasiiszain3015

    @abdiasiiszain3015

    5 жыл бұрын

    Wxad ka dawataa Zakariye Abdullahi Ali chanelka Ayaa Ka helaysaa waana ka faa idnay dad badan ku xidhan Wll

  • @wiilsomaliyeed9716

    @wiilsomaliyeed9716

    5 жыл бұрын

    Halkeed ka joogtaa anaa talo kuu hayee

  • @ogaaanshokhaliif4271

    @ogaaanshokhaliif4271

    5 жыл бұрын

    sxpkeen muxuu iskaga indha tiraya wadanka. muu wax nooga sheego Dhiiri galinta Farmaajo iyo khayre.

  • @SICIIDSHOWOFFIECERCHANNEL
    @SICIIDSHOWOFFIECERCHANNEL5 жыл бұрын

    masha allh omer

  • @abdikadirnoor5095
    @abdikadirnoor50955 жыл бұрын

    Ala ya cizik wll qali Ilhi haku daayo inkasto somali walatay ey ku walatay like e sir war hormar isku diyariya

  • @kingabdimalikali3706
    @kingabdimalikali37065 жыл бұрын

    Masha Allah mahadsanid macalin wll ustaad Omar inshaar aad io aad u Mahdadsanthy

  • @mataanofficial.4734
    @mataanofficial.47345 жыл бұрын

    Muhiimdu waa in aan dabakhna wixii wnagsan ee aad noo soo gudbiso fiirsasho kaliya maha muhiimadu walalkay inshaa allaha

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo87665 жыл бұрын

    Omer inshar wll waxbadan ka Faaiidnay Allayacisik👌 🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇩🇯

  • @malaakChannel
    @malaakChannel5 жыл бұрын

    Caadi ma ahan Shukran Ustaaadi Omar

  • @LAAMPODCAST
    @LAAMPODCAST5 жыл бұрын

    wcs masalam omar nafta ayaa dhex gashaa oo laso hadasha waxa thy akhyaar hadalka xigmadisa dhaha qofkasta oo murugaysan marku dawado video yada philosiphiyada ah runtu waxay thy inaad faraxad galiso dadka qofkasta oo dhib qabaana waa kaga baxaa mahadsanid noo sii wad wanada iyo waxsheega

  • @hassanmohamudali3065

    @hassanmohamudali3065

    5 жыл бұрын

    yasminey anaa naftaada dhax galaayo oo murugada ka saarayo, ee si dhaqso ila so xariir

  • @LAAMPODCAST

    @LAAMPODCAST

    5 жыл бұрын

    hhhhhhh ma murugaysni ee wll ilaahy murugo ima baro

  • @maxamedjamal983
    @maxamedjamal9835 жыл бұрын

    Thanks zxb omar inshar waxd tahay dhiiri geliye dhab ah .. Jasaaakalllah❤👍

  • @hafzaapdullahi3206
    @hafzaapdullahi32065 жыл бұрын

    Hdal kaaga ka helaa wlhy hore uzoco pro 😁💋

  • @Xaali95
    @Xaali955 жыл бұрын

    Macalin mawduucyadaan oo kale aad ayan u xiiseeyaa 😍😍😍😍mahadsanid mar walba waxa dheefoha inoo leh sheegideeda Dhiirogalintada aad ayaan u jeclahay .

  • @hananjehpro6954
    @hananjehpro69545 жыл бұрын

    Waan kula socdaa macalin Shukran ustad Alaha ku barakeeyo. Ustaad maansooniyada inaa wax kaso diyaariso maad isku daydo.

  • @korneabdi6425
    @korneabdi64255 жыл бұрын

    Waxan islahaa Adaa maanta ugu horeeya balse Qofkii 153 ayaan noqdaY Alle habarakeeYo OGaansho

  • @fatxieapdihakim6918
    @fatxieapdihakim69185 жыл бұрын

    jasakumullah qeyr ustaad omar inshaar intad noo fa idaysayna Ajar Allaha kaasiyo

  • @djmaamis3167
    @djmaamis31675 жыл бұрын

    Maanshallah Wllo Cumar inshaar Waxaad tahay Qof tiir muhiim ah uhaya Ummada Somaliyed Allah hakaa abaalmariyo

  • @odayxaajiadan342
    @odayxaajiadan3425 жыл бұрын

    Mansha allah jumca mubarak

  • @nuurahmediidow7907
    @nuurahmediidow79075 жыл бұрын

    Masha allh Mr Omar

  • @abdiazizidirismohamud6444
    @abdiazizidirismohamud64445 жыл бұрын

    masha allah waa mowduuc wanaagsan

  • @amiinkeyy
    @amiinkeyy5 жыл бұрын

    RAGU SOCODKU WAA U DOWR HADUU MOWDKU DAAYO ❤❤

  • @CasmiOnlineAcademy
    @CasmiOnlineAcademy5 жыл бұрын

    Masha allah mowduuc wanaagsan

  • @serajy1
    @serajy15 жыл бұрын

    Masha Allah walalkay Omar Markasta waad na dhiiri galisay Allah haka abaal mariyo 💗

  • @interiordecorationshelf4429
    @interiordecorationshelf44295 жыл бұрын

    Run ahaantii aad ayaad ugu mahadsan tahay wll qaali masha allah

  • @rashkaboy1380
    @rashkaboy13805 жыл бұрын

    Runtii aadbaan uguhelay mowdoocaan socodka iyo dhamaan kuwiihore ee aan kusaaxibnay macalinkeena hormarka ahna saaxiib midka ugu wanaagsan cumar inshaar wll alah kubarakeeyo aadbaad ugu mahadsantahy waxyaabaha qiimahale ee aadnalawadaagayso mahadi hakaagaadho

  • @naniyare3429
    @naniyare34295 жыл бұрын

    Wcs sxb qof waxaa tahay dhiira galiyaa qofwalba oo Somalia ah aad Baan kutageera sxb Allaah kuxafido meelwalbo aad joogto🙏🙏🙏

  • @drsrk447
    @drsrk4475 жыл бұрын

    Ustaad inshar shugran wll qaliya inta jecel O ishar like isar

  • @farozamedo5975
    @farozamedo59755 жыл бұрын

    Omer waad mahadsan tahay muqaal aan doonayey baad soo daysay 😄

  • @drshanaaduqoow3835
    @drshanaaduqoow38355 жыл бұрын

    masha allah wxd noo tahay macalin madaale ah allaha ku xifdiyo..

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation30485 жыл бұрын

    wcs wlll omar inshar chumCe mobarek keeeep going💯💙💯💓💯❣

  • @zakarieismail5648
    @zakarieismail56485 жыл бұрын

    Mahadsanid saxib mowdicyadan oo kale soo badi insh alh

  • @hajarabm2400
    @hajarabm24005 жыл бұрын

    Masha Alla omar baarakallah walal ilaahay ha ku xafido qof ku dayasho mudantahay ❤

  • @mohamettdahirmohamett8942
    @mohamettdahirmohamett89425 жыл бұрын

    Masha Allah wll qiimo badan Cumar ilaahay hakuu siyaadiyo cilmiga iyo Caqliga

  • @psquarecirrow1474
    @psquarecirrow14745 жыл бұрын

    maasha allah omar ilahey qeyr ha ku siiyo real motivate ayaa tahag 😘

  • @fahiimafilsan9738
    @fahiimafilsan97385 жыл бұрын

    masha allaah wll mahadsanid ilaahay hakuxafido😍😍😍😍😍

  • @salmaanloveysn3041
    @salmaanloveysn30415 жыл бұрын

    Mahadsanid walal sidoo kale dhamaan tiin saxibiga qiimiga badanaw jimce wacan ❤️

  • @shakirmaxamedshakir1129
    @shakirmaxamedshakir11295 жыл бұрын

    Cumar karaamo Ayaan Ku haya zxp thanks Hore usco

  • @mrlover5215
    @mrlover52155 жыл бұрын

    Cumar inshaa wax badan ayaad ufaa idesay abaalkad waxa aan kuku kudo makaranyo sxb

  • @cabaasxuseenmuuse2209
    @cabaasxuseenmuuse22095 жыл бұрын

    Maashaa.Allaah Mahadsanid Cumar In Shaar

  • @sayidmaxamad
    @sayidmaxamad5 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا يا عمر

  • @ogaaanshokhaliif4271
    @ogaaanshokhaliif42715 жыл бұрын

    MHDsanid wlle . Ilaahy hakaa ajrsiiyo.

  • @wardiqawdhan557
    @wardiqawdhan5575 жыл бұрын

    Jazaaka allaahu khayr wll

  • @OSMANABDULLAHIDAHIR
    @OSMANABDULLAHIDAHIR5 жыл бұрын

    Saalam gobeed from Bosaso Thanks inshaar

  • @idirizcadaani5880
    @idirizcadaani58805 жыл бұрын

    nin aaan Waxbadan Ka Bartey macalinka Nolosha Hore uzoco👏👏👏

  • @awalegodane8585
    @awalegodane85855 жыл бұрын

    Omar Allah ajar iyo xasanad hakasiiyo sida hagar la aanta ah ee aad naftayda ucawisay iyo sidaad qalbiyadii jiifay udhiiri galisay illahay dartii kujeclahay walakay guulayso waliga insha allah aniga iyo wixii khayrka jecelba allow riyoyin keena noorume

  • @munahabdi6928
    @munahabdi69285 жыл бұрын

    Masha Allah wax badan waaKu dhageysataa wax badana waa kaa faideystay allaha kaa ajar siiyo walal qaali

  • @FOOTBALLPLANETYT
    @FOOTBALLPLANETYT5 жыл бұрын

    Liketa Kulama Dhaafo Macalin Allaha Ku Barakeeyo Qof walbana ilaahay Muradkiisa Haw Sahlo.......

  • @somaliwood137
    @somaliwood1375 жыл бұрын

    Wa fikrad wanagsan OMAR INSHAR maalmahan wad naga mashqushay wll dadaalkaga ale khayr hakugu badalo.....

  • @mahamedsomalisch2648
    @mahamedsomalisch26485 жыл бұрын

    masha allah jazakallah akhii runti aad aya wax kaga faidnay

  • @xaliike.abtiyuu9324
    @xaliike.abtiyuu9324 Жыл бұрын

    Mowduuc walba aad soo galiso waxbaan ka faaiidaa markaa noloshayda ayaa isku bedeshay mawduucyadaada inbadan aqoon ahaan aan kororsaday iyo waxbadan aan ka faaiiday Allah haku barakeeyo dad iyo duunyo

  • @alijimale3280
    @alijimale32805 жыл бұрын

    shukran sxb Anoon wili ka dhergin ow iga dhamaaday

  • @mrkhalid7898
    @mrkhalid78985 жыл бұрын

    المشي يساعدك ان تفكر إجابي وحدك بدون عرقله او تحدث بشخص آخر !!💖 شكراا عمر انشار!!

  • @cazal542
    @cazal5425 жыл бұрын

    masha allah Ustaad @omar inshar allah ku barakeyo

  • @anisahassan6449
    @anisahassan64495 жыл бұрын

    Mahadsanid walal Omar👍👍👍👌

  • @nimofarah8193
    @nimofarah81935 жыл бұрын

    Manshaa allaah wllky allaah haku barakeeyo aamiin jisaakallaahu khayr 👏👏👏👏👍👍👍👍

  • @tiriigtiriig5806
    @tiriigtiriig58065 жыл бұрын

    Maasha allaah shukran Akhii cumar

  • @hogaanofficial9058
    @hogaanofficial90585 жыл бұрын

    inoo soo badi mawduucyadaan camal mahadsanid

  • @MuuqaalPro
    @MuuqaalPro5 жыл бұрын

    Hadii aad jeceshay qof somali ah Hormarkiisa Subscribe Igu dhiira Galsha So boogda Kanaal ka Muuqaal Production |Dhamaantiin Allah Idin Xfdiyo|

  • @cabdishakuursiciid9372
    @cabdishakuursiciid93725 жыл бұрын

    Mahadsanid wllo Qali rabbi haku bareekeeyo.

  • @daahirdaacad1223
    @daahirdaacad12235 жыл бұрын

    mahadsanid walalkey ajar allaha kasiyo sida ad walalaha ugu fa'iideyneyso

  • @khadaraadan5697
    @khadaraadan56975 жыл бұрын

    mahad aan la soo koobi kareyn ayaad iga mudantahey wllkey omar inshar waxaad tahey qof aan is idhaa mawduucyada qaar naftaada ayuu ka hadlayaa wllhi waxaad tahey la taliyaha nafteyda waxaan kuu rajeynayaa in illahey halka uu ugu jecelyahey ku geeyo amiin

  • @ayaandirie2330
    @ayaandirie23303 жыл бұрын

    Jazaka Allah ustad may Allah bless you 😍

  • @maalimtv1470
    @maalimtv14705 жыл бұрын

    Omar you are living legend

  • @maxamdxasan5981
    @maxamdxasan59815 жыл бұрын

    mash allaah waa talo ficn mahdsanid macallin omar

  • @abdirahmaanali67
    @abdirahmaanali675 жыл бұрын

    wllo cumarow moduuc taxanaha noogadoo diyari sidaye u kala horeyeen dowladiihi iyo boqortooyinkii islamka

  • @fardowsafilsan2802
    @fardowsafilsan28025 жыл бұрын

    Masha Allaah Ustaadi Alle haku Deesto mar walbo wadna Cawisa Alle haku Cawiyo Aduun iyo Akhiro

  • @sidra857
    @sidra8575 жыл бұрын

    Aad bad umahadsan tahy Allaha haku sharfo walal❤

  • @Chanariofanny
    @Chanariofanny5 жыл бұрын

    Wan ku xiiiisee😆😆 muddo dheer igu Ka danbysay😎

  • @khayrjecel2
    @khayrjecel25 жыл бұрын

    Maansha Allaah ALLAAH haku barakeeyo akhii wax badan baan kaa faaidnay JAZAA ka laahu khayral jazaa

  • @umuamalmohamed1931
    @umuamalmohamed19315 жыл бұрын

    Manshalah allaha Ku dhowro wallkay caqligana hakuubarakeeyo waxbadan baan kaa faa'iiday shukran

  • @abdifataahmoha5900
    @abdifataahmoha59005 жыл бұрын

    Qorshahii noloshayda mustaqbalka iyo qorshayaal badan oon ugu talogalay mustaqbalka waxaan kaga fikiryay oon ku diyaarinayay xeeliga bada. Maalintaas maskaxdayda qorshayaasha ka soo baxay waan ku farxay waxaana sabab u ahayd meeshaan joogay iyo socodkaas. Jazakallah wll Omar.

  • @mohamaxamed6020
    @mohamaxamed60205 жыл бұрын

    Waanku faraxsanahy in aan noqdo daawadaha 1 masha allah

  • @wiilkahooyocadey1268
    @wiilkahooyocadey12685 жыл бұрын

    Manshaa allaaha jazzakallaahu kheyr brother saad nogu soo gudbisa waxyaabaha wanaagsan allaaha ku xafida brother

  • @idilabdi7817
    @idilabdi78175 жыл бұрын

    Mansha Allah Allah haku barakeyo caqliga wanagsan cumar

  • @abdiwasaabdi3531
    @abdiwasaabdi35315 жыл бұрын

    Walal Omar inshar alle Haku sharfo wlhi waan ka helay video gan

  • @abdullahiguure3086
    @abdullahiguure30865 жыл бұрын

    Lve U Bro For the sake of Allah

  • @xaydarpodcast.
    @xaydarpodcast.5 жыл бұрын

    Tnx u bro 👊👊mahdsanid walal qali

  • @abdiwahabmohamed2917
    @abdiwahabmohamed29175 жыл бұрын

    Mahadsanid walaal Omar inshaar Ilaahay hakaa abaal mariyo faaidooyinka aad lala wadaagtid Waxaa wax badan ka badashay nolosha dad badan

  • @secretdiamond1745
    @secretdiamond17455 жыл бұрын

    masha allah jaza kallah khayr wll omar inshar

  • @saidamoh6664
    @saidamoh66645 жыл бұрын

    Masha allaah walalken illaaah haku barakeyo fahankaga

  • @Rayan10
    @Rayan105 жыл бұрын

    My bro Omar inshar alle haku barakeyo

  • @mursalabdirashiid1972
    @mursalabdirashiid19725 жыл бұрын

    Mansha allh jimce wangsn ogansho